Safiyo Tusmo Heestii Goobyaal "Xasuustii Marwo Maxamed"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Safiyo Tusmo Heestii Goobyaal "Xasuustii Marwo Maxamed"

Komentáře • 58

  • @NajahAhmed-qr1in
    @NajahAhmed-qr1in Před 23 dny

    Marwo maxamed waxa kaga cood macan safiyo tuuasmo Manshalah safiyo waxay isku darsatahy qurux iyo degenan Manshalah wllo gulayso ❤❤❤

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Před 2 měsíci

    Habartan isaaq wey neceb tahay dhiadu heesa ah duriyada wey qaadeysaa waa dhoohan dib jirada cajuun Bay uga dhawaaneysaa❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdifarah373
    @mohamedabdifarah373 Před rokem +2

    Marwo maxamed sugule eryadii ciise dhancade aniga xasuus gaara 1983 dugsigii sare markaan galay eedo shamis dhagaysan jirtay

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab Před 2 lety +5

    Heestan xanuun baan ka qaadaa markaan dhegayso,Waxaan xusuustaa gabadhii islahayd Marwo Maxamed oo ay heestani ku noqotey guhaan iyo habaar Aakhirkiina is gubtey Goobyaal iyo cisil darteed.

  • @jamalabdullahiofficial3765

    Waa Xasuustii AUN marwo Maxamed Cabdi sugule (Gaasira)
    Waa mid ka mida heesaha cataawgaa oo ay qaado waxaana usabab ahaa jacayl ba an oo ay u qaaday Fanaan caan ah

    • @user-yf5cb8sb3f
      @user-yf5cb8sb3f Před rokem

      Fanaan kaasi waa kee sxb gabadhaa inuu gargaarsiiyaabay ahayd AHUN

  • @nasraqali8249
    @nasraqali8249 Před 2 lety +2

    Jaceyl 2019 isomaray weliba ninkii iqabay aan kawayay daryel iyo jeceyl wn ladhiman garay alle ayaa ibadbadiye moyee inan isdilo Ayan kufikiray weliba anigo cunug yar heesto raga qaar naxariis malaha allow qof walbo jaceyl kudhaco u gacmo hoori😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abdirahmanabdi5015
      @abdirahmanabdi5015 Před rokem

      Sorry walashey ..noloshu waa nocnoc waxkastaba walagabaxa insha Allah kheer kurajeyna

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Před 3 lety

    Shalay u ekaa maanta, berri baase kasii qurux badan. Tusmo ha liicin.❤💋❤💋❤💋❤💋

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 Před 3 lety +2

    HEESTANI WADNAHA AYEY TAABANEYSAA ,
    AUN XASUSTII MARWO MAXAMED ..

  • @guuleedguuleed1811
    @guuleedguuleed1811 Před rokem +1

    Ilaahaybaa cod u dhiibay safiya waan yaabay walaahi codkeeda!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @guuleedguuleed1811
    @guuleedguuleed1811 Před rokem +1

    Waligay codkan ma maqal subxaan ilaahayba soodka bixiya

  • @anfaibrahim8500
    @anfaibrahim8500 Před 3 lety +2

    Daganida io akhlaaq bay fanan dherthy Tusmo m.a frxd ku nolow wll

  • @ikranabdillahi978
    @ikranabdillahi978 Před 3 lety +1

    Mash allah. My walashay tusmo ❤️🥰🥰🤩🤩

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Před 3 lety +1

    Abaayo. Waaa. Ku. Taahera. Guul. Hore. Usocoo

  • @beerlula766
    @beerlula766 Před 3 lety +1

    Masha allh safiya tusmo horey usoco hno mcn boqoradayadii❤❤

  • @safiyomaxamedofficial9818

    Mashaa allah abaayo alle haku xifdiyo

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 Před 3 lety

    Addis Abeba ayaan ku dhegaysan jiray marwo mohamed

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 3 lety +1

    Goobyaalay Erayadii Abwaan Ciise Warsame . Ciise dhancade fanaanadii Marwo maxamed ayaad qaadi jirtay waa markii ugu horaysay muqdisho iyagoo Hargeiasa katagay

    • @aadanabdi292
      @aadanabdi292 Před 2 lety

      Abwaanka Aun
      Ma ciidagale miyuu ahaa

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 Před 2 lety

      @@aadanabdi292 may ciidagale ma ahayn wuxuu ahaa Habaryoonis/Sacad Yoonis

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Před rokem

    Eedo Marwo maxamed gaasiira ma gaadhi kartid cod keedana ma keeni kartid ee heesaha ha bililiqaysan

  • @AYusuf-ll8kf
    @AYusuf-ll8kf Před 3 lety

    Masha allah Safiya tusmo hor u soco

  • @hahlnstar3302
    @hahlnstar3302 Před 3 lety +2

    What a voice strong like mountains 😍🙏🏾

  • @alilula8936
    @alilula8936 Před 3 lety

    Abaayo ALLAHA Ku Idaho

  • @naimanorabeauty4055
    @naimanorabeauty4055 Před 3 lety

    Mashaa Allah beautiful

  • @user-tr3on2xe3w
    @user-tr3on2xe3w Před 26 dny

    Kkk hush

  • @msssmile87
    @msssmile87 Před 3 lety

    Safiyo Tusmo nolol qurxoon iyo mustaqbal ifaya baan ku rajayn 🥰❤️
    Alle haku yasiro maalmaha adag 🤲

  • @entisarhashi5102
    @entisarhashi5102 Před rokem

    Waayo waayo xuuus hore
    Wax baad naxusuusisay thenk you❤❤❤😂

  • @abdulkadirsheikhdon9279

    Gabadhaan maxuma laakiin heestaan sida ay uqaadeeyso kuwa maanta sheekta fanka iyadaa uroon

    • @xabashowxabash4512
      @xabashowxabash4512 Před 3 lety

      Isxasuso 60 jir aya tex hoyo waxan waxba kumatarayan dadki ifka katagi ayaa raban in halmar ifka losolabo si ay Eebe ugutobokena....hoyo wanadeda qado assalam calykum

    • @xabashowxabash4512
      @xabashowxabash4512 Před 3 lety

      Dadkan mashaalah kudahayan dad fican maaha

  • @nadifoisse520
    @nadifoisse520 Před 3 lety

    😭😭😭😭😭 iove you tosmo

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Před 2 lety

    Marwo Maxamed Laba Jeer Bay Is Gubtay Xanuun Asiibay Maskaxda Awgeed AHUN
    Jacayl Daran Ba Ku Dhacay

  • @banaazirbashiir4211
    @banaazirbashiir4211 Před 3 lety

    Mansha Allaha ♥️♥️♥️♥️

  • @subeydaxxx5867
    @subeydaxxx5867 Před 3 lety

    Ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @IbroAbdi100
    @IbroAbdi100 Před 8 měsíci

    27 Sano Ka Hor Ayaan Dhagaysay Mar Aan Safar Ahaa Anigoo Yar Intaa Waan Raadin Jiray Waxa Ku Qoran Heesta Waana Heesta Igu Horay Say Ee Aan Labo Eray ka Xafido 😅😅😅😅 Goobale Iyo Meel aan Gacal Iga Muuqan Hhhh

  • @faizam523
    @faizam523 Před 3 lety +1

    Markani tolow ma markey shikidey baa ee ay sii socotey. Sorry safiya quruxey walee naag dhameys ah baad tahaye haysu jabin nin aan kuu qalmine cashar u qaado wixii ku soo marey. Pick up the peices and stay strong sister! It'll get better, trust me.

  • @dhimbildragon1736
    @dhimbildragon1736 Před 11 měsíci

    Sorry Heestan waa hee xanunbadan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @bakayleali6219
    @bakayleali6219 Před rokem

    Dadka heesahooda udayaa

  • @aadanabdi292
    @aadanabdi292 Před 2 lety

    Heestani gabdhii qaate jcyl darting bee isku dishe markii jcylka looga baxe
    Gabdhaha jcyl laguma beere ka daaya

  • @mohamedomar238
    @mohamedomar238 Před 2 lety

    Axyaaa hees, Wadnaha ayay taabanaysaa marwa maxamedna waaba is gubtay , dareenku waa wax jira. Muuqaalka dareenka leh ee tusma qoki daawadana jaceeyl ayaaba sii gelaya.

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 Před 2 lety

    Plzzz lyrcis ku so same

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 Před 3 lety +1

    Sorry aun marwo gaasira codkeda ciyaar ciyaar laguma keeno lakiin waa isku day wacan

  • @jamaahmed2646
    @jamaahmed2646 Před rokem

    Ma jiraa qof haya qisada heestaan oo ii sheegi kara qisada ay ku timi heestaan ?

  • @gobaad6561
    @gobaad6561 Před 3 lety

    😪😪😪😪😪

  • @mohamedosmanmadar2344
    @mohamedosmanmadar2344 Před 3 lety

    Waxaad tahay qof jiree jiriba ku heshay.

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 Před 3 lety

    waad fiican tahay sida dalmar dhalo dheere hees aanad lahayn hadaanad sheegan

  • @saadaabdi6253
    @saadaabdi6253 Před 2 lety

    Jj

  • @khalid9264
    @khalid9264 Před rokem

    Gudi baan juniori kugu guurti seegay

  • @gobaad6561
    @gobaad6561 Před 3 lety

    Ciil maxaay soo martay safarkeey u soo martay caruurteedii u soo dayacday iyo siduu yeelay kala fog ragoow sidaan nooma dhaama

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 Před rokem

    Erayadii ciise dhaban cad dhashii isaaq codkii marwo maxamed made in somalilamd copy cat ❤💚🤍

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Před 3 lety

    Shalay u ekaa maanta, berri baase kasii qurux badan. Tusmo ha liicin.❤💋❤💋❤💋❤💋