Xog Cusub Xasaasi Ah & Guriga Sida Loogu Dilay & SIda Loo Diyaariyay| Dagaalka Maleysia & Turkiga Ku

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Xog Cusub Xasaasi Ah & Guriga Sida Loogu Dilay & SIda Loo Diyaariyay| Dagaalka Maleysia & Turkiga Ku Qaadeen Meta O Ugaarsaneysa Muslimiinta
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Komentáře • 265

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před měsícem +44

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @CabdulaahiLeo
    @CabdulaahiLeo Před měsícem +4

    Aniga xita wa la iga turay tacsida Facebook kayga yaab ismacil haniya wlhi wuxu aha halyey alxamdulillah wuxu so noleyay imanka musliminta wuxuna tusay wajiga dhabta ah e re galbedka allaha unaxaristo shahiidkena

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem +5

    Shiekh labo bil ka hore yaa ogaa in uu ku ku guulaystay madaxwayne
    Hada la doortay oo uu imaani doono marxuunka ilaahay qabriga ha u waasiciyo amin yaa rabil caalameen

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q Před měsícem +12

    Ilaahey waxba kama qatsano laakin Haniyah waa lashirqoolay Alxamdulillah aad uu unasiib badanyay waxase maanta dhiban muslin iyo gaal wixi dilay oona shirqool umaleegay 😢😢😢😢 ilaahey haunaxariisto 😢😢😢😢

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Před měsícem +3

    اللهم اغفر لهم وارحمهم واسكنهم فسيح جناتك جنات النعيم يارب العالمين 🤲🤲🇦🇪🇦🇪

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 Před měsícem +5

    Shiiq maxamad dulmi diid labo hadal ayaa igu soo dhacay oo Kala ah xiligii mareekan ciraaq qabsaday nin kii uu udhiibay waxa uu yiri waxaan ciraaq usoo galnay in aan Dadka suniyiinta ah meesha Ka saarno xukun kooda #Aduweeri wariyaha ween uu yiri iiraan Yaan la Aaminin weeyna cadahay midaas Allaha unaxaristo kitaabkiisa midigta Allaha kasiiyo mujaahid cismaan ceel haniya Aamin Aamin Aamin 😭😭😭😭😭🙏🙏🙏

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před měsícem +3

    Kalsooni la,aan ayaga haysata qaf dhintay ayey ka baqayaan waa duli nacalad haku dhacdo amiin yaa Alaah

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Před měsícem +4

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +5

    illaahoow yuhuuda jabi yaarabi shacabka falastiin uhiili yaarabi

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 Před měsícem +7

    Ilaah ha u naxariisto naxariistiisa janno ilaahay Ha ka waraabiyo Intii uu ka baxayna ilaahay samir iyo iimaan Ha ka siiyo

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před měsícem +11

    waxaas waa beentii iyo jahawareerka mareykan u isticmaalo dunida 3 illaahow burburi yahuud mareykan aamiin illaahow jgargaar islaamka aamiin

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Před měsícem +2

    وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝ فَرِحِينَ بِمَا آتَاهُمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَيَسْتَبْشِرُونَ بِالَّذِينَ لَمْ يَلْحَقُوا بِهِمْ مِنْ خَلْفِهِمْ أَلَّا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah Před měsícem +1

    Waxuu ahaa shirqool lawada ogaa waxaan calooshood u shaqeysta yaashaa meel walbey joogan wadan Keenaba madaxda mamul goboleydyada iyo wasiiro iyo xildhibano jajuusin wadamo kale u ah baa ku jira ee allaha naga qabto aamin amen 🙏 yaa rabi

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Před měsícem +3

    حفظ الله الا مه إلا سلامة وتر كيا خا صة.

  • @Muslim9-Yemen
    @Muslim9-Yemen Před měsícem +7

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~««««~-♡-~♡~♡~~•~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.......،،.🎉🎉

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e Před měsícem +3

    Danbayso io horaysaba waxa gacanweyn kuleh iraan
    Qoshaha guudna waisra.iil.
    Alle hau naxariisto shihiidkas 😢😢😢😢

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 Před měsícem +3

    ربنا يرحم رحمته، يا الله، لا تدعها تهدأ عندما يترك الله، وكن صبورًا ومؤمنًا.

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z Před měsícem

    Iiraanta laftigeeda ayaa hagaagsanayn , muslimiintuna waa khawaafiin naf male illaahow u naxariisto janadii fardaws alle haku arsaaqo shiico awalba muslin maaha muxuu u aaminay .

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Před měsícem +2

    اللهم صل وسلم وزد وبارك علي الحبيب محمد وعلي أله واصحابه ومن تبعه بإحسان الي يوم الدين

  • @Duqabto
    @Duqabto Před měsícem

    Subxanallah sheekh Muslim ayaa maanta ugu munafaqadbadan waqtgii rasuulkana waajoogeen iran madaxwaynohooda iyo kanba iygaa dilay ilahay ha u naxariisto ninkaas waa shahiiday

  • @abdallanuradin3664
    @abdallanuradin3664 Před měsícem

    Asalaamu caleykum waraxmatu Allaahi wa barakaatuhu. Masha Allaah, nin wariye ah haddaad tahay, ka fikar waraarka aad sheegeyso.sidda laba bil kahor ayaa lasii diyaariyey diska.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem

    Dulmidiidoow waa run wax kayiimid maraykan oloogu talagalay. Bahdilay Iran kurdi irani ah ayaa dilay illaahada may hadal ka cadawga ayay saxaafada wadaa

  • @aestheticae7173
    @aestheticae7173 Před měsícem

    Dad aan base ka ka dhisneyn ayaad isku taatsbateen Ilaah ha idin fududeeyo good luck

  • @melmi3299
    @melmi3299 Před měsícem

    Allaha u Naxariisto janatul fardowso allaha geeyo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před měsícem

    Allaah u naxariisto mujahadiin shuhada reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 😢 Allaah caawi InshaAllaah wllh muslinka oodhan 💪🇵🇸🤲☪️🤲🤲🤲

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 Před měsícem

    Sheekho alle ha ku xafiido Ariima xasaasiya baad ka hadasha cabsi cabsi

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 Před měsícem +1

    Ilaahay ha u naxariiso ismaciil haney

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    MARXUUM IDMACIIL, DIBADDA LAGA SOO WEERARAY, WA BEEN AY YUHUDDA BAAFISA.

  • @Neima1000
    @Neima1000 Před měsícem

    Ismacil haniya naxarista jano Allah ka warabiyo🤲🏼. Yuhuda cadabta allaha ku fogeyo

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 Před měsícem +1

    Allah u naxariisto marka hore ismail haniyah kulu nafsu thaaiqatul mowt marka xiga israil ku beertay dad yuhuud oo Iranian metalayay oo jaajuus ahaan u dagan dadka zamankan Waa zaman cajiib ah shahid Ismail Haniyah

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před měsícem

    Sheekh dadka waad cawisay,Allah ha ku barakeeyo

  • @Abdi1430
    @Abdi1430 Před měsícem +1

    Asc.wllyal Iran sow ma ahan mar dhaweyd la shirqolay madaxweynahedi iyo wasiirki arrimaha dibada kolay Iran walagu dhex jira ma ahan Iran tii la yaqanay.dhaman allah ha u naxaristo mujahidinti la dilay

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 Před měsícem

    Wll ilaahay ha u naxariisto ,wallaal keen ismaaciil haniya iyo dhamaan shuhadada.waa ceeb 100% in iiran lagu shirqoolo😢

  • @shukriyah
    @shukriyah Před měsícem

    Kulu nafsula daiqakula moota Allah u naxariisto aamiina yaa rabi

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 Před měsícem

    Alhu unaxaristo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Iran ayaa ka danbaysay dilka marxuunka, ismail haniya ilaahay ha u naxariistee

  • @user-lj5tl3kr6j
    @user-lj5tl3kr6j Před měsícem

    Aad iyo aad ayaan ugu xumahay in aanan lii soo jawaabin koorsada xageeda

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před měsícem

    Alaaha ayaa lahaa Alaaha ayaana oofsaday qof walba waa ay sugeysa geerida laakiin naf badbaadeysa ma jirto insha Alaah xaqa feeraha ayuu ka dilaaca insha Alaah

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 Před měsícem

    Allah u naxariisto ismaanciil haniya iiraan dambe qofkii aamini lahaa ayey u taalaa muslimiinta waa iney ka digtoonaadan yahuda iyo iiraan isku mid ayey ka yihiin shirqoolka loo geystey sababtoo ah iiraan iyo qadar yaa lagu dili karey wadankiisa iiraan wey fashilin tahay inta uu hogaamiyo mareykanka ayey kow ka tahay muslimiinta allah mideeyo

  • @CabdulaahiLeo
    @CabdulaahiLeo Před měsícem

    Koley shekhow anaga wa ognahay shicada qaar inay yahuuda gacan sar la ledahay nacaybka suniyinta awgeed ciraq aya ah cadeynta ncybka aya ah midka madaxdoda lo shirqolay o lo dilay Al muhim shahidkena dilkisa wuxu mideyn dona all muslimka insha allah dhiig bdn o yahuud ah allaha u dadiya ohinta way noga dambeynayan ha qoslana ohin way udambeysa

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před měsícem

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před měsícem

    Shikh Dulmi-diid Jimce Mubarak

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 Před měsícem

    iraan ayaa dishay ee iraan , isral iyo America inay wada shaqeeyaan cidii dood ka qabta ama tuhun ka qabta ha ogaato inshallah falasyina waxa Xorayna Reer falastin mar dhow INSHALLAH

  • @Ibrahimka38
    @Ibrahimka38 Před měsícem

    Allaha unaxariista amiin amiin amiin tiisa ayaa halkaas ku ekeed meelkasta uu gali lahaa wuu dhiman lahaa ileen tiisaa gashay marka waxaan awoodnaa in aan Allah naxariis u weeydiina Hogaamiyaha 😢

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před měsícem

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @umua3483
    @umua3483 Před měsícem

    Wa dil lasi qorsheyay iraan waxbay ka ogeyd alahu aclam

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před měsícem

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 Před měsícem

    Niyow waxaan karhay aadexdan youtuber ee kala ah Dulmi diid. Marracade .HBN Nadaara warar isku mida iyo xayeysiia isku mida iminka waxaan rabaa in aan iakaga hadho warkooda

  • @filsannoor4529
    @filsannoor4529 Před měsícem

    Sheikh ilahay haku xifthiyo

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Před měsícem

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Před měsícem +2

    War gaallad waa na wareerinaayaan

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 Před měsícem

    Sheekh walahi 12 cisho ayaan jawaab idinka sugayaa

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před měsícem

    Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo inchallah xiisbulah yamane iran Palestine iraq

  • @sahraahmed4379
    @sahraahmed4379 Před měsícem

    Anigu sidaa baan idhi shirqoolkaasi waxbaa meesha loo sii dhigay 😢
    Illaahay ha soo saaro wixii dilay

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Před měsícem

    Eebe ha u naxariisto wlaalkeen sheekh ismaaciil haniya
    Eebe ha u gargaaro mulmionta gaar ahaan falastiiniyiinta

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Před měsícem +1

    Maraykanka waa awooda caalamka baasina waa ku leeyihiin caalmaka meel walba warka maraykanka iyo carabtu waa jahwareerin iraana warka carabta iyo maraykan waaxa sax ah masheegayaan waa shaki abuur carab nafmale waa tageeryal yahuuda

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 Před měsícem

    Ama wey Isla ogayen ama waa dowlad baba,day sirdonkeda any way Allah hau naxaristo sh . Ismail 😢

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Před měsícem

    Waa sax arintaasi waa taqan qiyaasya iiran dad ka mida ayaa wax ka og

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Před měsícem

    Maxadweynihii waa lala riday iyo wasiirkii difaac nin kale oo madaxa waa la ceejiyay waa ta hada arinkaasi waa sax aad aan ugu qacay arinkaas

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Před měsícem

    Shiicaa MUSLIMIIN AH YAAN IDINKA MAQLIN SOOMAALIYEEY

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 Před měsícem

    Alle ha naxriisto

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 Před měsícem

    Ismaciil haniyyah AUN laakinn anigu waxaan isleeyahay iiraan iyo shiicada ayey far ku godantahay, inuu iiraan aado ayaaba khalad aheyd inkastoon mowdka la baajin karin.
    Ismaciil haniya aun nasrullaah lamid maaha

  • @cureji7877
    @cureji7877 Před měsícem

    Guuleyso

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008 Před měsícem

    Waxan aadku hadlayso Adigaa Saudi ku xidhan Waa Cajiib Sheekh maxamed Inaad war nooga dhigto Wararka maraykanka iyo mucaaradka iiraan ee Dibad jooga ah ilaahay ka xishoo

  • @koowsarcaliibraahim2029
    @koowsarcaliibraahim2029 Před měsícem

    Asc wax sookal lama sooqato sheekh ale hakubarakeey

  • @Libax962
    @Libax962 Před měsícem +1

    #gacan yahuud ku bax waa nimco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @sahraahmed4379
    @sahraahmed4379 Před měsícem

    Asc walal

  • @zaahirpaulo4146
    @zaahirpaulo4146 Před měsícem

    Sheikh ilahay kayr haku somali hadana nahay waxa jecelnahay sifudud ina wx ku helno inago u dhididin❤😂

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 Před měsícem +1

    Ismaaciil Haniya waxuu ahaa nin dalkiisa dadkiisa difaacaya.Taasoo dishay dowladda argagixisada ee yuhuuddu.Laakiin taasi tu looga hari doono maaha yahuudna waa dhammaadkeedii.

  • @benin9773
    @benin9773 Před měsícem

    shalay khamisti ayan ka akhriyay meel

  • @NafisoMaxamuud-dt7jz
    @NafisoMaxamuud-dt7jz Před měsícem

    Aniga ayaa ka mid ah wlhi wey iga xiran thy

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Před měsícem +1

    Wxba yayna dadka Marin habaabin wxan waa Qorshe ay IRAN xataa wax ka ogtahay xaqiiqdii

  • @SamatarhassanBouh
    @SamatarhassanBouh Před měsícem

    Cheik adiikuu ma yuhuuda
    aminta
    Warkaakuu ma wuhuu kuso uururay
    Warka yuhuuda faadlan nagadhaf

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 Před měsícem

    Walal ku dar in dhamaan qolalka lagu wada xidhay qaraxa waayo qof uu degayo lama garaneyn

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r Před měsícem

    Balaaayo Marti idiiiin Noqotay Iiraneyy. Iran iyadaaaba Sarajisheeda lagumadaa Daciiid ayey Noqotay

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 Před měsícem

    Wcs

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q Před měsícem

    warbixinta maraykanka waa mid sax ah waayo gantaal hadii uu ahan. Lahaa guriga dhan ayaa burburilahaa

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před měsícem

    Waa wadamoxx xoriyad aan jirin inay haystaan iska dhaadhiciyay

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 Před měsícem +1

    Shekadan sax maahan waayo 2 months ago side lagu ogaday intu nolanayo Shahid Sheikh Qari Ismacil Haniya? Mise darufoyin kale dartod inta usan ka qeyb galeynin munasabadasi? Waa story USA 🇺🇸 ku difacayo Yahud naclad Rabi Allah ha ku ride.

  • @MustafeshmuuseShmuuse2mustafe

    Waalagujiraa iiraan

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 Před měsícem

    Sheikh aniiga maawodo in aan gaato ee halaicawiyo coursada

  • @Sakariyecabdi-rm1mo
    @Sakariyecabdi-rm1mo Před měsícem +1

    Scw❤❤❤

  • @roodamaxamuudoffical9054
    @roodamaxamuudoffical9054 Před měsícem

    😢😢😢 waxaa lashaqaynaya shaqaalaha guriga waxaana lashaqeya 😢kookaburra mida iiraaan😢 ax ax😢 habahy geeridiisii was igagadarnayd 😢😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    Yahuuda Allha Lacnado oo Allaha Jabiyo

  • @AadilAlkalbani
    @AadilAlkalbani Před měsícem

    2weeks ayaan sugaayaa

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před měsícem

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Před měsícem

    dhib majiro wn sugeynaa alle khayr haydinsiiyo dhmntn

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 Před měsícem

    Koorsadu uma qalanto in lacag lagu bixiyo wax maclumaad ah oon ka ahayn in online business jiro Kuma arag dhibataa haysata umada somalida

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    iiraan iyadaa dishay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před měsícem

    Inkastoo aan la’aani karin Doowlada Shiicada aad u naceb Dadka Suniyiinta ah.

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul Před měsícem

    haa hilmaamin in aay yahooda tiri gudaha iiraan ayaan dagaalamayaa

  • @sahraahmet79
    @sahraahmet79 Před měsícem

    Maansoonıyada dhuumalaysiga

  • @faysalshariif7026
    @faysalshariif7026 Před měsícem

    Acw shiekh warkan iyo kii maracade waa isku mid Marka kala duwa wararka

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před měsícem

      Sidee loo kala duwaa. Maxaa ledahay xoogaa been ku dar warka aljazeera beey ka soo qaataan inta badan. Sidaa baa isku ekeeysiiyay warkooda ileen wariye uma joogo meeshii wax ka dhacaane

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 Před měsícem

    WAA ninkii ragwaaweey xafaayada U xidhay

  • @sekeriyaali7188
    @sekeriyaali7188 Před měsícem

    Sheikh of course it was an inside job that’s common sense

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens Před měsícem +1

    Iran dadkooda ayaa ka dambeeyay

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před měsícem

    ❤❤Ader wankusallamay
    Dulmi diid niin aqonleh
    Ayad tahay lakin dilka ismacil haniya shicada iran aya dishay shakii kuma jiiro
    Shicadu waliigod gallo iyo yuhud ayay la jiiren tariikhda diib uu raca dadka somalidu shico
    Mayaqanan shico hill iyo garab uma noqo karto suni garahan fallastiin

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Před měsícem

    Awalban gaalo iyo shiico isku mid u arki jiray koley ismacil waa tagay anaka ayey na heysataa manta .

  • @AminaminF
    @AminaminF Před měsícem

    I’m interesting the business online?

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n Před měsícem

    Waa run sheecadu cadoweeye asna malagiisaa geeyey ilaahay naxariis tii Jano haka waraabiyo