Isla Hadalka | Caqli iyo xikmad mise waali ? |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 1K

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon Před 3 lety +644

    4:05 😂😂😂 Jikada Ku qoslay

    • @ogaansho
      @ogaansho  Před 3 lety +375

      mar waa in aad casuuntaa Nasra Ogaansho team oo dhan Nus milyanka Qof 🙂

    • @abdishakuurdube1332
      @abdishakuurdube1332 Před 3 lety +19

      @@ogaansho HAYE WAQTI INOO QABTA

    • @amalabdi9344
      @amalabdi9344 Před 3 lety +11

      Nasro waku raadiye waka filaaye commentga hhhh

    • @maxmuudmaxamednuur4514
      @maxmuudmaxamednuur4514 Před 3 lety +13

      @@ogaanshoaniga ooah
      datka soda fiican
      kulasoda caawa
      waxaa silama
      filaanah uguQosley marna
      ulayaabay
      islaxadalka suuliga marks
      aadkujirto

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka Před 3 lety +6

      See loo lkulmaa ! Ogaansho coranahi ma ilawday online xtaa waa looga baqaa

  • @burhanyare140
    @burhanyare140 Před 3 lety +299

    Inta ku xidhan ogansho igula saliya xabibken muhamad 🤲

  • @suldaanfilmsandvlogs8647
    @suldaanfilmsandvlogs8647 Před 3 lety +487

    Iyaaaaa😅 Hadaad isLa Hadasho Fadlan Like saar

  • @mohacade213
    @mohacade213 Před 3 lety +394

    Inta warbixinta walaalehna falastiin sugaysa like taabo dhibta ilahy haka dulqaado

    • @mataanciided2731
      @mataanciided2731 Před 3 lety

      𝔸𝕒𝕞𝕚𝕟 𝕒𝕒𝕞𝕚𝕟 𝕨𝕝𝕝

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 Před 3 lety +6

      Sxb ma falastiin kaliya yaa muslin ah dhibaatooyinka muslinka kale haysta ma arkaysid sida muslinka uguruska ee shiinaha iyo muslinka hindiya, Somalida waxan waydiiaya had iyo jeer maxay xooga u saaraan falastiin iyagoo muslinkii kale iloobaya

    • @bermuda4404
      @bermuda4404 Před 3 lety +1

      @@samatarismail3215 waa runtaa horta sxb muslimin badan ayuu dib heystaa laakin ayagaa usilacsan unadulmisan daqiqad walba qof kadimanaya😪😭

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 Před 3 lety +1

      @@bermuda4404 waa dhab sxb kuuma diidani taa lakiin ereygaa danbe eed tidhi yaan doonaya in aan kaaga jawaabo waxad tidhi iyagaa u silicsan oo midhidh walba qof aya ka dhinta taa aan kaaga jawaabo sxb waxa haysta maad ogtahay muslinka shiinaha oo kaliya intaanad muslin kale u gudbin caalamka muslinka shiinaha waxa laguhayo cid laguhaya ma taalo maxa yeelay sxb ma dad here isir sifayn loo gaadhay in lagala dagaalamo taranka oo dadkoodana Lagu shaqaysto shaqo ayna raali ka ahayn oo Heer gumaysiya.......marka sxb waxan Ku leeyahay taariikhda dib ugunoqo oo wax dib u eeg, muslinka hindiya kadaran waxa Lagu hayo 😫😪😭

    • @bermuda4404
      @bermuda4404 Před 3 lety

      @@samatarismail3215 in all words tariq aan ulabto mise aan ulaabanin walalow wadan muslin ah uusan dibato hesanin majirto zamankan ..alle hanoogargaaro

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 Před 3 lety +39

    Team Ogaansho Eid mubarik alleh cafimad ha inagu gadhsiiyo salamulaahi wlllhay

  • @mohammednaani2319
    @mohammednaani2319 Před 3 lety +26

    Waxaan ahay wiil 13 jir oo lasocdo kanaalka ogaansho keep going ilaa 500k subscribes Ramadan kariim all Muslims world and ciid Mubarak all Muslims world 😍😍😍😍😍

  • @fardowsadagan875
    @fardowsadagan875 Před 3 lety +58

    Isla hadalka inuu faaido leyahay kaligey inaa oghya isku malenaaye Dad bdnaa ila qabo ileeen😁✌

    • @Mohamedbaana272
      @Mohamedbaana272 Před 3 lety +1

      Abayo wlhi ana mar mar isla hadlo kalsooni an ka qada iyo nashad

    • @fahadsaleeban5077
      @fahadsaleeban5077 Před rokem +1

      dadka isla hadla dadka kale way ka aqli badan yihiin ban aminsanahay

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před 3 lety +26

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 Před 3 lety +25

    Ramadaantii waa dhamaad ilaahay kuwii naarta uu ka xoreeyay ha inaga dhigo🤲ciidana ilaahay caafimaad ha inagu gaadhsiiyo😍

  • @muunaabdiqaadir6755
    @muunaabdiqaadir6755 Před 3 lety +5

    wan isla hadlaa wlh maraarka qaar waxan is dhaha miyaa lagu maqlaya wab isku xishodaa hadiiba layla qabo alxm dheeri galiye aya no tahay rabi haku xafido aniga hadalkayga lama maqlo lkn faraha ayan yara tag taga hada ila mid tahay like

    • @abuudi1080
      @abuudi1080 Před 3 lety +1

      Hahaha farahaa taaag taag taa miyaaa 😂 war ani habeenkii markaa jiifanaaa isla hadlaa wlhi anooo jiifte lee is arkaa😂😂

    • @muunaabdiqaadir6755
      @muunaabdiqaadir6755 Před 3 lety +1

      @@abuudi1080 aniga hadii habenkii ano jiiftay waraysi iaku bilaabo hirdada way iga dushaa 90 borogaram igu sodago wlhi

    • @borntobehere4566
      @borntobehere4566 Před 3 lety

      🤣🤣🤣ani xita walhi waxan dhehaa naa bal amus yagu maqlen

    • @borntobehere4566
      @borntobehere4566 Před 3 lety

      Alx alone maaidh

  • @abdiasismohamed4286
    @abdiasismohamed4286 Před 3 lety +17

    Inta aa islahadlo qof isla hadasho majiraa ogaansho fam 🤣 intaan dadka lashekeysto inta isla hadla badan wallahi musqushana sheydaan ino iga waalaya umaleyn jiray 😄taasaa iigu daran isla hadalka yaab lkn walal cumar aa heysana oo wax bdn noo faaideyo always ilahey haka abaalmario walal sarre ❣like hdaa comentiga kaheshay

  • @Hinpirow
    @Hinpirow Před 3 lety +43

    Waxa igu dhacay cudur la yidhaahdo comment akhris anigoo videoga dhameysan
    Yaa ila mida👇

  • @mohamedabdulkadir2465
    @mohamedabdulkadir2465 Před 3 lety +23

    Kanaalkaan wuu iga duwanyahay kanaalada kale wuxu kamid yahay kuwa aan sida gaar ah ugu tixanahay aad baan ku salamayaa walal cumar

  • @quen__________naani2455
    @quen__________naani2455 Před 3 lety +144

    Ani waan jeclahay inaan isla hadlo weeyba iigu baxdaa 😂😂😂

  • @cabdisiciid2401
    @cabdisiciid2401 Před 3 lety +23

    war nio maalin dhawayd anigoo qolkyga isla hadlaaaya ayaa qaar isoo galeeen ilàa iyo hada waxay ileeyihiin waad yare waalathy😂😂

  • @FMGaryare
    @FMGaryare Před 3 lety +5

    Masha Allah 5000 iyo kabadanba waad u qalanta illhay swt garabkada ha galo keep up brother👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @apdymawel5237
    @apdymawel5237 Před 3 lety +29

    Hadaa muuqal kan ila sugaysay is muuji
    👍

  • @Minecraftclips7
    @Minecraftclips7 Před 3 lety +26

    Musqusha wlhi 30min ilaa 1hr ku fikiraa soo qor islahaa lkn waa lagu la yaabi islahaa balse waaba wax jira 😂💪🏽

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 Před 3 lety +1

      Dadka ayaa musqusha ka xayirtaa ilaa albanka lagu soo garaco

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Před 3 lety +16

    OGAANSHO CIIDA 500K hala gaarsiiyo , wuu naga istaahilaa 5m subs.

  • @diintakaliya
    @diintakaliya Před 3 lety +1

    Alle soonki ha inaga aqablo dhamanteen. ciidana farxad alle ha inagu gaadhsiiyo.

  • @alhudaproduction7015
    @alhudaproduction7015 Před 3 lety +6

    CZcamska waxaan usogala sh mustafe xaaji ismail iyo cumar inshaar allow noo xifdi

  • @ahmedihoofficial1488
    @ahmedihoofficial1488 Před 3 lety +5

    Good reading and listening are cures for the human mind

  • @Nasir_official2255
    @Nasir_official2255 Před 3 lety +20

    Wax Badan Ayaan Sugaayey Mowducaan ., Inta Ila Mid AH,♡

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před 3 lety +3

    Umada isla hadasha anaa ka koow ah kamana qoomayeeyo inaan fekeroo kaligey isla sheekaysto in wax iiga kordhaan mooyee
    Mahadsanid ogaansho 🥰👍👍👍👍💖

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před 3 lety +17

    Ani ahaan markaa musqusha kujiro aad iyo aad ayaa uhadlaa war mar ayaa qisho filin soo alifaa “Wahh” waa isla yaabay. Hada cashir inaa qoraa lega raba waxa kufikiroya meesha aan badana aan kuhadlo oo figradyasha igu imaado inaa aado thank!!!

    • @bermuda4404
      @bermuda4404 Před 3 lety

      😅😅😅😅ma musqusha ayaa kudaxaqori rbtaa wll😐.habeenki waqti dambe qor mar uuusan qofna sojedin

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před 3 lety +1

      @@bermuda4404 😂😂😂I aamin AMA ha i aaminin hada musqushaa kujiraa waxaa qoroyaa😌 lkn mobeelka lama qato dhahay😬 war cawitan le iga tahay... lol

    • @bermuda4404
      @bermuda4404 Před 3 lety

      @@ilhanisha2813 😁yac

    • @cabdiraxmaansuldaan4647
      @cabdiraxmaansuldaan4647 Před 3 lety

      Wàa tiktok ama Qabyaalad 😂😂😂😂😂😂😂

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před 3 lety +1

      @@bermuda4404 war yac inaa fikiro lee ugalay wax kale majiro haloww 😂

  • @nam12865
    @nam12865 Před 3 lety +1

    Dadku way igu qoslaan markaan isla hadlaayo iyo markaan dhoho fresh air qaadanYaaa intaan keligay meel fadhiisto...laakiin aniga taxfiiz iitahy inta badanna khaladaadkayga oodhan waan saxaa......selfawarena ahy wallaahy dadka uma jalaq dhigo....waxaana ugu fiican markaan ilaahy lahdlayo salaadda maahan ee just meel gooni ah fariiso ulahadl Allah كأنك تراه والله قلبك سيرقرق فرحتا🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍

  • @gaaciye.channel9591
    @gaaciye.channel9591 Před 3 lety +4

    Is muuji hadii aad ku Xidhan thy Ogansho ismuuji🙏Keep going bro omar inshar🙏

  • @abdirahmanhassan5170
    @abdirahmanhassan5170 Před 3 lety +2

    masha.alh waa barnaamij aad uwanaagsan waxa ku qoslay haduu kugu dhaco dabool socdo ismanaqaano keep going brother omar inshaar

  • @xasanofficialchannel8628
    @xasanofficialchannel8628 Před 3 lety +13

    Hada kahor anoo ari ila'laayo ayaan sheeko isla qabsaday markaa waxa i arkay eedo iyo walashey oo isla socdo weyba ila yaaben isbuuc Quran saara aa ley qoray 😂😂😂💖💖💖👈🙏

  • @hassanshardi9625
    @hassanshardi9625 Před 3 lety

    Wa arin muhiim ah walal qer badan allaha ku siiyo balse xayeysiinta ayaa aad ugu badan

  • @macquulmedia9083
    @macquulmedia9083 Před 3 lety +12

    Wll ogaansho waxaad codsanlahaa inaad kasoo hadasho mowduuca hypnosis oo ah indhasacaad cajiib ah oo qafkasta barankaro indhaha qofkana lagu wareerinaayo xitaa waxaa Jira nooc gaar ah xayawaanada lagu sameeyo Insha alah waan kaasugi doonaa si ay bulshada ugu faaiido like ku qabta si ay ugaarto walalken cumar inshaar🙏

  • @nusaibaarais4466
    @nusaibaarais4466 Před 3 lety +3

    Masha allah I love cumar inshar ilahay haku deysto markasta ina channel kaga dawado ayan jeclahay and I love sida waxa uso diyarisid iyo caqligaga ♥️

  • @Masterka7
    @Masterka7 Před 3 lety +7

    First viewer

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 Před 3 lety +2

    Omar insha alaah wll mahadsanid🙏 hore usoco aad ayaan kuu jeclahay ❤wll alle haku xifdiyo 🤲wll noo soo badi barnaamijyada alle ciida caafimad bashbash iyo barwaaqo hanagu gaarsiiyo 🤲🤲❤ 2021❤

  • @fantasticboy1701
    @fantasticboy1701 Před 3 lety +5

    KEEP GOING
    Inta isLa hadasha 😊

  • @kawsargaduudo9584
    @kawsargaduudo9584 Před 3 lety +1

    Thank you
    Wlkeen allaha.kaa.ajarsiiyo

  • @maryanfarah1210
    @maryanfarah1210 Před 3 lety +4

    Masha Allah Wali Waa soo manahey

  • @Nuureeye
    @Nuureeye Před 3 lety

    Cumarow qeyr allah ku siyee maad ka hadashid arinta falastiin ka taagan

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před 3 lety +8

    Run ahaan tii mar walba waan isla Hadlaaa wlaaaahiga 🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dhhol77
    @dhhol77 Před 3 lety

    Wn ogaa inu isla hadalka xal yhy waliba ani nafteyda in bdna ku xaliyaa mrka murug daremo ama xalad kacirn aad ayn iskula hadla jawi frxadedna abuurta alxmdllh lkn isma laheyn mawduucan ayaa laga hadli donaa si dadka qofka isla hadla la yaabo ay caadi ugu arkan wlh mhdsnid wll cumar wx bdna no iftiimisaa💯🙏

  • @ahmedmohamednorbisik.4758

    Allah ciida caafimaad nagu gaarsiiyo
    Dhamaanteen.

  • @dhiif6644
    @dhiif6644 Před 3 lety +9

    Waxan Kugu Xiranahay Mudo Sadax Sano Ah Omar inshaar Muqalki Ugu Horeyay An Ka Dawado Ogaansho Waxa Uu Ahaa Mangolia Iyo Wadamada Scandinavian ila mantana Hal Vidio ima Dhafo Faido Lena kaa Helaa Macalimu omar inashaar❤️🤗

  • @khadijaxussein4372
    @khadijaxussein4372 Před 3 lety +3

    Asc ciid mubarak dhaman musliminta oo dhan🤝🥀🎆🎉

  • @ugbaadothman1079
    @ugbaadothman1079 Před 3 lety +2

    Hooyaday ayaa tidhaahda ha isla hadalin waad walanaysaye 🤣🤣😂😂
    Mahdsanid wlllo

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 Před 3 lety +7

    4:50 aritan kaligey iney I heysato ayan u maleynayay waqtigan waxa waliba so xasuusaneysa Arimo muhim ah oo ad ilowsaneyd

  • @Ahmedow134
    @Ahmedow134 Před 3 lety +10

    Qofkii ugu horeeyay m. A like haila dhaafin pls

  • @alphachannal7184
    @alphachannal7184 Před 3 lety +4

    1M subscribers iyo inkabadan ayaan kuurajaynayaa mustaqbalka insha allah😘😍😍😍😍🤩🤩

  • @apdizhakurmohamed2706
    @apdizhakurmohamed2706 Před 3 lety

    Wllhay wall qli cumar Anig wann kudager sanahay wa maxay nin ilahay aqan siyeyey baatahy waamxay Anig marr gan suuligo kojiro wann islahadal.taasan waa dhab wadd mahsanid wall qli camer 💞 wadd mahsanid.......

  • @ahmedihoofficial1488
    @ahmedihoofficial1488 Před 3 lety +5

    Reading is the swim of wisdom.

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 Před 3 lety +1

    Ilahy haku barakeeyo wll

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 3 lety +21

    *Yaraanteydii waan isla hadli jiray markaan cidlada ahay iyo markaan howl hayaba lkn wllky ayaa iso sheegay hooyo wuxuuna usheegay inaan isla hadlo kadibna waxay dhahday hooyo adigo intaan la'eg maxaa kugu kalifay inaad isla hadasho? waxan kudhay waxba lkn hooyo ma wax xun baa? kadibna waxay idhahday haa dadka waalan sow ilama hadlaan kaligood waa sidaaso kle 😭mar danbe hadal lamaqli karo afkeyga soma marin🤣xaafada dhan iney ugu shekeysato marabo kadibna shiikh rusheeye la iigeeyo🤣*

    • @abdikarimomaribrahim7100
      @abdikarimomaribrahim7100 Před 3 lety

      Hhhhhh

    • @saynabsomalia9555
      @saynabsomalia9555 Před 3 lety

      Kkkkkkkkkkkk 🤣

    • @khadiijaabdirashidadan2848
      @khadiijaabdirashidadan2848 Před 3 lety

      hhhhhh hoyooyinka dhanaa saas ah lugta markaaa luxaayo oon fakaraayo qeylinee

    • @Barakodiin
      @Barakodiin Před rokem

      Kaafia kkkkkkk waa iga qoslisay masha allah lakin hooyo xumaato ka ma ahan ee fikirka qaldan ee ka aaminsantahay isla hadalka ayaa saas ah. Hada qof waydiibma isla hadasha dheh waxuu ku dhahaa acuudibillah aniga maa waalan marka xaalka somali qaarkood ka aminsanyihin ayaa saas ah lakin ogoow majiro qof aan naftiisa la hadlin qof walba naftisa wuu la hadlaa sida hormarka ama inaa wax qalad ah sameesay. Qorshaha mustaqbalka ee laguu sheegaayo fikir ayuu ka bilowdaa isla sheekeesi kadibne ficil. waalidka dadaal ayee ka tahay rabi hanoo xafido

  • @ummeshahab
    @ummeshahab Před 3 lety

    Waa runta arinka isla hadalka marar badan aya kahelay fikrat fican Ogaansho channel hurmar wacan

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g Před 3 lety +5

    1:35
    Soomaali macawuusley🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dafle9959
    @dafle9959 Před 3 lety +1

    Aaad iyo aad wahayaa ugaas casharkaa horey usoco

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 Před 3 lety +13

    Fanny ayaa noqotey bee seecamalhee🤣🤣😂🤣

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 Před 3 lety +1

    Manshallah wll omar inshar qof waxa tahay Xikmad badan OO psychologist ah aad ayan kuu taageera wll waa muqal aan aad wax ooga faa,iday Inoo soo badi wll mahadsanid

  • @sharukhankashantasomali2071

    Keep going omar

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi Před 3 lety +1

    Mawduuc muhiim ah
    Mahadsanid ustaad Omar inshar

  • @ayaanahmed6667
    @ayaanahmed6667 Před 3 lety +3

    6:57 wlhi daacadbaan u qoslay😂
    Mahadsanid ustaad

  • @shandhakoboyniga8998
    @shandhakoboyniga8998 Před 3 lety +1

    Chanalkaan iyo sahanka xogaha haday dhalinta soomalida oo dhan ku wada xirnaanlahaayeen isbadal bulsho iyo mid wadanba baan dareemilahayn qabyaalada iyo taageerada siyaasiyiintana waan iskala wayn lahaan laheen

  • @nazridiinnuur3042
    @nazridiinnuur3042 Před 3 lety +10

    Alx Waan AfuraY Wll Omer Inzhar Dar IlahaY Ayaan Ku jeclahaY RUnti❤❤❤🥰

  • @mohamudhassan2468
    @mohamudhassan2468 Před 3 lety +1

    Wlhi mawduucan aaad iyo aaad baa ugu baahnaa in laga hadlo

    • @Sharivvv
      @Sharivvv Před 3 lety +1

      Manta aan isweydiinayey su ashan..
      Narwalbo waan isla hadla lkn sida aan iskula hadlo aan kasa..

  • @abdulahiak2114
    @abdulahiak2114 Před 3 lety +34

    Waxan nasiib uyeeshey qofkii ugu horese ee like sara please 🙏 like
    RAMADAN MUBARAK DHAMAANTII

  • @YaasiinMaxamuud-rp4ye
    @YaasiinMaxamuud-rp4ye Před 2 měsíci +1

    Scw❤❤❤

  • @nuuxmohamed4146
    @nuuxmohamed4146 Před 3 lety +6

    Wll cumar inshar hore usoco like isra first ahy igu qata ikala kiciya

  • @abdirizak1234mohamed
    @abdirizak1234mohamed Před 3 lety

    Masha alllaah macalumu

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 Před 3 lety +10

    Hadii ado macawis xidhan dawanayso videoga plz like

  • @cabdullahshiiqbashiir156
    @cabdullahshiiqbashiir156 Před 3 lety +1

    شكرا لك

  • @cadecade3308
    @cadecade3308 Před 3 lety +8

    Keep going legend❤️💙

  • @shafiemohamed
    @shafiemohamed Před 3 lety +1

    waxaan is moodi jiray iney wax iga qaldanyihiin ileen nafteyda ayaan saaxiib la ahaa

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall Před 3 lety +4

    Ku salli walaal Nebi Muxammed ❤️

  • @maryamoabdi4996
    @maryamoabdi4996 Před 3 lety

    Mahasanid wllkey cumar waxbaad isoo xasuusisay aan aad uku qoslay run ahaantii mrkle mhsnd

  • @Masterka7
    @Masterka7 Před 3 lety +10

    Ogaansho I am first viewer like ban rabaa maanta

  • @sakimedia2321
    @sakimedia2321 Před 3 lety +1

    Love iisaara

  • @abdirizakhassan518
    @abdirizakhassan518 Před 3 lety +3

    Sever mental illness
    ▪︎Schizophrenia= ta omer ogaansho baa ino sharxay
    ▪︎Psychotic episode= qayb kamida xanunada maskaxda ku dhaca kuwaso mar xaldo kala duwan mara tu fudud , mid dhexdhexda, mid aad udarn
    ▪︎Bipolar = tana waa qayb kamida xanunada maskaxda ku dhca qofku labo xaalo uunbu ku sugnanya markasta :
    ▪︎inu faraxsan yhy markasta
    ▪︎iyo inu cadhaysan yahay markasta

  • @Moha-fq6tw
    @Moha-fq6tw Před 3 lety +5

    Maanta qof igama horeeyo alx😁

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 Před 3 lety +2

    ASC USTAD CUMAR SALAN KADIB WAXAAN KUU RAJAYNAYAA INAAD NQOTO THE BEST AND BETER YOUTPERADA SOMALIDA IYO GUUD AHAAN GEESKA WAAN KU TAAGEERAA THANKS ♥️

  • @raashidmohamed2031
    @raashidmohamed2031 Před 3 lety +8

    Freeepalestine 🇵🇸👊🇸🇴

  • @qatatowgaming7377
    @qatatowgaming7377 Před 3 lety +1

    Cashir wngzn mahadsanid ustaad Allaha ku sharfo🥰

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL Před 3 lety +7

    Umaba maleynayo qof intuu halkan soo dhex galo inuu katagayo asago subscribe dhihin waayo majirto qof raba inuu biyo cabo hadana ka wahsanayo/kacaajisayo waxaan ulajeeda qof walbo halkan soogalo inuu kuso noqda markale wuu jecleysanaya🥰

  • @abdinasirali6922
    @abdinasirali6922 Před 3 lety +2

    لعل انحدار الدمع يعقب راحة .....من الوجع أو يشفي شجي البلابل
    Walal cumar baydkan baa igusodhacey intan dhageysanayey

  • @nimcohassan
    @nimcohassan Před 3 lety +3

    Xanuun ayaan umaleyey inuu i hyao wlhi marwalbo aan cidlo dareemo waan isla hadla 🥺🥺 hada wax fiicn waaye ma i liithy 😢🥺

  • @ayaanahmed6667
    @ayaanahmed6667 Před 3 lety +2

    6:57 wlhi daacadbaan u qoslay😂
    Mahadsanid ustaad Cumar🙏🏿

  • @sacadaadan9055
    @sacadaadan9055 Před 3 lety +3

    Forex ayn ka shaqeeysata markii an ku cusbaH..wn ku khasari jire.....ka dina wn (isla hadli jiray...) ka diba wn forex guul ayn ka gadhaay....

    • @abyaninanuur8253
      @abyaninanuur8253 Před 3 měsíci

      Sax waa arkay forex cabsi ledahay iyo islahadal taas beenta😂😂

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 Před 3 lety +2

    Masha Allah

  • @xamsekhadar1693
    @xamsekhadar1693 Před 3 lety +11

    wLL kUsAli nAbIgA. sCw ScW❣💫

  • @tjgaming2.0
    @tjgaming2.0 Před 3 lety

    Wa mawduuc muhiim ah
    Omar inshaar thanks bro

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Před 3 lety +10

    Why 1 million views u gaadhsin waynay channel faaidada Aan ku qabno kama helno schools even heesahaba wn gaadhsina Dhawr million mudo kooban walipa
    So shame wlhi go forward bro well done👏

  • @mohamedamiin4277
    @mohamedamiin4277 Před 3 lety

    Isla hadalka badan e musqusha dhexdeeda ma wanaagsana waa sheeko cilmaani in buug & qalin looqaato o mudo dheer layskula hadlo Allahu aclam

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Před 3 lety +4

    Hhhhhhh ani musqusha waa iskula hadlaa gurya ku dhisaaba 2 saac ku jiraa waxaa is arkaa ayadoo cida dhan albaabka igaraacayan 🤭

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 Před 3 lety

      Lkn ha badsan nin markay murug ama mushaakil kusoo galo sidaa ugu baxi laheed lee isticmaal

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

    5:20.
    Fikirka halkaa baa ka baddan, Kan banaanka, Ilaa Jinbaa marmar Figrad ku siin, Inkastoo Uu Jinigu Firadaa ku wato, Bila-aadin habaabin.
    Figrada Jiniga baa marmar, Wax u qabata dadka Marna Habaabisa.
    Waa sidaa u isticmaasid.
    Ilaa Ooliyo Kuma dheheeydee👉Aduunka ka guur Oo Dayaxa dag.
    Cadaanka Guriga beey Musqushu ugu dhex taalaa, Albaabkuna u furan yahay👉Nin Waalan Ama Nin Jin Wato Baa, Dhaha, Waa Duulisteeniyo Dayaxa, Aaynu Dagnee.

  • @munizhaupthihuzain6892
    @munizhaupthihuzain6892 Před 3 lety +3

    inta daawaneyza Ramadaan oo baxday
    Iz mujiya ✋😂

  • @luuqganaaneofficial2632

    Mahadsanid ustaad Omar inshaar

  • @paultwocock5421
    @paultwocock5421 Před 3 lety +4

    isla hadalka shey aan aaad ugu fiicanahay

  • @hubaalchannel7857
    @hubaalchannel7857 Před 3 lety +2

    First comment pro tageeraha weyn ee ogaasho

  • @ifrahmuuze7936
    @ifrahmuuze7936 Před 3 lety +8

    AniGu wan isla hdla Markasa Lay dhaha miyad walnty🤣🤣 Ana waa xalka kaliye aan Haysto ee dhibka an kaga baxo

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj Před 3 lety +1

    Mahadsanid

  • @najkafilms718
    @najkafilms718 Před 3 lety +4

    Dadka qaar ayaa uyaqaan hadii qofku islahadlo inuu waalanyahay hadii aadila araktay like

  • @faadumaabdullahi8705
    @faadumaabdullahi8705 Před 3 lety +1

    Mhdsanid wll

  • @hodanqeyloquute31
    @hodanqeyloquute31 Před 3 lety +4

    Cumarow waa runtaa aniga waan isla hadlaa. Dadku waxey igu dhahaan maad waalntahy😕😘