Nasteexo Indho heestii War hadaadan Tumeynin Columbus, Oh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Nasteexo indho oo ka qaaday heesteedii caanka ahayd ee War hadaadan tumeynin magaalada Columbus, Oh iyo reer Columbus la jiibiyay.

Komentáře • 56

  • @boqorkaahmed7150
    @boqorkaahmed7150 Před 8 lety +4

    wooooow INA adeer indhi waas kawadataaa inabacaadimatid qofjirtaa they jir oojoog

  • @user-dl1go4zh7m
    @user-dl1go4zh7m Před 8 lety

    kkkk dalmar wuxuu ka jers jeesanaa erayga hadaadan tumeynin kkkkkk caadi iska dhig dalmar yare thanks nasteexo wad ka baxsatay

  • @geeska
    @geeska Před 8 lety +6

    WALLAHI gabadhaan waa fannaanad qatar ah

  • @daimanqaali888
    @daimanqaali888 Před 8 lety +1

    waaaw waa hees aan cadi ahayn tabtaan rabay gaadhi waa wax uun buu tabanaya

  • @axmedxaliimburale1840
    @axmedxaliimburale1840 Před 5 lety +1

    Naaagtaa haliigu siidaayo anaa afka uga soobixine

  • @abdulahimohamud9624
    @abdulahimohamud9624 Před 8 lety

    woow cadi mahan habeen shidan buu ahaa

  • @hassankafi1436
    @hassankafi1436 Před 6 lety +2

    Taasi wa run hdaan wasikarin noobaneeeya

  • @abdirahmannur9516
    @abdirahmannur9516 Před 8 lety +1

    Maamadan aad u qabo jawaan dhuxul ah afka laga xiray lama yaabayo aniga waxay dhahdo

  • @shibis100
    @shibis100 Před 7 lety +1

    Soomaali waa iska dalxiisayaal dhamaantood.

  • @marwa7070
    @marwa7070 Před 8 lety +1

    💚💚💚💚

  • @morwo1237
    @morwo1237 Před 8 lety

    cab cab cab war aynu sidan dhano waa la inla yaabanahay magaalo joogxumad aynu Iska ilaalino ingoo muslina oo diin iyo dhaqan wanaagsan la ingu dhalay ay uu nin gaalihi inga yaaban yahay war waxa xun aynu Iska rebno oo yeynan usacaba tumin walal yaala waar sharef teena inoo ilaaliya rag iyo dumarba xil ayaa inga saaran ee aynu dhorsanano mel kassa oo aynu joogno thanks qof kasta oo akhriyay oo waxka qaata.

    • @geeska
      @geeska Před 8 lety +1

      Kkkkkkkkkk adigu markaad fiirsatey oo ku raaxeysatey heesta macaan maa saas keentay

  • @hindagas9905
    @hindagas9905 Před 8 lety +3

    garbasaartii ma naasahey ku xiratay mise waa indhaheyga😂😂😂😂😂😂

  • @hamzefarabadane9897
    @hamzefarabadane9897 Před 7 lety +1

    ar ma ka tuntiinoooo

  • @munaali2594
    @munaali2594 Před 8 lety +2

    Hhhhhhhhhhh this xalfad was popping

  • @abdurazagbare755
    @abdurazagbare755 Před 8 lety

    subxaanallh ilahay ina abuuray han k boqno gabdhaba waa cwrad yaan la dawan

    • @geeska
      @geeska Před 8 lety

      Adigu see ku aragtay kkkkkkkkkk ha fiirsan nooh

  • @salimyare6887
    @salimyare6887 Před 7 lety

    waaaw waa hees mcn

  • @liibaanmohamed4852
    @liibaanmohamed4852 Před 8 lety +1

    uff

  • @shukrimashallahnolowobkraa1084

    caadi iska dhiga

  • @sofiamorgon7524
    @sofiamorgon7524 Před 7 lety

    waa run war hadadaan tumey ama aadan tagenin maxaa meesha kuu yala afkaada caano lagu qabey nasteexo. aniga waxaan ahey fanskada waana hees macaan. vivo nasteexo

    • @deeqdarajo5872
      @deeqdarajo5872 Před 5 lety

      Sofia Morgon hadadan iswaseynin miyeey kawada bal nafahansi

  • @moharasta4848
    @moharasta4848 Před 8 lety +3

    nastexo indo gawar jirto wayo

  • @canababdi823
    @canababdi823 Před 8 lety

    habeynkas inan joogo adban u jeclan lahaa wan ku dhex walaan lahaa anaa😂😂😂

  • @riyaqadan8940
    @riyaqadan8940 Před 8 lety +4

    horta warhadaadan tumayn maxay kawadaaa nastexo hestan way iga facwaynthy?

    • @Allahwayn
      @Allahwayn Před 8 lety +3

      Heestan walal waa qisodhacday aroos gabadh rabtay oo lodiday ayaa laga sameyay war hadadn tumayn. Nasteexo waa sxbad aad nogu dhaw oo heestan qisadasay kutimi ayay tiri

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 Před 3 lety

    Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )nnnnn

  • @ayanabdi2376
    @ayanabdi2376 Před 8 lety

    war Allah halagabaqo waladhimanayaa
    nagtana halawansho

    • @geeska
      @geeska Před 8 lety +1

      Adigu iska bilow oo ha fiirsan marka hore

  • @najmanajma8754
    @najmanajma8754 Před 8 lety +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @cabdullexuseen7881
    @cabdullexuseen7881 Před 8 lety

    halaxushoodo soommaliyey

  • @HafsaWadani
    @HafsaWadani Před 8 lety

    tanne hestan kama dashaa

  • @somalimediaonline
    @somalimediaonline Před 8 lety +2

    soomali ilbixi mayso wlhi
    maxay stage ugu uruursan yihiin cidhiidhi jeceyl maaha waa reer baadiyo nimo shit

  • @hamsedheere4212
    @hamsedheere4212 Před 7 lety

    Dhegaaa waar nagta tun

  • @6ixty9ine61
    @6ixty9ine61 Před 8 lety +1

    war dalmar ila dawada cadi ma ahaan

  • @hindagas9905
    @hindagas9905 Před 8 lety +1

    police maxaay soo dooneen

  • @farhiyafarhiyacali4639

    kkkkkkkkkkkkkkkkk nagah wey washteen e haalaga tuumo mikiskaa

    • @deeqdarajo5872
      @deeqdarajo5872 Před 4 lety

      Farhiya Farhiya adi. an ka bilabo adi Naag la cuno adi uguma horeyneysid ee period.

  • @thefutzkiller2298
    @thefutzkiller2298 Před 8 lety

    salaan baan u taagay soomaliya

  • @mohamedrooble6474
    @mohamedrooble6474 Před 8 lety

    Hdaan tumayaaa kkkkkkk

  • @Himila55
    @Himila55 Před 6 lety

    lacagta showga security kaa qadanaya maxaa faaidi

  • @Iqratv27
    @Iqratv27 Před 8 lety

    Haday fahammayaan waxay ku hadalayso Booliska ka danbeeye Cadaanka ah way xidhi lahaayeen.

    • @Mohamed-Abukar
      @Mohamed-Abukar Před 8 lety

      Adoo kale waa tiirka magaalada hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @keeynuur5505
    @keeynuur5505 Před 8 lety

    quftan inlaga tume rabta maka tuntid ama mesha katag

  • @abdiwahabmire1365
    @abdiwahabmire1365 Před 7 lety

    hhhhhh dlmr wuxu dhahy hdn tumya mey u dhibto htume bhlka xun ka ah hhhhhh

  • @mohamedkadiye4915
    @mohamedkadiye4915 Před 2 lety

    The camera man was awful

  • @hafsodahir2187
    @hafsodahir2187 Před 8 lety

    kumbaafu