PRANK Liicaato Qudbosirayso Qoftan SUMAYO Ma Ogaanayso

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 468

  • @noorabdi28
    @noorabdi28 Před 4 lety +356

    Big bro asagoo koofi la,aan ah hdada arkin Like👇🤣🤣😅😅

  • @xeyfaguuled4225
    @xeyfaguuled4225 Před 4 lety +27

    Inta ila aragtay licato inuu dhahay asxaptii ayan kaharay like 😡😂😂😂😂😡

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 Před 4 lety +19

    Mashallh licato allh udayo xaskisa mrnapa khiyaami maayo way fcnn lhyd raga dhn iney san noqdaan💌🤗🤲

  • @J-Abdalla
    @J-Abdalla Před 4 lety +17

    liicato inuu fahan san yahay prankiga inta ila aragte like dhac ku sii

    • @abdiaziizmohamoud5495
      @abdiaziizmohamoud5495 Před 4 lety +2

      Sidii qaraaxoo kalaa loo duubay hal mar baa laduubay like waxaa ha ku raadsan

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn Před 4 lety +147

    Lii Caato prank wuu fahmaa Nin kaas Wax kle waaye Mida kle waan ogahy prank in meesha oolin ruwaayad ahan baa u fiirsty 😁😁

  • @hooyomcn5937
    @hooyomcn5937 Před 4 lety +56

    M.a keep going ismadhaanto muniir so qabo prank

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 Před 4 lety +23

    Kulu nafsin daaiqatulmowt ar liiicaato wax kale🤣😂😂🤣🤣🤣😂😂

  • @nadiabashir1982
    @nadiabashir1982 Před 4 lety +22

    Wow nin Xaskiisa kufanaya m.a liicato keep going ❤👏👏👏

    • @mohamudbulle4266
      @mohamudbulle4266 Před 4 lety

      nin aan xaaskiisa ku faanayn abaal laawe ka xun majirto

    • @nasroabdi2653
      @nasroabdi2653 Před 4 lety

      Mansha Allah liicato guul wacan abowe qaali

    • @kyngjoe9545
      @kyngjoe9545 Před 3 lety

      i know I'm kinda randomly asking but does anybody know of a good website to stream newly released tv shows online?

    • @cadethomas142
      @cadethomas142 Před 3 lety

      @Kyng Joe Flixportal :)

    • @kyngjoe9545
      @kyngjoe9545 Před 3 lety

      @Cade Thomas Thanks, I went there and it seems to work :) I appreciate it !!

  • @welovereds6594
    @welovereds6594 Před 4 lety +38

    Isma dhaanto wxn idinka tageraa call prank wlhi love i sara inta isma dhanto tagrta

  • @ladanabdullahi636
    @ladanabdullahi636 Před 4 lety +18

    Kaafi io big bro caadi matihiin
    Keep going ismadhaanto

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 Před 4 lety +23

    Waata biisaha U Lugayn Jirtay KuLaHaa🤣🤣🤣
    Liicato Saas Miyuu aHa

  • @saadaqcalishuuriye2794
    @saadaqcalishuuriye2794 Před 4 lety +11

    Asxabta ragan runti waa rag gob ah. Qof kasto intay soo caan bixi yaan. Ayuu meel cilaa kagataga. Marka ani waxan ina le yahay kafi iyo big bro. Dul qaata guusha inigaa u danben markasto.

  • @fathimohamed5972
    @fathimohamed5972 Před 4 lety +13

    Allah liibaan Caadi maaha
    Qoys wanaagsan Oo lagu daydo waaye

  • @samiirodelle740
    @samiirodelle740 Před 4 lety +67

    lii caato muxu yiri dadki dhan azxpta uga goay iyada darteed🙄😒❤

    • @cicfantastic6699
      @cicfantastic6699 Před 4 lety +3

      Hhh haa waa fahamtay yaah inee liicaato iyo saaxiibadiis inee kala go'aan in laga danbeeyay

    • @mariaahmed9762
      @mariaahmed9762 Před 4 lety

      Haa waan la yaabay eraygaas markuu dhahay

    • @umunashaad3219
      @umunashaad3219 Před 4 lety

      Saxibtisa qaaska ikraan ozil ayey aheed wana kala goneen

    • @mariaahmed9762
      @mariaahmed9762 Před 4 lety +1

      Muniir xitaa

    • @maankayare6849
      @maankayare6849 Před 4 lety +1

      Bro. Ninka. Wuxuu. KaWadaaH. ANi. DumaRkaLe. UGu. HaraY

  • @hassanmaalin7437
    @hassanmaalin7437 Před 4 lety +18

    Big bro cowradaada astur raga cowradiisa waxay kabilaawataa jilibka ilaa xudunta waaye fadhlan jilbahaada astur nin weyn baatahay oo social media kujuro dad badanaa kuu xeran kudaawato

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 Před 4 lety +10

    Msha Allah lii caato sasa kaaraba kalsonida qoska wax ka farxad badan maleh ilah ha idin barakeeyo lii iyo sumayo

  • @nasramohamud3764
    @nasramohamud3764 Před 4 lety +43

    MnCh alllh licato waa nin fcn oo haskiSa jecel ilahay haisku dayo❤❤❤

    • @nasraosman1336
      @nasraosman1336 Před 4 lety +1

      Aamin abyo waadad an jeclahay runti kuwii isku waaro illahay hakadhigo👌🥰👍❤😍😡💖💖

  • @maryanabdi1147
    @maryanabdi1147 Před 4 lety +17

    Asc as xaabta isma dhaanto waan idin taa geeraa lkn caawa kan ma jecleysan waayo gabdhaha ayaa meel uga dhacdee waayo majirto gabar saa dheheyso 😭😭😭😭😭

  • @yusufxusen7434
    @yusufxusen7434 Před 4 lety +19

    Big pro surawlka jilabaha ka Jexan wall iska dhaf wall qaali ah

  • @tiktoksomali8954
    @tiktoksomali8954 Před 4 lety +48

    Margooni idin so waca mrku dhahayo hda in wx la duuwoyh oo og yahey vaar vaar🤣🤣🤣

    • @dhoorsanedaacad5909
      @dhoorsanedaacad5909 Před 4 lety +2

      waxa uu sidaas u dhahay yacnii ayagaa barnaamij kala hadli rabo ayagaana wacay sidaas oo gooni ayaan idiin soo wacaa oo ku dhahay

    • @roodocali5991
      @roodocali5991 Před 4 lety

      Masha allha.licaato wada Ku jirta wlh.

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 Před 4 lety +19

    Inaalilahi wa inaa illeeyhi rajicuun kulahaa lii caato caadi mahan waa fani 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @kaliyango2235
      @kaliyango2235 Před 4 lety

      Visaha mareykanka uu kaa halaabin buu islehyahay🤣

    • @Jacob-bb3tl
      @Jacob-bb3tl Před 4 lety +1

      Viso waa la helaa, laakiin qalbi daacad ah oo ku jecel si fudud laguma helo.

  • @apdihakemomer2084
    @apdihakemomer2084 Před 4 lety +5

    Big bro 40 jir aya thy surwaal daloolana waad xidhan tahay 😁 iga cilmi badnid ustaad

  • @bakarbiikaofficial4471
    @bakarbiikaofficial4471 Před 4 lety +13

    Licàto- kayaabsaden-wlhi_inta_ila_araktey_like_dhackasiii

  • @abdishakurali6123
    @abdishakurali6123 Před 4 lety +12

    big bro nin weyn waaye fiiri surwaal jilbaha ka jeex jeexan ayow wataa mxa ka qaldan ma dhiman yahay ninka

  • @najmaabdi2157
    @najmaabdi2157 Před 4 lety +6

    Amazing. Husband Mashallah lii sas karabaa Mashallah u have beautiful wife & beautiful baby girl Mashallah illahay hakudeysto

  • @layuunifararax
    @layuunifararax Před 4 lety +3

    Kalay big bro horta kofida maba dhige ma bidaaru leyahay 😂😂😂faraxyasha iyo bidaar max ni kala heysto

  • @cabdilaahimaxamuud9379
    @cabdilaahimaxamuud9379 Před 4 lety +1

    Lil baliil ku sameeya oo ka yaabiya inta ila aragtey in lagu sameyn Karin lil baliil in prank lagu sameyn Karin like dhac igu siiya

  • @sumayafaraxsumayafarax932

    Naagtii liiicato jeclataa ba day siduu ula hadlo bal maqal prank hadeeba dhacdaba in la jeclaado masaasu ku dhaqmi lahaa inkasto xushmenayo qalbiga samiday taasna wad ku wacan tahay masha allah saas kusoco😊

  • @xuseenkeynaan4426
    @xuseenkeynaan4426 Před 4 lety +5

    Fooxiso iyo Salman boqor maxey ugaten team

  • @fatuushchannel4431
    @fatuushchannel4431 Před 4 lety +51

    Musalsalkii murug & marxaalad inta uxiistay farta taaga

  • @natehaali9555
    @natehaali9555 Před 4 lety +4

    Waxan idinka codsanaya dharta in ad iska daysan wixi hadina benyihin hakudharanina ilahy inta kabaqdan✌💯

  • @hodannizia6688
    @hodannizia6688 Před 4 lety +9

    Liibaan gob gob dhalay baaatahy❤👍👍👍

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Před 4 lety +22

    best brather liicaato wllhi hormar wcn abowe reerkaaga ilaasho❤❤❤🙏

  • @dalxacaliraage8730
    @dalxacaliraage8730 Před 4 lety +25

    First minut.waaye like.

  • @mintascabdi7208
    @mintascabdi7208 Před 4 lety +49

    bigborow walaal ilahay kabaq OO jilibka qarso coowro weye aboowe

  • @abaaas2101
    @abaaas2101 Před 4 lety +20

    Asxaabay teamka inta kale ma is dagaasheen zxp

    • @asahoaziz2505
      @asahoaziz2505 Před 4 lety +1

      Sxb ilaa iyo hadaba kamasoo jawaban isma dhanto waxay ukala tagen

  • @hamdaaa5921
    @hamdaaa5921 Před 4 lety +53

    Ragow role model haydin ahadan dayax iyo li cato❤️✌🏻

    • @Baliil2022
      @Baliil2022 Před 4 lety

      De anaa ka baarisane kaaalay iska arag.

    • @cabdicasiisrooble8005
      @cabdicasiisrooble8005 Před 4 lety +3

      Ragii wanwanaagsanaa sida abu bakar cumar binu qadab kuwaa aa ku dayasho iga mudan kuwaana 4 xaas layaal ayay ahaayn

    • @naimofariido5498
      @naimofariido5498 Před 4 lety

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umumohammed5609
    @umumohammed5609 Před 4 lety +30

    lii Cato gob weye wlhi nin karmed

  • @mahat-keeyow7633
    @mahat-keeyow7633 Před 4 lety +5

    Lii caato madax yar ayaan laayahay ko lahaaa 😂😂😂

  • @dhaymanhassan1503
    @dhaymanhassan1503 Před 4 lety +28

    Nin rag iga dheh liiiicaato

  • @yussufshooli7587
    @yussufshooli7587 Před 4 lety +8

    Saxibow big bro fananadhahatha xage kaso ibsataa wanka xele

  • @gdhs3571
    @gdhs3571 Před 4 lety +1

    Geesi baad tahay Liicato xaaskaga iyo adiga isku waraa masha allaah sharaf ku dholada

  • @hafsaabdulkaadir1718
    @hafsaabdulkaadir1718 Před 4 lety +12

    Big bro nin weyn tahy mx wye sulwalka jex jexan xishoo. Huuno

  • @XSTV10
    @XSTV10 Před 4 lety +86

    Waxa ahay TEAM ismadhanto

  • @mkhilovesomaliweyn9303
    @mkhilovesomaliweyn9303 Před 4 lety +23

    Wlhi wa wx lga xumaado afartan jir surwal jilbaha kajeexjexan so xirtay... Wxan maqli jire ilahow gafkeena iyo geerideena ha kulmin... Amiin amiin Ya rabi

    • @zeheeb4884
      @zeheeb4884 Před 4 lety +1

      😂😂 big bro 22jir waye

    • @ninja4c785
      @ninja4c785 Před 4 lety

      @@zeheeb4884 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😅😅😅

    • @amranabdule7498
      @amranabdule7498 Před 4 lety

      @@zeheeb4884 🤣🤣🤣astqfrlh

    • @deeqoyosuf5388
      @deeqoyosuf5388 Před 4 lety

      maxa ka qaldan wll hadu 40 hadu jiro ama 20 jiro mahin inad public kula hadasho plz wax yaabo qaar waa ceeb

    • @mrdajiyeofficial7742
      @mrdajiyeofficial7742 Před 4 lety

      𝒘𝒂𝒂 𝒔𝒂𝒙 𝒊𝒏 𝒘𝒂𝒙 𝒍𝒂 𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒔𝒉𝒆𝒆𝒈𝒐 𝒘𝒍𝒍
      𝒒𝒖𝒓𝒖𝒙 𝒃𝒂𝒂 𝒍𝒂𝒎𝒐𝒐𝒅𝒂𝒂 𝒍𝒌𝒏 𝒘𝒂𝒂 𝒇𝒐𝒐𝒙𝒖𝒎𝒐

  • @kazeymaofficial7491
    @kazeymaofficial7491 Před 4 lety +32

    First comment kep going

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 Před 4 lety +17

    Raali ahaada OK Eileen horaad u duubteen

  • @hassanawdheegleofficial4853

    Big bro suu iska dhig dhigaayo maxaa waaye

  • @abdimohamud979
    @abdimohamud979 Před 4 lety +28

    walee licato nin rageed dheh waa aniga oo meelna iskabadalin

  • @ahmedfarah1615
    @ahmedfarah1615 Před 4 lety +2

    hhhhhh licato funny waye waja at sakaratul mowti bilxaqi kulahaa

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 Před 4 lety +27

    Way isla ogyihiin prankiga wa ruwayad meel la wada fadhiyo

  • @mohamedhusseinkunciil3043
    @mohamedhusseinkunciil3043 Před 4 lety +15

    Liicaato maa soo qabteeen lenged weyn ahaaa

  • @umuhananabdi9962
    @umuhananabdi9962 Před 4 lety +5

    Masha Allah Liban sharf aya ledahay🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ahmedmohamed3637
    @ahmedmohamed3637 Před 4 lety +6

    Hore u socoda love u guys

  • @aziyaruun9287
    @aziyaruun9287 Před 4 lety +23

    أنا لله وأنا إليه راجعون كل نفس ذائقة الموت 😂war yaa ilaahay yaqaan yaa dhinty tolow😂😂😂😂

  • @faceeedkarooon6604
    @faceeedkarooon6604 Před 4 lety +7

    Ismadhanto hawshiina wata dadkii xuman u badala ayagay dhibeeye

  • @Tayba283
    @Tayba283 Před 4 lety +4

    Dadkii oo dhan ugu haray kulahaa ar liicaata

  • @aishaali7769
    @aishaali7769 Před 4 lety +11

    Lii caato yaaka geeriyoday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂

  • @zulekhamustafa6997
    @zulekhamustafa6997 Před 4 lety +3

    Nin meeel u cadahy oo marekan u carfeeso islii iyo xaldoo ogaa qudbisiro u solabo kaaa yelaayo waxaas bada geee kaafi big bro naftirkiis Ku sameee prank asogoo bilaaa kofi ah 😂 😂 😂

  • @nazhwaaa3275
    @nazhwaaa3275 Před 4 lety +8

    Kaafi dhib badanaa waa laqsinaa un😂😂😂😂

  • @MaanQaboojeLyrics
    @MaanQaboojeLyrics Před 4 lety +1

    Big pro wu xanqy mrki layiri heesta ada kaga mudna 🤣🤣🤣

  • @gamesforkids3086
    @gamesforkids3086 Před 4 lety +15

    Isma dhaanto plz plz plz plz ilasoo hadla prank qurux badan ayaan idin haya oo aaan dhibna lahyn plz plz waan idin sugin

  • @kabaxyare1000
    @kabaxyare1000 Před 4 lety +9

    Big bro wn kutaagera sxb

  • @sagalqalbisafiofficial1868

    masha allh masuul masuul dhahay oo nin raged ah xifdulh

  • @IboHB-y8f
    @IboHB-y8f Před 4 lety +28

    Films ayaa rabna No more pranks

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 Před 4 lety +15

    Waryaaya away Gabdhihii fooxiso io Casri Gaar ahaan Away Fooxiso miyaad iska dirteen

  • @samaanabdiqani4775
    @samaanabdiqani4775 Před 3 lety +1

    Brother big bro welcome waa ku wataa

  • @araweelo2aaden126
    @araweelo2aaden126 Před 4 lety +14

    Kafi iyo bigbro hadan arkobaa wan qosla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 Před 4 lety +5

    Big baro ayaa jeclaan lahaa in prk lagu sameeyo kofida laga qaado

  • @moolois7760
    @moolois7760 Před 4 lety +6

    Kkkkkkkkkkkk kafi abdi gacn iyo lung ban u tahy 🤣🤣🤣u oyey

  • @salmanmohammed4230
    @salmanmohammed4230 Před 4 lety +7

    Hhhhhhh Allah haigagoya marawi kulaha

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 Před 4 lety +11

    Manshaa ALLAH liicaato

  • @riyaanmohamedmahamud3538
    @riyaanmohamedmahamud3538 Před 4 lety +15

    Prank musalsalka xey tahay 😂😂😂

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 Před 4 lety +25

    Isma dhaanto call prank aad samaynasan Eileen umadu way idinku taxan tahay qof ka aad wacaysaan wuu u jeedaa inaaad baryahanba wadeen

  • @istahilaabdi1294
    @istahilaabdi1294 Před 4 lety +4

    Prank ugu beensanaaa waaa kan waleee 😄😄😄

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 Před 4 lety +4

    Lii caato sxb waxaa thy nin ku fcn asxaabta asxaabtada garab aa dhib iyo dheef wada qeebstn ma ka go'day

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 Před 4 lety +3

    Allaha show badanaaa lii caato dadkii dhanaaa ga goay kuyeh manaagooo dadka aga goaaaaaa

  • @user-wd8gk9bz4j
    @user-wd8gk9bz4j Před 4 lety +13

    Keep going ismafhaanto pic bro aadbaan kuu taageeraa♥️♥️♥️♥️

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 Před 4 lety +3

    Pranki hbnkasto iska soconayoh musalsal miya sxpyalow😁😄ciyrta naga dayah 🙏

  • @hibaqmohamed6504
    @hibaqmohamed6504 Před 4 lety +21

    Hadu haye idin dhihi laha mad nosodayn leheden dadka isqabo ayd isku diraysanbe

    • @kingbakargaming9162
      @kingbakargaming9162 Před 4 lety +1

      Horay bee intee u weceen ee usheegeen iska fahan baayo waxaan views baa lagu raadaa ragga kuligood waa jilaayaal😂😂😂

  • @abdirahmanmohamed4491
    @abdirahmanmohamed4491 Před 4 lety +5

    Kafi an big baro ilah haidin daayo dad aan jeclahey

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia Před 4 lety +1

    Phone prank Caadi ma ahan Big bro gor goroda waa ku nuureysay sxb hhhhhhhhhh

  • @xagsoabdikadir6728
    @xagsoabdikadir6728 Před 4 lety +18

    Nin nool dumarka qiimahodana yaqaano waaye masha alah alaha isku daayo sumayo iyo liiban yare ❤🥰❤🥰❤

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 Před 4 lety +11

    Keep going tem ismadhaanto

  • @baadhistatv8921
    @baadhistatv8921 Před 4 lety +14

    ismadhaanto keep going
    Axpta we aakimid ahay waxaan Ku codsayaa inay xamze yarechanel subscribers inaad ii saartiin

  • @yaasmiinyaziin5015
    @yaasmiinyaziin5015 Před 4 lety +1

    Inta aragtey in big bro inuu ka xanaqey markuu liicato yiri heesta kaafi baa ku soo bixi lahaa 🤣

  • @fardowsoali5267
    @fardowsoali5267 Před 4 lety +27

    Hhh libaan wallhi dacd uqosley 😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fakataxofficial4599
    @fakataxofficial4599 Před 4 lety +2

    M.a khadar keeyow so qabta like dhac inta jecel

  • @hodanroon5103
    @hodanroon5103 Před 4 lety +16

    😂😂😂😂😂😂liicato realy his luvs his wife hor usoco walalkey 😂😂💝

  • @birimofood1146
    @birimofood1146 Před 4 lety +9

    Horay loo duubay waana la idin sheegay ee fudeydka iska dhaafa soomaliyey 😂😂😂

  • @munasarabdinasir1146
    @munasarabdinasir1146 Před 4 lety +16

    Keep going team ismadhanto

  • @hassanMohamed-do6nl
    @hassanMohamed-do6nl Před 4 lety +6

    Waalal please DARTA DAF..(DONT SWEAR) WEN MAKING THIS PRANKS
    THANKS

  • @fatushquuen3371
    @fatushquuen3371 Před 4 lety +17

    Keep going ismadhaanto

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou9451 Před 4 lety +8

    Wan adin salamay isma dhaanto

  • @dahabsanabdi5123
    @dahabsanabdi5123 Před 4 lety +6

    Liicaaato asaga ma hadlooyo america ayaaaa hadlooso🤣🤣🤣🤣

    • @alimohamed9960
      @alimohamed9960 Před 4 lety +1

      😂😂😂hade qofta passport american ayeey wadataa

    • @dahabsanabdi5123
      @dahabsanabdi5123 Před 4 lety

      Ali Mohamed passport nin kuma raacaayi wlh iskabadaaa anoo nin ah inaaan naag ku raaaco passport dartiise

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 Před 4 lety +10

    liicato asiga dhanaa funny ah wlh

  • @farhanmohamed3631
    @farhanmohamed3631 Před 4 lety +2

    Keep going Brothers ❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedarab9971
    @mohamedarab9971 Před 4 lety +8

    Big boro sxb nin weyn ayaa thy jilbahada asturo

  • @abdikadirfarah9396
    @abdikadirfarah9396 Před 4 lety +8

    Iqraa yare why loogu same layahay prank

  • @salmacabdinaasir9169
    @salmacabdinaasir9169 Před 4 lety +7

    😂😂😂😂😂😂😂🤣😅Liicaato Alleh Kama Gooyo Adigu Wllh Rijaaal Baad Ta hay😍 Nimanka Naag Labaad Raba Alleh Haka gooyo Ammiin dhaha