"Seedigaa Ha Coleysan" Dalmar, Kabayare, Pracetimol, Directed by Deeqdarajo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 367

  • @mustafe7147
    @mustafe7147 Před 6 lety +32

    Walaashaa iskama hubtide
    Seedigaa ha colaysan
    Really annay igu dhacday Qisadan oo klle Allow hana ceebayn.!!

  • @gabadhiqalpigalagajabiye7011

    Wlhi oo blhi oo tlhi dhib Allah naga haaye. Nin aan shalay isbaranaayay Inaan wallkey mcn uga hilineyn nin ilaahey laqwi igama dhigee. Wilaasha ila dhashay wlhi waan jeclhy raboow ii dhowr dhaaamntoooda 😍🤲🙏

  • @libanmohamed8914
    @libanmohamed8914 Před 6 lety +134

    Way ka dhacday dalmar iyo kabayare way ka baxsadeen inta igu raacsan like ha ii saran

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 Před 6 lety

      ar farxiyo kabayare cadi ma ah furin ayan raba kulaha ninka iyo nagti sa so iny wakhti wada qatan ma ah ninka geem bu kumash quly ee hy furo kulaha war kabayare balayo wayan cadi ma ah dumarka talo ayay sisy mnsh allh

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 Před 6 lety

      musibo ayan xagar dheer kakan sady kulaha ar kabayare qof nool iga dheh ninki balayo ayay ku dhigty

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 Před 6 lety

      musibo ayana xagar dheer kakansa day hadan kulaha furin muxu yahy odayga aya wacku dhahay waxa xali ayanku dhahy ee ma iga fuur ayanku dhahy kulaha kkkkkkkkkk

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 Před 6 lety

      musibo ayan xagar dheer ka kansaty qurubo aya lajoga ee furinku muxu yahy kulaha alla farxiyo kabayare reero dhibato wiilki wy ugan bidy war xagar dheer ma ina gurigyga dumiso ayana kukan sady ilamaha ma adiga aya ila korinaya

  • @asmaabdi6610
    @asmaabdi6610 Před 6 lety +96

    Walalked ayay bahdishay 😡😡😡 walal nimadu qiimaha aay ledahay waxaa garanayaa gabadha aan wiil la dhalan 😢😢😢😢

    • @qaalisalald6610
      @qaalisalald6610 Před 5 lety +5

      Abayo 8 aya ila dhalatay qimahodana wan aqana marka doqomada aya xaq dhowri waya wllkoda

    • @bahjaali9340
      @bahjaali9340 Před 5 lety +2

      Wllo anigaba 12 ila dhasheen wlhi Aduunka ayagan ugu jclhy ee Tii doqona wllked xaqdhowrin

    • @abdirahmanibrahim9230
      @abdirahmanibrahim9230 Před 5 lety +12

      Asma abdi anigaaa wlalkaaa ah walal qaaali yaa ku yidhi walal kulama dhaalan

    • @intisarali7653
      @intisarali7653 Před 5 lety +6

      Asma abdi abayo wa runta wayo markii aan daremo dhibato ama ciil waxan isdhaha hadii uu wiil kuladhalan laha garabkaga ayu tagnan lahay marka dadka aniga cml aya daremo wllnimada

    • @fatimaabdirahman9308
      @fatimaabdirahman9308 Před 5 lety +1

      True

  • @fabulousali5618
    @fabulousali5618 Před 6 lety +50

    Walahay barastamool waaa rag rag dhalay siduu ninka ula hadlay oo ula garamay wankahelay ilahoow walaal hanoo wayin. Waan jeclahay walaalaheey ilahoow ii daa.

    • @shakraboy5525
      @shakraboy5525 Před 6 lety

      hhh epay arma sxbƙa u hilisaa

    • @ayanbashi2082
      @ayanbashi2082 Před 5 lety

      😭😭

    • @aziiz94
      @aziiz94 Před 5 lety

      Fabulous Ali lkn naag lesku haleeyo ma ahano shekada seediga ha iska xumeyn walasha iskuma hubtide wye 😷

  • @aboubakarmohamed2272
    @aboubakarmohamed2272 Před 6 lety +4

    Her voice is so faking natural 💯wlhi ina adeerteey 😍😍

  • @yahyatyga5310
    @yahyatyga5310 Před 6 lety +33

    Waqatar rubayadan hadaigu racsantahay like hailadhaafin asxaabta 👍👍

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 Před 3 lety +1

    Yaa ila arkay in Farxiya Kabayare sidaan ay aad ugu quruxbadantahay? Wlhi markay sidaan asturnaanta ah u labisato aad bay u qurxantahay Masha.Allah.

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 Před 6 lety +14

    Ilaahey Kabayare Cml Walaal hayga dhigin hhhhhhh Kulaha iga Bax Adiga iyo Hooyada Kuma Aqaane Bisinka

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  Před 6 lety +34

    Waa Ruwaayad cusub

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 Před 6 lety

      naq farxiyo ninka xabud ka haku qaba nin ilen waa nin ajunabi ka ahe maxaka sii ah

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 Před 6 lety

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk farxiyo balayo furinku muxu yahy yaah nin wan isku dhacsanhy ee furinku muxu yahy yaha ar nag walan iga dhaha

    • @moabaas7726
      @moabaas7726 Před 5 lety

      Xogmaal Media

  • @saharaaden8164
    @saharaaden8164 Před 2 lety +2

    Subxanallah ,,,farxiyo ragaa ajinabiga ah iska ilali

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před 5 lety +10

    Tan waa iga qoslisiisasy! "furiinku xow yahay"

  • @raxmamaxamed6036
    @raxmamaxamed6036 Před 2 lety +1

    Walaashaa is kuma hubtide sedigaa ha iska xumeyn

  • @totolare5037
    @totolare5037 Před 6 lety +3

    Jilitaankooda Waan Ka helay Waliba Pracetimol Kal Iyo Laab Ayuu U jilayaa ahhaha well done akhaareey

  • @intawnksnwalashod3964
    @intawnksnwalashod3964 Před 6 lety +11

    Wwwwww walashada isko ma hubtide seydigaga haiska halaynin

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 5 lety +3

    Farxiya Kabayare iska jecelhy wlhi Dalmar io Ahmedna waa taageera guuleysta waa ka baxsateyn wlhi 😘💕💕💕💋

  • @lauragafadhi3343
    @lauragafadhi3343 Před 6 lety +3

    Siday u fadhido fiiri 😂😂 farxiya kabayare fariid weeye ❤️

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 Před 6 lety +1

    hhhhh runtii ruwaayadan waa ruwaayad aan inaba caadi aheen guuleysta kabayare iyo dalmar yare waa idin taageera ee ruwaayadaha ino soo badiya okisa wye 😂😂😂😂👌👌👌👏👏

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Před 6 lety +1

    farhiyooy , ilahay hadana, calaf haysku kiin keeno, Dalmar Abihiis, insha allaaah siyaroo macno lahayn baad ku kala, boodeene!

  • @arfahnoor2112
    @arfahnoor2112 Před 3 lety +2

    The last part was so Romantic... The voice without music literally amazing .

  • @husseinomar1783
    @husseinomar1783 Před 6 lety +1

    Walllhi u make my day farhiya kaba weyne

  • @nuryaanyo8304
    @nuryaanyo8304 Před 5 lety +1

    Cagada so fur lafuro malha Haa sida cml walshey igu fur ku laha 😂😂😂 baristamol damlar kabayare ❤️😘😍

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 Před 4 lety +9

    Aniga xitaa labo jeer ayeey arintaas igu dhacday inta walaalahay iga yar ii dacwoodeen ayaan dumaashigay isku beegay kadibna walaasheey i tiri dulmi ayeey wadankeey joogtay uga timid iyo gurigayga ineey dumiso taas anoo la argagaxay ayaa sanado kadib tiikale ii timid ina tiri hadii walaalkeey joogi lahaa ninkan maalin imasii qabeen waan ciishoiday adoo lajooga ayeey yaraantii aabahaa ciishootay dhiigii igu karay ninkeedii isku baaciyay markay arintu qir iyo qir gaartay uunbey igu soo jeesatay naa ma waxaad rabtaa ninkeeyga inaad iga furto hooyeeyba u wacday islaantii uunbaa itiri hadaad kafurto ma adaa dani kuugu jirtaa naxdin tiiba maaha anaa qaldan laba jeer ayaan ceeb fariistay hada gabadheyda hadey i dhahdo hooyo ninkaan igafur mayee maandhaay reer kaaga dhaqo lee dhahaa

  • @ahmetkariye1171
    @ahmetkariye1171 Před 6 lety +1

    Masharooba dhacdaa cabtay kulahaa.Alla beerka😂😂😂😂😂😂😂 #legend Mr pracetimol.

  • @najuuqueen1016
    @najuuqueen1016 Před 6 lety +2

    Ilahow walal hanoo weyin alxm wilal cil uma qabo 5ila dhalaty wllhy wax yar in ley garsiyo ma.ogolo iskula marku wil igu soo fodeyo wllhy wilka in lotaga gozaha laga jibinaa wllhy wil dhan ima fiiriyo ❤❤allow iidaa adaa cadile❤❤❤😍

    • @jamalfirin6133
      @jamalfirin6133 Před 6 lety

      Najuu Queen walaalahaaa ninkaaaga hadaaa Ku kacdo horay maaa ka dalabaneee

    • @mubarakgambo9692
      @mubarakgambo9692 Před 6 lety

      Ragga may ka xiniinyo badanyihiin hee gawsaha jabiyaan laylama hadlo kulahaa hhhhh

    • @dheymnluula9486
      @dheymnluula9486 Před 6 lety

      walalaha dagal loma horsedo ama wax dil ama la dil marka wilasha dagal ka ilali

  • @miskimohamedsheick1693
    @miskimohamedsheick1693 Před 6 lety +1

    Walashaa iskumahubtidhe sedhiga haisku humeynin💘

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Před 3 lety

    xagardheer waan idin wata wlhy wara xagardheera nus malyan dad ah beey so haysay xaaiiqdii

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Před 6 lety

    Masha allah kabayare qurux qamarka sauxirantahay wad kuqurux badantahay

  • @baraarujiyestudio7605
    @baraarujiyestudio7605 Před 6 lety

    Horaa loo yiri walaashaa is kuma hubtide saydigaa ha xumayn

  • @abdiazizadan8623
    @abdiazizadan8623 Před 5 lety +1

    Hhhhhh waa nag walan soo adigii dhahayey hala iga furo like isara ciyalka

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Před 6 měsíci

    Sedhiiga haa iska xumeyn walasha iskuma hubdhide❤😂

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 Před 5 lety +1

    wey dhacdaa kulahaa wa musiibo aan xagar dheer ka kensaday😀

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608

    Ani waxaan u joogay naag walalkeed tidhi ninkii waa i ciilay kabacdi walaalkeed u tagay ninkii feedhbuu ku bilaabay ninkii walalkeed feedhay ayay xaraysatay waa dhacdaaa

  • @xasanxaaji7137
    @xasanxaaji7137 Před 4 lety +1

    Wlahi caadi masha allah

  • @dahirfaajeerhussein6867
    @dahirfaajeerhussein6867 Před 4 lety +3

    Damn! His hairline!!!! That’s Stephen curry range😂

  • @amaalciribyciribey9608

    kabayare kabaha maxey usiibi weyday qalad number one waxkala soga

  • @MM-st6dz
    @MM-st6dz Před 4 lety

    Caadi maaha... Sheekadan

  • @hafzaqueen530
    @hafzaqueen530 Před 6 lety

    Riwaayadan horey ba lomatalay wa laidiin ka horeeyay qataroos group ba idinka horaysay

  • @fatogajo1374
    @fatogajo1374 Před 2 lety

    I love this 😃😃😃😃😃😃

  • @AdnnannAli
    @AdnnannAli Před 6 lety +1

    Walhi run waye dalmar Anna ka badiyay I have a screenshot for my winn 😂😂😂😂😂

  • @zakariyeabdullahi9562
    @zakariyeabdullahi9562 Před 5 lety

    Walashaa iskuma hubtidee sedigaa ha isku xumaynin

  • @burwaaqotv7391
    @burwaaqotv7391 Před 6 lety +11

    Shantii boqol oo aad iga qaadi jirtay ayaa la igu ceenjiayay caawo kulahaaaa hahahahah

  • @jamayare904
    @jamayare904 Před 3 lety

    Kabayare taageero wayn aya u ahay

  • @SoyaalSomali
    @SoyaalSomali Před 6 lety +2

    WAA MARKII UGU HOREYSEY EE AAN KUSOO BANDHIGNO QORAALO SOOMAALI AH OO AAD LADHACDO FADLAN SOO BOOQO CHANNELKAYGA KANA FAAIDEYSO

  • @mohamedabdalla6673
    @mohamedabdalla6673 Před 5 lety +1

    Ufdheh wallahi marka hore wllky dhiigiisa makiciyeen hadaan kiciyana maceebeyen ileen nin walahelaaye balse wll lamahelee ufufuf ciwanka an kaga qeyb galay video gan ninkeyga aya iskaleh wanba adkeysan wayay ilaa an kahadlo arinkan fosha xun dumarki ayay sharafta kadishay hadeyse jirto mid saas ah dhimo dheh inta uusan walalkaa ceeboobin

  • @nadiifo-Ali28
    @nadiifo-Ali28 Před 3 lety

    Kabayare caadi mahan

  • @aminjama5230
    @aminjama5230 Před 6 lety +3

    naag waasas uff

  • @yamanhaji1156
    @yamanhaji1156 Před 6 lety +8

    Furiiika xowyahy kkkkkkkkkkkk

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Před 6 lety

    Wawaw kabayare iyo dalmar nolada xaraarad

  • @tte_stte7780
    @tte_stte7780 Před 6 lety +7

    yooo his hairline looking maad

  • @qalanjoahmed7093
    @qalanjoahmed7093 Před 6 lety

    U make my dy fuuny ati hagadheer

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 Před 6 lety

    Seediga ha isku xumeeeen been mahn wlhi kabayre bajaq noqty

  • @goodlady5357
    @goodlady5357 Před 6 lety +5

    Musiibaan xagardheer kakeensady hhhhhhhhh waaa iga daadagty sheekadaan

  • @sumayosiman2548
    @sumayosiman2548 Před 6 lety

    waaaaaw waan ka helay riwaayada maasha allaah

  • @husseinbarreiraad4406
    @husseinbarreiraad4406 Před 4 lety

    Good

  • @souadsiman_official9559

    Machallah kabayare kugu haysta

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 Před 5 lety +1

    #walasha iskuma hubtide
    #sediga ha iska haleen🙄🙄💘

  • @safwanhariir5987
    @safwanhariir5987 Před 6 lety +1

    Waaaw

  • @barlabela7513
    @barlabela7513 Před 5 lety

    Bidaaartaaaan calooool xumo waaye dalmar pls go to turkey 😆

  • @ayaannuur9609
    @ayaannuur9609 Před 6 lety

    Musiiban xagar dheer kakensaday wlhi waan fuuray kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ahmedgurey7342
    @ahmedgurey7342 Před 5 lety

    naaguhu dad maaha kimistooda allaha jaree

  • @nacimomaxamad3103
    @nacimomaxamad3103 Před 5 lety

    Hhhh wllhi hore waxa lo yiri wallashada iskuma hubtid ee sediigaga ha iska haleeyn waa kalmid sax ah wllhi

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před 5 lety

    Naagaa naag wlh caadi maha isla markiba weyba is gadisay

  • @yaskamohaz5994
    @yaskamohaz5994 Před 4 lety

    Naag wataas hee iyaaa codsatey furniin hadana way boday wilalow nag ninki qabey taqanaaa kabayare cashar kabartaaa wilasha sediyashin haku dag daginaaa leee

  • @abdiaziziman4529
    @abdiaziziman4529 Před 5 lety

    Musibaa xagar dheer kakensady kulahaa kabayare wakuboday

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 Před 4 lety

    Xaqiiq weeyeh tani riwayada kusalaysan waaqica

  • @cute_people34
    @cute_people34 Před 6 lety

    Hhhhhhh Kabayare Still Waa Bajaq wlhi Dhuunta na Marinkarin Laabta Ku dhigan Lahaa Kabayare LuQunta Dheer, Dhoola-Cadeynta iyo Idhaha SHiinaha Ayaa ku Caashaqay wlhi

  • @shifasheka9514
    @shifasheka9514 Před 3 lety

    Hhhhhhh fadxiya wanjalaaday dhamsy

  • @zahratulahlaam3134
    @zahratulahlaam3134 Před 4 lety

    Walasha iskuma Huptidee sediga Haiska xumen

  • @mohamedabdullahiyusuf224
    @mohamedabdullahiyusuf224 Před 6 lety +1

    Walaahi inaa dhulka inaadan dhacayn ku yeen 😂😂😂😂

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 Před 6 lety

    Walaasha u hiili lakiin wax walba haka yeelin sida furitanka....ineey iyada gardaran tahay laga yaabaa

  • @khadarabdullahiali7287

    Farxiya kabayare iguso orod mahan 😂😂😂

  • @qabojiyecade4961
    @qabojiyecade4961 Před 5 lety +1

    Nolosheyda intaan noola precetamol commendean gaaro maanan arkin really wallhi ninkaan cml aya commedian loo noqdaa hadii kle waa la iska dhaafa

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Před 6 lety

    Walahi wankahelay ruwayada

  • @sahrobeelo6043
    @sahrobeelo6043 Před 6 lety

    Falaq falaq shidan Cadi maha hhhh😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀👌👌👌👌👌

  • @zeenababdi9011
    @zeenababdi9011 Před 6 lety +5

    Idinka farxiyo I dalmar aya ku mashqusheeen lkn wiilka kale aya riwayada si kal I laab ah u jilay I farxiyo

  • @melaningyaltv2263
    @melaningyaltv2263 Před 6 lety

    Bidaarta uu lineup uu u sameeyey alla waa Iska qosleey😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmoahmed1624
    @najmoahmed1624 Před 5 lety

    Horta dalmar iyo farhiyo maxe kadhaxeaya hes iyo riwayad wa islajilin

  • @crdarman4084
    @crdarman4084 Před 6 lety

    waa riwad wacan

  • @abdallanabiil3690
    @abdallanabiil3690 Před 6 lety

    Hahahahahahah ma anaaba leh dalmar wa fowdo socotah

  • @BiinNews
    @BiinNews Před 6 lety +23

    Hhhhh alla wey ku booday waa masiibo aan xagar dheer ka keensaday kulahaa

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 Před 6 lety +1

    Walalkey paractemol kujeclahay abwe

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 Před 4 lety

    Wallaahi qosolkii baa iga dhammaaday 9:12 Kabayare say u fiirisay Dalmar bidaartay ka yaabtay no no kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 Před 6 lety

    Shanta malin shaqu adaa kulaha weekend gana ladu u ciyaraa wayba dhimatay maskinta 😁😁😁😁

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 Před 6 lety

    Fadxiya kaba yare munaafaqnimada waa u dhalatayba hppi

  • @ilhaanmohamed9559
    @ilhaanmohamed9559 Před 6 lety

    Wwww runti dalmar wanba ku heystaa

  • @raaliyocadeey5605
    @raaliyocadeey5605 Před 5 lety +2

    9:00 wlh ma dhihin kulha uf dher kabayare uff

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 Před 6 lety

    Walashaaa iskuma hubtide seedigaaa ha isku ceebeeeen😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 Před 6 lety

    Ahahahahah. That was hallarious. Way dhacdaa arintani.

  • @raxmatiina2837
    @raxmatiina2837 Před 6 lety

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh firxiya. Wlhi wn ka helay lkn wll waxa iga tala ah dharta iska daya thanks hno qali

  • @mariamm4398
    @mariamm4398 Před 5 lety

    Walasha iskuma hubtide seediga haiska haleen

  • @edebsanadan6273
    @edebsanadan6273 Před 6 lety +9

    Hhhh bisinka wallalkey miyaa saas dhihi karaa haduu iga furaayo inkee nin aan waligey ka dacwoon

    • @abdiqafarabdalla
      @abdiqafarabdalla Před 6 lety

      Edebsan Adan runta mad ka hadashid

    • @geedimalable8794
      @geedimalable8794 Před 6 lety

      Edebsan abayo wali gabadh inaad tahay ayaa halka ka cad oo ma dareemi kartid waxay naaguhu uga raacaan raga qaba walaalkood waayo wali waxba maad dhadhamin hhhh alla markad guursato ayaa ku dhaha ninkan iska fur hhhhhh

  • @hamdidahir5779
    @hamdidahir5779 Před 5 lety

    Bidaar lee iska dalmar👴🏻👴🏻👴🏻👴🏻

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 Před 6 lety +1

    awal baa la dhahay walaashaa iskuma hybtid seedigaa ha colowsan kkkk

  • @kiinahmed1670
    @kiinahmed1670 Před 6 lety +1

    Barastapol cadi ma ahan jila weyn waye

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Před rokem

    Gabadha farxiyo habara tehe iskada nimankad isku dhadhajineyso

  • @mohamedabdullahiyusuf224

    Walaahi yarkaa labada fanaan ka shidan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @zaarzuuban5731
    @zaarzuuban5731 Před 5 lety

    Wllsha isƙuma huɓtiɗe sediga hysƙa halaƴn

  • @ahmedabdi2894
    @ahmedabdi2894 Před 6 lety

    Way dhacdaa Arintaan

  • @cabaasmoha4464
    @cabaasmoha4464 Před 3 lety

    Maanaapa leh bidaar kulaHaa dalmar dhip badanaa😂😂