Fikirkeygi Hore ee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 01. 2022
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 1K

  • @novaworld4493
    @novaworld4493 Před 2 lety +1085

    Wllo aniga aya isku xafad daganahay abu falah wa somali xafada dhan somali iyo carab wa laga yaqana ino somali yhy xita isaga hoyadii iyo hoyaday aya 20sano ka badan saxib ah marka isaga iska jeclaystay ino is qariyo xita rer kuda way iskugu dhaceen ariin tas darted waxay ba ku dhehen somalinimada ayad ka fanaysa maxa dadka iskugu shegi wayday jinsiyadada wana sad shegtay 22sano jiir

    • @idirisak7134
      @idirisak7134 Před 2 lety +11

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mali-sqaud2005
      @mali-sqaud2005 Před 2 lety +71

      Beentii o qof ah 😂😂😂

    • @seemore......1322
      @seemore......1322 Před 2 lety +271

      Haduu inooba sheego sow qabiilkiisa hadana usii baahanmayno markuu inoosii sheegona hada sow jufada uu kasii yahay u baahnaan mayno 😁

    • @apdirizak___
      @apdirizak___ Před 2 lety +6

      😂😂😂😂

    • @Sacdadhamac
      @Sacdadhamac Před 2 lety +26

      @@seemore......1322 waa sdaas wll aniga wxy ilathy inay sdaas u qurx bdnthy

  • @asadsimba9470
    @asadsimba9470 Před 2 lety +162

    Horta wiilku haduusan nagu faaneynin maan iska deyno afaarihiisa honestly for me I don't care his nationality but boy oh boy the guy is really inspiration I really applaud what he's doing at such a young age, god bless him

    • @wanaag5884
      @wanaag5884 Před 2 lety +27

      Markuu kugu faanaayo maxay u sameysey somali, somali madiin baad moodaan somalinimo somalinimo aad ku heysaan ayaad moodaan in wax laga helaayo, haduu somali ahaan lahaa 4000k magaareyn

    • @akramportal.8831
      @akramportal.8831 Před 2 lety +8

      @@wanaag5884 waan kugu raacsanahay, sxb Somalia heer laga faaney mareysaa, Somali nimada diin maaha, Maanta haduu halacha kale qaatay, Somaliyana dhibta aragtay kajirto, maahan inuu Kufano Somalia,

    • @ismaaciil8088
      @ismaaciil8088 Před 2 lety +6

      @@wanaag5884 haa sxb soomaalinimada waa laku faanaa miskin yahow waa nasab kaayaga waa kufaaneynaa islaamnimo inooraacdey alxmdulilah

    • @mohasomali1263
      @mohasomali1263 Před 2 lety +1

      @@wanaag5884 sxb xafaayad maa kuu xiran si baa u dhiigeeyee

    • @mohasomali1263
      @mohasomali1263 Před 2 lety +2

      @@akramportal.8831 sxb anaga ayaan ku faano hadaa Somali necebtahay maxaa halkaan ku keenay keep your opinions to your ass, iska jir we love ass these days

  • @drsjuweriyesayidomar6437
    @drsjuweriyesayidomar6437 Před 2 lety +64

    Mash Allah hosow adigoo kale allha nuugu badiyo saad mar walba positive utahay suaal Ku weydiinaa hadey macquul tahay jwb meeq luuqad ayaa Ku hadashaa

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec Před 2 lety +46

    Wuxu tagay ku wanagsan yahay Somali hadu yahay xita muhim maha ino sheego hore u soco brother💕💕💕🥰

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 Před 2 lety +43

    Yaa somali ka dhamaada wiilkan waa wiil muslim ah waa wiil wanagsan meeshu doono haka soo jeedo waa geesi masha allh somali mahamed qofkii wanagsan baa waa somali bay dhahyn 😀

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety

      Wilkan wa Somali wll walashi ba ifrah layirahdo hdi qabil ahan lofiriyo wa reerka qabyalad jeclin mise qabilka kaxishodana

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety +2

      Lkn wxu yiri Sinjige wxa nisheega Marka garo 50M subscriber

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Před 2 lety +211

    Abufalah waa wiil aad wanagsan Waan taageeraa Hada live ayuu ku jiraa 45K ayaa daawaneyso sadaqada ayuu jecel yahay caanimadiisa ayuu dadka masaakiinta ku caawiyaa😍😍😍😊👍🏿

    • @seemore......1322
      @seemore......1322 Před 2 lety +8

      Aad iyo aad caanimadaada dhinaca wanaagsan uga faaiidayso

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 Před 2 lety +3

      Qofka nolol adag arkey daremayo dadka masakin caawina wiilka marka high school waxbarasho dhameyey waalidka dhahen waxbarasho jaamacada kuma awoodno marka you tube furtey durufta kentey qof kasta media yimaada durufta kento

    • @seemore......1322
      @seemore......1322 Před 2 lety

      @Aura & أورا من قل ابو فله؟

    • @seemore......1322
      @seemore......1322 Před 2 lety

      شنو مشكلتك يا ش*****

    • @seemore......1322
      @seemore......1322 Před 2 lety

      @Aura & أورا I speak with you Arabic how can you not understand what I mean

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 2 lety +80

    Somaali Ceebtooda mahan ee Waa Caadadooda inay isku Xoqaan Qofku Markuu Caan Noqdo, OO kaliya🇸🇴👍

  • @130Tbet
    @130Tbet Před 2 lety +32

    Wuxuu mudan yahay in lagu deydo runtii
    Qofkii kherka dadka tusa iyo kan sameeya
    Waa isku mid waa nin kudayasho mudan
    Wll osman adna wadku mahdsanthay soogudbintaada

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Před 2 lety +238

    Aboflah video loga hadlaayo hadaan arko waan dhamaystaa😂😂 war jecli😂😂

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 Před 2 lety +68

    Adigana heerka abuu falah iyo ka badan ayaan kuu rajeynayaa wllkey 💯🥰

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 2 lety +24

    6:20hadii uu jiro qof sida aad wax u dareemayso kuula dareemaya waa hooyo alle ha inoo xafido hooyooyinkeen❤
    Karti badnaanta iyo active nimada somalida waa lagu yaqaanaaye armuu somali yahay wiilku😏
    Talo cajiiba ayuu siiyey wiilka waraysanaya.

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 Před 2 lety +164

    Somalinimadu isma qariso walal🇸🇴🇸🇴❤️❤️we have very strong Genes subhannalah

    • @khadrayusuf719
      @khadrayusuf719 Před 2 lety +8

      He is not Somali stop calling everyone is Somali

    • @aymancumarcabdulahi1565
      @aymancumarcabdulahi1565 Před 2 lety +9

      Waxa laga yabaaa canimadiisa hoos udheceso 😂😂😂

    • @danlayal5212
      @danlayal5212 Před 2 lety +3

      Ama lacunsuriyo 😂😂

    • @ahmedclaahi9643
      @ahmedclaahi9643 Před 2 lety +1

      Soomaali faan aa diley nin kaas wuu faani lahaa 😂😂😂 ma faan badno😂😂😂😂

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 Před 2 lety +2

      Somali iyo calankan maxa iska xidhan anigu somali ban ahay calankana kaugi maha

  • @samiirahappy1321
    @samiirahappy1321 Před 2 lety +84

    Willkan Aadbu u fiicanayahay somali inuu yahayna waan Aminsaney 💯❤ khasatan markan dhageyatey barnamijkas uuka qadey #Anas

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 Před 2 lety +18

    Wiilkan inuu uu qariyo jinsiyadiisa wuu ku saxanyhy somali ahy haduu dhaho cudurkii Hwiye iyo darood iyo isaaq baa ku kla boodayo oo dhahyo waa wiilkeena sidaas haku adkeysto carab baa wax ka dhigty ayaga un ha sheegto

  • @Nafisa_hassan
    @Nafisa_hassan Před 2 lety +16

    Somali ina ka qorson tahay ayaa sharaf ku ledahay hadii kale xuman jecelkoda kuso garayo muhimada waa inu qalbiga naga jecel yahay waxuu ayahay isaga un baa og alle ha xafdo cimridheer cafimad cibado suban alle ha siiyo 🤲🤲🤲

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 Před 2 lety +1

      Google ayaa shegay willan carabta ayuu ku dhshay waana ciyaal casiir Haleska daayo maskinka yaa carabta laogeysin hhhhhhhhhhhh

  • @butterflies1248
    @butterflies1248 Před 2 lety +10

    Wiil noocanoo kala ban ku ducaysana❤🤴🏻 jinsiyada muhiim mahn kaliya wa inad noqota qof wangsna Allah jecelyhy dadka u naxariista qabiilka ama jinsiyada midna qabriga kulama tagayso dadkana kuma jeclaysiinayso

  • @umusuunaa
    @umusuunaa Před 2 lety +114

    Waaw Masha Allah Abu Falla Waa Wiil Ku Dayasho Mudan Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall iyo Arimaha Bulshada

    • @hafsaiiman8761
      @hafsaiiman8761 Před 2 lety +1

      Ok abyo wan kuso racay insha allh wan kula socon donaa

    • @umusuunaa
      @umusuunaa Před 2 lety +2

      @@hafsaiiman8761 thanks 1000jer Qaaliyey

    • @umusuunaa
      @umusuunaa Před 2 lety +1

      @@hafsaiiman8761 thanks 1000jer Qaaliyey

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 Před 2 lety +67

    Sidan ayuu ku fiicanyahy abu falah somali muxu kafaida aan qabil iyo qashin aheen woshisa uuwata haqadisa halodayo 🥰

    • @mcaz0we10
      @mcaz0we10 Před 2 lety +2

      Yeah you're right , he has to be in that situation coz we're bullshit messing around with some qabiil or clan what ever you call it . Nothing would change us unless we change our selves , that's the fact .

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 Před 2 lety +7

    Mashaa allh ku deyasho uu mudan yahay somali haku dayato wilkan qasatan dowlada dadka dhibka ku hayo halo bandhigo wilkan ✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ruweydamoha3468
    @ruweydamoha3468 Před 2 lety +29

    انس مديع محترف و كل برنامجه فوق خيال 🤍

  • @user-xp7en7or3k
    @user-xp7en7or3k Před 2 lety +16

    Aslan wiilkan yar waxa ow leyahy calamadii illahey adoomadisa malaaigta uguso diri jirey o illaahey dhahay waa adoon fiicane jeclaada wakan aduunki oo dhan jecel hada الله يحفظها من كل شر ويجزيها الي يعمل فيها الجنه ولا يحرم من الفقراء والمساكين منها ي رب

  • @inaabdi8519
    @inaabdi8519 Před 2 lety +119

    Ha is qarsado hadii kale qaar badan
    Baa qabiil kula carariye hhh
    Hossow pro thanks 👋

    • @nuuraa1710
      @nuuraa1710 Před 2 lety +11

      Walaahi taasaan kafikiraayay ileen somali qabiil mooyee wax kale mayaqaanaan

    • @alibasheabdi7853
      @alibasheabdi7853 Před 2 lety

      Ree Garowe iyo Bosaaso😂😂

  • @dhool77
    @dhool77 Před 2 lety +1

    Msha Allh waa wiil wngsn dhalinyranimadiisa iyo firfirconidiisa waxa u wehliya iiman iyo alle ku xirnaasho Allh ha u siyaadsho💯😍

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 Před 2 lety +10

    Waa wiil fiican m.a oo aqli fiican m.a💞hoosow waan kutagerah inbadan gulayso wax badan ayaan kaa faaiid nay m.a🥰

  • @hodanibrahim7546
    @hodanibrahim7546 Před 2 lety +35

    Abu FalaX Wa HalyeeY ku DaYaSho MudaN💙💯

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 Před 2 lety +18

    waa geesi wiilkan cidu ahaadaba allah haka jazai siiyo ixsanku sameeyay.
    jinsiysdiisa: midankeena unique ga ah iyo shape ka wajigiisa aya cadayn u ah inu somali yahy. wuxu u sheegi la'yay waa mawduuc xiiso leh😎

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 Před 2 lety +52

    Dhiiga biya ma aha soomaali ma. Qarsoomo lkn haduu u arko dan inuu sheegin jinsiyadiisa horey usoco dheh guuleyso waa annagiiyee koley wiilkeena waa wiilkeena waana kuu hambalyeynaa

    • @saidarwo6742
      @saidarwo6742 Před 2 lety +2

      Niyada ku dhiso somali qofki far dhaqajiya inu somali miya War dadka kadhamada

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 Před 2 lety +3

    MASHA ALLAH jizakalah walal❤️
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 Před 2 lety +16

    Aniga markii anaas wareysanaye oow ku dhahay aniga wan aqan wadankaga والله اني شعرة in soomali yahay 😭😭wan oye

  • @mumtahhassan4974
    @mumtahhassan4974 Před 2 lety +6

    Wiilkan hda 3 malin ayuu live ku jiraaa lacgta uu uelayna waa 2million Ujeedkiisana waa 10m mashaAllah

  • @Lekebil
    @Lekebil Před 2 lety +9

    Mashallah ilahay ha xiftiyo wiilka yarkah wuu cadyahay qofka u yahay

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Před 2 lety +10

    Waa legend ninkaan walhi, soogudbintaadu way sarreeysaa guuleyso wll

  • @user-kd7gd7xj5n
    @user-kd7gd7xj5n Před 2 lety +30

    Wllo Abu falh waa soomali wan ognahy anaga isku wadhan jogna Kuwait 🇰🇼

    • @malabey197
      @malabey197 Před 2 lety +2

      Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️

    • @xiiranechanel9856
      @xiiranechanel9856 Před 2 lety

      Runta sheeg

    • @user-kd7gd7xj5n
      @user-kd7gd7xj5n Před 2 lety +1

      @@xiiranechanel9856
      استغفر الله العظيم
      Wall beebta maxan kuheli allaha kucafo

  • @ibtisanbilal1832
    @ibtisanbilal1832 Před 2 lety +11

    Wiilkam dhulka habeshada ayuu kasoo jeeda fikirkayga hadii dhici waydo waa somali marka ,lkn xabashida ama tigreyga oramada dadkaas ayuu aad uga egyahay

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 Před 2 lety +2

    Abu falaq walaalo naga badan Soomalinimada❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Před 2 lety +5

    Waa daawady wareysigisa aslan waa somali lkn somali inuu sheegto maxaas ka faa'idaa markii live uu kujiry intaas oo hooyo u imaanayan dhahayaan ilmahayga ayaa kugu daydo waa wiil hormar gaaray masha allah allaha usiyaadiya 🤗

  • @abdijabaarabdullahi6384
    @abdijabaarabdullahi6384 Před 2 lety +25

    2m uu marooya insha Allah 10m wuu gaaari dooona 3days ka dib

  • @Schwarzer_Mann
    @Schwarzer_Mann Před 2 lety +30

    Ninkan waxa uroon inuu qarsado hadii kle spare parts ahaan lookala furin jufadiisa hoose ayaa leysla tegin dagaalka TikTok na wey kudarahayan 😂😂😂😂

  • @SRPRODUCTION2018
    @SRPRODUCTION2018 Před 2 lety +39

    Coming soon 10 million aboflah 🥰💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hudaabdalle962
    @hudaabdalle962 Před 2 lety +21

    Aboflah He is somali boy I know
    Xita shaki igama jiro inu somali uu yahy malinta bartay iska ila yumana hada waan ogahy inu somali yhay💙💙❤️💜💙
    Soo marka waan ku fana wilken 😍😍😍🇸🇴🥺

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 2 lety +6

    Waaw manshallah aniga abu full wan firsada wxan joga bariga daxe wxan daremaya inow Somalia 🇸🇴 yhay ayan ayan rumesanhay magac ayow Somalia 🇸🇴♥ usameyay waba hadow Somalia 🇸🇴 yahay guuleso ayan urajenaya

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka Před 2 lety +1

      Waaba hadu somaloa yahye 😂😂
      Ama adigu somaali eheenn 😂😂
      Maxay thay somalia 😂😂

  • @maryancabdulaahi2
    @maryancabdulaahi2 Před 2 lety +33

    Wll 3 hapeen buu ku jiray 2025 insha allah inaan saan noqodan jareynanay

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před 2 lety +2

    Abofalah marka hore hormarkiisa waan uga habalyenaa , marka xigta samafalka kheyriga allaaha ajarkasiiyo, haddii aan fikirkeyga ka dhiibto dhanka jisiyada wiilkaan somalia wax waa u galayhaddiihooyo ama aabe tahay,

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Před 2 lety +29

    Waxan sugna waa asagoo laleeyhy waa qabiilka somaley tabarucaadka ka qeyb qaata dhowr berri live ayuu ku jirey wllken💯🖤

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 Před 2 lety +33

    Majirto nin dhalinyaro aH oo fikirkaaz la iman kara waqtigan wlhi wa wiiil fican ilahay wax kasta oo hamigiisa Ha u rumeeyo way fiicantahy in caan ninadada aad masakinta ugah faiidayso 🥰

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 Před 2 lety +7

    Alaaa live kaas waan dawanayey 100k ka badan baa dawaneysey weyba daalen inamadasii wlhida ilahay haka abaal mariyo 🥺🤎

  • @umzakariya7150
    @umzakariya7150 Před 2 lety

    Masha alaah abuu falah waan tageernaa waan dhameystay walahi fidiyowgaan cajiibwaye

  • @hibaally4952
    @hibaally4952 Před 2 lety +50

    Anas bukhash the best interviewer/questioner

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Před 2 lety +31

    M.a Allaha xafido Waa wiil naxaris leh🇸🇴🙋‍♂️

  • @nimcoadanisaag4963
    @nimcoadanisaag4963 Před 2 lety

    Hosow Insha allaah waan aamiin sanahay in aad heerkaas garayso iyo mid ka siisareeya hormar wacan

  • @liipaanamin3725
    @liipaanamin3725 Před 2 lety +31

    WAAN JECELNAHY WIILKEENA WAA SOOMAALI🥺🥺🥺🇸🇴💋💋💋💋

    • @liibanosmanwasuge5009
      @liibanosmanwasuge5009 Před 2 lety +1

      Haddii uu eriterian ama suudaan yahy Kwrn

    • @liipaanamin3725
      @liipaanamin3725 Před 2 lety

      @@liibanosmanwasuge5009 dhaqankiisa laga garan karaa ino somali yhy

    • @liibanosmanwasuge5009
      @liibanosmanwasuge5009 Před 2 lety

      @@liipaanamin3725 Mauritania kuwaa xitaa wuu noqon dad iyo dhaqan iyagaa dad inoogu dhow waana carab waana dadka kliya ee aan nakala saari krin midab ahaan iyo jir ahaanba😂😃🙊

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Před 2 lety

      Somali maahe haku dhagin ninka

    • @liipaanamin3725
      @liipaanamin3725 Před 2 lety +1

      @@zamriyemohamed9596 😒 lkn adi SharaF malihid qof kugu dhagayana malahan 😜😒👎🏻 waa liidata wlhi

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Před 2 lety +3

    Subxaana allaah wiil yaraa imaarat baa bahdishay oo istaqilaysay oo sameecadiisa bay ku ciyaariin

    • @hafsahayaati6841
      @hafsahayaati6841 Před 2 lety

      Maxay leeyahiin oo karabaan kuwaaz saan unace ilaah imanaco uf

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla Před 2 lety

      Waxay leeyahay lacag toban milyan bay ku urur sanaysan aad baa yarkii hada looga niyad jabsan yahay xaga carabta imaarat aduunka oo dhan waaa laga nacay saynu inagu u nacay

  • @Akram_editor8
    @Akram_editor8 Před 2 lety +15

    Walaalkaa ayaan ahey fursad isii idhiira geli oo isoo boqo wll

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Před 2 lety +33

    Hoosoow ,walaal aniga wiilkaan waxaan u maleynaa in uu yaman yahay ,shakigaas wuxuu igu dhashay wareeysiga markuu dhammaado Anas wuxuu leeyahay maqaayad yaman aan aadeynaa hhhhhh
    Mida kale wiilka wareysanaayo wuxuu leeyahay markaan maeykanka joogay waxaan banooni wada ciyaari jirnay dad kasoo jeeda wadankaaga lkn magaca masheegayo
    Haddana waxaan is iri ar yaman kubadda cagta maku fiicne armeey Soomaali yihiin hhhhh
    Lkn aniga yaman baan u maleeynaa .

    • @nadiirahaajiabdi6425
      @nadiirahaajiabdi6425 Před 2 lety +6

      Yaman carabi baa lagaga hadlaa markaa maodhan karo wadankaaga luuqadiisa ayaan kalmar ka aqaan

    • @abdicuud4492
      @abdicuud4492 Před 2 lety +5

      @@nadiirahaajiabdi6425 sax wlh Meshaas xitaa far kugodan

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 Před 2 lety

      somalie yamani maa iska dhelen

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI Před 2 lety +10

    ABU FALAH CIDUU DOONO HA NOQDEE ILHAY HAKU GARAB KU GALO HOWSHA UU HAYO🤲

  • @abdelmagedmoktarabdullahi2139

    هذا الولد والله أهل الخير

  • @amaalnuur1993
    @amaalnuur1993 Před 2 lety +70

    ربنا يحفظه لأهله ❤❤

    • @ahmedclaahi9643
      @ahmedclaahi9643 Před 2 lety

      Aamiin

    • @mcteseer2527
      @mcteseer2527 Před 2 lety

      بالله ممكن ترجمه لما قاله الشخص انا امي صومالية لكن ما اعرف صومالي

  • @bilanibrahim8028
    @bilanibrahim8028 Před 2 lety

    Asc walal hosow mar walba waan ku daawadaa wiilkan Abu falah aniga in uu somali yahay waxa aan ogaa marhore go,sariir isagoo taleh haa daa bati yaa istic maalo kalmadas anaga somaliya tan kale walashiis oo uu gari u iibiyay magaceeda waxa uu ku sheegay uqtii IFRAX ma labaxaan ifraax carabta waa farax ama farxaana u fiirso waa somali kan alaha barakeeyo

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 2 lety +5

    Waan ku xiisay adag legend hossow bro another level 💯💯video💯💯🔥

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 Před 2 lety +4

    Gacma ka hadalkiisa badan ayaa fashilaya inu soomali yahay iyo midibka iyo muuqaal kiisaba waa laga dheehankaraa soomalinimada.

  • @Apdikaafiofficial
    @Apdikaafiofficial Před 2 lety +17

    Waa kuwataa wllky 💟❤

  • @asmamahmod7532
    @asmamahmod7532 Před 2 lety +2

    ربنا يحفظه ويبارك فيها الاهلواا

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Před 2 lety +5

    Ilaa Iyo Iminka Cadeyn Uma Haayno In Uu Somalia Yahy Lkn Waa Wiil Fiican Hadii Loo Fiirsho Ficilada Uu Ku Dhaqaaqay

  • @Latifah_ahmett
    @Latifah_ahmett Před 2 lety +6

    ABT ayn ka dawady wa wiil ad u qalbi fcn allaha xafido🥰

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 Před 2 lety +8

    Mahad sanid sida mar walba nooga daba geysid arimaha marka xasasiga io sidaa isugu xirtey barnamijkii hore io kan allaha ku barakeeyo 🙏

  • @ahmedclaahi9643
    @ahmedclaahi9643 Před 2 lety +7

    Waalid kiisa xitaa dhaqan soomaaliyeed eey lee yihiin 😂😂♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fandhuuxmedia2189
    @fandhuuxmedia2189 Před 2 lety +11

    No views no likes no comment ayadoo eh ayaan ku dhuftay video ga anigaa uhoreeyo wlai

  • @Adam-ig9sb
    @Adam-ig9sb Před 2 lety +7

    #Abufalah 7 bishan ila hada live ayu ku jira allhamdulillah

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 Před rokem

    Any way he is good guy الله يبارك.ماشاءالله

  • @cabdiraxmanrashid6220
    @cabdiraxmanrashid6220 Před 2 lety +3

    Mahadsanid sxb

  • @reeqacarab
    @reeqacarab Před 2 lety +11

    Imika haduu inoo sheego in uu somaliyahay sow odhan maatanreer hebel buu ka siiyahay 😂😂 kuwii dadka isku dhedhejin jiray😂😂

  • @xaawocabdi2797
    @xaawocabdi2797 Před 2 lety +9

    Legend Muqdisho goormee imaanaysaa

  • @aminacookingandhenna7117
    @aminacookingandhenna7117 Před 2 lety +2

    Masha allaah

  • @ezmah24official33
    @ezmah24official33 Před 2 lety +10

    Lkn brother aduu Somali ahaa qof ayun baa garan lahaa Somali maha ninkaan waa fikirkayag guys

    • @nuuriyoali2323
      @nuuriyoali2323 Před 2 lety +1

      Gabar taqano shegty waaa somalia dhahday

    • @ezmah24official33
      @ezmah24official33 Před 2 lety

      @@nuuriyoali2323 dalkee u dhalatay hadaa Somali DjiboutI Mise hargaysa

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 Před 2 lety

      @@ezmah24official33 hargeysa.yagaranaya.jabuti.ulasimeysa

    • @tooshiit8968
      @tooshiit8968 Před 2 lety

      @@ezmah24official33 ubaadi90%inu yahy reer Djibouti mise qabilka direed coz reerka ba qabil kaxishoodo lkn darood iyo hawiye qabilka wankufaana iyo somainimada lagayaba

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Před 2 lety +76

    War nio 🤣odayga dhalay wlhi dhaqankisa dhaqan Somali wye 🤔 @Hosow

    • @malabey197
      @malabey197 Před 2 lety +2

      Ma aragte?
      Tankle Aabayaasha Luqaddena ma inkirikaraaane tolow side ahaa?

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 Před 2 lety

      @@malabey197 muwalad ayuu ahaaa
      Somali io carab aya iska dhashey aabahas

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 Před 2 lety

      Hhhhh

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Před 2 lety +4

    Mashallha xafidullha bro wa somli wan ogy

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 Před 2 lety

    Masha. Alllaah waa wiil dadaal badan oo kudayasho mudan waana wiil somaliyeed sababto ah dhiiga biyo mahan aadbu nosoo jiitaa markan live kiisa dawanaayo wxn daremaa inuu walalkey yahay

  • @hamdahariir9847
    @hamdahariir9847 Před 2 lety +1

    والله فخور ب ابو فلاح

  • @zeinabali4384
    @zeinabali4384 Před 2 lety +7

    Xalay ayan firsaday asaga oo la @ANAS BUKHASH mahadsanid hosow bro

  • @kiinkeef2223
    @kiinkeef2223 Před 2 lety +4

    Magaca falah somalida la baxdo wayo aniga awowgey la dhaha mire falah la dhaha🥰🥰

  • @AkmG_
    @AkmG_ Před 2 lety +11

    Legend WAAN SUGAAYY INAAD KA SOO HADASHO KĒÊP GØÌÑG PRÜD HOSOW PRO I SUPPORT U

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 Před 2 lety +2

    Masha allah wiil 22 jira oo hadana ku fekeraya dadkiisa caawiyo . Waa wiil geeso ah

    • @Kweensunami
      @Kweensunami Před rokem

      1997 bu dhashay ciwaankisa so fiiri

  • @khalidkaramoz1924
    @khalidkaramoz1924 Před 2 lety +1

    Ilahaw Somali Qudhun Una Shegan Qofka Sidan Uu Fcn Ee Legend Ah Hadu Somali Noqdo Waa Nasiib daro Somalida Qabyadu Dishay Ee Nolashi Ka dhacday Muxuu Ku Fali Isha

  • @farihahappy9828
    @farihahappy9828 Před 2 lety +10

    Shaki kuma jiro inuu soomaali yahay😎

  • @mrabdi3813
    @mrabdi3813 Před 2 lety +3

    Wllo xasan waa will somaliya awoowgi aya shaqalihi safarada kuweyt kaa mid ahan jiray abihi xita halkasu noloshisa badanked dagana somalina somali nimo umaa radiyan kolay waxay jecelyihin in ay hadhowna qabilkisa radiyan
    Xasan 100/100 wilkeni horumar fican marku dhashayban kuweyd kaso hajiray anigu

  • @axmedchawki6464
    @axmedchawki6464 Před 2 lety +1

    Waxaan ku amaanaya inusan sheegan inu somali yahay wax lashegto ma ahan aniga inaan somali ahay nasiib darro ayaan u arkaa balse waxaan ugu sabraya anigu madooran inaan noqdo somali inaan kabaxana waan ku rajo waynnahay inshaa Allah waa dad dulmiga,xiqdiga,xaasidnimada,wax isku ogolaansho la'aanta dad xalaashaday ayay ubadan yihiin wax lashegtana ma ahan

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před 2 lety +1

    (Iaaheey ayaan tusineeynaa in aan mudannahay wax wanaagsan ee ow nasiiyay) hadalkaas lafdi ahaan mawanaagsana hadii sidow yahay loofasiro ilaahay waxa ow wanaagnasiinayo anagu kama mudeeysan ee isagaa nagu "tafadulay" fadligiisa ayow nagusiiyay.
    Waxaasa laga yaabaa inow ula jeexo ilaahayow wixi wanaagsanaa ee aad isiisay wanaag ayaan u isticmaalay

  • @kafilowanaag1832
    @kafilowanaag1832 Před 2 lety +7

    Keep gowing bro #Aweyspro

  • @ikraanibraahim7160
    @ikraanibraahim7160 Před 2 lety +9

    Abu flah💪❤😍

  • @kheyrqabtoduceysan1123
    @kheyrqabtoduceysan1123 Před 2 lety +1

    Wa somali ama wa Etiopien sina oromo labada mid un weye wilku wax kastana wala fisha allahu aclam 🤷🏽‍♀️

  • @phenomenonfozi390
    @phenomenonfozi390 Před 2 lety

    Wllhi somaLidu waa dadka dunidan uu iLaahaY ui abuurey gacanta ku haya , Allaa mahad izka Leh somaLi iga dhaLiYaY🖤🤲

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 Před 2 lety +7

    ASC SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 Před 2 lety +4

    Somalida xoog badana yarkas wuxu yahayba waa yar fiican somali inu aheen waxa ku cadeynaayo sida fiican uu social mediaha uku jiro somali hada nahay social media sida uku jirno waa ognhaya

    • @naimasiyad1391
      @naimasiyad1391 Před 2 lety

      Waxa tahay qofka ugu fikrada fican allha kudhawro walal

  • @adanyareofficiall9266
    @adanyareofficiall9266 Před 2 lety +2

    Asc hosow sxb Allh kusharfo waxatahay Aktar can ah keep going sxbow waxankacodsana farintan inad iguqaadato bro #share out iisame plz wankacodsaday sxb nin dhalinyara ahay plz

  • @salmamohamed7018
    @salmamohamed7018 Před 2 lety +1

    Masha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 Před 2 lety +7

    Insha allah 10 Millionen Hasan

  • @qadarc1
    @qadarc1 Před 2 lety +9

    Walaalka ayaan ahay fursad isii Waa ii dhiira galin isoobooqo mahadsanid🙏🙏

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před 2 lety

    The one and only lagend Hosow pro🥰🔥❤
    Wiilkaan Haduu Somali YaHay Somalinimadiisa Naga Badan Kuwo Qabiilku Dilaa DhiHi Doona Qabiilkee KayaHa somali😂🇸🇴❤

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z Před 2 lety +1

    Ilaahey hacaawiyo waa wiil muslim ah dad badan io isagoo kale ah alaha keeno

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 Před 2 lety +4

    Halayaabine carabtu waa dad indha ku garaadleyaal ah hadey ogaadaan inuu somaaliyahay sababtoo ah waxey ku yeelaneysaa saameyn xoog badan sababto ah wax kastoo hada usahlan baa ku adkaanayo xitaa noloshiisey khater galinayaan carab qofki la dhaqmaa yaqaan 😥