Ugbaad Oo Madaxtooyadii Boqortooyada Majeerteen Iska Xaadirisay Hambalyo Qoyska......

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 07. 2024
  • Instagrame In Dayax Films-----------
    / dayaxfilms_
    =====================
    Tiktok In Dayax-films-------------
    www.tiktok.com/@dayax_films?l...
    =====================
    Facebook In Dayax Films------------
    / dayaxfilmsofficial
    =====================
    WhatsApp In Dayax--------
    +252654996735
  • Zábava

Komentáře • 37

  • @Amuuud20
    @Amuuud20 Před 6 měsíci +4

    Istaaf maahe iska sax dayaxow wa agaasimaha guud ee mdxtooyada puntland ❤

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 6 měsíci +2

    Ugbaad Aragsan. Allaha xafido. Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Somali baa leh

  • @user-kw8xh9dl6y
    @user-kw8xh9dl6y Před 6 měsíci

    Ugbaan ❤❤❤🎉❤❤❤ mashalash

  • @HomzeSuniil
    @HomzeSuniil Před 6 měsíci +2

    Dayax films the one and only legend salamulah zxb

  • @cabdisalaancabeeye
    @cabdisalaancabeeye Před 6 měsíci

    add baan kuu salaamaynaa anaganu dhammaan shacab iyo xukuumadba guul iyo gobonjmo

  • @user-ec8xt6rc4x
    @user-ec8xt6rc4x Před 6 měsíci +1

    Keep going abdi Raxmaan dayax

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 Před 6 měsíci +3

    Ugbaad aragsan waa madax

  • @anabali5298
    @anabali5298 Před 6 měsíci +1

    Viva pudlan❤❤❤❤❤❤waxan ahay gabar pudlan❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Před 6 měsíci +2

    Inanta halaga xishoda wa fananad somali

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w Před 6 měsíci +1

    Maaashaalaa yes

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 6 měsíci +1

    Wllo wad xumaaday inti ad magaaladadi ka tagtay hargaysa insha allaah wad soo noqon marku isbadalidhaco ee wadani qabsado soo nooqo insha allaah

  • @alnasiixmedia6797
    @alnasiixmedia6797 Před 6 měsíci +2

    Waan kusalmay dayax filim

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci +3

    Dadka somaaliyeed waa wada walaalo laakiin qof waliba meel buu ka soo jeeda laakiin mid dadkiisa ka naca lama arag adiga iyo inta kula midka,ah mooye

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 6 měsíci +1

    Nin maxaya😂hahhhhha!!!! waar nin kale MJ💕♥️🎊oo Taraagle♦️💖♥️Bey isku wacan yihiin!! no no no no!! Ninkani wu isla sawirey😂WAXKALE mahaysaa?? xaas buu keeyahaye😂waaku sidee agggaaaaah!! Warkan soo hubso!!

  • @user-fk6fl9ho5h
    @user-fk6fl9ho5h Před 5 měsíci

    Ugbaad argsan waa boqortooyo iskaga hara shekada topic baad ka dhigteen xishooda gabadha walaalaheed beyla joogtaa

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 Před 6 měsíci

    Abaheed miyaaa

  • @aishaothman4314
    @aishaothman4314 Před 6 měsíci +1

    🤣🤣🤣

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Dadkiisa ka tage daadkaa qaada . Halkaad u dhalatay waad is ogtahay

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Před 6 měsíci +1

    Waa maxay sawirka ee jiifto ma waxaa ka wadaa ninkaa ee la seexatey. Waa doqonimo sawirka cover up oo ninka la sawiran tahay,ma ku filnaawaayey???

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Před 6 měsíci

    Goormaad somaliland imanaysaa

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 Před 6 měsíci +1

    Fanaan maaha qabiil macalin iyo dr maaha qabiil ninka siyaasiyiinta qaarkood ayaa dadka fanaan ka qabiil u kala qeybiyey

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Kani waa tuug wayen lacag ayuu halkan u soo doontay sidii kuwii hore markaad soo noqoto ha caayin

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v Před 6 měsíci +1

    Ugbaad aragsan waa fanaanad shaqadeeduna waa fanka af-soomaaliga si muunad lehbaa loo casuumay, ee maaha dhilooyinka harti ee Hargeisa usoo raga doonta.

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 5 měsíci

    Sax dadku waa xor qof walboow cid na haw joojin qabyalad bay ka dhamaan wayeen iyo cuqdad soomali waa soomali wariye iyo fanaanaan xuduud malahan kala orda dheh 😂😂😂😂

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 5 měsíci

    War cidna ma doorane waxuu ku yimid been musuq dad liita baa horboodaayey puntlad wey godbey ku dhacdey ku xumeeyn m xassan shiikh

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Nacas kala garo habeen iyo maalin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 6 měsíci

    waar kani baryahan lama arag ka cararey somalialdn markuu sheekl been ah suuq ala soo gashey in kuw a barha bulshada lacag ka helaa cashuur laqa qaadyo tolwo ma basasnimad A NISA wadan kale uga dirtey Smalialdn marku ujoogey caan bu aha a hada koonfur waa ka Bisad shacabak ma yaqano lakiin kuw a ku shaqeysta a wax siiyaa mujurc siiyaa sid a caruurta si u caayo meeshu ku dhashey

  • @Miss.cdrama
    @Miss.cdrama Před 5 měsíci

    Waar maa kii baxsaadayba

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 6 měsíci

    UGAAB ARGSAN AAD IYO AAD BAAY U FUDUDEY MALAA IYANA NISA HAWASHA LA WADA OO WAA BASAASAD REER KOONFUR

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Kuwan xamar ka shaqaysta maalin dhaw waa la soo wada eryi tuug beenale ah waa adiga Somaali dhamaan waa walaalo siyaasada ha ka faaiidaysan lacagta waa la jar doona beenale.

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Xamar lacag ayaad u soo doonatay bari markaad ka timaado ha caayin Ugbaad waa inan fanaanad ah meeshii ay rabto ayey ka heesi karta ceeb ma ah .
    Laskiin toban wajiila been dadka ha u sheegin bari ayaad caayi doonta markaad ka timaado

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Nacas fulay ah waa adiga . La guuma diidana Somaliyi waa wada walaalo. Kaakiin qof dadkiisa diida cid kale ma rabto ha isku dhajin xaafado kale .

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Hawiye wuu idin ogyahay ee waxba halkaad ka tim ha caayin. Hawiye badan ayaa Hargaysa jooga qof dalkiisii iyo dadkiisa soo cayaya ma jiro wanaag ayey kula noolyihiin dadka la deganyihiin tuug beenaale ah ayaad tahay

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Daba dhilifka nacas dalkiisa iyo dadkiisa cadaw ka raacay waa adiga .

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd Před 6 měsíci +1

    Tan wa dhilo.walaga dhansadey

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Ugbaad waa fanaanad haljay rabto ayey ka heesi karta sida fanaaniita kale
    Laakiin beenaale adigu wajiyo badan ayaad tahay lacagta marka lagaa jaro ayaad soo caayi reer muqdisho tuug aan la fshmini waa adiga

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 6 měsíci

    Lacag ayaad u soo doonatay wali laguma fahmin beenta aad u sheegayso ayaa run la moodaya beenale bari ha soo cararin tuug tuugtii hore ee reer waqooiga ka yimi ayaad ka mid tahay