Duco walid,jacayl iyo lacag ayaan kaladoortay. Doorasha dii qaldanayd maxa igaqabsadey?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Walal qaali fadlan subscribe noosaar waa nomuhiim please and please

Komentáře • 78

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Před rokem +10

    Waa arin xanuun badan
    Waana khaladaadka ay hablaha soomaaliyeed galaan iyagoo aan ka fiirsan

  • @araweelocali4526
    @araweelocali4526 Před rokem +2

    Sowda abaayo alle haku barakeeyo adiga iyo reerkagaba

  • @araweelocali4526
    @araweelocali4526 Před rokem +2

    Runtii waa qiso xanuun badan in lagu cimriqaato mudan shukran laka xbbti

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr Před 18 dny

    Gabadhey Sawda, waad mahadsan tahay. Ilmahayni Illahay baari ha nooga dhigo

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 Před rokem +4

    RunTi waa Qiiso xanuun Badaan Balse Waa NaBisi gii wiilki eey Axdiiga eey wadaa gaaleen iyo walidka Hadal kiisa oo aan laMaqaal lakiin waqtiga waa ciiyaal oo magaraan karto gabadhan ilheey haa uGarGaaro yaa allaah ameen

  • @kaamilajamacnuur8102
    @kaamilajamacnuur8102 Před rokem +1

    Masha allh hambalyo hamblyo sawdaay wll

  • @xuseencumar8615
    @xuseencumar8615 Před rokem +3

    Asc wallsahy samda allaha hakubarakeeyo ninka kuhela ayaa nasiibleh qofdiin oo dadnimaleh oo waaya arag ah waad mahadsatay wallashay seda quruxdaban eed nogusoo gudbiso qisooyinka dumar kusaabsan iyo arimaha bulshada

  • @mariyamabdiwali4640
    @mariyamabdiwali4640 Před rokem +4

    Alla inantaan qiso ay ka sheekaynayso ayaan facebook ku arkay imikana CZcams bay iga so horbaxday mnshalh qaabka ay qisada ugudbinayso well done sister

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 Před rokem +6

    waxa laa dhahay salfudaydku xawu shanadi kaa saray hadi anu cudur qadsin ayabay nasib lahayd inantu caqli yarayda

  • @gracefulcare2357
    @gracefulcare2357 Před rokem +1

    allaha ku xifdiyo walaal aqoontaada iyo wanaagaagana allaha kugu xifdiyo

  • @zeytunsalatmaalim4693
    @zeytunsalatmaalim4693 Před rokem +4

    Shukran walashey walahi maseexan ila waxaan is dahayi hada mey so digto

  • @hibocabdilahi2515
    @hibocabdilahi2515 Před rokem +1

    Mnsha allh qaliyey weegiiba hal mar ayaan qisooyinkaaga daawadaa aadbaan kuugu xiranahay waanan kujeclahay ilaahay dartii
    Waxan ku leeyahy waad mahdsantahay ee hore usoco garabkaagana allh ha galo

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 Před rokem +1

    Keep going baayo qaaliya

  • @hindaabdullaahi6503
    @hindaabdullaahi6503 Před rokem +1

    Maanshallh wll sawda alle hakuxifdiyo runtii wax badan baan kaa faiiday

  • @ubahhersi8267
    @ubahhersi8267 Před rokem

    Masha allah alaha ku xifdiyo xbbti mid diinteda ku dhagan alaha kadhigo thanks

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule3196 Před rokem +2

    Dumaroy iskadaaya Qudbusirada oo iska ilaaliya raga waa bahala

  • @gracefulcare2357
    @gracefulcare2357 Před rokem

    sowda mashaa allah mahadaanid walaa noo wad sheekooyinka
    xaggeed joogtaa sowda adiga qudhaadu

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 Před rokem +1

    Waa sax walaal waalidka waxuu ka fikiraa mustaqbalkaaga dhalintuna si kale ayay u arkaan aloow ceenteena astur aamiin

  • @sayidmaxamedcsbdilaahi124

    Mashaa allah allah hakubarakeeyo
    Isha afba hakaa dhawro

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 Před rokem +2

    Xanun badnaa gabadhey inta anad gursan wax badan kafiirso hooy

  • @farhiyamahamudfarhiya3682

    Shukran abyo 🥰🥰🥰

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 Před rokem +2

    Maasha allah mahadsanid

  • @faadumomaxamuud2990
    @faadumomaxamuud2990 Před rokem

    Oo had gabdhii yaryad wali ayeeydeed ma a wali uha hooyo mise waa loo shegy hooyadeed saxda ah wall🥀🤴⚘🔴♥️

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 Před rokem

    Masha allh xbbti

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před rokem +5

    Nin lama aamino waa cadow.

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 Před rokem +2

    Hablaha waa in waalidku marka ay teenage soo gaadhaba loo sheego in maher xadku sharciga meel kaga jirin nin dan iyo reernimo kaa lihina aanu kugu la kacayn mid lkn doonaya in mudo kooban meelaha kula galo mooyaane.ragga waar alle ka yaaba oo dumarka mustaqbalkooda ha ku ciyaarina.waalidka haddalkiisa ha la maqlo ha lagana ducaysto.

  • @abdikeisane1049
    @abdikeisane1049 Před rokem +1

    Masha allah aqliga Allah hakubarakeyo

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 Před rokem

    Miskiinta haduusan kalyaha kala bixin bay nasiib leedahey. Gabdhow aaqurasamaan lagiraa qofna iidaan aqoon ha aaminina. Diintana ku dhaqma.

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před rokem +1

    Subhaallah wllhy wn la qiirooday 🥲🥲🥲🥲

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 Před rokem

    Subxanallaah walahi wa arin murugadeda wadata mantaan ku arkay wana ku saray

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Před rokem +1

    Waxbahely wlhi waxasina wafudeyd

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem

    Waa farriin ku socota hablaha iska ilaaliya ragga

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg Před 6 měsíci

    ❤❤❤mashalh.saw.day.rapow.kudhawur

  • @abubakarabdiwarsame8249
    @abubakarabdiwarsame8249 Před rokem +1

    Mashlaah walal sowdo guul ban kurajeynaya .
    Tusaaleyn yar: areyga cimri qadasho ee thumbnailka kusaran .. ubadal "Cibro qadasho"

  • @axmedcalixassan6623
    @axmedcalixassan6623 Před rokem

    ماشاألله يا أختي

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 Před rokem +1

    gabarey hada sharaf baadleedahay midyaha waa lagu waashaa ka bax irs!qada ALLE WEYDISO MEELKALE

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před rokem +1

    Fariid Sowda.

  • @Xurmah_officail
    @Xurmah_officail Před rokem +2

    Subhanallah 😢😢😢

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Před rokem +2

    Shkran

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 Před rokem +2

    Intadaan wax filanin wax firso . War hablo inda deer lahado

  • @kaafibicirmohamed9608
    @kaafibicirmohamed9608 Před rokem +1

    Kkkkkk inkasto anan Wali dhamasan lkn ilahay haa unaxaristo ilkacase iyo Ali hiiran waxuu dhihi jiray kow kow ii wad shekadah kaniinigii kadha jabintah bay liqday markas bay miyir satay lkn waa un gabar ilahay haa asturo

  • @xaliimoaadan5759
    @xaliimoaadan5759 Před rokem

    Allow intii xun naga haay, ragii waraabey noqdeen.

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Před 3 měsíci

    wllhi walige quf balan ma aga bicin 1 quf balan wala galni asana ka baxaye qufkas woxo rabi ano 17 gur qarso lkn waka didi alx Allo weshi khe igu jiro bot oga tahye allo iwafuji😢😢

  • @ordaayejimcale7138
    @ordaayejimcale7138 Před rokem

    Subxaana Allah 😭😭😭

  • @halimaissak4601
    @halimaissak4601 Před rokem

    Wlh xanun waye

  • @farxiyacabdi3639
    @farxiyacabdi3639 Před rokem +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Před 3 měsíci

    wllhi waxa xasusta 2023 bisha 2 ano 17 anin iga aqli badin rabi lkn alx Alle igargari alle kasuko aqligega ku fakti ino iga aqli badiyo insu dayi lkn Aisho ya ka aqli badin karo😮

  • @hoodomohamett1749
    @hoodomohamett1749 Před rokem +1

    Gabdhannwaan taageeraaa fc ku bartay maantaan halkan ka helay m.a

  • @katrayusuf6452
    @katrayusuf6452 Před rokem

    Masha Allah abayo

  • @mohamedsabriye7985
    @mohamedsabriye7985 Před rokem

    Si ay halkaan uga fiirsadaan mahadsanid

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem

    Runtii wiil rag qaarkood waa cadow

  • @simranmahamud1555
    @simranmahamud1555 Před rokem

    m.a abayo hore usoco qisoyinka noso badi

  • @muhyadiinali1780
    @muhyadiinali1780 Před rokem +1

    Asc gabar yaskugu yiri masafada dumarku kuma mehersaman fadlan hagalin wax aada cilmi ulahyn

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Před rokem

      Dee waa marka abahed lalaso hadlo lkn tan waa bab kale wali la,aan meher majiro

  • @mohamedsabriye7985
    @mohamedsabriye7985 Před rokem

    Muuqaladaada meelo kale ayaan Ka fiirsan jiray !!!
    Walal mar walbo magaca chanalkaga waa in aad sheegtaa

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 Před rokem +1

    wax la yiri wax la qariyaa ama qubte ama qurme

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Před 7 dny

    Sawiro maye ka qaado doqonta

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 Před rokem +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e Před měsícem

    Asc❤❤❤

  • @farhiaali2784
    @farhiaali2784 Před rokem +1

    Abaayo ani like maba iloobo

  • @faadumohassan2399
    @faadumohassan2399 Před rokem +1

    Subxanalah Waa xanun bedan tahay ❤

  • @Xurmah_officail
    @Xurmah_officail Před rokem

    Wa qiso xanuun badan😢😢😢😢

  • @fatimaniifay4533
    @fatimaniifay4533 Před rokem

    Wlhi wa qiso xanun bdn

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe Před 20 dny

    Xanuun😮😅😅😅😅

  • @khadraquruxofficial8056

    Asc asxabta sowda ana isobooqda please

  • @shamsohassan7503
    @shamsohassan7503 Před rokem

    😭😭😭😭😭

  • @zafamaxamud2306
    @zafamaxamud2306 Před rokem

    Hastunaalah

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Před 7 dny

    Ninkas dowlad canada ku dacawen karta safarad DNA laga qaaday

  • @farhiyanur2948
    @farhiyanur2948 Před rokem

    Asc walal xagee kala soo xariira

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před rokem +1

      Halkan wllo halkan igalasoxidhiidh 0616889436

  • @laasjacayl5051
    @laasjacayl5051 Před rokem

    Sorry 😢😢😢😢

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 Před rokem

    sheko xanun Badan waye sorry

  • @nimcocismaan5529
    @nimcocismaan5529 Před rokem

    😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem

    Calool xumo

  • @SahraCiire
    @SahraCiire Před měsícem

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰