KASHKA WAXAAN KU SAMAYNAY WALIGII MA ILAAWI DOONO //SORRY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • WAXAAN UTASHANAY KASHKA ,DIRISLE ABDI,SOMALI PRANK
    KASHKA SIDAAN UGALNAY WALIGII MA ILAAWI DOONO
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW CZcams CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    CZcamsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

Komentáře • 294

  • @xadiis24
    @xadiis24 Před rokem +145

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před rokem +72

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤thank you

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 Před rokem +39

    Koronto ayaa udhow wiilka meesha uu jiifo chargerna wuu kujiray, ninkaan halis baad geliseen wlhi koronto iyo biyo laysuma dhaweeyo iska ilaaliya sxb

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z Před rokem +60

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

    • @Muqtaar867
      @Muqtaar867 Před rokem +1

      Kashka walhi sixun ayaa logalay

    • @leilaqali8652
      @leilaqali8652 Před rokem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @himilo101
    @himilo101 Před rokem +47

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před rokem +34

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Před rokem +29

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci +3

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😂

  • @Faizafunny1_5
    @Faizafunny1_5 Před rokem +18

    Magaca alle hadaad ujeedo like Saar الله❤

  • @Zadiiq12
    @Zadiiq12 Před rokem +20

    Dirisle big legend🐐✊

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Před rokem +55

    War waxan cawanta dey war san waa halis pranki waxkle ka fahanten😢

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Před rokem +6

    Ala dhagaha maxaa biyo ugu shubteen dhago xanuun haduu ihaaya alle ha icaafiyo wiilka inaad saas yeesho meheen 😮‍💨🥺🥺🥹

  • @cabdicasiismaxamed849
    @cabdicasiismaxamed849 Před rokem +10

    Ogaansho is watching😂😅😂😅

  • @user-ml7rh9rz7e
    @user-ml7rh9rz7e Před rokem +2

    Dirisle gacmaha allha ka goyo illhy ayaan kaga barye waxaan baranki ma noqdo doqon yhoow nacaska ah

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Před rokem +13

    gacmaha Allah hakuubarakeeyo ee isooboqo😢🙏😔

  • @wrestlingworld01
    @wrestlingworld01 Před rokem +32

    Ciyaal inaa tihiin ogaansho ayaa idin sheegay 😂

  • @-farhia
    @-farhia Před rokem +5

    Dirisle dufle xigmadi ba ka dhamatey ogaanshe baaa ku shegey wlhi

    • @hafza853
      @hafza853 Před rokem +1

      Kani wa doqon cadiya wllhi qof hurdayo oo laga nxshy mxa ku dhici karo uff dheh 😠

    • @-farhia
      @-farhia Před rokem +1

      @@hafza853 aad iyo wlhi Xolo waye dhagta biyaha oga shubey

  • @faraxsulub2634
    @faraxsulub2634 Před rokem +22

    😂😂 zxp kashka waxan waxba lama aha waa ciyarihiise dirislow adkaysi yeelo adigu Markaga 😅 waliba rali galin majirto markaan kaa aarsano😂😂

  • @shukriyashukriya3867
    @shukriyashukriya3867 Před rokem +6

    Inu ku dhiman Karo ma oga waxaa haku Celinina ,,,😢

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 Před rokem +20

    Ninkan wllhi qolkiisi yaraa looma dhaamin finish ayuu sii noqonayaa maalinba malinta ka dambaysa 😡1M bilaa faaido ah

    • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
      @CabdulaahiAxmed-wl5zk Před rokem +1

      Dee maxaa ka qabanaysa orod ka tag...😅😅😅😅 Daawane waana caac leedahay waraah annaga ku haysanah xaraabadan....❤
      Dadku kaligaa maha nio taas manka gasho

    • @Ballo_moha39
      @Ballo_moha39 Před rokem

      @@CabdulaahiAxmed-wl5zk ma seedigaaba waadiga difaacayee

    • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
      @CabdulaahiAxmed-wl5zk Před rokem

      @@Ballo_moha39 Naagba maqabeeh maxu seedigay noqdah 😅😴
      Tn kle adiga hdan runta kuu sheego miyaan difaacay👋
      Nio ogolow ummada illahay ee kumananka iyo boqolaalka inaysan isku dookh ahan karin
      Hadaad ka heliwaydanah ka tagg oo meesha waxa ranto ka helayso aad
      Lakin jooji iyo canan iyo qararac adoon galin tartiib "Media_hu waa badda illahay e" Dhankaga ka gal oo wixi ku anfacayah raadso "Dadka kalase rabitankooda u daah ok👍

    • @Ballo_moha39
      @Ballo_moha39 Před rokem

      @@CabdulaahiAxmed-wl5zk ismaba garanaynee xageed iga soo galaysaa aduu caqli kugu filan haduu kugu jiro waxan xaraabe umaad aragteenba lkn markaad intan ka yara kortid ayaad garan doontaa

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne Před rokem

      ​@@CabdulaahiAxmed-wl5zk kolay adu teenager baa thy
      Wxn is iri bal ogaansho iyo kan wxa udhexaya so ogow
      Kan iyo adiguba isku ciyaal bilaa garada baa tihin
      Ee naftina dib ugu noqda

  • @NestahoMuhed-eg9ck
    @NestahoMuhed-eg9ck Před rokem +5

    Wlhi kashka wan jcalahy wana qalad in san lagu sameeyo 😢

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama Před rokem +7

    Sida laguu galay wa ka xumahay😢😢😢😢

  • @helborone5756
    @helborone5756 Před rokem +14

    Dirisle Abdi the goats of social media a nother level prank horey usoco aabo😂😂😂😂

  • @SacduushAbdi-vu1hb
    @SacduushAbdi-vu1hb Před rokem +10

    Darisle Saan caadi kuma tihid wll bal isquraan saar😢

  • @aamiindaadmadheedhofficial6145

    Ninki Dirisle Wlhy Eber ayuu noqday 😂 Team Washamsi ayuu u bahanyay

    • @nafisowarsame3267
      @nafisowarsame3267 Před rokem +2

      Ani marhora washamsi ku qaade

    • @afnaanali
      @afnaanali Před rokem

      Haa wllhi

    • @fardusahmed966
      @fardusahmed966 Před rokem

      Ka leexda ha idinka bashale

    • @moustacheone5436
      @moustacheone5436 Před rokem

      Xaasi lama waayo ilaahow qalbiga noo barakee oo noo nadiifi viva Dirisle abdi the GOAT of social media

    • @afnaanali
      @afnaanali Před rokem

      @@moustacheone5436 xaasidkaga was washamsi lagu qada eyga

  • @user-dd7iv1kp2h
    @user-dd7iv1kp2h Před 10 měsíci +2

    Jacaylkayga sida kadaaya❤ cuqubo idinku dhacdaye

  • @sulupo8535
    @sulupo8535 Před rokem +2

    Dirislaw doqon bad noqotay nio 😅

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před rokem +7

    War waxan prank maaha wllhi sobobto ah haday biyuhu dhagta kagalan waxa laga yaba inuu wax maqli wayo sobobto ah sxpbaday oo walashed iyadoo hurudo biyo lagu shubay dhagtay kagaleen weyna dhaga beeshay yacni waxba mamaqlayso dhaguhuna guux xoogan ayey bixinaya dhaxtarada dalkoo dhan waa lageeyey ilaa jabuuti ayaa lageeyey lkn wado may helin markaa iska ilaaliya prank yada qar dadka hurda laguma safado runtii 😢

    • @aaliahussein2923
      @aaliahussein2923 Před rokem +1

      Aduu qurixeyyy dhagbaabad dhegaysaaye naxdinta inuu dhinto xataa waxba maaha Sabtoo ah waa Qof hurda😢

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před rokem +1

    Wlhi uf anaba xanaq ciilaba i qabsaday
    Qofka waxas laguma saneyo dadka qaar ba saa naftu kaga baxdaa naxdinta qaarba dhehaha biyaha ka gala wax u dhiman waxlgu ciyaro io wackala kal jira wll

  • @nasraabdi8282
    @nasraabdi8282 Před rokem +1

    Subaxanalh biyihiba dhagta ayay biyiiba kaga dhacen ta lapad qof hurda caqli xumo

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 Před rokem +2

    Dirisle malaa yacni waar meshan ka tag

  • @fahimamuse
    @fahimamuse Před rokem +6

    Wiil marti idin ah inad Sas ku sameysan ma ficnen waxkale inad prank uga dhigtan ay ahed wuu naxay Miskin hurdada dadka Sas logama nixiyo

  • @abdullahiabdihassan1617
    @abdullahiabdihassan1617 Před rokem +1

    Meesha koronta kadhaw kwrn darisle ilmo waaye yasir allah

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 Před rokem +5

    Waar fiishta ma arkaysaan😮😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +8

    Hadii Aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdelrahimabdalla3309
      @abdelrahimabdalla3309 Před rokem

      Habeen iyo maalin qoraalkan sooqor barashada Englilshka ku dhaxwaalo comenti walbo waad fadhida qoraalkaga aya meel walbo kujuro ku dhaxwaalo 😷😷😷😜😜😜

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Před rokem +1

    Diris le Waa oromo an caqli laheyn😂😂😂

  • @BarwaqoSaleban-tj2hl
    @BarwaqoSaleban-tj2hl Před rokem +1

    Allahogay istaaqfurulaah soorri😢😢

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Před rokem +2

    The legend Dirisle abdi 🎉❤❤❤❤

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Před rokem +5

    Kashka waa daacad wuu iska dhoolo cadeeyay…😢😁

  • @aslahusein5148
    @aslahusein5148 Před rokem +2

    Wiilka zaki ladhoho waxanka codsana wll dhaarta badan ina iska deysid marar badan ayanku arkay adigo dhaaranayo dhaarta badan mafiicno in caado laga dhigto wa iga talo walalnimo

  • @apdallaahxuseen584
    @apdallaahxuseen584 Před rokem +1

    Dirslow horta mayara ciyaal baa tahay xga caqliga waxan prank maaha kashka adke weeye adkyso markaaga

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 Před rokem +13

    Wxan mya prank ah Marka war illahy amarkis ninyahow dirislow sidan wad dhami jirtay e mxa udoqomowday 😂😂😂

  • @qadrodaahir8595
    @qadrodaahir8595 Před rokem +1

    waa disheen wlhi diyadiisa siina doqomayahow uf waxaas dhel ma galan dee😡😡😡

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před rokem +1

    Subaxanallah walaahi waa xanuun qosol ma yaalo calool adkaa

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Před rokem +1

    war waxan doqon sana wilka hadilina

  • @redseries7287
    @redseries7287 Před rokem +2

    War korontada iyo biyah ha isku dhaweynin waa halise

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Před rokem +1

    Abowow wiilka maxa sas oyeshen😢😢

  • @abdishakurfahad3237
    @abdishakurfahad3237 Před rokem +2

    Dirisle cawaan cawaan dhalay weye haduu kugu dhiman lahaa ninku hoyadaa pranki bay ahyd kaamay saarten wllhi 😡😡

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před rokem +1

    dirisle dhulki uu jiifay oo eey maarish beauty noosheegeeyse waa run gacan geed sariir gado

  • @Farhan-cp1vx
    @Farhan-cp1vx Před rokem +2

    Kusali nabi mohamed 😢❤

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg Před 3 měsíci +1

    Miskiin war daya kun inkaar baa ku maqan

  • @ayaanfaarah
    @ayaanfaarah Před rokem

    Kashka inbadan ayu dadaka dhibe manta waa la dhibay😅😅

  • @fatmayoutube1151
    @fatmayoutube1151 Před rokem +10

    Subxanallaah nin Somalia oo qali leeh waba wayay😢

  • @beydaanqurux8869
    @beydaanqurux8869 Před rokem +3

    Prank caqli ku dara mesha uu jiifay xita korontay lahayd biyaha haday gaari lahaayen kawaran 🙄🙄

  • @laylacabdi381
    @laylacabdi381 Před 10 měsíci +1

    Sorry sorry 😢😢😢😢

  • @hudahanna999
    @hudahanna999 Před rokem +5

    Sidan waa khalad wlhi 😢😢

  • @miina7904
    @miina7904 Před rokem +3

    In jidhka loo maydho kulahaa 😂marbaad ninka isku dili gaadheen

  • @ismailzein8539
    @ismailzein8539 Před rokem

    Ugoh dampayn first one

  • @ikraanfaarax5611
    @ikraanfaarax5611 Před rokem

    Dirirle waa qalad barankigan hno waayo markan hurudno nafta meel lageeyo alaa og wey karaaci kartaa naftu sowmaha

  • @aazioapdirihman8805
    @aazioapdirihman8805 Před rokem +1

    Ma intaasa is kusoo raacdeen war wiilka nafta haka saarinina waxaaso kle waa duli nimee

  • @Qu681
    @Qu681 Před rokem +9

    San halis waye waxan ma pranki ah wilka dhagaha dilacisen rag wawen aya tihin ilmaha mesha ha ku dilina 😢😡

  • @kingminxajcade
    @kingminxajcade Před rokem +1

    Haah srry😢kashka arso wllky😢

  • @fathiaadey8368
    @fathiaadey8368 Před rokem +1

    Darisla xoola. Aqli malihid uf war wiilka SAA maxad. Oogu gashay doqonow

  • @yahyegavaneh9033
    @yahyegavaneh9033 Před rokem +1

    War kan wa bila aqli naxdinta haduu dhib wayn gadho amba dhinac bakhtiyo

  • @sidra857
    @sidra857 Před rokem

    Adkayso dirislow kashka waxas waa ciyaarihiisa

  • @FartunmohamedAhmed-ue7nx

    Walahi kashka waa dolqaad badanyaha

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Před rokem

    War waxan xolo caadi ah waaye uf war ninkan nafta haka qaadina nacalaye dirisle dabal af weyn

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Před rokem

    OMG 😱 that’s crazy one another level

  • @ahmedfaraah4754
    @ahmedfaraah4754 Před rokem

    Ninkaas cayr yar baa kuu duushe derisle hoyo was ninka dhegah buxaa

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před rokem

    Walhi si xuun u gasheen walhi xolaa tihin bisnkaa😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maclinduksi4231
    @maclinduksi4231 Před rokem +1

    This is totally wrong and it can't be prank,qofka wa walan karaa midakale meesha nikajifo koronto ayaa ad ugudoweed

  • @samsamcilmi6590
    @samsamcilmi6590 Před rokem +2

    Miskiiin Kashka😢

  • @harrisjama9983
    @harrisjama9983 Před rokem +1

    Waxani Waa Doqonimo

  • @ikraamabdullah8504
    @ikraamabdullah8504 Před 5 měsíci +1

    Sorry
    😊

  • @HindaMaxamed-lk9rh
    @HindaMaxamed-lk9rh Před rokem +1

    Wllahi wadacad wuu iska Dhola cadeeyay😀😭

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 Před rokem

    Hadey rag rabtaa , ninki idinka celin lahaa layska rbaa kashka

  • @fatouabdourahman5269
    @fatouabdourahman5269 Před rokem

    Hada doqon unbad noqotay dirislaw

  • @Mr.shiine
    @Mr.shiine Před rokem +1

    TEAM DIRISLE ABDI KUSALIYA NABI MUXAMED KADIBNA KANNALKAYGASOO EEG

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 Před rokem +1

    Waxaan ookale parank ma ahan subxaanala

  • @fardowsobashiirxasan6893

    Ala wilh waxan prnk maahe ninka hadilinina

  • @ubaxabdullahi8538
    @ubaxabdullahi8538 Před rokem +1

    Waxan ciyaar maha deeeee

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija Před rokem +1

    Nairobi io qabawgaan io biyo 🥹🥹🥹😂😂😂😂❌

  • @munaspeaker475
    @munaspeaker475 Před rokem +1

    Ala nahayey 😮 nafta hatey kabihin 🙆🏻‍♀️

  • @muniiraaxmed1090
    @muniiraaxmed1090 Před rokem +1

    Scw scw scw Scw ❤

  • @maxamedxirsi9993
    @maxamedxirsi9993 Před rokem

    Waxaas ciyaar ma galaan masuul sare idir cabdi😢😢😢😢😢😢

  • @MaryanRuunIbrahimHassan
    @MaryanRuunIbrahimHassan Před rokem +2

    Niyow adiga xasidsanida mxa ogu shubte biya wilka 😢😢😂

  • @abdishakurMohamed-or5bi

    Kashka walahi nin dabeecad badan waaye walahi

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před rokem

    Qof jifo inad silacn u gashaan hadu dhinto kawarn

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 Před rokem

    Dirislow dulqaadkeeda yeello hade hhh

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 Před rokem

    dirisle wa kazo darayaaa ogaansho ku sheegay 😮

  • @axmedcismaansaleebaan8461

    Idirisle xoolo , hada ma waxan baa prang ah 😂😂😂

  • @user-ih6pu9hc5n
    @user-ih6pu9hc5n Před rokem

    Ala kadaya Abdulla kashka sida hau galinaa wilku wu hurdhaa wall qof hurdo lagama nixiyo wa halis tedha kaleh biyaha dhagaha uga shubten willka 😢 midha kaleh koronto aya adgtisa ehed wallhi halis ayad galiseen wiillka kuwan cawansana bisikow

  • @muniir_official
    @muniir_official Před rokem +1

    Kashka soo aaaarso kan😢😢

  • @khayrdoon4138
    @khayrdoon4138 Před rokem +4

    Ninka si xun baad u gasheene raali geliya waliba surprise qurxoon uga farxiya hadii kale wax jiro ma tihidiin

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Před rokem

    Kkk sorry brother kashka😢dirisle wahas cml mafecno iskadaf😢

  • @yaxyebaari4511
    @yaxyebaari4511 Před rokem

    Howshisa aa u bikawday ee adkeyso adiga leee 🤣😂

  • @hamzarobleholow4741
    @hamzarobleholow4741 Před rokem

    1M bilaaa faaido walahi

  • @sacdiaalabdahir7535
    @sacdiaalabdahir7535 Před rokem +1

    Ala.wiilka xasisanaa

  • @yaasiinabdulaahi5423
    @yaasiinabdulaahi5423 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂maskiin kashka aad ban kaga xumahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiladifabdikadirhanad8430

    Ogansho wuxu shegaye waxba kajiro ogansho is watching