KOKO OO MANTA ANIGA IYO HANI NA CAZUMTAY QARAXADA ADUNKA OMG😱😱….

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 429

  • @mssqosol
    @mssqosol Před měsícem +86

    Xalay dhan sidan u search garenye ciwankaga wan daalay marna hanaga maqnaan qurxy😮❤

  • @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
    @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep Před měsícem +314

    Maanta wa dhalashadydi qof like isary ma arko😢😢😢🎉

  • @Udug.carale
    @Udug.carale Před měsícem +83

    Xaley bas ah ee maqned inee sanado maqned cml kwrn😭😭❤️😂

    • @MssNalka-o3j
      @MssNalka-o3j Před měsícem +4

      Sidoo kale wllhi ❤ilove you sundus ayaanle ❤🎉

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Před měsícem +82

    Intii koko iyo sundus iney isdagalsamyihiin modhaaye see dareemosiin😅

    • @ameyra1
      @ameyra1 Před měsícem +8

      Hada walhi tiktok video kusoo arkay ladhahayo sundus weeka xanaaqday team27😂😂😭kadib wasoo caraaray youtubkooda anoo fiirinooya videogan arky

    • @NajaxAbdi-qi8fg
      @NajaxAbdi-qi8fg Před měsícem +1

      Second isma dhihin

    • @user-cs3dt4ds7t
      @user-cs3dt4ds7t Před měsícem

      Qac da kabyer tey alla nagama yer si yo😂😂😂

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Před měsícem +67

    Waligay niyada magalin koko iyo sundus baa isdagaaly ama koko iyo Amiiro❤

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m Před měsícem +86

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us Před měsícem +65

    Ay welcome back my queen sister sundus ayaanle inta faraxdey liketa dhacey kisii❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Před měsícem +114

    TEAM SUNDUS ONE LIKE 👍

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před měsícem +126

    Team Koko bulle iO sunduseyy waligiina jira oo jooga yaqay ❤❤ Hani is not Easy 😂

  • @shariifmohamed7077
    @shariifmohamed7077 Před měsícem +91

    maanta waa dhalashadayda like qof iisaarto malahan😭💔

    • @__siuuu
      @__siuuu Před měsícem

      Happy birthday🎉❤

    • @shariifmohamed7077
      @shariifmohamed7077 Před měsícem

      @@__siuuu walaal kuma waaye adi

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem

      Happy Brthday 🎉❤🎉 Waa Habeenkii Dhalashadadee Hambalyaan Kuu Soo Hibeyee❤🎉❤ Habeen Wanaagsan 🎉Habeen Wanaagsan 🎉😂🎉 Happy birthday ❤🎉❤ Happy Brthday 😂🎉😂 Happy Brthday Tu Your Happy Birthday Tu Your 🇸🇴💙🇸🇴 Cafimaad ❤Cimri Dheer❤ Cibaada Suuban ❤🎉❤ Insha"Allah 🥧🍰🍬🍬🥮🥮🤲🌹🌹🌹👍🤞🍰🤞🍰

  • @Xamdiyey
    @Xamdiyey Před měsícem +76

    Qacbaa nacabki ka yedhay baan so xasustay wlh😂 rer cometiyow dadkan iyaga iska kiin jecel plze ka dhaxbaxa viva team 27❤

    • @Saabariiniita
      @Saabariiniita Před měsícem +6

      Ilmo waaye kuwa tiktok ka dhex qayliyo dadkaan layskuma diri karo ka dhex baxa dheh❤

    • @Xamdiyey
      @Xamdiyey Před měsícem +4

      @@Saabariiniita Haa wlh ilmo cuqdad dishay waye ♥️

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Před měsícem +5

      Qac wey dhaaftey tan😂

    • @hipaakabdiqeys1538
      @hipaakabdiqeys1538 Před měsícem +2

      Qac wey dhaftay yan😂😂😂

  • @hibaaqahmed9351
    @hibaaqahmed9351 Před měsícem +25

    Koko waa dadka aan camerada iska gadin e sideda caadiga ah ku joogta ❤ waan idinku faraxna koko iyo sundus gabdho naxariis iyo qalbi wanaag ka muuqdo wada jira ciyaalka tiktok na dheg ha u dhigina ❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 Před měsícem +35

    Ayyy kuweygii Sunko 😭😭😭💕sidaa idinkuugu xiisay leee🫶

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 Před měsícem +80

    Ma ila nacdeen kuwa saliga nabiga scw like ku raadinaayo

    • @user-ew2qm7vy9u
      @user-ew2qm7vy9u Před měsícem +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-cl2dc3yw7s
      @user-cl2dc3yw7s Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před měsícem +28

    Kokodeyda gabar qaali eh oo wanaag badan naxariis badan asxaabteeda jecel waaye isha ilaahey hakaa bad baadiyo

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 Před měsícem +31

    Saan ufarxay Lee markn arky sundus iyo koko isLa jooga 😂❤

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy Před měsícem +33

    Intii uxisty sundus iyo koko wadajirkoda❤

  • @user-zy9hp2pp2g
    @user-zy9hp2pp2g Před měsícem +23

    Manta koko markaa lakulantay farxada aduunka m.a 😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 Před měsícem +41

    Awalba waa ogeen inaa prank noo jilaysaan kooko iyo sundus lkn waa idin wataa saas dadka udhiba😂❤

  • @user-id3zh1rl2f
    @user-id3zh1rl2f Před měsícem +22

    Inta sundus iyo koko kufarxad idnme ❤😮

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 Před měsícem +14

    Sundus xly 100 jeer soo fiiriyay saan ku sugayny Wlhi wan ku xiisnay❤inta ku farxsan koko iyo sundus oo vedio isla duubayaan❤

  • @sundusdaahir12
    @sundusdaahir12 Před měsícem +11

    ayy i miss u sundusey wlh jecelka ku qabo halkan laguma sheegi karo koko iyo amiiro waliga dhowro 😢❤

  • @SalmaCumar-cd5nr
    @SalmaCumar-cd5nr Před měsícem +20

    Inta faraxday koko io sundus markey aragtay❤

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond Před měsícem +13

    Masakiin sundus io koko miyaa xanuusateen alx hadaaba hada caafimaad qabtaan❤❤❤ xly dhn Idina sugaayey

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 Před měsícem +26

    Sunduseey allaha ku caafiyo waa ku xiisney😢❤🎉

  • @Nasteexo1od9c
    @Nasteexo1od9c Před měsícem +12

    Kusalinabigena muxamad ﷺ

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 Před měsícem +10

    Aaway rufiyanadii gabdhaha Team 27 kolba mid u hiiliya say mida kale ugu xumeeyan ay u kala fogeeyaan. Ceeb mahan inaad mid favorite ku tahay laakiin waxa ceeb ah inaad xagxagato gabdhaha kale o comments xun u qorto. Team 27❤

  • @SucaadoTahliil
    @SucaadoTahliil Před měsícem +10

    M.a aawey ruufiyaanadii koko sundus isku diraayey mA quusateen maanta😂😂😂😂😂koko sundus isku waara sxpo isfahansan❤❤❤❤

  • @Zuhuurnuur8888
    @Zuhuurnuur8888 Před měsícem +23

    Sundus ilahy farxda haku siyadio❤🎉

    • @DeeqsanAbdi-p5l
      @DeeqsanAbdi-p5l Před měsícem +2

      Sundus imika sethy abayo ma vcn tahy haladada iga waran

  • @user-xy5st2sy4z
    @user-xy5st2sy4z Před měsícem +17

    gabdha kaliyate an ka jecaly tem 27 adih amira iyo koko dar illhy idin jeclay wlhi❤

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed Před měsícem +25

    Team sundus one like ❤🎉😊

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před měsícem +9

    Xalay waxay ahayd habeenkii ugu horeyey Ee aadan Video soo Galin😢😢😢
    ALAHA KU CAVIO XPPTII😢❤

  • @user-ei6fd5kx7t
    @user-ei6fd5kx7t Před měsícem +15

    Ala maxan xaly kusugayey lkn wan karali noqonay mar hore nahu danbeysay adiga iyo koko wada jogaa❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před měsícem +22

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

    • @user-zy9hp2pp2g
      @user-zy9hp2pp2g Před měsícem +1

      Koko markaa lakulantay farxada aduunka waawarey😊😊😊😊😊

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +1

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 Před měsícem +15

    Alla sunduseeyy.! Waan ku tabney ,caafimaad degdegaa insha Allah ❤🫶🏼

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +12

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @-ikraam5872
    @-ikraam5872 Před měsícem +13

    Qac io qaracrac waxa lakala aqoon ba ka yeertey ilmihi dreamo😂aa idenkgu celiyo saxiibada dhaxdood lama galo ama waji gabax ba la kulmeysaan😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +15

    Inta Ku Faraxday Soo Laabashada Sundus Ilaaaa Xalay ❤🇸🇴❤🤲😘🤲

  • @user-cl6tt6om5s
    @user-cl6tt6om5s Před měsícem +15

    Sundus qalpi wnag xppti wlhi wan iska kaa jeclahy ❤❤❤ wlshey

  • @Ubah14
    @Ubah14 Před měsícem +17

    Cwa sundus koko iyo asad uunban sugayay amira iyo cayda caajis ayaan kusoo daremay muqladooda😂 wixii cusub calamka jecel

    • @fatmina08
      @fatmina08 Před měsícem +5

      Wey isku batabateen amiiro gabdhahan iney so dhex gashaa fiicna lahyd funny waaa markaa

    • @hamdimohamed812
      @hamdimohamed812 Před měsícem +4

      ​@@fatmina08haa funny wyo xitaa Markey gabdhaha yihiin😊😅

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Před měsícem +4

      Haaheey

  • @munodahir8866
    @munodahir8866 Před měsícem +4

    Sundus xalay dhan ku searching garneyay qalbi ni xisanay😢❤ ilahay ha idin cafiyo

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Před měsícem +9

    Sundus+koko +samia+ amiira👸🥺❤❤ kuwiga

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Před měsícem +6

    Allah idiin caafiyo qof walbo muslim ah oo xanuusan Allah caafiyo meel walbo joogo

  • @hamdiabdirisaq
    @hamdiabdirisaq Před měsícem +10

    𝐀𝐥𝐚 𝐬𝐮𝐧𝐝𝐮𝐬𝐚𝐲 𝐦𝐜𝐧𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐬𝐧𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐟𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧 🤲😢

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před měsícem +4

    www sundusteena iyo kokodenah walahi zaaid niigu xiisneh wada joogiina walahi labada gabar teamka ugu funny san tihiin walahi cawada labada Channel farxad waayeh koko iyo sundusba ❤❤❤❤❤

  • @user-gu3qj7ce8o
    @user-gu3qj7ce8o Před měsícem +6

    Sundusey abyo walshada Hani supries ugu dhig mobel ugad walhi Hani iska jeclhy mskin. Waye 😢❤

  • @user-zg2sm6rq3v
    @user-zg2sm6rq3v Před měsícem +13

    Alla sunduseeey saa kugu xisay😢😢ma ifcnthy

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar Před měsícem +4

    Sundus waan ku xiisay waan kaa warwarsanaa walhay😢

  • @NastaGaras-iq2gx
    @NastaGaras-iq2gx Před měsícem +4

    Ilaa 12kii xlay Search sunduseyy ku jiray i miss you pqortooyo ilahy hku cafiyo❤

  • @missASmut
    @missASmut Před měsícem +13

    Alallalalalalalala alx sidan idinku farxay wallahi away 7+7. War isiiya s.wase😂😂😂😂😂❤

  • @HiboHassan-xi6uu
    @HiboHassan-xi6uu Před měsícem +11

    wlhi koko waa qof fican sundusna waa grand qalbi fican yaan dhcdiina lasoo galin xabbti

  • @user-nc9be4oq2q
    @user-nc9be4oq2q Před měsícem +12

    qac7+7😂😂koko miss u from zuzu

  • @user-it3df7gc3y
    @user-it3df7gc3y Před měsícem +6

    Koko iyo sunduus farxaad igu noolada mcnto❤❤

  • @ALIZAuser-ud8nw4re3p
    @ALIZAuser-ud8nw4re3p Před měsícem +12

    Sundus waakuuxiisne😢❤

  • @RamlaAli-ti1bm
    @RamlaAli-ti1bm Před měsícem +9

    Horta ani waa yaabee 7×7 Qac kama dhargaan miyaa😂😂

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 Před měsícem +2

    Sxbo mar walba wada jira noqda markay kala maqan yihiin is difaca marka wada jogtan is jafa hada dontan Caruutu yaysan idinka libin helin guulaysta Farxad badan baa idin rajeen❤🙏

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah Před měsícem +8

    Yeeeeeeees😮❤hadad isku timaadeen caawa waan soo cararey🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️ runti😢❤ aragiina lagu farax adiga iyo koko sunduseyyyyy thank you so much 🎉❤samiyana kama tagin

  • @khadradahirali7759
    @khadradahirali7759 Před měsícem +5

    😢yarey xalay xage aday Alha ku caafiyo

  • @QueenAdno-kx7fq
    @QueenAdno-kx7fq Před měsícem +4

    Runtii waa kutabny runtii allahii kucaafiyaa mahadleh❤

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Před měsícem +2

    Sundus adiga cumeer wax lasoo duub ama muuqaalka kasoo muuji abaayo❤❤❤😊

  • @deeq0cabdinuur368
    @deeq0cabdinuur368 Před měsícem +10

    Ayy finally is back sundus

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Před měsícem +5

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team samiya team asad team abeera team cimran team adna team maclimo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SucaadoMahamad
    @SucaadoMahamad Před měsícem +6

    7+7 xuf ee ku dhafayan meshan😂 allow hablayena no daay

  • @Amiinakhalif
    @Amiinakhalif Před měsícem +3

    Wlhi sidii inaad kaliga appkan isticmasha ilaa xalay ku sugayey m.a xpt ha daalin horay usoco❤🎉

  • @user-hi1nn6to3h
    @user-hi1nn6to3h Před měsícem +4

    QAC BA NAGA YEEDHEY MADAAMA AANO NAHEEY 7+7😢

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Před měsícem +2

    Omgg koko video ku Jirta ana qosllin maba lasheginn😂😂🫶🎀😿😂😂

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar Před měsícem +2

    Allaw cadwga ka qabo team 27❤waliba reer tiktok waa rufiyaaniin walhay

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS Před měsícem +2

    Imagine rer comments labadhan gabadh ba iskudiri rabteen ayaganeh wa dad wadha xariiiro manshaAllah

  • @quanrihana1626
    @quanrihana1626 Před měsícem +3

    koko anaga gorme wax noso galinee marka vidio akarabna 90 teda wey ilowdy 😮😅😅😅

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Team sundus let’s gooooo 400k 😢😢❤❤

  • @Mohaaaaaazzz
    @Mohaaaaaazzz Před měsícem +4

    Wn idinku dheereyn dona blse xaqiiqdaa midaas ah💯
    Mida kle aan is ceshano hadaan mj nhy😂 dadkaana yeynaan isku dirin
    waan jeclhy dadkaan anuu reality
    wlhi cos maaha dad qabiil dhexyaalo dad xumaan dhextaalo 🤏
    Wx wlbo ood ka aragtaan dadkeyga haw qabanina wayo wey iska dhib bdn yihin😂 lkn mrkay xaqiiqdu timaado wadad idin jecel sida wngsn aad isugu duban tihin💯
    waana ku dhiirinaya mnta dadka somalida idinkaa ugu fiican 💯
    ficilka aad sameyneysaana waa ficil bulsho fara badan u hor seedi doona wllnimo io iney cadowga iska wlaashadaan 💯❤
    Sundus,
    koko
    cumeer
    fadil
    muniir
    ceyda
    Adna
    asad
    amiiro
    kiki
    samia
    ladan
    ayaanita
    Saalax
    macalimow
    alpha
    zaki,somali
    cadnaan
    Deqow
    Wxaan idin leeyhy sidiinaas u ahaada wlalo dad badani wey idinku daydeen sida quruxda badan uusan wx qabiil ah idin dhex oolin
    Caruur io ciroolaba somali wey idinka jecelyihin arintasana ka mas,uul ah
    koox badan oo aalada tiktok igaga xirana dhaqan nucasa bn rabaa inaan u bilaabo i.a
    si uu aayar aayar ugu suulo ereyga qabiil
    waana wx ay bulsho fara badani idinkaga dayan doonaan
    wxaan rabaa inaan isu keeno dad badn o cml la,aan ah in ay ka shaqeystaan aalada youtube
    si ay isu fahmaan dhexdoodana uga boxo qabiilku💯
    idinkuna sidaas ahaada marnaba yaanan laysku kiin dirin bulsho dhan baad u tihiin hogaan ❤
    gaar ahaan wxaan mahad guud siinayaa asad hajio oo bilaabay arintaan maantada somali o dhani wey ku jeceshahy madaxaadna no saran thy poqor💯👑
    inta qof an ka tagayna hayga raali ahadaan xuman igama ahn blse inta aan kasaayo ama aan xasuusto 🙏

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman56 Před měsícem +7

    Dadkan saxiibo weye yaan lagu daalin😅

  • @ahmedmohamedreermagaal
    @ahmedmohamedreermagaal Před měsícem +5

    Sundusey saaid kuugu xiisny runtii❤

  • @asiasamatar-qg3ox
    @asiasamatar-qg3ox Před měsícem +3

    Tiktoka xita wa lagagaso qeyliyey😂😂wxn jceyl ka weyn

  • @user-re8xk2pm7f
    @user-re8xk2pm7f Před měsícem +2

    Sundus xalay maxaa fidiyoowa usoodhige way say na😢

  • @faizaHirsi
    @faizaHirsi Před měsícem +1

    Team nabigena Muhammad ❤❤

  • @idiljaamac9642
    @idiljaamac9642 Před měsícem +11

    wlhie saa usugaynay inaa aragno idinka markle wax isla duubayo amirona wanu sugnaa iyo idinko wada jiraba inshalh dadki isku kiin dirayay qac uyerte😂plz reply queen Zundus👸♥️

  • @AdnaHaybe
    @AdnaHaybe Před měsícem +4

    7+7 qacc ba kayedhay😂

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed Před měsícem +4

    7+7 qac ka yeedhay axx jeceliya jabkooda 😂😂

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Před měsícem +1

    Sundus qalpi wngey nolow wliga sa asxbtda ugrabtagnow koooko iyo adi alle hysu kiin daayo ❤🎉😢 meshi garanka lagu tolayay iyo dhobadi kobka igee dheh koooko plz❤🎉

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha Před měsícem +2

    Samia Io sundus Io Koko whi wa iska jeclahay😢❤

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS Před měsícem +2

    Sundusey abayey mrka qosli gacanta afka saaro sidha amiro iyo koko cml wlh xly bes kuxisnay adhiga iyo koko😊😢

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 Před měsícem +2

    Xalay saan kuu sugaayay 8 saac habeenima seexday sidaa balwad cml iqabataa guulayso xapiipi sundus qurux

  • @shamsomaxamed2
    @shamsomaxamed2 Před měsícem +4

    Sundusayyy maanta dhan kusugaaye yaaqee❤

  • @user-ox6xz5ux7q
    @user-ox6xz5ux7q Před měsícem +7

    M.a.sundus.ayanle.quruz❤

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4c Před měsícem +4

    Wlhi wada jirkina u xisay 3 dena I love you ❤❤❤❤❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 Před měsícem +2

    M.a hppti sundus ma.zo noqoty alxm adiyo koko jirojooga ncbna idnma soo dhex glo❤❤❤❤❤❤

  • @Itz_miira
    @Itz_miira Před měsícem +2

    Ala qac baa yeerty 7×7😂😂😂😂😭💋

  • @SamsamFaarax-uw9kp
    @SamsamFaarax-uw9kp Před měsícem +5

    Sundus waan kuxiinyyy abayo ❤❤❤

  • @Khadruuzh
    @Khadruuzh Před měsícem +3

    7+7 tiktok uun miyay ka calaacalan halkan xuuf bey ku dhaafen😂💔

  • @hibaaqdeganhibaaqxx5707
    @hibaaqdeganhibaaqxx5707 Před měsícem +1

    hambalyo 400k hordhac 🎉🎉🎉

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 Před měsícem +1

    Na wanba yaabana gabadha maxa daaray isdhhay sister guuleyso allaha ku cafiyo videoyadada duubo mar walba si aad heersare ugaarto ❤

  • @OzzyCade
    @OzzyCade Před měsícem +3

    ilaahay hakucaafiyo abaayo😢😢❤❤

  • @AdnaHaybe
    @AdnaHaybe Před měsícem +4

    Alla sa wada jirkina ugu xisy sunkooo😊❤

  • @AdnaHaybe
    @AdnaHaybe Před měsícem +6

    Sunko forever😢😊🎉

  • @mssballa
    @mssballa Před měsícem +2

    😭❤️‍🩹amiira iyo sundus u xiisay

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Před měsícem +4

    Intan sugayay qacdan😂

  • @AbdiMaslaha
    @AbdiMaslaha Před měsícem +3

    Team Amira qurux one like ❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np Před měsícem +1

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc Před měsícem +2

    ilahy hakocafiyo 😢❤