MISBAH OO HADIYAD QAALI AH I GUDOONSISEY INTA ANAN SAFRIN :

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 1,2K

  • @ramlazhw2687
    @ramlazhw2687 Před rokem +475

    Walahi ilahay dartis ayan ku jeclahay walaal ilahay umadada hooyo iyo abo hakaga dhigo meel kasta aad tagto walaal waliga ha isbadali sidada u qalbi wanagsanow we love you

    • @raaxmocosoble8564
      @raaxmocosoble8564 Před rokem +1

      lpppppppppoopoopppooppppop

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem +6

      Abayo subscribe isaar

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 Před rokem +8

      QURUX KU DHIIGLE MASHAA ALLAH WALAL QALI MABRUUK WA IGA COTSI II SHARE GAREY MINFADLAK

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 Před rokem +3

      Amiin yaa Rabi Amiin Amiin 🤲

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Před rokem +6

      Misbaax waa gabadh gob ah!!! Inantaa wanaageeda ha ilaawin Quruxku dhiiglow

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +365

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw☝❤🕋🥺

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +488

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🥺🕋❤☝

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 Před rokem +234

    Saxiib Gawadhaan saaxiibtinimada wax badan ayey Ka taqanaa dhowr qalbigeeda oo ilaali sida ay Ku qadarisey adne ha ilaawine qadari oo farxadeeda ilaali qof Ku jecel ayaa kuu hadiyadeeya 🥰😍

    • @yussufmohamed8732
      @yussufmohamed8732 Před rokem +7

      wa iskugu ducaynaynàa qofta xageeda timir laf ba ku jirta kkkk

    • @suldaandaacad4968
      @suldaandaacad4968 Před rokem +2

      @@yussufmohamed8732
      Saxiib waxa ugu wangsan waa darenka saxiibnimada oo daacada ah

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před rokem +1

      @@yussufmohamed8732 walal subscribe isaar

    • @caishamaxamuud4875
      @caishamaxamuud4875 Před rokem +3

      Jeck misbax qslbigeeda ilaali waa gabar qaaliya saaxibtinimada taqaan qadar in iyo qiimo leh ee dhowr qslbigeeda ilaalina mel kaastoo tagto safar salaama 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @suldaandaacad4968
      @suldaandaacad4968 Před rokem

      @@caishamaxamuud4875
      Sax 😍

  • @asmahassan3689
    @asmahassan3689 Před rokem +371

    Waraa gabdha aad u fiiri , wiil na lama dhalan saad sheegten, garabkeeda haka bixin 😍😭💕

    • @azrabacdimucar9239
      @azrabacdimucar9239 Před rokem +13

      Beni Aadam waye danaa qabsatay in bdna garabkeedaa wuu soo aha walow uu hadaba yahay laakiin mar kasta makes ag joogayo wiil iyo Waalidba ayagoo isku baahan baa mararka qaar waqtiga kala geeyaa

    • @asmahassan3689
      @asmahassan3689 Před rokem +11

      @@azrabacdimucar9239 wa run lkn waxan ka wadaa , inu markaste xidhiidhiyo o u ka war hayo, kala fogashu hu dhib ma ahan hadi qalbiyadu midaysan yihiin

    • @cabdiramaanaadan5012
      @cabdiramaanaadan5012 Před rokem +3

      Waa run wallahi sxp

    • @naimamohamed644
      @naimamohamed644 Před rokem +3

      masha allaah allaha idin barakeeyo🥰🙏

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem +3

      Asma subscribe isaar

  • @pharhiafuad1295
    @pharhiafuad1295 Před rokem +155

    I don't know what iam crying but i feel the value of brotherhood 🥹🤦‍♀️

  • @gibillechanel5728
    @gibillechanel5728 Před rokem +90

    Saxiix waligaaa ha ilaawin musbah Runtii waa qof qalbi wanaagsan 😢

    • @ahmednishowofficial797
      @ahmednishowofficial797 Před rokem

      Sorry walahi wa xa nun ofkugu qali mar ku kafogado

    • @akramnoor713
      @akramnoor713 Před rokem

      Zhp muzbih runtii waa gbir qalbi wngsan zhp waligaa hailawin plz 🙏 jag love ❤ u

    • @ayaney4497
      @ayaney4497 Před rokem

      💯💯💯🥺

  • @rashkabou4805
    @rashkabou4805 Před rokem +172

    we will miss you jack 😢 you are unforgettable one we support you every where you go ❤ Misbah we support you too

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Před rokem +204

    "Dadka wada joogiista waqtiga diiday " dadka asxaabta ah wa kuwii farxada iyo murugada wada qeybsada ""Lacagta wa cusbada Nolosha"" jack amaan wad ka dhantahy Ninka raga ah wa in u dumarka Xushmeya intaas wan kugu aqaanay fullRespect 🙏💯 👏🤴
    misbax wa gabar qalbi wanagsan mash allah Muhiim ma ahan Fogaanta Hadii ay qalbiyada isku dhawyihin Kuwii isasa so xasuusta Allh idinka ka dhigo ❤️💯🙏
    misbax asxabta hagag duwanato ileen booska walalkeed bad u tagan tahay madama ay kaliged Hoyadeyd ka dhashay gooni u ogow🥰

    • @abdiqaniali5900
      @abdiqaniali5900 Před rokem +4

      Alle haku sharfo wllshy si wcn bad ula hadashay misbaax ma filaayo inuu ilaaai doono🥺

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem +1

      Wll subscribe issar

    • @FARHIAMOHAMED360
      @FARHIAMOHAMED360 Před rokem

      @@abdiqaniali5900 Sidaas ha dhihin wllky qofka mar walba wanag laga rajeyaa 🙏

    • @abdiqaniali5900
      @abdiqaniali5900 Před rokem

      @@FARHIAMOHAMED360 mya abaayo qoraalka ayaa yara qaldamay san filaayo wxn ka waday mafilaayo inuu ilaawi doono misbaah MHDSNID🙏

    • @FARHIAMOHAMED360
      @FARHIAMOHAMED360 Před rokem

      @@abdiqaniali5900 Haa dhib mlhn Adiga mudan 💙

  • @sultanahmed-mt6ot
    @sultanahmed-mt6ot Před rokem +25

    Rasuulku SCW wuxuu yidhi isku hadyadeeya waad is jeclaanaysaane
    Mancha allah🥰

  • @updikariinmohamed7196
    @updikariinmohamed7196 Před rokem +134

    Mizbah wllhi waa qof qalbi wanaagsan jack gabadh ha iloobin darisle iyo azxaabta ku balami muuqaalo hala duubaan youtubekeeda kolay adiga ayaa wax la duubi jiray amiina waaka mashquulaye markaan sidaa ku leeyahay macnaheedu maaha in aanay misbaah wadi karin kaligeed lkn badan barnaamijyada ay duubtaa waxa ku fiican guruub insha khayr baan kuu rajaynaynaa adigana

  • @mohametqodax8520
    @mohametqodax8520 Před rokem +67

    Gabadha kasta oo aan wiil la dhalan waxaan u hayaa dareen ka duwan hablaha kale 😔

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 Před rokem +62

    Jack my best friend Save journey mizbah u are not the only one we fell the pain we will not forget mohamed Bashir (Qurux ku dhikle ) The only legend we gonna miss 😭😭😭😭😭😭

  • @halimajama36
    @halimajama36 Před rokem +84

    Ilahay umada hooyo iyo aabo ha kaga dhigo melkasto aad joogto Farxad ku nolow wllo ❤️ Walahi wan qiiroday gabadhane ha ilabin Waa qof wanagsn masha allah ilahay nabad qab ha isku kiin tuso markale insha Allah

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem

      Abayo halimo subscribe issar

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 Před rokem

      Mnsha Allah dad qiimo badan dheh
      Waa xanuun qof aad jeceshahy oo aad ifahmteeen markii uu kaa taagyo
      Lkn Insha Allah waydin kulmi markle

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před rokem +1

      Halima walal subscribe isaar

  • @ahmedjama4123
    @ahmedjama4123 Před rokem +39

    waxa layidhi abaal raaga ragbaa leh inaad iyadoo 100% ka qaalisan inaad gudo Rajaynaya 👑 ku aaminsanahy✌

  • @naruronalka
    @naruronalka Před rokem +21

    Jack safarkiisa sida ugu farxe wllhi lama qiyaasi karo wllkey marku baxaaye so xasuste asigo foganayo aya hda murug iyo farxad isku dare🥺 illah hooyo iyo aabe hakaga dhigo dadka utagto abowe❤ qofkasto Muslim eh farxad iyo caafimad aan dhamaan illah ha siiyo🥺🤲🤲

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +30

    MISBAH GOB GOBI DHASHAY ❤️
    CID LALA SXBO GABAR BAA U MUDAN 🥰
    QURUX KU DHIIGLE SI GAARA MISBAH U OGOW 🙏

  • @superpower1867
    @superpower1867 Před rokem +55

    Ilahey calaf ha iskugu kiin daro ❤ jack and mizbah ❤

    • @احلامسمن
      @احلامسمن Před rokem +3

      Amen yrabi wlhiislajeclhy gbdhan wgbdh degan qalbi fican kibir mtqan amusan isna wawiil dacada qalbi xdhan sxptnimada wxkayaqan ilahow claf isugu dar yarabi islajeclane

    • @faadimoyousuf711
      @faadimoyousuf711 Před rokem +1

      Aamiin yaa allah

  • @dryasincawale5718
    @dryasincawale5718 Před rokem +33

    Wlhi walaltinimada waxa garanaya un qof qalbi wanagsan muzbah runti waxad tahay qof wanagsan keep going forever 👍

  • @nouhhassan3386
    @nouhhassan3386 Před rokem +111

    LEGEND WELCOME TO ENGLAND 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 Před rokem +21

    mansha allah gabadha abaal kudkeeda waa inaad guursataa inshaa allah

  • @hamdiali3463
    @hamdiali3463 Před rokem +12

    Amin iyo Marish Wlhy Mizbah baka.Gobsan m.a Wa.qof Qimaha wllnimada Yaqan😍😍

    • @mariyanmohamed4837
      @mariyanmohamed4837 Před rokem

      Oo meqa sano bay gift Iyo waqti ku bixinayeen ma manta markay kala fogaadeen ba misbaz gob noqotay🙄🙄

    • @aishahassan2783
      @aishahassan2783 Před rokem

      @@mariyanmohamed4837 wlhi beenta maha dharka uu manta xirto kala bar o bar marish baa gift ahaan ugu keentay lkn intii yarayd o ay maqnayd baa lagu ilaaway wa adun Iyo xaalkis

  • @muhiimosman169
    @muhiimosman169 Před rokem +38

    Ax qalbiga ixanuunay Jack please don’t forget Musbaax waqtiga si kasta ku mashquliyo ha ilaawin. Wax kasta ku cawin karto marka wax heshid. Kaga farxi xita abal marin uga dhig Ina guursatid. Musbax sorry wan kula oyay jack welcome to Uk 🇬🇧 wa ku joogna ma cidlonaysid 🥺❤️👏

    • @fartuncabdi3117
      @fartuncabdi3117 Před rokem +1

      Guurku muxuu yahay waxaas ceeb waaye

    • @yussufmohamed6365
      @yussufmohamed6365 Před rokem

      @@fartuncabdi3117 maathiga ceb kadiga athiga hoyatha iyo abaha weyisgursathen sithas adunkan kutimid

  • @ayaney4497
    @ayaney4497 Před rokem +6

    She deserves everything Fr 😌🥺💯bro keep this girl whether as a friend or anything just keep her she is soo rare misbah✊💯🧏‍♀️🥺❤️

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před rokem +16

    Hadiyad lagu siiyo waxaa ugu qurux badan mid ay gabar kusiisay gabar deeqsi eh waaye m.a❤

  • @waarechannel3173
    @waarechannel3173 Před rokem +7

    Video gaan in chanalka misbax lasoo geliyo ayeeey kulaheeyd lkn gobanimo wlh gabadhaaan waaa qof taqaaano qiimaha Walalnimada guuleyso wlshay 😍😍😍

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Před rokem +6

    Masha allaha misbax waa sxb wanagsan qurux ku dhiigle waa u qalma ka badan ahaada waligiina sxb wada xariir nabad allaha kuugu geeyo safar qeer qabo

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Před rokem +38

    Aduunka qofka ugu qiimaha badan waa walaashaa baa la yidhi💙 Baayo Alle aduun iyo Aakhiro Ha kula jiro🤲🫡💙

  • @ugaasadii
    @ugaasadii Před rokem +22

    Safar salaama aboowe sidii naag waligeed ku taqaanay ban u murugooday wlh😭❤

  • @ahmedjimale4852
    @ahmedjimale4852 Před rokem +18

    Masha Allah , thank you sister for helping your brother without any reinforcement
    May the almighty Allah swt make everything easy for you.
    Kindly let's encourage our good people to help others be it in poor people or not. Poor.
    Infact misbax has done marvellous job and she has showed us humanity and kind.

  • @abdikafichannal4626
    @abdikafichannal4626 Před rokem +17

    Mizbaah gabar qalbi wangsan illahay haku dhowro wll👑

  • @jackyphonsi2578
    @jackyphonsi2578 Před rokem +4

    Qalbi wanaga walagu dhashtaa ee liskama doon doono Masha Allah.
    2 Legend

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 Před rokem +35

    Allahuma Barik Mizbah we are all looking for a good friend like you....

  • @kaifmaxamed4949
    @kaifmaxamed4949 Před rokem +5

    Quruxow somali weyn qalbiyadodaa xaday intas kaliyana mahee xitaa gabdhihii kudhawaa ohin markay maqlen safarkaga qalbi wanaagii o qofa tahay ilahay hakuxifdiyo 🥺👑

  • @najmacadey7747
    @najmacadey7747 Před rokem +65

    Jack wan qirooday wlhi qof aad uqiima badan oo qalbi wanagsan tahay 🥰🥺😢

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +4

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedsiciid6570
    @maxamedsiciid6570 Před rokem +20

    Walshy musbax Alle haku Barakeyo Amiin Amin 🤲🏻😢👍

  • @mushtaqkhalid161
    @mushtaqkhalid161 Před rokem +10

    Axy dad Qiimo badana ka tageysa wllhi ilmeyay wakhtigu cajiibsana
    Alle ha idin kulmiyo in badan oo kaleh 🤲💯

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 Před rokem +10

    Waa qof qaaliya oo qalbi fiican allaah ha kuu siyaadiyo wiilkana allaah safarkiisa khayr ha uga dhigo

  • @hamseasaddhugad
    @hamseasaddhugad Před rokem +20

    Gabadha ilaali oo ha iloobin ❤👏👑

  • @idilmohamed7742
    @idilmohamed7742 Před rokem +24

    Masha alllh wllky qof igu qaliya qiimo iyo qadarin mudan wanagii oo qof ah caqligii oo Lugaynaya ilxuni kuma aragto iyo intii uur ka neceb qurux ku dhiigle bilash maha geesiga afrika aqoonyahan halyay qaran hore usoco abid aad kuu tageera qof aan jecelahy marwalba qosolkiisa lkn wad naga fogatay lkn wn Rajaynaya mar uun inaad nogu imato Djibouti 🇩🇯❤ Alllh ha ku xafido ifka nolol ku deqdiyo niyad sami ku nolow

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem +1

      walashey mcn youtube kaas subscribe issar🇸🇴🇸🇴 dhiga somaliyeet biya ma ahan waax e tusii👊🙏

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před rokem +1

      Idil Mohamed walal subscribe isaar

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před rokem +5

    Big legend qurux ku dhiigle nin aan aad u taageero ayaad tahay waanan kula socon doona inta aad halkan ku jirto ee nabad qab ku joog meel walba aad joogto🥺🥺🥺

  • @abdikhalidbilal8399
    @abdikhalidbilal8399 Před rokem +35

    M.a true friends never end 🔥🥰

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před rokem +26

    Walalnimo 🥰🥰Meel waliba Allaha kugu amaansado wllkeen Jack🥰

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 Před rokem +5

    Waligeey comments ma bixin lkn Jack wlhi waxaa tahay qof wanagsan oo qalbiyada ruux kasto wanag u sxb ah hanatay, allah ku nabad yeelo meel kastoo dunida joogtid. Waligaana sxbadaa ka tagtay qalbigaga ku haay aboowh sharaf iyo karaamo we love🥰🥰

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem

      walashey mcn youtube kaas subscribe issar🇸🇴🇸🇴 dhiga somaliyeet biya ma ahan waax e tusii👊👊🙏

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa Před rokem +13

    Jack wlhy intas iyo inka badanba wad istaahishaa 😰
    Ani hadii aan awoodilahaa wlhy wax kasta oo ku farxad gelinaya wan kuu samayn lahaa wll qalbi wangsan baa thy ❤❤
    Farxad ku war meelkastod jogtid wlloh❤

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem

      Xamdaa subscribe issar🙏

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před rokem +57

    The family empire boom boom in the house 🔥
    Legend horumar wacan .

  • @Samiirluckyproduction
    @Samiirluckyproduction Před rokem +21

    Wllhi walalti nimada Waa shey qali ah Mar walbo sidaan isku garab jooga Insha Allah🥰🥰🥰

  • @aminaahmed8343
    @aminaahmed8343 Před rokem +15

    May Allah protect you anywhere you go Amiin 🥺🥰your such a kindhearted

  • @sammimaahi114
    @sammimaahi114 Před rokem +7

    The legend of social media mr qurux ku dhiigle we will miss you your joking with friends in kenya, keep up my bro

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Před rokem +24

    Maanshaa Allah Tabarakalah Waxaas Ayaa Walaalnimo La Yiraahdaa. ❤

  • @kingpower4393
    @kingpower4393 Před rokem +43

    the legend qurux kudhigle keep going brather ❤️✅🙏

  • @nastehamohamed8422
    @nastehamohamed8422 Před rokem +11

    Safe journey my dia brother Jack,we will miss wlh😭🥺 walal qalbi wanaagsan Aya tahay🥰♥️we love you for the sake of Allah ❤️🙏🙏🙏 Qer badhan ayan Ku rajeeyna In Sha Allah 🙏

  • @sakariyeabdulahi2043
    @sakariyeabdulahi2043 Před rokem +12

    Wehel iyo walal Jack and Mizbah nolada intay nololi jiirto farhad
    Igu nolada ❤🎉❤

  • @akaustin5510
    @akaustin5510 Před rokem +7

    Misbah waa gabar wanaagsan alle ha wanaajiyo😢

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 Před rokem +9

    Qurux kudhegle wll qaali Amiin yare Away horta lama Arko wayadane🥺

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem

      walashey mcn youtube kaas subscribe issar🇸🇴🇸🇴 dhiga somaliyeet biya ma ahan waax e tusii👊👊🙏

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +13

    Aboowe Safar Salaama Qurux Kudhiigle Abasyo Maasha Alaah Walaal Qaaliya Wa bixiyo❤❤❤

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 Před rokem +5

    Nalkii Nairobi noo aheyd bro anagaaba kaa Sabri Karin asxabtada iska daayee😢😭

  • @abdifatahosman6898
    @abdifatahosman6898 Před rokem +22

    Insha allh bisbah walaley anagaa booskiisa kuuma buxin karo lkn waa isku dayey naa inan garabkaaga taagnanno
    Qurux kudhiigle hor mar iyo guul ayaan urajaynaynaa

  • @asmamohamed2059
    @asmamohamed2059 Před rokem +6

    Jack wlhi wan ku farxay tagitan kaga wll meesha tagaysid dadka ilahy hooyo iyo aabo hakaga dhigo wax dhibana ilahy kuma tuso wllky mcn 😍😍❤❤

  • @abronesenior
    @abronesenior Před rokem +5

    Manshallah she has a beautiful heart 😍😍😍

  • @abdikarinabdikarin5945
    @abdikarinabdikarin5945 Před rokem +6

    Gabadha ha iloobin jack wllhi waa qof qalbi wanaagsan

  • @simanali7559
    @simanali7559 Před rokem +26

    Omg that’s honest friendship walalnimo it is so rare now a days I cry with her Allah isku kiin dayo Madbax you have kind heart so as Jack one in a million people , sending you love ❤️

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 Před rokem +20

    Masha allah Musbax waa gabar sharaf iyo ixtiramba leh ogna waxii wax ugalay I love you Misbax 🥰❤️❤️💝🌹👍

  • @shimbirtanabada9178
    @shimbirtanabada9178 Před rokem +1

    Baayo ❤Misbax❤ sharaf iyo karaamo korkaga sis. Alle ha ku nbd galiyo bro jack. ( qurux ku dhiigle fadlan ha is badalin marka tagtid UK ).Misbax si fiican uga war hey guur hada ugu abaal gudana wlh wan ku duceyn🎉

  • @luulmoha9860
    @luulmoha9860 Před rokem +3

    M.a wllkey qurux kudhiigle wlhi aad ayan ugu farxay safarkaaga wlhi wllkey iladhashay saan ugu farxi lahaa ayan safarkaaga ugu farxay wll m.a illahay haku dhawro wll qalbi wanaagsan aya tahay👋👋👋

  • @fahadmohamed7028
    @fahadmohamed7028 Před rokem +23

    We missed you qurux kudigle 💔😥

  • @nimosigat7952
    @nimosigat7952 Před rokem +11

    U made me cry 😢❤️together forever and ever

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 Před rokem +2

    Misbax waa gabr miskina daacad ah sido kle jack nolol qurux badan bnku rjyn misbax ina ilaawana rajyn mr walba garabkeda noqotid wa gbr yar o qalbi fcn walked unoqo insha alh

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 Před rokem +3

    Mansh Allah misbax waa gabadh aad u fiican quruxow inantaa si gaara u ogow bro safar khayr qaba ayaan ku rajaynayaa

  • @carabtube4473
    @carabtube4473 Před rokem +4

    🎉😢 misbaax runtii qof qalbi wangsan weeye sxpo mar walba xus🎉

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Před rokem +5

    Channelkayga ku soo biira walalayaal 🙏🏾🙏🏾🙏🏾💚💚💚💚

  • @gasiradigale1708
    @gasiradigale1708 Před rokem +6

    Welcome to UK 🇬🇧 😀 🙌 qurux ku DHigle from Manchester United Kingdom 🇬🇧

  • @abdirahimibrahim4185
    @abdirahimibrahim4185 Před rokem +5

    @mizbah waa gabar qalbi wanaagsan @jack na waa legend 👊 safar salaama

  • @ismaaciilaxmedcusmaan6426

    Duni dan maso marin qof kadol qaad badan kana ixtiram badan Nabi muxamad SCW

  • @hafsasaed834
    @hafsasaed834 Před rokem +1

    Qurux ku dhiigle sxb wngsn weye misbah ha ilaawin weliga😭🥰

  • @mariaanas473
    @mariaanas473 Před rokem +23

    Masha alah abayo musbaxaa waa gabar aad uqalbi wanagsan adigana jack waxaa tahay wiil aad ufican abowe qofka kulajogto maxaa umaleynee aniga oowaligey kula kulmin ayaa qalbiga ka oynaya walahi abowe melkasto oo tagto alaha kuxafido

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 Před rokem +2

    Misbax wa gabar aad uqalbi wanagsan insha Allah ilahey ha idinka dhigo wallo dardood❤isku jecel dadkana iskaga dhow insha Allah gabadha ogow qurux dhukdhiigle ❤❤
    Abaalkeeda wa ina guda raganimada muuji insha Allah hoo iyo hiilba thanks guys safar salama wallo

  • @khadraxusenxasan5989
    @khadraxusenxasan5989 Před rokem +10

    Mashaallha waa gabadhan waa gabadh goba wihly waan qiroday

  • @hoodoomer1985
    @hoodoomer1985 Před rokem +1

    sbbta an kliya een uu necebhy inan dadkq brta wa sidan mrkd is fahntaan ayeey wayuhu idinkala dirayaan 😭😭 you make us cry 😢

  • @aisharoonabdirizack3970
    @aisharoonabdirizack3970 Před rokem +15

    Wlh for real am also shedding tears 😭😭😭😭 can't able to control my tears 😭 it rly hurts to see Ur best frnd and brother leaving u 😭🙏💔💔

    • @Tigerozil
      @Tigerozil Před rokem

      walashey mcn youtube kaas subscribe issar🇸🇴🇸🇴 dhiga somaliyeet biya ma ahan waax e tusii👊👊🙏

  • @maryamoabdullahi9094
    @maryamoabdullahi9094 Před rokem +1

    Danbigaga alle hadhaafo danbiga walidintada alle hadhaafo umurahaga alle haku sahlo kaliya kusali xabibkena maxamed صلي الله عليه وسلم

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 Před rokem +6

    Jack xushmad iyo wnga caan kuthy gbdha ha goyniin xidhiidh garab wayn baa u thy wlalaha nololsha guulaysta😭🥰🙏

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 Před rokem +5

    Wow a friend and a sister to keep misbah😢 jack don’t forget misbah
    Safarkaga neh Alle hakufududeeyo sxbkey 🇬🇧

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před rokem +5

    Anaaba mooday walahi in layga tagayo oo qiirooday waxka xun ma jirro marka qof ku dhow ka tagayo😭

  • @user-xq9ek1sg6y
    @user-xq9ek1sg6y Před rokem +9

    MashaAllah ❤️ My ♥️✅😭😭

  • @nahaarfarax1768
    @nahaarfarax1768 Před rokem +4

    Walahi wa run la antis wawa mugdi bee🥰🥰

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Před rokem +31

    Safe journey my Brother inkstoo anaga hawada uun Kala soconaY Hadana Safarkaga Wana sameyay Ale hku nabd qab geeyo Khyr bdn ale hakaala Kulansiiyo wadanka Shishehe ee ad Usafrty Wiil akhlaaq iyo Dabeecac ba isku darsady ayad tahy qalbiyada dadkan kasbaday wxn rajeynynaa ind shaqadadi CZcams na halkii kasii wado Mahdsnid wlaal Form Burao Somaaliland 💚🤍❤️

  • @anisomaxmed1272
    @anisomaxmed1272 Před rokem +25

    MASHA Allah 🥰

  • @abuukecade2456
    @abuukecade2456 Před rokem +1

    Waa qiirooday wllhi waligey vedio CZcams comments kama so dhiibin alla gabdhaheena somaleyeed naxriiis badna viva Jeck 💖💖

  • @mahamudmk9073
    @mahamudmk9073 Před rokem +5

    I love watching videos of qurux kudigle keep going zxp

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 Před rokem +6

    Wll adi iyo hooyo mcn Ilahay janada haidinkukulmiyo amiin wll isoboqo plz🔥🥰

  • @maxamedabuukar9940
    @maxamedabuukar9940 Před rokem +3

    First coment saxp sare qurux kudhiigle reply pls sxp mcn walhi nairobi norkeed tagay

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 Před rokem

    Mohamed bashiir walal dunida iyo dadka aad u tagayso alleh hakaga dhigo Hoyo iyo aabo
    Safar Noloshada Qurxiya alleh haka dhigo.

  • @nastehaahmed8298
    @nastehaahmed8298 Před rokem +3

    Mid kheyr qabo allaha kaga dhigo jack safarkga wn ku farxay wlhi❤🙏

  • @abdulahiabdiwali1959
    @abdulahiabdiwali1959 Před rokem +8

    Sorry my 😢sister 😢Safar Allah ku nabda 😢

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před rokem +3

    Qof Qaali Ah Qiima Badan Inad Tahay Runtii Marwalba Wan Dareensana Mizbax Saxibtinimada Ku Weyn Tahay 💕💕💕💕👍👍👍🙏🙏

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz Před 2 měsíci

    Hamballlyo wallkay qurux ku dhiigle allah darti ayan kujeclahay hormar wacan wallky

  • @badriyamohamed913
    @badriyamohamed913 Před rokem +32

    We gonna miss you Jack 😢

  • @hafsomohamed4951
    @hafsomohamed4951 Před rokem +1

    Wlhi Anaapa ilmada ceshan wye jack wlhi wll qalbi wngsn baad thy🙈😭♥️gabadhaan neh waligaa ha ilaawin meel walpo aad tagto xasuusnow😰Ana waxaan ku leyahay meel walpo aad tagto Hooyo iyo Aabo Allah kaga dhigo wll mcn♥️🙈😭🛩💖💯