Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q2aad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • Qasiido
    Dandaawi
    ramadaan
    riwaayad
    short flim
    majaajilo
    𝗤𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗦𝘂𝘂𝗴𝗮𝗮𝗻𝗶 ❤️ 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗚𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗦𝗮𝗹𝗺𝗮 ❤️ 𝗛𝗲𝗲𝘀 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯
    Qamar Suugaani
    Suldaan Seeraar
    Mursal Muuse
    Khadar Keeyaw
    Cabdikariim Cali Shaah
    Yamyam Production
    #FAHAD_KARIE
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 490

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 8 měsíci +65

    Midkii ugu danbeeyay uguna Sharafta badnaa Mohamed binu Abdilahi Nebiyunaa Sallalahu Calayhi Wasacam, Wuxu yidhi * Umadaydu Waxay u Kala Bixi Doontaa 73 Firqo (Qaybood) Hal Firqo oo ka mid ah ayaa hanuunsan oo Janada geli doonta, 72 kalena waa halaabsan yihiin amase waa Ahlu naas, Halkaa firqana Waa Waa Kuwa Ku Sugnaaday Sunahayga iyo Kitaabka Alleh. *
    Alleh halkaa hanuunsan ha inaga dhigo 🤲🤲

    • @CaashaRaaxo-cm9pm
      @CaashaRaaxo-cm9pm Před 8 měsíci +3

      اللهم آمين

    • @MustafecumarMaal
      @MustafecumarMaal Před 8 měsíci +1

      Nabigu umadayda ayuu dhahay ee islaamka ayaa ukala baxaya madhuhin umada nabigana gaalka iyo muslimkuba waa kamidyihiin ee xadiiska yara dhugo oo aad ufiiri akhii

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 8 měsíci +1

      Wahaabiya waa jahil al shabab

    • @CcasiisAxmednasir
      @CcasiisAxmednasir Před 8 měsíci +2

      Aamiin

    • @user-ws3jj6qh5k
      @user-ws3jj6qh5k Před 7 měsíci

      صل الله عليه وسلم

  • @Maka0492
    @Maka0492 Před 8 měsíci +25

    Timo weyntu maba wadato waraqado iyo bugaan lkn salaftu waxey wataan waraaqo.
    Xertu waxay ka jawabayaan sualaha iyago waraqado fiirinin.
    Lkn salaftu maar walba wa iney waraqaada firiyaan.
    Sificaan ayey see u dhacdey doodu.
    Way iska cadahay dooda iney xeertu ku guleysatey
    Xabiibka (s.c.w)❤ xuskisa wala weynen ila iyo qiyamaha

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před 8 měsíci +2

      Salalahu caleyhi wasalim sax waaye

    • @ilwaadabdirahman
      @ilwaadabdirahman Před 8 měsíci +2

      Timo weyntuba mobile kay ka akhriyayan ma ujeedid😂😂

    • @Maka0492
      @Maka0492 Před 8 měsíci

      @@ilwaadabdirahman ilwadey wa u jeeda lkn maclumaadka ay bahdaan ayey kaso sarayaan.lkn jawaabaha ay bixinayaan iyo suaalahu Telefonka kuma qorayaan kamana dheex weydinayaan

    • @AbdalleMohamed-mr4bc
      @AbdalleMohamed-mr4bc Před 8 měsíci +1

      Whalhi waa run ragaan suufiyda caruur baa moodyyy whalhi 😮😮

    • @Beylling
      @Beylling Před 7 měsíci

      Jawab walba Xertu waa uu diyar lakin salaftu ila ay baraan waraqdado iyo mobilka waxba may soo diyarin sualaha wey kaa boodbodayan wakhti badan wey hasten 😢😢😢😢

  • @fahmobarud4888
    @fahmobarud4888 Před 8 měsíci +7

    Show qaadiriyadu waa ehlu cilmi guulaysata ❤❤❤❤ nimanka saan maan moodiness jirin

  • @mohkingking4127
    @mohkingking4127 Před 8 měsíci +18

    Qaadiriya saxsan wana dadki diinka so gaadhsiyay somalida Mashallah Wllhi wa dadki hore ❤❤❤

  • @user-dr7ho3sg4k
    @user-dr7ho3sg4k Před 8 měsíci +12

    gawagawadii suufi kobka qaday runtii guul sufi micnaha ahlu suna❤❤❤😂

  • @QaaliQurux349
    @QaaliQurux349 Před 8 měsíci +25

    War waraaqo badana cilmi waa eber dood kaliya ee meesha ku haayan😂lkn qaadiriye cilmiga xabadka ku watan m.a Alle ha idin saa idsho❤

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 Před 8 měsíci +1

      Suufiyada ma iyagaa wax aqriya horta jaahiliinta

    • @QaaliQurux349
      @QaaliQurux349 Před 8 měsíci +3

      @@saynabdaye7382 jaahil hadii la sheego wahaabi le ugu tag😂wax barta la idinkama karo😂

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 Před 8 měsíci

      Diinta saxda ah wa salafiya raaca.iskadaaya suufiyada qadiryada wax jira maaha

    • @mariamo9832
      @mariamo9832 Před 8 měsíci

      Kuwan timaha weyn mesha qajajac by ku hyan wx cilmi ah mlha denbi weyn by ku jiraan mrkasta Ilaahay bay wax la wadaajiyaan

    • @risafeboy3499
      @risafeboy3499 Před 7 měsíci

      qof wax abrtaye baaa Warqada wato Jaahil muxu yaqaanaba

  • @rahmacadey7030
    @rahmacadey7030 Před 8 měsíci +14

    Maasha allah guul qaadiriya ❤❤❤❤❤❤ waar Anagu waa wadanaa saliga nabiga intaan kadhimanano

  • @AxmedNaasirRuush-pi4xm
    @AxmedNaasirRuush-pi4xm Před 8 měsíci +2

    Qolowaliba culumadooda waa Wayn ha soo kaxaysto nio
    Markaas ayaa la saaraya qaadirada alle umada haka qabtee

  • @hareed114
    @hareed114 Před 8 měsíci +16

    Qaadiriyada ayaa badisay mawlidku waa banan tahay❤

  • @abdullahijelle9331
    @abdullahijelle9331 Před 7 měsíci +2

    Manshalah qaadiriyo . Cilmi ayey leihiin thanks

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 Před 8 měsíci +4

    Somaljyey qof walbo wuxu aminsanyhy ha imansanado lkn yanan nabiga loo gafin 😢

  • @aliarts3138
    @aliarts3138 Před měsícem

    Xitaa isku ixtiraam ma ahan. Qaadiriya si qurux iyo kala dambeyn leh oo daacadnimo ah ayey u hadlayaan mansha Allah.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 6 měsíci +2

    Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw😮❤

    • @YusufIsmaaciil-el4ss
      @YusufIsmaaciil-el4ss Před měsícem +1

      U8iytrgkuyuioiu etytuihy8ujjuujhyuiikuuiioi 8:06 yuuiuu7y77 6tyu7uyytyuujujuuujuuu87😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 Před 8 měsíci +12

    Wa doodaha loobahan hayahay qaadiriya kor insha allah

  • @siyadahmed8340
    @siyadahmed8340 Před 8 měsíci +2

    Mansha Allaaah si aan xanaq lahay dekanasho iyo rermagalnimo aya su aalaha laysu waydarsanaya Barta kawada culimo

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Před 8 měsíci +7

    Waa wax lagu farxo hadiiba Ay cumaladii Somalieed sidaan Doodayaan, guul iyo gobanimo sas kuwada ❤

    • @XaawoMaxamuudcali-zm6sb
      @XaawoMaxamuudcali-zm6sb Před 8 měsíci +1

      Diintu dood ma gasho wll wxana wa wada juhalo diinta uwada gafeen

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před 8 měsíci +1

      Dood sidedaba faido maleh cida iska dhaaftana nabiga salalahu caleyhi wasalim jano ubalan qaday maxee sokordhine ilaa in dadka colaad isku qadan mooye dood mafiicno qof walbo ilahey iyo rasuulkisa salalahu caleyhi wasalim wo yaqan waxoo faray iyo waxoo karebay dadkan diidan in nabiga la amaana maahino haiska daayan ayaga aniga saaid ujeclahay ina amaano nabiga salalahu caleyhi wasalim

  • @farahrage5304
    @farahrage5304 Před 8 měsíci +5

    العلم قبل القول والعمل أيها الشباب

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 Před 8 měsíci +10

    Kkkkkk warya qadiriyadu waaa niman cilmileee

  • @user-bq5ju7yq3s
    @user-bq5ju7yq3s Před 8 měsíci +5

    War nio ragan warqadaha badan wata,ya wax,ka fahmay
    Warqada asagu qortay iyo kitab google laga tusay bu warqada la sisaxan
    Midkle ibnu taymiya. Madiday mowlidka markii ladhahay wa ay ka mermersaden. Oo maka jawabin su,ashas
    Guul culumada sufiyinta ama culumuda sunig ah👋✊️🙏

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 Před 8 měsíci +8

    Waa qadiriyada waa niman cilmii leee kusoco

  • @CaaishaBashiir-dn8lo
    @CaaishaBashiir-dn8lo Před 4 měsíci

    Wahaabiya alle cilmiga hydin barakeeyo❤ diintu uma baahna uu banaanyahay iyo ilaa sucuudiga laga sameeyey iyo bidcatu xasana jirta toona alle hasoo hadeeyo qaadiriya shaydaan baa u qurxiyey cmlkooda xun

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Před 8 měsíci +4

    ❤mansha allaah ❤doodan waxbadan baan ka faaiday ❤waa cilmi aad u wayn❤iyo dhalinyaro aad loogu farxo ❤mansha allaah alle hadaayo hana barakeyo dhamantod dhalinyaradan ❤

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Před 8 měsíci +2

    Iska ilaaliya,inaad qaybisaan Islaamka Kala faa,iidaysta Cilmiga Nagadaaya Qabyaaladda Diinta

  • @sharmaarkemaxamed-lm4hw
    @sharmaarkemaxamed-lm4hw Před 8 měsíci +5

    Dhalintan yaa isku balamiyay dad intan ka Cilmi badan aya la Rabaa

  • @OsmanfarahAbdi
    @OsmanfarahAbdi Před 4 měsíci +1

    Wahaabiyo alahaa duliyeeyo

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad Před 8 měsíci +4

    Caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤

  • @DrcabdiqaadirMukhtaar-kk8io
    @DrcabdiqaadirMukhtaar-kk8io Před 8 měsíci +3

    Wahaabiyo iyo sheekhooda iskama warhaaya

  • @abdikadirmoallim1268
    @abdikadirmoallim1268 Před 8 měsíci +3

    SCW ❤ , suufinimo iga badan

  • @Somali100
    @Somali100 Před 8 měsíci +11

    Ninkaan wariye fican mahan
    Kuwa 3nin waxna kama jawabin waqtigii iyaga cunay ka dibna doodee bilaben iyo waqti lumus .
    Waxa qaba ani ahan Mar kle inee isbalansadan qasatan labada nin ee yaryar warye ficn ee u tagaan suala loo kala qoro waqti loo qabto nin walba .

  • @SafiyoaliXasan-gp8je
    @SafiyoaliXasan-gp8je Před 8 měsíci +12

    Qaadiriya sharaf iyo cilmi❤

  • @ALCAPITANO543
    @ALCAPITANO543 Před 8 měsíci +1

    Aan eegno ilaahay kitaab buu inoo soo dhiibay Kuma qorna nabi haloo ixtifaalo sunno Nana maaha oo wax nabiga ka sugan Maaha diinta wax sheikh wax ku soo kor dhinaayo Maaha اليوم اكملت لكم دينكم ilaah ba dhamystiry nabiga xajal wadaac ee ku soo dagtay sheikh jaylaani wlaa sheikh kale

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 8 měsíci +1

    Maaansha alllaha culamdii iney doodan dadkeena aan culmada aheyn wax badan ka faaideyaa oo meesha ka saarya kala qaybsantaan beenta ah ee gaaladu ino kala saarto

  • @mrblue-tb2uf
    @mrblue-tb2uf Před 8 měsíci +1

    Meesha qaadiriyadu waxba kuma hayaaan ... oo waxa ay rabaan inay qaab caqliyeed wax ku sharaxaan
    ... quraan . Xadiis . Iyo ijmaacu
    Wuu ku yar yahy hadal kooda
    ...
    Dalii ladoodiii waxaka mid ahaa 250 sheekh baa ogolaaday
    ... haye markaana ma ijmaacbaa waa maya ...
    Guul wahaabiya❤

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 Před 8 měsíci +2

    Mshallah culuma Ashaacira ahluxaqa waa adinka adinkaa shacabka Soomaliyeed ka wakiila kuwaan Sumeeysan ee Selefka ka been sheegay burburiya iyaga iyo caqiidadooda faasidkaa iyo Jahligooda dagdagaa

    • @baktakaji1611
      @baktakaji1611 Před 8 měsíci

      Wahaabiyada madahab ma aha
      Ahlu sunna iyo salad waa mid shiicada iyo suufiyada ashaacirada ayaa ku caaya ahlu sunnaha wahaabi
      Iyagoo kawada الإمام محمد عبد الوهاب imaamku madahab Lamuu iman madahbkii ahlu sunna ayuu soo nooleeyay bidcadii waqtigaa jirtayna wuu la dagaalamay kutubna wuu ka qoray uu ku raddinayo waa intaas uun. Waxaan idinku la talin lahaa inaad dib u eegtaan wuxuu ka yidhi sheekhu shiicada ashaacirada raafidada.
      - الشيخ عبد القادر الجيلاني بريئ من طريق الصوفيه المعاصره.
      Suufiyadu sheekha ha iska nabad galiyaan sheekha soomaliduna qalad ayay ka aamineen sheekha
      Suufiyada ilaa saddex ayaa loo kala qaadaa kuwan aynu naqaanno sheekhu waa ka bari waxa caddayn kuugu filan sh. Kutubta uu allifay.
      - ashaacira ahlu sunnaha kama mid aha caqiidada ahlu sunnaha intabadan wayku khilaafsanyihiin
      Xassan Al ashcari wuu ka tawbad keenay madahab kaa ashaacirada oo madhabka Abu xaniifa ayuu qaatay waxana caddayn inoogu filan labada kitaab ee uu qoray kadib markuu madahbkaa raacay
      Sidaa darteed waxba uma nisbeeyaan xasan Al ashcari
      Waxay u nisbeeyaan Al baaqillaani iyo fawrki iyo arraazi maaha in loogu yeedho Al shaacira waxa saxan Al fawrakiyuun ama arraaziyuun.

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c Před 8 měsíci +13

    Mansha allaah melbaalasaray wahabiyo

  • @atika5785
    @atika5785 Před 8 měsíci +4

    Salafka waa la arkaa korkooga cilmigu waa ka muuqdaa masha Allah
    Suufi bal wakaas arin aan sheikh ahaynba ha sheegaan bal dul iyo mugdi ayaa idinka muuqda suufiyoo

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 8 měsíci

      Hhhh diintu waa qalbiga muuqa maha wahabiyo waa wahabiyo na qarxineysa

    • @atika5785
      @atika5785 Před 8 měsíci

      @@user-ov2wz5eh9u Rabi ha ku fahansiiyo risaalada Nebi muhamed salalaahu calayhi wasalam ,Salafku waa dariiqa janada ,khuraafad ninkii aaminay dhibi haystaa suufiyo bal wakaasee nebiga kagaga dayanaynaa ha idhaahdaa!sheikh sidaas ayaa yidhi sheikh ma xadiis baa Allah umada ka qabto dhibtooda hana soo hadeeyo

    • @abdikarimodowa2275
      @abdikarimodowa2275 Před 8 měsíci

      Waahasbiyo dhulkaa lagu jiiday

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx Před 8 měsíci

      Salafism waa hab Aqoonta islaamku soo kala dhaxashay 1400 sanno lagu baabiinayo oo maraykan ka danbeeyo

    • @salatmadowe6491
      @salatmadowe6491 Před 8 měsíci

      Diinta ma ahan lebis adaa duli ah oo cilmina waxba ka ogen argagixiso

  • @bahmed6725
    @bahmed6725 Před 8 měsíci +5

    Saluu
    Salalahu calayhi wasalam

  • @naciimaahmed6758
    @naciimaahmed6758 Před 8 měsíci +7

    Cilmiga nuuurka iYo diinTuba waxy ka muuqdaan saLafida❤

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 8 měsíci

      Waar salaf ma jiree wahaabiyo dheh salaf wa 300 NNN dushiisa ha ahatee ka dambeysay

    • @CaashaRaaxo-cm9pm
      @CaashaRaaxo-cm9pm Před 8 měsíci +1

      Khamiis diin maha

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před 16 dny +1

    الصوفيه: كم من الناس يجادلون حتي اخر الساعة بلا منفع ولامقصد الا ان تحير لقلوب المسلمين.

    • @MubaarikMohamed-yw6yv
      @MubaarikMohamed-yw6yv Před 10 dny +1

      Wlhi been maha inay dadka shubuhaad ku furaan waliba dadka caamada waaba shaqadooda iyo inay ku meeraystaan majaaz iyo xaqiiqa markaad xaqa u sheegto shirkigooga waa majaas 😂😂😂😂 alle haynga qabto

  • @user-ws3iy9uf6l
    @user-ws3iy9uf6l Před 7 měsíci +1

    Wahaabiyo umada alle haka qabto

  • @Ubah3465
    @Ubah3465 Před 8 měsíci +10

    waar anigu sufiyiintan ku biiray macasalama😂

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Před 8 měsíci +10

    Ahlu Sunnah wal Jamaacah❤

  • @MuhaanAhmeed
    @MuhaanAhmeed Před 8 měsíci +1

    Salafka alle haw siyaadiyo cilmigoda io caqidadoodaba
    Qadiriyadana alle ha soo hanuuniyo waa walalahen oo shaydan ku ciyaare allahuma amiin

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před 8 měsíci

      Been weyna kuwaan ayaga dhan wada hoos fiirinayo oo wax aqris kujiro

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 Před 8 měsíci +6

    ١٧
    الفصل الأول
    في ذكر بعض العلماء القائلين بمشروعية المولد النبوي تفصيلا
    صرح كثير من العلماء بمشروعية المولد النبوي صلى االله عليه وسلم، فذكر الإمام أبو شامة شيخ الإمام النووي فيكتابه )الباعث على إنكار البدع والحوادث( أنه من البدع المستحسنة، فقال: ومن أحسن ما ابتدع في زماننا ما يفعل كل عام في اليوم الموافق لمولده صلى االله عليه وسلم من الصدقات والمعروف، وإظهار الزينة والسرور، فإن ذلك مع ما فيه من الإحسان إلى الفقراء مشعر بمحبته صلى االله عليه وسلم وتعظيمه في قلب فاعل ذلك، وشكر االله على ما م ّن به من إيجاده صلى االله عليه وسلم، وفيه إغاظة للكفرة والمنافقين.انتهى مانقلته من حسن المقصد( للسيوطي و)جواهر
    البحار(

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m Před 8 měsíci +2

    dad diidaayo xaflad rasuulka ma islaam baa
    Waa 3 dhadhaan iska qoslaaya

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 8 měsíci

    Alaahuma sali calaa sayidinaa muahamad kuwaanbtima weenta indha adeeg ay ku socdaan

  • @madar9587
    @madar9587 Před 8 měsíci +5

    War 2da nin ee timaha weyni waa reer magaal

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 Před 8 měsíci +2

      Culumada Qaadiriyada oo dhan waa sidaan wlhi akhlaaqda iyo edebta iyagaa laga bartaa

  • @user-gb3qi8ut1v
    @user-gb3qi8ut1v Před 8 měsíci +2

    Nahaabiyiintu qalbi xumo iyo muran ayay meesha lasoo fadhiyaan, xataa ma garanayan waxay ka doodayaan inuu yahay amaanta nabi muxamed calihi salaam

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw Před 8 měsíci +17

    Timo wayn qalbigeena ayaad ku abuurantihiin

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 Před 8 měsíci +2

    Ninkii aan sheekh lahayn shiikhiisu waa shaydaan

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 Před 8 měsíci +1

      Wahaabiya Shaydaan baa Shiikh u ah

    • @Husni_l
      @Husni_l Před 8 měsíci

      @@ahmedabdiaziiz4682 Nabiga Scw wuxuu dhahay wax wanaagsan ku hadal walba iska amus marka kheyr maba sheegine ilaahey danbi dhaaf weydiiso wll oo caayda iskadaay oo kheyr ku hadal amba iskaga amus sidaa kaaga kheyr badane 😊

    • @Husni_l
      @Husni_l Před 8 měsíci

      Nabiga Scw wuxuu dhahay wax wanaagsan ku hadal walba iska amus marka kheyr maba sheegine ilaahey danbi dhaaf weydiiso wll oo caayda iskadaay oo kheyr ku hadal amba iskaga amus sidaa kaaga kheyr badane 😊

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 5 měsíci

      Wahaabiya waa khawaarij

  • @MohameDBazHE
    @MohameDBazHE Před 8 měsíci +5

    Wahaabigu wxu kaso bilabmey mohamed binu c.wahab waxana xaramka dhigey ingiriis, meeshay diintu udhimatoo dhanna way abaaraan ileen waa madhab uu gaal sameeyee.

    • @MohameDBazHE
      @MohameDBazHE Před 8 měsíci

      @user-wq2mb4gw4o horta anuu maan caayin munafaq iyo mu'min kuu ahana isagu ilahay xisabinaya lkn waxan kushegaya in culimadi maka kunoolayd uu idhi qubuuro caabudba tihin wan idinku jihadaya, sidaana uuku laayay culimo badan, waana halka fikirkan ka keenteen aad maanta idinko gaalo arkaya hadana islaamka kuqarxaysaan, fikirkan wahaabiisamka ufiirso wxu diida meelaha barakada oodhan, siyaaroyinki dadki dhintay loogu ducaynayay ma ogola, saligii nebiga ma ogola, hadii anad wahabi ahayn waxay uhaystaan inaad mujrim thay.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 7 měsíci +2

    Soomaaliya waa dadka aduunka ugu waal waalan

  • @Oumalkermohamed-xe8pd
    @Oumalkermohamed-xe8pd Před 8 měsíci +3

    Qaadiriya ❤❤❤

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 Před 7 měsíci

    Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @munoosman4914
    @munoosman4914 Před 8 měsíci +4

    Dadkaan ku haaya qaadiriyaa saxan dhamantood waa jaahiliin 😢

  • @zayidali8789
    @zayidali8789 Před 8 měsíci +4

    Wahaabiya indhahay iska ridaysaa cilmina Garan Maayaan caqiiidana mahaystaan

  • @shaaficiali6348
    @shaaficiali6348 Před 8 měsíci +1

    Waligey ma maqlin bidco xasana ah oo wanagsan jimco walba qudbada waxa lagu bila wakula bidcatin dalala allow adigan ka magan galay bidco suratul kahfi Isla jimcada aan aqrino Aya waxa ku jirto ayad leh badna dad umaleya camal wanasan ineysameynayan hadda lunsan hadad wixi saxix ah oo leysku raacay qaadato iskana dhaafto wixii shaki ku jiro maxa ku jaban nabi maxamed scw hadan jecelnahay waqti walba aan ku salino scw ciidahq saxiixa ah aan ciidno nabi maxamed scw wuxu asxabtiisa ku yiri war ha iga bad badni igu ekeeya adoonkii Eebe sidey nasaaro u gaarsiyeen nabi csw iney ilahnimo gaarsiyeen scw nabi maxamed wan jeclahay wllhi allana wan jeclahay lkn qala tacala iyo waqala rasuulo ku soco adoonkii allow wasalamo caleykum

    • @Husni_l
      @Husni_l Před 8 měsíci

      Runtii si wanaagsan baa u hadashay oo wax u fahansan tahay guuleyso wll

  • @user-ed8uk6hf4n
    @user-ed8uk6hf4n Před 8 měsíci +3

    QAADIRIYO❤❤❤

  • @kafiganboon3050
    @kafiganboon3050 Před 8 měsíci +1

    waxaan layaabanahay culimadaan aad sheegaysaan kuligood ilaahay waa ulasimantihiin, quraankii iyo xadiith tiina waa haysataan maxaa isu xiijinaysaan walaale adinkuba maa culimo madax banaan noqotaan inta aad maantoodhan hebal baasaayiri iyo hebalbaa saayiri kujirtaan ilaahay cidna idinkama xigto ee adinkuba quraanka iyo xadiith ta kufikira.

  • @user-lo7df4zm3w
    @user-lo7df4zm3w Před 8 měsíci +6

    warqadho aan la ogen meel laga keenay bey wattan waxa kasii daran sheeqoda waqti malahan miyaa wahawiyooy meesha iskagaa taga

  • @khadarabdirisaaq5182
    @khadarabdirisaaq5182 Před 8 měsíci +3

    Dooda mesha talaa mahan dood 1 hr iyo wax lamid loka jawabi karo waxay uu bahantahy in labafiyo oo sheekh badan lasoo qabto oo waqti badan laku bixiyo ,
    Dadka dhagayaanayaa muqalka sii fican uku jawabaa waa masalo diniyaa ciyarka halaka dayoo

  • @drabdirashidjimaleh678
    @drabdirashidjimaleh678 Před 8 měsíci +1

    Wahaabiyadii waa la karbaashay

  • @hassankeeyeditor8815
    @hassankeeyeditor8815 Před 8 měsíci +11

    Waxba kama faa'iidaysan dooddan 😢

    • @MustafecumarMaal
      @MustafecumarMaal Před 8 měsíci

      Marka culimo meel isu aragto ayaad wax kafaa'idi kartaa mas'alada waana la'isu khilaafi karaa warka duuduubkiisa hadii tafaasiil dheeri ah ubaahantahay maraajic lagu kalsoon yahay ugu noqo

  • @khadarnaxwe4228
    @khadarnaxwe4228 Před 2 měsíci

    Yaa yidhi halmaalin ha wada gaadho dadkoo dhan.

  • @user-rr9li1un7j
    @user-rr9li1un7j Před 8 měsíci +15

    Tima Wayne qosal kaliyaa kaso haray 😂😂😂sufi ileen waa suufiye

  • @somalione6095
    @somalione6095 Před 8 měsíci +4

    Quraanka iyo Sunnaha nabiga iga badan alx wax muran ku jiraba mxa diin iiga dhigay qofki mawliid dhigaaya isagay utala

    • @greatshidane
      @greatshidane Před 8 měsíci

      Adiga Manchester city baa ku saaran profile ka waa team gaalo u oo wadan gaalo hogaamiso ka dhisan iska tuur😢

    • @somalione6095
      @somalione6095 Před 8 měsíci

      @@greatshidane sawirka profile ka isaaran muhiim ma ahan kamana turjumaayo gaalo kaliya wa sawir koox kubad ciyaarta alle سبحانه وتعالى wuxuu wax ku qimeyaa qofka qalbigiisa waxa kujira

  • @fatawisheikh5700
    @fatawisheikh5700 Před 8 měsíci

    Cilmigu ma aha koofi cad ee waa barasho. Wahaabiyo munaafaqad baa ka buuxda cilmina ma lahan.

  • @SaafiyoaliiSaafiyaalii-sq3uu
    @SaafiyoaliiSaafiyaalii-sq3uu Před 8 měsíci +1

    M.a m.a qadiriiy❤❤

  • @xawom3016
    @xawom3016 Před 8 měsíci

    Waaaadhyara hee, waar ragaan cilmi bay lee yihiiin ,, inkastoo ay kula duwan yihiin aqoonta diinta. Mashlh koley wax yar uun baa udheexeya . Lakin waa rag yar yar oo aqoon leh dhamaaan.

  • @caashakawsar4735
    @caashakawsar4735 Před 8 měsíci +5

    Badru diin 😂😂😂😂😂😂anigaan suufiyo ahyn hadana ninkaas waaa. Balaayo😂😂😂

  • @Asmabbe
    @Asmabbe Před 8 měsíci +10

    War ciyaalki wahabiyada cilmiba lagu jafay manta waa laqabatay waxay kaga dhagtay siirada wan dhigna wana kusalina haka sarto abti mowliidka nabigu wuubanan yahay wahaabiyo meeel fadhiiiista culimada xertu way saxan yihin xita daliiilkoda way sarayan meesha warqad ka akhrinayan kuwan wahabiyadu 😂 warqada iga joojiya wax soobarta😂

    • @user-yq9ly6nq8k
      @user-yq9ly6nq8k Před 8 měsíci

      Isheeg ayada ama xadiiska baneeyaay alle halaga baqo

    • @Husni_l
      @Husni_l Před 8 měsíci +1

      Nabiga Scw wuxuu dhahay wax wanaagsan ku hadal walba iska amus marka kheyr maba sheegine ilaahey danbi dhaaf weydiiso wll oo caayda iskadaay oo kheyr ku hadal amba iskaga amus sidaa kaaga kheyr badane 😊

  • @ruqiyogediruqiyogedi4087
    @ruqiyogediruqiyogedi4087 Před 8 měsíci +2

    Suufiyo mawaxaa lugu kari layahay kitaabka quraanka iyo sunada nabiga scw kaliya kudhaqma oo wixi kaso haraa iska daayo bidca weye xita hadu wanaag yahay waayo nabiga scw musameyn idinkuna wad usacaba tumeysaan saliga nabiga yan laguso gaban walayaalow
    subxaanalaah aloow xaqa natus😢

  • @ramaancabdi3780
    @ramaancabdi3780 Před 8 měsíci

    Sufiyadu dood walba sidaan ayey ubuuqaan.
    Culimadooda waaweyneed ayaa horey uga jaween oo meel saari waayeen mowliidka dhageyso doodii 2001 kenya ka dhacdey

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před 6 měsíci

    Sugajawabat dad. La ayaykudhumiyaan

  • @user-zt8vi1vb2k
    @user-zt8vi1vb2k Před 8 měsíci +1

    Umada ka fadhiista

  • @mustafemohamedjama7680
    @mustafemohamedjama7680 Před 8 měsíci

    kaa 3da ugu shisheeya waa madhan yahy qosol ayey kaga soo hadhay ... maalinwalba wn xusnaa ayey yidhaahdeen wayahee halkeed ku xustaan masaajidada marka salaada laga baxo sunaha ayd dirqi ku haleeshaane... wr niyow wlaahi ragi isku meeqaan maba ahaba ...ilaahay khayrka hayna waa fajiyo

  • @Seed2494
    @Seed2494 Před 8 měsíci

    قد يفعل بعض الناس
    In (قد) ficil mudaaric kadanbeeyo ayaaba sheegaysa in hadiiba Dadka qaar Sameeyeen ay aad uyarayd .

  • @user-su3qb6bl2d
    @user-su3qb6bl2d Před 8 měsíci +1

    Cilmiga nuurka iyo diintuba waxy ka muuqdaan salafi❤

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 Před 8 měsíci +2

    Suufiyadani waa khatar , dhagahay nimanka ka garaaceen

  • @mohamed.369.
    @mohamed.369. Před 6 měsíci

    Qadiriyaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955 Před 8 měsíci +3

    Bedri waa farxaan lknanigu midna maraacsani adoon ilaahaybaan ahy

  • @mohamedabdullahi8069
    @mohamedabdullahi8069 Před 8 měsíci +6

    Wahaabi wax baa balaha kayaacay 😅😅😅

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 Před 8 měsíci +5

    Qadiriya waa saax

  • @ismailmukhtaradan6133
    @ismailmukhtaradan6133 Před 8 měsíci +8

    Marka manhajka aad aaminsanthy lagaaga cilmi badan yahay waa iska Sidaan wlhi wahaabiyo dhulka lala jaray

    • @muhyiddinmuhammad5904
      @muhyiddinmuhammad5904 Před 8 měsíci

      Waa runta 😂😂

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před 8 měsíci

      Aqoon yari heeso wan arkay aniga xoog wax kuraban ina dadka jahilnimadoda uqatan

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Před 6 měsíci +1

    Allahu scw m SCWM ❤❤❤SCWM

  • @omarmoud4586
    @omarmoud4586 Před 8 měsíci

    Wa kufaar canudaa jilaani mushrikiin

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw Před 8 měsíci +1

    Daacadnimada iyo daganaantu waxay ka muuqataa suufiyah Timo wayn

  • @abdirahimmohamedabukar
    @abdirahimmohamedabukar Před 2 měsíci

    Qaaq ayee wadaan

  • @qadardheere9411
    @qadardheere9411 Před 8 měsíci +3

    Badrudiinow kolkaad duushid ayan warkaga dhageysanaya😂

  • @user-mx3yx7vc5c
    @user-mx3yx7vc5c Před 8 měsíci +7

    nimanka wahaabiyada meesha waxba kuma hayn iga wale rag adagba helay

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 Před 8 měsíci

    Tedha kalana nabigu miyu dhihin Haigu xad gudbina sidhad ugu xad gudhubten nabii cisee. Mowlidka wa sidhi christmas ka

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw Před 8 měsíci +2

    Wahaabigu wixiisu waa siyaasad ee diin maaha

  • @muhammedmohamud9159
    @muhammedmohamud9159 Před 7 měsíci

    Wixii suufiyiina waan salaamay

  • @nimcoqowdhan9268
    @nimcoqowdhan9268 Před 8 měsíci +1

    Csw scw scw

  • @Ina_geesi
    @Ina_geesi Před 8 měsíci +11

    Ya sideyda cml ah Mar cida makarofanka heso ku qanacda 😂

  • @user-kt7dj6xt7s
    @user-kt7dj6xt7s Před 8 měsíci

    Wlhi lakala tag
    Labiskaa lagu kala tagay
    Akhlaaqdaa lagu kala tagay
    Waakuwaa akhyaartan qamiisaha qaba ee shacaa'irta diinta xataa ka muuqatee ... mxay yihiin wxan mdaxyada sheydaanka leh ee iyaga dhanba noocnooca ah ee aan أداب التحدث والإستماع aan aqoonba
    Alle ayaa mahadoo dhan leh maadaama uu diinteyda i fahansiiyey وأنا ما بلغت العشرين من عمري
    Diintanna muran maba kujiro ليلها كنهارها....
    وبالله التوفيق

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 Před 8 měsíci +1

    Wahaabiyo qosol baa ka soo harey

  • @renoelpacino2825
    @renoelpacino2825 Před 8 měsíci

    I’m summing the two guys won the debate, they were backing their statement with facts and date. Allah knows best!!

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před 8 měsíci +1

    Shayga hadaan rasuulka iyo Alle odhan anigu manaqoonsani ragani rag kale fekirkood ayay isku haystaan

  • @user-ms4gm7ui6h
    @user-ms4gm7ui6h Před 6 měsíci

    Wahaabiya Rayi ayey ka hadlaan Diintuna Rayi maaha barasho ayey u baahan tahay