Cuqaasha Gobalka Cayn Oo War Saxaafadeed Kasoo Saaraya Xil Ka Qaadista Kuraasta Gobalka Cayn..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Cuqaasha Gobalka Cayn Oo War Saxaafadeed Kasoo Saaraya Xil Ka Qaadista Kuraasta Gobalka Cayn iyo Degmada Buhoodle#SUBSCRIBE

Komentáře • 20

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před měsícem +2

    Masha Allah Tabarakllh ❤guul baan idiin rajeynayaa iyo horumar BiIdnillahi Baari 🙏🙏🙏🐎🐎🐎
    Harti weeyne guul Insha Allah ❤❤❤❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před měsícem +1

    Yaa Allah Yaa Mugiith nasri usoo DEJI Somalia 🇸🇴 oo dhan iyo reer muqdisho aamiin🙏🙏🙏😭😭😭😭Allow unaxariiso mujaahidiinta xaqdarrada lagu xasuuqay aamiin💔💔💔

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před měsícem +1

    Inaader waan jeclayn Mamul SSC, laakiin Ino hirgeliweydey ee ama SSDF raca,ama SNm raac,talana yey idin seegin.

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i Před měsícem

    Waa ino midnimo SSC Khaatumo, iyo Puntland Harti Darod. Halgankii waa halkiisii

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +2

    dhulbahante inu kuqanco ssc khaatumo wuu kukhasbanyihin oo waba maamul udhistay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    dhinac hadi laga eego wa run oo dad kuraas raadisa oo dan kalahayn ssc khaatumo ba jira ee iskailaaliya oo hore usocda

  • @fadxiyakooshin3141
    @fadxiyakooshin3141 Před měsícem

    War Ka fadhiista mersha Waxaa Ka Shaqaynaysa Dawladeee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    qofkan danta ssc kashaqeyneyn adeer xilka wa laga qaadaya dee lama 2 sano in dhidhibada loo aaso ssc khaatumo ba lawada

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Před měsícem

    Kursiga nina lama dhalan,
    Nin baa imanaya, waa tegayaa,
    Mid kale ayaa imanaya.
    * ninka xil haya ama loo dhiibaa, jilib, Qoys uma hayee,
    Shacabka ayuu u hayaa,
    Maamulka khaatumo iyo
    Shacabka oo dhan ayuu u hayaa,
    Intaa wax ka hooseeya ma aqbalayno wax khaatumo ka hooseeya.

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i Před měsícem

    Qurbo joog hadaanu nahey waxaan u maqanahey Harti Darod.

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g Před měsícem

    Wa shir jaraaid o dhiilo leh talaw maxay maqleen, taladayda waxan ku biirinaya odayaashas ila Intan war sax ah ka helaayo

  • @MoSool-lc2mn
    @MoSool-lc2mn Před měsícem

    Yaab😮

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg Před měsícem

    Cuqaasha waa in baaqooda la maqlo khilaaf looma baahna wakhti gaan waxgaradka deegaan ka iyagaa ya qaan cida dan u ah golaha cuqaasha war kooda yaan la dhayalsan hala dardargaliyo shaqooyinka gobalka

  • @user-dw3oq7ie6h
    @user-dw3oq7ie6h Před měsícem

    War Sharciga Hal ilaaliyo

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i Před měsícem

    Waxaan adkeynaa midnimada Harti Darod markaanahey qurbo joog.

  • @user-xi2gd6gc3o
    @user-xi2gd6gc3o Před měsícem

    XILKU MIYAANU WAREEGTO AHAYN. GOORMUU DHAXAL NOQDAY. QOFKASTA OO KASOO BIXIKARANA XAQ BUU U LEEYAHAY IN XIL LOO DHIIBO. UMADD IS QAB QABSI UUN LASOO TAAGAN!!!!

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk Před měsícem

    Ma ka mid batahay mise watahay?

  • @user-mm8mb4yb9w
    @user-mm8mb4yb9w Před měsícem

    Waar.xaguu.kuyaala.gobolka.cayn.

  • @user-mm8mb4yb9w
    @user-mm8mb4yb9w Před měsícem

    Waar.waxkalaad.calanka.buluuga.ah.mooyaane.xaguu.ku.yaal.gobolka.cayn

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před měsícem +1

    MA DAD WAALANBA WAR CAYN WAA CAYNABA IDINA BUUHODLA JOOGTAN E WIXINU MA RIYAA