Bushaaro Reer Somaliland Warkan si weyn u Dhuuxa Halkii aynu Rabnay waynu Gaadhnay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024

Komentáře • 174

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před měsícem +8

    Mashallah Alhamdoullah ilahoow khair iyo badhadhee u horseed somaliland waay u samirtaaay in badanee ❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před měsícem +14

    Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Qooqday Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
    Thanks for your information Mujaahid Ubaxle Midia ❤❤❤❤❤

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před měsícem +1

      jamhuuriyada barakaysan dheh

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 Před měsícem +1

      Masha Allah Guul iyo Gobanimo Insha Allah Amiin ya Allah

  • @Qorsho
    @Qorsho Před měsícem +8

    Geesi geesi dhalay ilaahay ha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem +4

    Ubaxle is the best journalist somalilanders he is the firt truthful news information s about R SOMALILAND thanks

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 Před měsícem +4

    Thank you walalo noloow Geesi walahi one day we Somalilander we will reward you for all your hard work and efforts to defend our country Somaliland noloow noloow noloow sharaf iyo karamo walalo thank millions geesi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @madarcali122
    @madarcali122 Před měsícem +8

    MASHA ALLA hambaliyo hambaliyo guuul Somaliland gadhay weeyi hambaliyo hambaliyo

  • @kayseabdisamed-vo1bg
    @kayseabdisamed-vo1bg Před měsícem +12

    Ubaxle no 1 somalilander asalbathy walal

  • @mddinho3650
    @mddinho3650 Před měsícem +2

    Somaliland haa noolaato. Guul iyo Gobanimo. Ubaxle Media 24 thank you for you up to date news and encouragement as always. Dr Abdiraxman Ubaxle hore uu soco guulayso Sxb, you are geesi Somalilander ah.👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪

  • @kl8650
    @kl8650 Před měsícem +3

    Manshallah, spoken like a true Somaliland 🎉💚🤍❤️🎉. Can't wait for Somaliland to be recognised.

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 Před měsícem +11

    Somaliland guul iyo gobonimo mansha allah ❤🎉❤🎉❤🎉Guulayso Ubaxle.

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Před měsícem +2

    Masha Allah wad naga farxisee Allah, hakaa farxiyo umada qalbiga fayow bad number one katay nolaw Qaranka Qaranka ❤

  • @jmo4410
    @jmo4410 Před měsícem +3

    Alluma Baarik, Mr Ubaxle, Guul Somaliland. We have to unite against those among us helping our enemies to destroy our country.

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Před měsícem +2

    maansha allaah rabbi ha ku xifdiyo halyeey qaran hore u soco wad hawlaha qaranka
    waxaad bulshada u iftimisaa warar ay ku farxaan oo aanay ogayn
    guul reer somaliland❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 Před měsícem +1

    Mansha Allah guul iyo gomanimo somaliland waad Naga farxisay Allahe ha kaa farxiyo

  • @FatmaAmir-n6k
    @FatmaAmir-n6k Před měsícem +1

    Masha alla ilaahayoo noo kafab oo cadagayaga jabi oo calankayaga viser aamiin

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 Před měsícem +2

    ماشآء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويبارك فيك يا وطني ❤❤🎉🎉🎉

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @munirkh
    @munirkh Před měsícem +2

    Thanks ubaxle 👍🏾💪🏾

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před měsícem +3

    Walaal ubaxle waxaan doonaya meel aan kalasoo xidhiidho waxaan joogaa dalkeenii hooyo geeesi qaran cimriga iyo caafimaadka ale hakuudaayo aamiiin aaamiin aammiinn❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤

  • @dubedoolaar6049
    @dubedoolaar6049 Před měsícem +2

    Haduu kheyr inoo leeyahay allaah subxanahu watacaalaa ha inoo fuduďeeyo Aaamiiiin.

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 Před měsícem +5

    Aqoonsigu abshiir ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadifoabdi3151
    @nadifoabdi3151 Před měsícem +3

    Asc needeer guulayso cadawga debeda iyo ka gudahaba waad buufi saa

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +1

    Ubaxle media 24 m.allaah illaahay haku xafido geesi qaran

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před měsícem +2

    Ilaahaw noo soo dedeji ictiraaf khayr qaba Allaw ducada iga aqbal roob baada ayee Samada maadka ifur oo Saacatu ijaabada igu beeg Amiin Allow Amiin tayda iyo ta malaaigta isku beed Amiin

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Před měsícem

    Salaan sare Ubaxle Media ❤❤❤❤❤❤❤ ♥ ❤ 😍 💖 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤RUNBAAD SHEEGTAY GUULAYSO WALIGA GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND ❤❤❤ ♥

  • @faraskacad3242
    @faraskacad3242 Před měsícem

    Mujaahid qaran ayaad tahay alle haku dhawro cimrigaaga alle hakuu barakeeyo
    MEILLEUR SITOYEN VIVE LONGTEMP

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před měsícem

    ❤❤❤ILAAHAYOW Nabad ku soo dabaal ❤❤❤Guul iyo Gobanimo Somaliland iyo Ethiopia op Saaxiib is garabsada ah ❤❤❤❤❤

  • @user-ll9ek3jh8d
    @user-ll9ek3jh8d Před měsícem

    أحسنت أحسن الله إليك Magacaa ha jiro Ubaxle

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 Před měsícem

    Wcs
    Mashallah Inaadeer guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před měsícem +1

    Masha'Allaha Tabaric Rahman Allahuma barik🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻SomaliLand Dhaqaaqdey🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻♥️💜❣️❤️💓🩵💖🩶

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem

    Dadku Dalkooda ha u taagnaadaan habeen iyo maalin feejignaan thanks

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 Před měsícem +2

    Soomaaliland guuuul guuul❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 Před měsícem

    That's awesome Ubaxle media 24
    Thank you for your informed us good news for everyday ❤❤❤❤❤❤

  • @user-cq4vk1zs7x
    @user-cq4vk1zs7x Před měsícem

    Thankyou our legend ''Dhaayaha aragtida fayow
    qranka dhismayay arkaan
    la dhagax dhigayay arkaan''

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 Před měsícem

    guul iyo gobonimo reer somaliland guul iyo gobonimo masha allah❤❤❤❤❤💪💪💪💯

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt Před měsícem

    Wa gesinimo hanbalyo 🌹 hanbalyo reer Somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo 💪💪💪💪💪💚💚💚💚💚💚🤍⚫🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍✅

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před měsícem

    Madax wayne heena Muse Bixi Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před měsícem

    Alxamdulillah guul Somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 Před měsícem

    Ubaxle waa wariye masuula oo difaaca dalkiisa guulayso inaadeer

  • @kadra825
    @kadra825 Před měsícem

    MASHA ALLAH HORUMAR WACAN SOMALILAND GUULLL SOMALILAND HAMBALYO HAMBALYO GUUL SOMALILAND GUUL GUUL IYO GOBANIMO IYO WADAJIR IINSHA AALLAH MAGACIIN HAJIRO CADOWGIN HAJABO AAMEEM YAARABII AAMEEM YAARABII AAMEEM YAARABII 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🎉🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💦💨💨💗😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘💕🙏😊😊😊😊

  • @suleiman9659
    @suleiman9659 Před měsícem

    guul ubaxle media

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 Před měsícem +2

    Guul iyo gobaanimo somaliland ❤

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 Před měsícem

    VIVA Somaliland Republic. Nolow Ubaxle

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před měsícem

    Bilkhayr waagii baryaba waa khayr InshaAllah

  • @ashaabdulahi8501
    @ashaabdulahi8501 Před měsícem

    Manshallah guul inshallah

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před měsícem +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great work ❤😊😮 yes you are right guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před měsícem

    Xayaakallaah UM24 aad baan kuu salaamayaa geesi u go,ay difaaca dalkiisa

  • @user-eb7dz8fp5g
    @user-eb7dz8fp5g Před měsícem

    Ubaxle guulayso adeer

  • @mjama2264
    @mjama2264 Před měsícem

    💚💚🤍🤍❤❤Gool S/Land......Thank you brother for your continuous support for Somaliland....

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Před měsícem

    Gob gobtii reer Somaliland ❤❤❤

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před měsícem

    ❤❤❤mnsh allah guulsomaliland

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem

    🎉🎉mashaa alaah guul somaalilnd ale hanagu simo nimcadaa. Alaa mahaada. Iska leh🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Před měsícem

    Allah yacizak walaal Ubaxle media

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 Před měsícem

    Guuuuul iyo gobanimo alah ha ku c
    Xafido adiga iyo Somaliland

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před měsícem +2

    Wale Muuse Bixi cabdi waa libaxa weyi kaga qeyliysiy cadowgii Da caadna u ha Soomaaliland isaaga iyo geesiga Maxamed Kahiin gaar iyo gardarsba Waan wata

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před měsícem

    guul qaranka somaaliland

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před měsícem +2

    Ilahayow adigaa awood lehe khayrka na waafaji oo dalkeyga o aduunka laga aqoonsanyahay na tus itoobiyana sharkeeda naga qabo iyo somaliyaba

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Před měsícem +1

    Mashalah

  • @user-ih7tr1ik4s
    @user-ih7tr1ik4s Před měsícem

    Guul somalilan ubaxle 24 tv mansha allh wll qalaya

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 Před měsícem

    Mashalalha mashalalha guuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Guul❤❤❤❤ etobiya somalilnd

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před měsícem

    Waa run oo inagaa laynaga arkey

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před měsícem

    Somaliland guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarhassan8723
    @khadarhassan8723 Před měsícem

    Mahadsanid brother

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Před měsícem

    Haa haaa! haaa waa sidaase, Kan waa WAR BAXSAN oo Bushaaro wata - barbarkay ka baxdaa waa BAKAYLO QALEEN🙏✌️💪💯♥️♥️♥️♥️💐

  • @lahass7665
    @lahass7665 Před měsícem

    Somaliland guul guul guul

  • @user-bz6uj4yj9c
    @user-bz6uj4yj9c Před měsícem

    MANSHA ALLAH MUDANE UBAXLE WAAD MAHADSANTAHAY WAASIDAA WAA IN FAR IYO GACANBA LAGU KARBAASHAA

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤❤somaliland aallaahayaw caadawgeedajebi aammiiin❤❤

  • @sam-xz5tc
    @sam-xz5tc Před měsícem

    guuuuuuuuuuuuul somaliland 🎉

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Maanshalaah Maanshalaah Maanshalaah Maanshalaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 Před měsícem

    Mashalla Somalia still under UN Trusteeship, Guull JSL ❤

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    Ilaahow khayr nooga dhig arimahayaga

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Před měsícem

    Madaxwayne muuse biixi guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤itoobiya guul ❤❤❤❤itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland jabuuti waa cadawga somaliland

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Před měsícem

    Masha allah allahayaw no hagaaji cadawga somaliland guudaha iyo djjbadaba ku nool allahayaw dulee guushana nagu gargar adiga awoodle asmin isa allah ubaxle m d mahadsanid geesi qaran gubaabii umadaada guul iyo gobanimo somaliland

  • @user-us9to9yh2j
    @user-us9to9yh2j Před měsícem

    Allow nobarakey dalka iyo dadkaba ❤❤❤

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 Před měsícem

    Hanbalyo somaliland guuul somaliland hanbalyo

  • @mustafejirde4620
    @mustafejirde4620 Před měsícem

    Guuuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @Siyadshukifalastinhagulaysato

    Masha aalaha hagulaysato somaliland

  • @Cllaahicabdixirsi
    @Cllaahicabdixirsi Před měsícem

    Guul somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Před měsícem

    Mansha allah guuuuuuuul iyo gabanimo

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před měsícem

    MashaAallah Alhamuallah

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru Před měsícem

    Guul iyo gobanimo somaliland 🎉

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem

    Masha alla hasamaato oo hala helo

  • @kadra825
    @kadra825 Před měsícem

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء اخي الكريم قلي ماشاءالله الله يحفظك امييين امييين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 الله يحفظكم جميكم الصوماليلاندر اللهم امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲💕🥰🥰☘️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @gudoonawdahir6334
    @gudoonawdahir6334 Před měsícem

    Manshaall you good men🎉🎉🎉

  • @jama5340
    @jama5340 Před měsícem

    Guull Somaliland ❤❤❤

  • @user-eb7dz8fp5g
    @user-eb7dz8fp5g Před měsícem

    Masha Allah hambalyo

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d Před měsícem

    Somaliland guul

  • @farah.418
    @farah.418 Před měsícem +3

    Guul smliland guul🎉🎉🎉🎉
    💚💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤❤

  • @amam2011
    @amam2011 Před měsícem

    Masha Alla guul iyo gobanimo RSS❤❤❤❤❤

  • @MohamedHassan-yx6fs
    @MohamedHassan-yx6fs Před měsícem +1

    Annagu doonimaynu shirkadaha Dahabshiil iyo telesom ee Xamar doonayay ee horumakayaga iyo aqoonsigayga ka naxaya inay weliba nacaybka ay noo qabaan weliba ku faa'iidaan waa dhabarka oo nalaga toogtay, waa in dawladayadu shariikad qof leeyahay sida isgaadhsiinta laydhka biyaha cuntada dawooyinka waa inaa dib loo arag Muusaw suunka xidho inaadeer.

  • @Faarax-h5f
    @Faarax-h5f Před měsícem

    man shall all ah somaland ❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem

    Maansha allaah guuul iyo farxad maanta waa maalin weyn guuuuuuuul isha alllaah❤❤❤❤❤❤

  • @AsiaGele
    @AsiaGele Před měsícem

    Mansha alla guuuul

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq Před měsícem

    hargaysa iyo burco ayaanu isaaq u naqaanaaye irid walba waa lagaa soo xidhay reerkii isaaq ugiu balaarnaana cadawga gudaha ayaa utaqaanaan ilaahay waxaanu kabaryaynsa hadaanu dawlada soomaaliya nahay iyo SSC butlanba inaan doorashadaa maanta wafani laga guulaystaa AAmiin AAmiin

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 Před měsícem

    Guull JSL Shalom❤

  • @nemoadam2140
    @nemoadam2140 Před měsícem

    Maansha Allah

  • @salahmusa8122
    @salahmusa8122 Před měsícem

    Manshallaah

  • @mahads9423
    @mahads9423 Před měsícem

    Hill Somaliand