Kusoo Dhawow Jasiirada Kudhaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Kusoo Dhawow Jasiirada Kudhaa

Komentáře • 155

  • @kingupdykanivlogsfilims2896

    Inta kudhaa ka heshay like isara ha iga baqlina

  • @abdih5989
    @abdih5989 Před 5 lety +7

    Mashalah, Jaziirada kudhaa waxey ku taalaa konfurta Kismayo, waxa kaloo ku ag yaala jaziirado kale dhowr ah sida; chula, chovai, Madhabo, kooyama, buurgaabo iyo kuba kale, waxa la is ku dhahaa bajuni islands.

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 Před 5 lety +1

      Masha alaah somalia le may meshan le I ahayd wn ka helay

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli Před 5 lety +9

    sifiican ayaad muuqalada usoodiyaarisaan lkn waxaa idiin kadhiman inaad playlist usameeysaan muuqaalada intii isleh hada ani waan kudhibanahay taariiqda inaan daawado magalooyinka

  • @akrammohamed2426
    @akrammohamed2426 Před 4 lety +4

    Dalkaana ilaahay na siiyey anaga ayaa ka faa'ideysa la qof walbana wuxuu ugu carara dibada 😭🇸🇴💪

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 5 lety +7

    Meeshaan jeclahay in aan ku noolada maashallah

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Před 10 měsíci +1

    Halkanaan Degilahaa Horumarna kasameyn lahaa ama jaziirada jubaland ee Kooyame. Waa dhul somaliyeed. 👍

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 Před 6 měsíci +1

    Manta wala gaday jasiirada qudha iyo koyama 😢😢😢

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 Před 5 lety +6

    Wow kudhaa qurux wlhi
    Masha allah dhulka hooyo wacanaa

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 2 lety +2

    Kudhaa wa magaalo xeebeed waxaa asaasey ahmed daauud cisman dheere Waxuuna beel ahaan kasoo jeedey Ismail cali Cali-saleebaan Majerten Harti

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 Před 5 lety +5

    Jecliyee meelahaas cml Jawi degan inshaa Allaah waan maal gishan donaaaa mustaqbalka dhaw waa meelaha loogu talagalay Dalxiisyada,, ilahoow Nabad waarta nasiii yaa rapiiii😢

    • @ibrahimabdi5990
      @ibrahimabdi5990 Před 5 lety

      İlaah haku garsiiyo my sister

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 4 lety

      Maashaallah sister kaligeed maaha Aniga gaari kugu soo marsiinaya Qandal, fuuma kooyaame, Madhaba, juula jawaay iyo Dhamaan jasiiradahan ee Kismaayo igu soo mar Waliba calanley 🇸🇴😆

    • @lukake4lyf188
      @lukake4lyf188 Před 2 lety

      @@mohamedshakaal1545 cidee dagto oo deegan ah

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 2 lety

      @@lukake4lyf188 Majeerteen abyo dhulkan dhan waxa laysku dhahaa Joore iyo jiroole

  • @yowbalck2725
    @yowbalck2725 Před 5 lety +4

    Insha allh
    Melhan cml
    Wa melha
    Igu dhiira galiya ina
    Bilicdeeda dib usoo celiyo

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 Před 5 lety +1

    Wa marki igu horeysey o an maqlo jazirada kudhaa iyo jazirada kale o kooyme e somalia inti ilamida like sar

    • @Nasrudiin893
      @Nasrudiin893 Před 3 lety

      Kudhaa jaziirad maaha waa coastal town sida kismayo kambooni oo kale somali magaca jaziirad mayaqaanan.

  • @abdulghanihussein
    @abdulghanihussein Před 5 lety +7

    masha allah Jaziiradda Kudhaa

  • @mohamedmahdi8477
    @mohamedmahdi8477 Před 5 lety +2

    anigu qurbaha ayan jooga run ahanti wn la dhacay dalkeena aad ka uu qurux dq badan dhan walba wuu ku fcnyhy somalia

  • @MOHAMEDAHMED-ed1ec
    @MOHAMEDAHMED-ed1ec Před 5 lety +1

    Dalsoor wadku mahadsantihiiin warbaxintiiiina nosooo ban dhiga melaha kale aaane inta badan la maqlin khaasatan jiilkan cosob eee haatan jira waxba kama oga dalka qarkiiisa anigaba kamid ah jaziirado aaane maqlin ayaan ka dhex helay dalsooor aaad iyo aaad ayaad u mahadsantihiiin howsha u haysan bulshadiina ilahaya kheyr dhamanyiisa ya idinka siiiyo
    Codsina wan siii racin dalsoor sooo raciya melahasooo kale halka ayku talo gobolka ayku taaalo
    Insha alllah

  • @mohamedbusuriabuukarhassan9365

    Jasiirada jawaay war bixin ka soo diyaariya jasiirada qadiimida ah jawaay🙏🙏🙏🙏

  • @yahyeyusuf9919
    @yahyeyusuf9919 Před 5 lety +4

    Dalsooor horay u socda plzz soo bandhiga quruxda dalka Soomaaliya waana ku faanaa ani waxa jeclaaday ina vloger noqdo dalkayga ku dalxiiso mrkaa kusoo laabto inshallah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Cajiib.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 5 lety +2

    Maashallah kudha aad ayey u qurxan tahay dadka comments ayaan akhriyey waxay rabaan meesh aya ka tirsan tahay waan kismaayo

  • @aichafrankie3915
    @aichafrankie3915 Před 5 lety +2

    Waxaan xasusta quruxdeyda, weligeey na ma hilmaamayo anigo 6 jir ah ayaan Boogday waxaan ku farxay inaa Arkay mar Labaad 😍😃

  • @zak.886
    @zak.886 Před 5 lety +3

    please return the subtitles i cant hear the sound at the highest

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 Před 4 lety +1

    Magaaladeenii Kudhaa maashaallah Aad baa Looga shaqeeyay Reer Kismaayo Waad ku mahadsantihiin deegaankiina Dhismihiisa

    • @bgu5817
      @bgu5817 Před 2 lety

      Reer badhaadhe dheh kudha badhaadhe ayeey hoostagtaa

  • @mshakz6006
    @mshakz6006 Před 4 lety +6

    I like the work that this channel has done. However i want to raise some issues, why is it that you guys come and only interview somalis and not the native bajuni people. They also speak somali right but yet you choose to only interview somalis even though i agree that we are also somali, and before you criticise me for spreading tribalism, i just want to say that it seems like there is an agenda of alienating us. We are very much aware of this and that there is a mobilisation to rewrite history. However as a minority we do not have any power to fight you guys and you can wreck havoc upon us if you want. But we will not give up our right for recognition and you cannnot deny our existence

    • @nimcoBeauty2346
      @nimcoBeauty2346 Před rokem +1

      Asc. Wll Ramadaan kariim, walal marna waxa ledahay somali aya nahay hadana waxa ledahay somali aya na dhacaysa!! Bal adiga hadalkaga ufiirso tankale maxa uga bahan tahay inad english somali kula hadasho madama somali tahay af somali na ku hadasho!

  • @cadewaaye23
    @cadewaaye23 Před 5 lety

    Runtii kudhaa waxaan ku tagay safar waana jaziirad udhow manogoo iyo buur gaabo

  • @ajeydevgan701
    @ajeydevgan701 Před 5 lety +1

    Xasuus ayay igu leedahay meshan kudhaa badhaadhe kulbiyo waa meel aad u qurux bdn

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Před 11 měsíci

    Kudha WA dhul BAAJUUN

  • @me.zaahid6250
    @me.zaahid6250 Před 2 lety

    M.a kudhaa mar baan tagay waxaa dagan majerteen iyo baajun

  • @a.n.1636
    @a.n.1636 Před 5 lety +9

    Khudhaa waxay ku taalaa 100km koonfurta Kismayo, waxaana daga beesha Majeerteen (Cismaan Maxamuud) iyo Baajuun.
    Khudhaa waa tuulo xeebta ku taal, waxaana kasoo hor jeeda jaziirada Madhabo.

    • @bashakaboy8520
      @bashakaboy8520 Před 5 lety +6

      Bro yaa Ku wey di qabilka daga waraa besha Somali dhan ayaa dagan eee cadi iska dhig

    • @a.n.1636
      @a.n.1636 Před 5 lety

      @@bashakaboy8520 Caadi waaye informationka bay ka mid tahay. Cidna makaa xigto, waa sida Garowe.

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 Před 5 lety +10

      RA Nour gaaljecel baajuun Iyo wardey ba dagto
      Majerteen kulaha niyoo yaan laguugu qoslin 😂😂😂😂😂

    • @a.n.1636
      @a.n.1636 Před 5 lety +1

      @@hanadahmed8389 Dhulka iyo dadka makala taqaanid 😅 qabiiladaas wey dagaan jubbada hoose laakin Kudhaa mj iyo baajuun aa daga.

    • @mohamedali4884
      @mohamedali4884 Před 5 lety +1

      RA nour sxb waruntaa dhulkaasi galjecel saqirkiisa xitaa Laguma arko ninkani waxaan umaleynya meelkale ayuu kuqaldayaa kudhaa

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128

    Waaw jaserada kudha qurux waye Masha alh

  • @zakidalnurshe5311
    @zakidalnurshe5311 Před 5 lety +3

    Wadnka dowlad xuma iyo dad qabil dily
    Lee wye dhiptada qurx daqli ilaah ugu deeqy ya soo srnyo dhisanyo kala kicinyo wye nabad ba jirto nabd naso lanuga leh

  • @mohamedfarah9483
    @mohamedfarah9483 Před 5 lety +1

    Iga caawiya halkey ku taalaa Jaziiradan

    • @qanciyeproduction
      @qanciyeproduction Před 5 lety

      Kismayo agteda ZXB hadad tagi rabtid

    • @sicidahmed458
      @sicidahmed458 Před 2 lety

      Kismayo ayee u jirta 180-190 dhanka koonfur waa marka xeebta la raaco wana ku noolahay hadda

    • @abdihakiim7215
      @abdihakiim7215 Před 3 měsíci

      Asc sxb xagee kalasoo xariira please, jasiiradan ban rabaa Inan imaado​@@sicidahmed458

  • @osmanghalid9452
    @osmanghalid9452 Před 5 lety

    Bismillahi hala hala kulaha marke udabaysay😂waxa lo may uyarasaa.

  • @alxamdulilaahcalaanicmatil6394

    Wallal musiga naga daa

  • @saabirsasa8158
    @saabirsasa8158 Před 5 lety +1

    Halkey katirsan tahay jasiiradan wll magaladena hoostagtaaa saaid ayan uga helay inan mar tagana waan jeclan lahay jwb. Thanks 🙏🏽

  • @khadiijahm1764
    @khadiijahm1764 Před 5 lety

    War kalaya meeshaaa iikaxeeyaa

  • @hibaali6087
    @hibaali6087 Před 5 lety

    Dalsoor noso daaya taariikhda dagmada mahadaay

  • @ayaandhalaalcooking8985

    Subscribe like comment share igu caawiya walashin ban ahaye ha IGA baqilin kheyr alaha idin siiye so boqda

  • @Xilkasmedia
    @Xilkasmedia Před 5 lety +3

    Zxpayaal ma rabta xikmad iyo aqoon fadlan soo booqo chanelka AYAANLEBJ thanks

  • @Sprtspd
    @Sprtspd Před 5 lety +1

    Subscribe iisaar si aan idinkaga caawiyo horumarada dibada ka socda

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Před 3 lety

    Soomaalida Dawladihii soomaray waligood waxba uma qaban dadka Kaluumaysatada ah iyo kuwa Jasiiradaha dagan. Hadii cadawga u yimaado Jasiirado cid la’ah hadhoow waa ay sheeganayaan sida jasiiradaha Scotra ee ku yaal Bariga Soomaaliya Puntland oo kaloo loo qaadan.

  • @baylood.germany
    @baylood.germany Před 5 lety +5

    Caadi maha jaziiradani waxay ku taala kis maayo

    • @Schwarzer_Mann
      @Schwarzer_Mann Před 4 lety

      Wllo map ahaa wexey udhowfahay Baajuun area ee kismayo kuma taal buurgaabo meel aan kumaqlay ayey dhowdahay

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 Před 5 lety

    fadlan misiga ka reeba barnaamij yadiina danbe.

  • @somaliqueen1456
    @somaliqueen1456 Před 4 lety

    War wuxu ma Somali baa quruxbadanaa tolow dad nabdoon ma joogaan aa imaane!

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128

    Ar asxbey subscribe iku caawiya plz

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Před 2 lety

    Dhulkii gaaljecel samow

  • @yuusufally4279
    @yuusufally4279 Před 5 lety

    Fast anigaaaa ah

  • @leylahloo5863
    @leylahloo5863 Před 4 lety

    My mother Land subhanallah 😭😭😭😭

  • @cabdiabshir4170
    @cabdiabshir4170 Před 5 lety +1

    Kudhaa

  • @abdinurabdi8666
    @abdinurabdi8666 Před rokem

    Cawa ayn kusuganahy kudhaa

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 5 lety

    Kudhu waa xagee somalia

    • @ilkacaseliglig7475
      @ilkacaseliglig7475 Před 5 lety

      Ruqiya Ali abaya waxay 180km ujirtaa magalada kismayo
      Waa meel nolasheeyda inta badan aan Ku soo qaatay caruurnimadeydi

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 Před 5 lety

      @@ilkacaseliglig7475 aboowe waa meel quruxoon ee in aan taga shabaabka cabsanaa markii horana reer xamar hadana qurubaha ku raagay fuley Ayaan ahay

    • @ilkacaseliglig7475
      @ilkacaseliglig7475 Před 5 lety

      Hhhh abayo dowlada ayaa ka taliso dalka dalkaagi weeye Ku soo dhawoow
      Ilkacase Jr liglig Facebook add dheh fafahin dheraad aniga ayaa kaa sinaayo

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 Před 5 lety

      @@ilkacaseliglig7475 haye walaalo

    • @sicidahmed458
      @sicidahmed458 Před 2 lety

      Kudha aniga wax iiga soo wedii

  • @jamalagain9907
    @jamalagain9907 Před 5 lety +1

    Halkee ku taalaa

  • @ambarali3719
    @ambarali3719 Před 5 lety

    Kudha intee Somalia kaga talaa? Qof ii shagaa majiraa 🌞sifican Somalia ma u kalaaqaan

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 Před 5 lety

      Wll waa jubada hoose nearby kismaayo

    • @ambarali3719
      @ambarali3719 Před 5 lety

      @@professionalhacker2834
      Thank my dear 🐸

    • @mohamedali4884
      @mohamedali4884 Před 5 lety +1

      Amina Ali abaayo kudhaa waxee kutalaa jubada hoose waxee udhowday bulaxaaji yo badhaadhe kismayo waxee ujirtaa 160km oo dhanka xeebta ah kudhaa jasiirad ma ahan waa dhulxebeyd sida kismayo yo raskeynboni lkn kudhaa jasiradaha ku agyaal yaa aad ubadan wakaa marka

    • @ambarali3719
      @ambarali3719 Před 5 lety +2

      @@mohamedali4884
      Thank you so much my dear brother. I know i have alot of brothers 😘😘

    • @mohamedabdirashid7041
      @mohamedabdirashid7041 Před 22 dny

      Koonfurta kismayo weye m.j baa daga ama harti

  • @Amirwaye12
    @Amirwaye12 Před 5 lety

    Bujani island inoo soo diyari

    • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
      @sheekhfaaraxmacalincumar6128 Před 5 lety

      Bro ilah dartiisa subscribe iku caawi

    • @Amirwaye12
      @Amirwaye12 Před 5 lety

      @Khabiir Sports bro exactly mesha ee ku tasho ma aqano lknse waxa waye jaziirada ugu weyn somalia jazirado badan oo yar yar na we hoos imadan 😋

    • @Amirwaye12
      @Amirwaye12 Před 5 lety

      czcams.com/video/HMetuu12S6g/video.html
      This bujani island link.

    • @nasamaale6176
      @nasamaale6176 Před 5 lety

      Jasiiradaha baajuuni waxay ku yaallaan koofurta magaalada kismaayo, waa archipelago (jasiirado) ku teedsan xeebta jiidkeeda dhanka koofure.

    • @qanciyeproduction
      @qanciyeproduction Před 5 lety

      @@nasamaale6176 Archipelago-jazerado badan oo iskudhaw ama noqodo haljazerad

  • @ayaanismaciil8648
    @ayaanismaciil8648 Před 2 lety

    Kudhaa magaalo axmed aadan🥰💋

  • @mahamedsuleiman4890
    @mahamedsuleiman4890 Před 4 lety

    Gobol ke laga maamulaa?

  • @qhaalidcasiis2162
    @qhaalidcasiis2162 Před 4 lety

    Kudhaa waxaa igu hooree say aan arko 1999kii ilaa 2000 Waa magaalo wacan hadii ey soomaalida ey ogaato in ey isxukumi karaan

  • @obeydhussein3802
    @obeydhussein3802 Před 5 lety

    xagey ku taala jaziiradaan🤔

  • @birmadfxvipgroup9162
    @birmadfxvipgroup9162 Před 5 lety

    kow

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Před 2 lety

    Gobolkee ku taal, hore umaan maqale niyow

  • @maulidbash3994
    @maulidbash3994 Před 5 lety

    When will u ever stop this anoying music in video ahhhggggg!!!

    • @zak.886
      @zak.886 Před 5 lety +2

      Maulid Bash idk its kinda weird its the oud a traditional somalia arabian and north african instrument

  • @jamalali3280
    @jamalali3280 Před 5 lety

    Meeye beeshi isaaq jasiirada xoog aynu kaga qaadno somalia war meeshu qurux badana

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 Před 5 lety

      @Cumar Farah ogaaden madiga siyey isaaqba leh oo degane

    • @AbdinurMSalad
      @AbdinurMSalad Před 4 lety

      @Cumar Farah orod aad ogaaden baa degene

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 4 lety

      @Cumar Farah kkkk Kudhaa caro ogaadeen goormay noqotay Cajiib Ma lays dhaxlayaa Dhulkaan Baajuun baa iiga carartay adeer kkkk

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 4 lety

      @@AbdinurMSalad waa nin waalan Buurgaabo iyo kudhaa Baa isaga khaldan Kkkkkk Caro ogaadeen kuye

    • @SAhmed-im7yf
      @SAhmed-im7yf Před 4 lety

      Ma Kudha oo cid aanan Cismaan Maxmuud aanan dagin baa Ogadeen daga? Walaahi waa Deegaan Majeerteen welibana Cismaan Maxmuud....Teda kale, Kudha miyaa degmooyin leh? Waba Jaziirad yar oo tuulo camal ah, degmooyinka hoos yimada Kudha aad sheegeysid waa maxey?...Dadkaan camal dhulka aqoon baa iska sheeganaya...

  • @kingupdykanivlogsfilims2896

    Inta kudhaa ka heshay like isara ha iga baqlina