5 SAMEEY IMTIXAANKA KAHOR | DHIIRI GALIN WAX BARASHO | YASIR MUKHTAR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @dhiirigeliye
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Facebook profile: / yasir.mukhtar.5895
    Instagram : / dhiirigeliye

Komentáře • 1,5K

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE  Před 4 lety +1343

    Muuqaalada wax barashada laxiriira miyaan soo badiyaa mise waxaa kamuhiimsan kuwa kale

  • @anfacwarsame
    @anfacwarsame Před 2 lety +91

    1 . Soo toos xili hore subixi
    2 . Meel gaar ah wax ku aqriso , ka dhexbax buuqa dadka
    3 . Jadwal kuu gaar ah yeelo ,
    4 . Isbar joogteynta
    5 . Saliga nabiga s.c.w , ducada iyo qur'aan aqriska badi .
    Thanks bro yassir

  • @caamiryare778
    @caamiryare778 Před 4 lety +749

    Exam haduu ku soco like isar✋
    Allah haku fddeyo🤲

    • @fartunsalaadmaxmud1014
      @fartunsalaadmaxmud1014 Před 4 lety +1

      Aaamiin yaa rabi

    • @fartunsalaadmaxmud1014
      @fartunsalaadmaxmud1014 Před 4 lety +2

      9

    • @micrajcady2484
      @micrajcady2484 Před 4 lety +1

      Amiin amiin yarabi

    • @zahrayusuf9339
      @zahrayusuf9339 Před 4 lety

      Aamiin yaa Allah 🤲🤲

    • @miskisheikhabdirahman9762
      @miskisheikhabdirahman9762 Před 4 lety +2

      Have you ever wanted to soméone to tell u these words just ţo boost ur encouragement wen u feel really down and just found this videoBrother yasir,i may not knw you personally to thank u but i will always pray to Allah to protect,guide and have mercy on you.jazakaAllah kheir

  • @sumayaabokar5143
    @sumayaabokar5143 Před 4 lety +352

    Allaw imtixaanka aduunyo iyo midka aaqiraba inoo fududeey yaa rab

  • @TrendToKnow
    @TrendToKnow Před 4 lety +103

    Waa yaab! Waxaan CZcams ka u soogalay inaan radiyo video imtixaanka ka hadlaayo , waa kanba Yaasir Mukhtaar ayaaba ugu soo horeeya
    الله يحفظك

  • @hanaappe6363
    @hanaappe6363 Před 2 lety +22

    Mhdsanid wll 😢😰aniga mnty waxbarashada igu adkaty wanka ka niyad jabay lkn hadalada waxan ka helay awood iyo dhiiri galin 😭mhdsanid ilahey haka ajar siiyo guuleso

    • @suleekhaxasan5631
      @suleekhaxasan5631 Před rokem

      Ha niyad jabin abaayo mcneyy

    • @user-hb5sj7zg5h
      @user-hb5sj7zg5h Před 11 měsíci

      Haa abaayo haniyad jabin 😢😢❤❤❤maalin uun waad guleysan🎉🎉🎉

  • @nastehoomar9683
    @nastehoomar9683 Před 2 lety +19

    Insha Allah ilahey ha ino fududeeyo wx barashada🥺💯📖📝🖊📚2024 i.a

  • @maymuunmaxamed9920
    @maymuunmaxamed9920 Před 4 lety +82

    imtixanka dowladda ufariisan raba ilahow noo fududey aniga io ardayda kalaba❤😍

  • @yaasincismaan5531
    @yaasincismaan5531 Před 3 lety +20

    Mar waliba oo aan daawado muuqaalkan wuxuu ii noqdaa dhiirigalin aad uweyn😢❤❤thanks wllky

  • @kamacade5635
    @kamacade5635 Před 3 lety +59

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين والحمد لله رب العالمين

    • @zhugriahmad1837
      @zhugriahmad1837 Před 2 lety +1

      الهم صل وسلم على نبينا محمد❤💘

    • @Zapriinaali2
      @Zapriinaali2 Před 2 lety +1

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد 😰😢

    • @ugbaad3587
      @ugbaad3587 Před rokem

      صلى الله عليه وسلم

    • @arabayali530
      @arabayali530 Před rokem

      @@zhugriahmad1837 p l please p

  • @Thelittlebirdy1
    @Thelittlebirdy1 Před 4 lety +40

    Thank you for always inspiring me. I greatly appreciate to you .You are a great source of inspiration for me . You always talk about the fact . May almighty guide you from all evil eyes Thnks once again😘🥀⚘🌹

  • @ifrahhassanhilaac2782
    @ifrahhassanhilaac2782 Před 4 lety +116

    Ma sha Allah Hore U Soco walal Dadka Dislike sara miyay xanunsan yihn Xaasid sanaa Dadka dawanaya iyagana Like Saraa clipka Walalkena waa dhiiri galin u ah like in an u sarna inta like sartay iyo inta dawatay views isma lahan fadlan like u saar walalkena Yaasir si uu dherigalin u Noqda

    • @clraxmaanfaaraxbuureed5131
      @clraxmaanfaaraxbuureed5131 Před 3 lety +3

      Mazhllaha wllo yazzir waad idhirgalisay

    • @ayaanxariir7334
      @ayaanxariir7334 Před 2 lety +2

      ˢᵒᵒ ᵇᵃᵃᵈⁱ ʷˡˡˡ ⁱˡᵃᵃᵃʰʸ ʰᵃᵏᵃ ᵃᵇᵃᵃˡᵐᵃʳʸᵉᵉ🥰

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 Před 4 lety +21

    Aamiin Aamiin Aamiin❤
    Mcha allah❤
    Akhii Jazakallahu kheyr❤
    Nideyda inbadn caqbdii ka guuxye kzoo hadashy dhiirigalintada Kuwii qaata Allha nga yeelo waqti feecn muqalkan inoo soo dasaY
    Intii wax barneso io intii umuura leh
    Rabbi hanoo sahlo
    Maclinkena aad io Aad umhdsnthY❤

  • @amiirahjama5057
    @amiirahjama5057 Před 4 lety +32

    صلي الله عليه وسلم
    WLLHI 2 MAR AYAAN KU CESHTAY
    MCHALLAH MHDZNID WLLKEY QALI
    ADIGANA WXNU KU RAJAYNAYNAA GUUSHA LABADAD DAAROD🤩WN JCLAHAY EREYGAA RUNTII 🤩🤩🤩🤩

  • @zaahin
    @zaahin Před 4 lety +18

    Wlhi haduu fooda inaku soo haaya ee allah ha inoi fududeeyo soo duceya wllayaal🤲🤲🤲🤲😍

  • @sapriina5438
    @sapriina5438 Před rokem +16

    Thank you abowe

    • @Lixfaroli
      @Lixfaroli Před 11 měsíci

      Alla mxaan isbadalay

  • @mislimocalishiimey8703
    @mislimocalishiimey8703 Před 4 lety +11

    M.allah adgani xilli walba na dhiirigaliye waan istaageena anaguu gadal soo firinin wll yasir ilahey haku xafido

  • @abdisamadahmed5267
    @abdisamadahmed5267 Před 4 lety +27

    Mahad sanid walalkey yaasir mukhtar waxaan ahay arday jooga dibada waxana kuqatah luqad kale wallahi niyada iidhistay wallahi wll waxaan isku daya ina wanadada ku dhaqmo wallahi inta aad shegtay waa inta laka raboh ardayga allaha ku xafido🤲🏾🤲🏾 walalkey 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @zaraiprahim2166
    @zaraiprahim2166 Před 3 lety +4

    Wxn DhgyStay 2019 mr Kle
    2021🥰🥰
    Alle Hanoo FuduDeeYo midka Aduun io Ka Aakhiropa Aamiin🤲🤲🤲

  • @safwanabdullahiwarsame9200
    @safwanabdullahiwarsame9200 Před 4 lety +18

    Waad mahad santahy wllkei yasir🤴💖✊🇸🇴

  • @manerajepreel2696
    @manerajepreel2696 Před 4 lety +16

    Mncha allah wllkei alleh ha kaah jasaa ih siiyo 🥰😘

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 Před 4 lety +5

    Inshallah waad Mahadsanid walaal mar kala Mahadsanid walaal yaasir mukhtaar shukran alfa marah nooloow Allah ku xafido

  • @salmoqali2605
    @salmoqali2605 Před 2 lety +6

    Illahow wax barashada noo fududeeyo Aaamin 🤲🤲❤🥰

  • @munodaahir5949
    @munodaahir5949 Před 3 lety +3

    Aaamiin yaasir xikmadaada io hadalkaada oo kidheehan dhanka waxbarasho wllhi waan kaheley ilaahayow inaga dhig kuwa waxbarashadood io hamigooda saro marto🤲🤲🤲🤲

    • @Naanschannel
      @Naanschannel Před rokem +1

      Maasha allaah walaal mahd sanid
      Walaahi dhiiri galintaada wax badan ayaan kabaranay eehori usco
      alaah ha inaga dhigo kuwii hor markooda gaaro🤲🤲

  • @xafsoxilkas298
    @xafsoxilkas298 Před 3 lety +3

    Wall yaasir /ali/ /maahir dhamaantiin جزاك الله خيرا

  • @aminacismaan8812
    @aminacismaan8812 Před 3 lety +6

    Best dheerigeliye Allaah keep you 🙏

  • @nihaalmohammed5442
    @nihaalmohammed5442 Před 3 lety +9

    Hhhh yaasir muqtaarooo aboo exm markoo iisoo socdo videogaanaa search usoo diraa 😂🤲 xaa ileedahy

    • @naztehaamar1507
      @naztehaamar1507 Před 2 lety

      Ani xaa ilede 1y ago waye 😩ina noshe in kle ma ogi lkn xa ileede🥵😹🖐️🤓

  • @qunhuda7179
    @qunhuda7179 Před 4 lety +2

    Ale ha ku xiftiyo wll ilaahay ha kugu daro kuwa loo hadheeyo Manta qiyaabe ale ha kaa dhigo mid la rafiiq nabiga scw waad mahadsantahay wll

  • @muhanadking7897
    @muhanadking7897 Před 4 lety +22

    Jazakallah 🙏👏

  • @wardabayda1450
    @wardabayda1450 Před 3 lety +15

    Manta ina ku dhaqaqo waa balan anka qaday walalkay 🥰♥️💯🏃‍♀️dadaL

  • @sayidcalimustafe6088
    @sayidcalimustafe6088 Před 3 lety +3

    Mashallah wllo illahay haka abaal Mariyo.waxa Somalida ku yar dhiirigalinta. Illahay baa nookaa soo direy. Halkaa kasii wad wllo 😍😍😍😍😍

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 Před 4 lety +17

    Waankujeclahay wallaahii wilipa
    Ilaaheydartii,kumailoopayowaligeyaniga
    Ilaahay hanugukulmiyo janidiisa allajecliyaalakulankaaga m a❣🧐👍💎❣👬👍

  • @deeqodegan9718
    @deeqodegan9718 Před 3 lety +6

    Mash Allah shukaran wll mcn ❤❤

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Před 4 lety +4

    Masha Allah tabarakallah alhamduillah wlakey jazakallahu khayra ..

  • @samiyamawliid5885
    @samiyamawliid5885 Před 4 lety +4

    Mahad sanid wllky yasir Allana janadatul firdawsa hainagu kulmiyo dhammaanteen dhirigalintaada waa midaan xiseeyo mahadsanid talo Badan iyo dhirigalin bdn ayaan kudhaqmay kuna faaiday👏💯👍

  • @nafiisoyussufabdi4177
    @nafiisoyussufabdi4177 Před 2 lety +2

    Aad ayaan ugu faideystay haddan ahy arday Waad mahadsantahay wllkena misna mclnkena Allaha nagu anfaco dhamanteen

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Před 3 lety +6

    Thank you dear brother yasir for your Encouragement

  • @daahircaddaani2318
    @daahircaddaani2318 Před 4 lety +21

    Guleyso adun iyo aqiraba abwe mcne

  • @hodanaxmad5905
    @hodanaxmad5905 Před 2 lety +4

    Maan shalah wll kay hore usoco wll qali ilahow ka aakhiro iyo ka aduunyaba noo fududeed yaa Allah 🥰💯❤

  • @hulpaleofficial6282
    @hulpaleofficial6282 Před 4 lety +6

    M.a waadku mahadsanthy wll m.a adiguna sii share gareey wll mcn si uu walaalkaaga kale ugu faa ido muuqaalkaan quruxda badan leh waad ku mahadsanthy🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️👍

  • @salwacabdi695
    @salwacabdi695 Před 4 lety +3

    mahadsanid wlllkayow sad nogu hurtay dhirigalintada io talada wanagsan😍😍😍😍😍😍

  • @nuuronuuromohamed6213
    @nuuronuuromohamed6213 Před rokem +2

    Thanks 😊 dhiirgali yaheeni ✊📌

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 Před 4 lety +5

    Masha Allah wll yasir mukhtar labo wa jacelahaa wan mhdsantahy wll wlhi wxa ayn ka faaide shkran mar labaad ✅🙏🙏🙏🌹🌹🥰🥰🥰❤

  • @xamdaxasan1335
    @xamdaxasan1335 Před 4 lety +3

    Mashaallh mahadsanid wllky yasir mukhtar xafidallah

  • @wewonwm7349
    @wewonwm7349 Před 4 lety +90

    😂 I'm from ilmo godax Barre😭😂😂😂😂

    • @manzurmaracade4246
      @manzurmaracade4246 Před 3 lety +6

      Hhhhh kula midan ahay wllka Goodax Hadad ka badbaaday Hambalyo 😂ilaha iga qabatay Anige Dadalkayga wa iso miro dhalay

    • @nihaalmohammed5442
      @nihaalmohammed5442 Před 3 lety +1

      @@manzurmaracade4246 😂il weyn miyaa qofkaan

    • @hikmasouleiman8332
      @hikmasouleiman8332 Před 3 lety +1

      @@nihaalmohammed5442 dad dhaleecyntoda inad izka dhaafta nftaady u roonty

    • @nciima7035
      @nciima7035 Před 2 lety

      Soo badi wllo biliss

    • @farxiyafanaxley8625
      @farxiyafanaxley8625 Před rokem

      @@nciima7035 plz

  • @daaqaxusein196
    @daaqaxusein196 Před 4 lety +3

    Maasha allah yasir allah ha ku xafido ee inoo soo badi waxbarashada

  • @roodoadan9460
    @roodoadan9460 Před 3 lety +4

    Thanks wllo yaasir insha'Allah guul dhamaanteen😘😘

  • @amuunasacad5518
    @amuunasacad5518 Před 4 lety +6

    Masha Allah Allah ku xafido walal🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sabirinsabriye4020
    @sabirinsabriye4020 Před 4 lety +5

    wcs wll yaasir Mansha'allah Tabarakallah 💕❤ insha'allah aaamiin adigana alaha ka abaal mariyo 💕 one love dhmn

    • @maajidlove8350
      @maajidlove8350 Před 3 lety

      Mᴀsʜᴀ ᴀʟʟʜ ɢᴇᴇᴢɪ ᴘᴀᴀ ᴛʜʏ..ᴡʟʟᴋᴇɪ

  • @hoodonimcaan7505
    @hoodonimcaan7505 Před 4 lety +6

    Allah keep you my dear teacher

  • @caish3987
    @caish3987 Před 3 lety +3

    Insha'Allah
    Shukran

  • @sumayochenel5297
    @sumayochenel5297 Před 3 lety +1

    Masha allah mahadsanid walal run ahantii wax badan ayaa kafaaiday

  • @fawsiyogeedi5477
    @fawsiyogeedi5477 Před 4 lety +5

    Mashaa Allah waad mahdsan thy wll yaasir muqtar

  • @bisharoali2095
    @bisharoali2095 Před rokem +1

    Masha Allah Alle hakubarakeyo wll.
    Maskaxdadana Alle hakuudayo.
    Wahan ahay ardey Doctornimo diyariya, oo kunol qurbaha.
    Hooyo iyo aabo lama jogo subixi markan wahbarashada adayo idhiri galiya.
    Inta badad waxan dhagestaa dhirigalintada quruxdabadan.
    Markasan wahanoqdaa qof an qofkii ahen i mean energy ayan kahelaa.
    Caafimadkuwar.

  • @abdinasserpro99
    @abdinasserpro99 Před 4 lety +4

    Mashaallah
    Jazakallah khyr walaal

  • @Abdifatahmo
    @Abdifatahmo Před rokem +2

    Mahadsanid Wllky Yaasir Mukhtaar❤🙏

  • @yaasmiinyuusuf4186
    @yaasmiinyuusuf4186 Před 3 lety +3

    You have given very good advice thank you pro

  • @maxamedcabdulahi1374
    @maxamedcabdulahi1374 Před 4 lety +1

    Masha Allah wax wabdan waan kafaaiiday Alle hakusharfo my pro
    Noosobadi kuwala xariira waxbarashada mahadsanid

  • @nashaadcabdullahi4851
    @nashaadcabdullahi4851 Před 4 lety +4

    Maasha allah yasir muqtar wad mahsnthy alle haku xafido wll

  • @wizzcadde7394
    @wizzcadde7394 Před 4 lety +6

    pro m.A allah ku xifdiyo 🤗😍😍😍😍 wllhi wax bdn noo haysaaa

  • @xanaankayse9747
    @xanaankayse9747 Před 4 lety +5

    Rabigay haku geyo janoyinkisa💫

  • @user-kd7um8cu5w
    @user-kd7um8cu5w Před 7 měsíci

    Soo badi abtiyo yasir mukhtar Allah ah ku Sharon Amiin Amiiin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nemoabdirashid8846
    @nemoabdirashid8846 Před 4 lety +4

    Jasakallah khayr wll❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdixaliimyuusuf9129
    @cabdixaliimyuusuf9129 Před 2 lety +2

    Ilaahey dartiis ayaan kuu jeclaaday ilaahey raali hakaa noqdo wll mcn 👨🥰😇

  • @omarabuubakar9227
    @omarabuubakar9227 Před 4 lety +3

    Taageerayaasha yaasir mukhtaar like aaway

  • @abdiaziizames7505
    @abdiaziizames7505 Před 4 lety +2

    Wall sobadi mahadsanid Allah hakuxafido

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 Před 4 lety +4

    masha allh iyagana noso badi kuwa kalena inoku sotar wll allh ku xafido

  • @shakraboy5525
    @shakraboy5525 Před 4 lety +2

    Mahadsanid wll جزاك الله خيرا

  • @Maan-Hage
    @Maan-Hage Před 4 lety +4

    Masha Allah wll yasir mahadsanid

  • @somaligirl2995
    @somaligirl2995 Před 4 lety +2

    Guuleyso wll yaasir adna muqaal qurx bdn aad ugahelay waa mahadsantahay🙏🤙

  • @abdirahmanjamaa2840
    @abdirahmanjamaa2840 Před 4 lety +9

    Mahadsanid bro .I will keep it to my mind 👏👏🕝🕝👍👍👂👂

    • @ayaanabdillahi3688
      @ayaanabdillahi3688 Před 3 lety

      Thnsk walky yasir mukhtar walhi wan ku jacelay walky sidad wax u so gali so thbks

  • @yaxyemoha571
    @yaxyemoha571 Před 8 měsíci +2

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️

  • @Boyk852
    @Boyk852 Před 4 lety +6

    Waa mahad san tahay walal Yasir ❤❤

  • @mohamedabdiqanimohamediams3142

    Masha Allah shukrn wll first comment

  • @ubaxjibril2251
    @ubaxjibril2251 Před 4 lety +3

    Inasha Allah shukrn akhiih 🙏❤️

  • @axmedmuxidiin2674
    @axmedmuxidiin2674 Před rokem +1

    Thanks yaasirow wllhi waxbdan ayaa ii kordhisy wll thank you for ever

  • @nasromahamuud8790
    @nasromahamuud8790 Před 3 lety +4

    M.a wllkey ilahey haka ajar siiyo wllhi wxn kugu mhdceliyo ma aqaan 😇😇✨

  • @a.rahmaanahmed1112
    @a.rahmaanahmed1112 Před 4 lety +2

    MsH ALLH aKhi aLLe Ha kaa abaaL mariYo🤲☝️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @anfarmohammad3471
    @anfarmohammad3471 Před 3 lety +4

    Jazakalaah 🙏walal ♥️

  • @iimaanqooryare2801
    @iimaanqooryare2801 Před 4 lety +1

    Masha Allh Allow guul baan kabariney if iyo Akhiroba
    Wll mukhtar dhirigalyaha nafta illahy hakudhowr if io akhiroba👏😍

  • @bushrac.qaadir7887
    @bushrac.qaadir7887 Před 4 lety +5

    Masha allah wll yasir alla ku dhowro❤💝😍

  • @rayaanhapi592
    @rayaanhapi592 Před 3 lety

    Thanks brother yasir Mukhtaar

  • @shaadiyadaahir208
    @shaadiyadaahir208 Před 4 lety +6

    masha allah❤

  • @XamdiXiis-wp2pd
    @XamdiXiis-wp2pd Před rokem +1

    Maasha alaah nafteyda ayaadwaxkabadashay isma aanan isdhihin qof saankuudhiirikiliyo ayaad heleysaa macalin waxaan ahay ardayda kuguxiran maasha alaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmacabdi277
    @raxmacabdi277 Před 3 lety +4

    Mansha allah🥰🥰horay usoco 😘😘❤

  • @fatimamahad2135
    @fatimamahad2135 Před rokem +1

    Insha alah wxaan RaJeYnYaa inn noqdo mid qaato😫💞Alow iga dhig mid qaadata aamiin

  • @MariamMohamed-xj3es
    @MariamMohamed-xj3es Před 3 lety +3

    M.a allaha kuxifdiyo Wllky Yasir horay usoco jazaakalaah 💋❤💋❤💋💘💋❤💘💘💘❤💋💋

  • @SalmaanFaariz
    @SalmaanFaariz Před 8 měsíci

    Thanks yaasir Dhiiri geliye soo badi kuwan shp mahadsanid.🥰🥰

  • @kawtherfaaruuq4779
    @kawtherfaaruuq4779 Před 4 lety +5

    Ilhy haku barakeyo wlal yazirow😢❤

  • @AJ_INFORMATION7
    @AJ_INFORMATION7 Před 4 lety +1

    M.a lipx hre uzco..sxp muqaladan oo badan inaad noso gudpisan rajynaa🙏

  • @munocabdi1847
    @munocabdi1847 Před 4 lety +3

    S.kle wll yasir waxa kurajeena guusha lwada daarod❤✌🖤🥰

  • @barwaqoibrahim8191
    @barwaqoibrahim8191 Před 4 lety +2

    Wlll Alle janatul fardusa hakugu casumo aduunka wax wanaagsan ayaaan kuu rajaynayaaa insha Allllah

  • @nimcoofficial2913
    @nimcoofficial2913 Před 4 lety +3

    Thnks brother

  • @ildaawmahameth4575
    @ildaawmahameth4575 Před 2 lety +1

    Ilaahow noo fududay imtixanka mid kheyr qaba noga dhig aamiin amiin

  • @barwaaqmahdi763
    @barwaaqmahdi763 Před 4 lety +17

    Hore u soc
    My brother💯💦

  • @amaalmohmud9516
    @amaalmohmud9516 Před 4 lety +2

    Alle hakaa abaal mariyo wllo soo badi muwduucyadan oo kale insha alllah

  • @cumarabdinor3816
    @cumarabdinor3816 Před 3 lety +3

    Masha allah abwe keep going

  • @sowdajimcale821
    @sowdajimcale821 Před 4 lety +2

    Masha allah shukran wll

  • @nakiitaa07
    @nakiitaa07 Před 4 lety +27

    allha no fududeyo imtaxinka 🖐😭❤

  • @caafimaadchannel5456
    @caafimaadchannel5456 Před 4 lety

    Shukran wall horumar wacan kuu rajeeynaaya