Deg Deg Taliye Shub oo Afka furtay Ragii Hubka Maxaabiista siiyay war yaab leh ka sheegay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 33

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz Před měsícem

    Taliye shub guuleyso

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před měsícem +1

    Shub waxbadan ayuu mediyaha ka shactireeyey maanta waa la hayaa

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před měsícem

    War elayda wadanka ha laga qabto wadankan iyagaa haligaya elay taliye shub waa elay isagaa hagardaamada ku wada wadankan in la bedelo weye taliyahahan taliye shub

  • @aadankufra6169
    @aadankufra6169 Před měsícem

    Hassan sheekh.mahamud haduu.yimaado.xabsiga.waa.maxaadu.socotaa.suaashu

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem

    Tacaalaa maxaa layiraahdaa kkkkkkkk eebow iska dhaaf tacaalAA TACAALAA WAA KAALI😅

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před měsícem

    Taalada waxaa ka horeya cida meesha soowerertay oo lacadeeyo shubow

  • @aadankufra6169
    @aadankufra6169 Před měsícem

    isagaa ka masuula.xabsiga

  • @AbdirashidAbdulahi
    @AbdirashidAbdulahi Před měsícem

    Lagama yaabo mar dambe inan daawado muuqaaladada aaway taliye shub oo hadlaya

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 Před měsícem

    Gafuurka weeyne boonkaan Kanmaqan wainla dilaa.lafta.gareen.xaaran.kudhalay

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Před měsícem

    Waxaa qaldan dad dil ku xukuman lagu hayo mesha in horay tiirka lageyo la toogto taas waye wajibka lakin wala xukuma wana lasi haynaa wax soconayo maha

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před měsícem +1

    TALIYE MAHAD MAAHA NIN BEEN YAQAAN WAANA NIN DAACAD AH

  • @ztrenditv7223
    @ztrenditv7223 Před měsícem

    Ilaahay h u Nariisto dhamaan shacabks ku geediyotay magalada migadisho

  • @user-hx4ug3nc2n
    @user-hx4ug3nc2n Před měsícem

    Shanka waa qeebta koowaad ee xabsiga

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 Před měsícem +1

    Asaga Masoo geliniin Iley markii asaga lo direy baidabo ata lagashaqeyeey

  • @Deeqo-h9t
    @Deeqo-h9t Před měsícem

    Sheelo casab ayaa ladhahaa

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před měsícem

    Sidey ku ogaadee. Inuu furaha Haye y meeqa ciidan baanoogey yaa SE far fiiqey marxuunka

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před měsícem

    Shub ha iska casilo, waa ku fashilmay...
    Teeda kale ma laga yaabaa in doronis lagu soo geliyey..
    Hala soo ogaado

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Před měsícem +2

    Tuug Shub hala xiro waa shabaab is qarinayo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +1

    FAILED STATE OF SOMALIA WAA ISKUU XAARTYN EE QAASTE QUUDUNKINE

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před měsícem

    hadii laga amaar qaadan waayo taliyaha waa in uu iscaasilo lakiin taliye shuub waxaas laga aqbaali maayo?
    nidaamka aduunka waa sidas markay wax dhacaan ayaan cabaadi waxbo lagama aqbaalayo.

  • @abdulahiosman2589
    @abdulahiosman2589 Před měsícem

    Dadka hawaalin wariye xabsiga taliye shub maxukumo ee wuxuu xukumaa ciidanka asluubta guud

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před měsícem

    Kuliyada jaale siyaad ciidankii lagu waayey yaa isweediyey tana waa la mid

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Před měsícem

    Asc.
    Jaalle ShubTaalo waxba tarimayso ninka dhintay iyo reerkiisa ee reerkiisa mala siinayaa Mag dhaw ay ku ilaawaan dhimashada wiilkooda ama Aabahood?

  • @nadifabayahow5708
    @nadifabayahow5708 Před měsícem

    Wariye war Mooge , raadi

  • @RoodoMahdi-u1m
    @RoodoMahdi-u1m Před měsícem

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před měsícem

    Xaqiiqdu waa waa mida xasan munaafaq masiibo kugu dhacday

  • @calihindi25
    @calihindi25 Před měsícem

    Qarax ayaa Ka dhacay degmadda boondheere Una dhaw jirdiinka dalsan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před měsícem

    SHEELA-MORTO AYAA LA DHAHAA WAANA QOLOL YAR YAR OO KIIBA 2QOF KU JIRTO WAA 60CM TIRO BADAN LAGUMA XIRI KARO

  • @abdullahiyarowmohammed2264
    @abdullahiyarowmohammed2264 Před měsícem +1

    A.s c.waxaalahaa.sheelamoorto

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Xumaan iyo danbi aan jirin maxaa loo raadiyaa oo adiga dana oo kuugu jira waaba la shegay inay ka xoogeen askarti .

  • @user-yx9gz1ms4b
    @user-yx9gz1ms4b Před měsícem

    Sidaan Maa wariye ku tahay beenta umada kadaa

  • @Hassan-shiddo
    @Hassan-shiddo Před měsícem

    Qurun cuqdadaysan Baad tahay adiga iyo eel eeelay shub

  • @user-dp1fw6qe2i
    @user-dp1fw6qe2i Před měsícem

    Kani waa beenaale 😂😂😂