Video není dostupné.
Omlouváme se.

Cabdi wali xareed waxa uu kaa badbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case lagu toogtay 1977 Q.1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 12. 2023
  • #ogadenia #dds #khaatumo #somaligalbeed #Ethiopiasomalia
    Cabdi wali xareed carab waa makhraatiga nool waxa uu kabadbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case ee duleedka magaalada Jigjiga lagu toogtay

Komentáře • 41

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v Před 7 měsíci +8

    Ninkan hadii uu yahay cabdwali xareed muxumad Nuur ..
    Ha layla so xiriisiiyo 😢😢

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 Před 7 měsíci +7

    Allahu akbar waxaad ku weyday laxaadkaadi inaalillaahi wa inaa illeyhi raajicuun taariikh baad gashay waad guuleysateen waxii Rabi qorayna waa dhacay waxan Allah kaaga baryaayaa in aad Aduunka cimri dheer ku siyiio Aakhirana janada tul fardowso kugu casuumo

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 5 měsíci +2

    Aad ayaan uga xumahay in sidaas laguu galay.
    Ilaahay sabarkaada wax aadan filayn oo wanaagsan ha kuugu badallo.
    Allahuma Amin.

  • @bashirmudi7892
    @bashirmudi7892 Před 7 měsíci +8

    Weriyahan ninka odağa ah si wanaagsan uma wareysan in badan ayan raadinaya Sheekadan qof daacad uga hadlaya Lkn odagu laftiisa ima qancin

    • @rahmahussein9732
      @rahmahussein9732 Před 7 měsíci

      Maxad ku qanci wlle ana ku haye wariyaha ee maxad waydinlayad okadhiban

    • @mohamudabdi6792
      @mohamudabdi6792 Před 7 měsíci

      It's seems that he is lying

    • @ilyare99s
      @ilyare99s Před 7 měsíci +1

      Hanoolaato kasoo daawo col Abdisalad waan hubaa inaad ku qancaysid.

    • @Darwiish-music-channel
      @Darwiish-music-channel Před 7 měsíci

      ​@@mohamudabdi6792ciidan badan oo cidwalba leh ayaa ka waray dhibtaas adigu ma tihid danbi baadhe manaad joogin gobtaas maxaad markaa ku beeninaysaa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 7 měsíci

      Wax kunqancinaya baan jirin BA waayo kuwa dem iga galay baad ama xaafaddooda tahay ma si kale u difaacaysa, you are part and parcel of the regime that perpetuates this atrocities

  • @Binaase
    @Binaase Před 7 měsíci

    Qalbi wanaagiisa wuxuu yidhi Alle ha u naxariisto Siyaad Barre oo waxaas ku sameeyay.

    • @amareto5772
      @amareto5772 Před 5 měsíci

      Maskiinka cilmiga aa ku yar. Nin dad gumaaday Ilaahay raxmad uma weydiin kartid. In dambi aad ku gasho aa laga yaabaa.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 8 měsíci +3

    Maxaa isu weydiin weydeen sababta la idiin xirxirayo illeen darajo in laydin siiyo baa la idiin wadee, sidee arrinkaas si yar idiinku dhaafay, cajjiib

  • @hah7064
    @hah7064 Před 8 měsíci +2

    Niyaw dib halaguu waraysto war wayn baad haysaaye.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 8 měsíci +2

    WAAD YARTAHEY OGAADEN WAR LAMA ODHAN JIRIN SOMALIGALBEED BAA DAGALAKA LA ODHAN JIREEY AWOOWO HADA SOMALILDA QABIL QUDHAN ATHEY SOMALIADA XATAA AFWEYENE QABIL LA YA

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 5 měsíci

    MAAD BAXSATAAN MARKA LAYDIN ULEEYEY SIDEED AHAYDEN MARKA GO'I LAYDINKA REEBAY IN LAYDIN DHAADHICINAYO INAD DAREENTAN BAY AHEED CAJIIB

  • @kamasadan350
    @kamasadan350 Před 7 měsíci +3

    Arintan aad baan u raadiyay siiba ninkan in la arko waa ilaahay mahaddi adigana mahad sanid

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 5 měsíci

    MARKAY XARKAGA ISU XIRXIRAYEN BAY AHAYD INAY OODA JABIYAAN ILEN NIN DARAJO LASÌNAYO XARIG LAGUMA XIREENE WAYAB XATA MIDI MA ORAN WAAR MXN GALABDANAY DARAJADI XARIG MANOQDAY

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před 7 měsíci +3

    The map is wrong. IGADENIA ma aha dhulku aad calaamadaysa. HAUD AND RESERVED AREA OFAADEENIYA LAMA YIDHAA. KIILIGA SHANAAD BAAN LA ISKU YIDHAA. TAARIIKHDA LA TIRTIRO

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 7 měsíci

      Ogadenia waala dhahaa adiga ma magacaas baad u diidanthy in la dhaho ogadenia weeye ogaden baana leh

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 měsíci

      ​@@cabdikahinshugricali3989reerkinu intuu dago ula bax lkn dhul aabahana lahayn magac reer ma keeni kartid RESERVED AREA

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub Před 7 měsíci +1

      Kkkkkkkkkkkk, hadhaagii xarla kolba magac ha sheegteen,

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Před 7 měsíci

      @@cabdikahinshugricali3989 war sida isku dhaan waa waxaad ilaa hada gubeysiga ugu jirtane qabiilo badanbaa dagee

  • @aaminafaarax3452
    @aaminafaarax3452 Před 7 měsíci +1

    MAxad uga ducaynaysa sidasuu ku galay

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 5 měsíci

    XARKA MARKAY ARKENBA INAY OODA JABIYAANBAY AHAYD IYO WAXAN LLA QAADAN KARIN MARYIHIINA GAADHIGAN SAARTA MXY U ODHAN WAAYEN MA XAABAN DOONAYNA DARAJAN U SOCONE

  • @user-bc1cz1st9y
    @user-bc1cz1st9y Před 7 měsíci +1

    🤔🤔🤔🤔

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 Před 8 měsíci +2

    War maxaa nin walbo u uqariya ciidanka sarakiishi amarka bixisey in la laayo, qof walba wuxuu qaroya kuwi amarka bixiye.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Před 7 měsíci +4

      Walal naftiisa ayuu ubaqayaa waayo soomaali waataqaan daalimkooda hadaad sheegto qabiil ayay ugusafanayaan

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 Před 7 měsíci

      @@khadijac9841
      Waa runta, Soomaalida iyo qabyaalada waa walaalo

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Před 8 měsíci +2

    Hadaladiisu way is burinayaan waan dhageystey sadoxda qaybood

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před 7 měsíci +1

    Daarood uunbay ahayeen qari masheegid midna uma baahna ninka hogaaminaayay daarood unbay ahaayeen

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 měsíci

      Mxaa ka raacay jab iyo hoog iyo kabtay meeday

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 Před měsícem

      @@NimcoFf ced somaliya ka meda ay ku dhecin seda tere ma jerto dadka oo af weyne laayay wxaa ugu horeeyay daarood

  • @abdikhayrcabas8144
    @abdikhayrcabas8144 Před 7 měsíci +1

    Wadan cuquba ku dhacday weeye