Video není dostupné.
Omlouváme se.
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
Vložit
- čas přidán 17. 06. 2020
- MY INSTA: / rockstone07 MY SNAPCHAT: alibrownie226 MY last previous https: // / watch V = dOAJY ... My Beautiful People. Fikir China wa Muhim waxi Fikir ah Hoos Inogu So Qora My GEAR: Camera GH5https: //www.amazon.com/PANASONIC-Digi ... Lens: www.amazon.com/Olympus-M-Zuik .. .MIC: www.amazon.com/Rode-Procaster ..
Tagerayasha waywayn lafoole intii ah halkan hala idinka arko
Legend the legend wellcome back again
Wale lafoole codkiisa waa halaagsi💯💯❤️❤️😭😭Axx jcyl xanuun badnaa
Erayadii Abwaan Mohammed Adan Dacar, Muusigii Salah Qaasim Naaji,
Codkii Original Khadra Daahir & Salah Qaasim. Ruwaayaddii 'Dirqi Maaha Jaceyl' 1978
Maashaallah de ROCK Stone guuleyso alfanaan legend LAFOOLE iyo FOSIYA RINDAI gabadha sanadka booskeedii baad dhigteen heesta halkaas kasii wada musiga bashiir hanuuniya aad ayuu u macaanyahay waa laysugu tagay dhamaan hambalyo guul iyo gobanimo
Masha allh fanan lafoole waa Fananka Kaliyah aan Heesahesa aan Jclhy wlhi wayo waa Heeso Dagan oo aad u Mcn👏👏👏❤
Lafoole ma favorite singer full respect
Masuul
100%
@@moji6625l😂
Mohamet Hassan Husein Lafoole Legend Best Singer🙏🏾🙌🏾❤️💯
9:07
Illahoow cimiri iyo cafimaadka uziyaadi akhirona jano Adeer lafoole waa jeclahay inbadan
Xususti abwan dacar
Waxa heestan horey u qaaday saalax qaasim iyo khadra daahir labadaba alle cimriga ha u dhereyo
Wllhi best song aad u jecleystay lafoole aad u taageray💓👌👍
Lafoole dartiisaan u dhageystay❣👏👏👏
Wey Wey Langend Lafoole Iyo Foosiyo Rinda🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
19/03/2024 from Dubai i miss hargeisa iyo Djibouti 🇩🇯 😢😢😢😢
Runtii gabadhan fowsiyo codkiii khadra dahir way keentay. Hadaan magaceeda la soo qori lahayn khadraan u malayn lahaa.
woow lagend lafoole sxb keep going on .....
i am first like isara sxbayal all dhaman wan idin musliminta 😎😍
Lafoole he is the best
Mid kastaa halkisii ayuu dhigay
♥️♥️♥️♥️♥️
The legend is back lafoole .what a blessed voice
Bro heestaan waan kawataa 👍👍👍🏆🏆🏆🤞🤞🤞
Wooow inaba caadi maaha
King and Queen of voice
Inti dhagaysanaysa 2024 ❤
Full song
Lafoone guul iyo gobanimo hees dareen leh
I AM AM AM AM AM from netherlands
Welcome dear
Heestan wax mod iney ani igu socoto fanan lafol thanks ❤️😍📢☝️🧵🧶
broh heesta wa kalay arag lkn waxad ka ilowday Lyrics. dad ani kalo aa jiro aan fahmeen kalimad kaste marka it aint bad to add some lyrics for the next songs. btw. I like the way you edit and the way shoot. real legend first Somali oo editing kisa fcnyhy there is a story behind your work.marka malagu caajiso. one day wanna Collab with you #InshaAllah. broh qof lagu daydo aa thy ruunti. Horay uu Soco
Lyrics uma bahna lafoole songs
say wlhi go ro listinng 6ix9ne😂
@@khaliva respect yourself broh, ceeb mahan hadan ku dhahay lyrics kuso dar. secondly I was just explaining my point of view so brother mind your business and save the headache from me. ;)
@@khaliva xagaad inanta afka ugoosatay xaq buu uleeyahay hadaanu fahmayn in uu lyrcis ku akhristo midakale heesta saalax qaasim iyo khadra daahir baa hore uqaaday copy
gabadh akhlaaq leh . waliga ku taagnow sidaas.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰 lafoole inta taagerta like 👌👋😍
Maxamed hassan hussein Lafoole
Big Respect walla ✌
tagero buuxa mr lafole 🙏
first comments aan ahay like haka ilowin plz
This song was very nice.
Heestan waxa wada qaadey Cumar Xasan ROORAAYE iyo KHADRA D Cige waxay ku jirtey ruwaayadii Dhado ama Biyo Sara tagey, balse Fosiya Rindai walee halkii khadra daahir dhigtey ayay dhigtey iyadoon haysan THEATRE Lafoole wuu keeni waayey codkii ROORAAYE balse hambalyo ayaan idin leeyahay.
Lkn riwayad kuqaday hesta waxa leh salax qasim naji iyo qadro ayaga leh
AXSAN FANAAN SOOMAALIYEED MAXAMED XASAN XUSEEN LAFOOLE HEESTA BOOSKEEDA UU DHIGAY
WAA IGA GADANTAHAY.
Big pro ha dalin pro wax walbo so gali channelka channelkena wye
MashaAllah beautiful song
Lafoole my favorite sing full recpact
Ilhayow iskaya si qofkan qalbiga ku hayo
Lagend lafole 👏💯👌
That is a best tha two voice
My favorite song ❤️❤️❤️
faanan weyn esha calaa cido ❤❤❤
Foosiya rindai keep going sister
Maxamed xasan xuseen lafoole heestan halkeedii ayaay dhigeen isga iyo fowsiya RINDAI
Miraha oo Qoron Rabnaaa please🙂❤️
Best singer loofale
caadi mahan lafoole🙏💯❤
Hees Xasuus Gaar ah igu Leh❤🎉
Lafoole in The Building❤😅
The best ❤❤❤
Haben jimca ah 21ka July 2023
4:44 am daqiiqo ayan dhageysanaya
Xili an shaqo kasobaxay
DE rock stone
Legend always legend weldone bro
She has beautiful voice. It is origin.
Xasuusti saalax qaasim iyo khadaro daahir aloo 💋
ANAA AH TAAGEERIHIISHAA WALHI LAFOOLLE LKN TOU QuR aaka inta kudaa hees
Yaa salaam❤
ONE Always Alxamdulillah ✊🏿 ❤ 💓 in 🇺🇸. ❤ Yes sir ✊🏿 OK Always Alxamdulillah 👌 💤👁🦾👌🏿🏚☝🏿🤲🏿🌎🌏🌍👌🏿✌🏿🏗👣👁^*]!!!!)
The legend is back best singer
Waaw lafoole love 💓 U cod kiis a caadimaahan
Xusuustii__________________🌷
Khadra Daahir Cige Iyo
Salaax Qaasim Naaji
Erayadii Abwaan Maxamed Aadan Dacar
Lafoole lajan🥰
M.a bast
Sakon lik
Zxp heesta waxa orginalkeeda qaada
Maxamed xasan rooraaye iyo khadra daahir
Saalax qaasim Lama qaado
Yaa Allah Alxamdulillah Maasha ❤!!
Like i saar wll codsi 🖐
Uuf sida yakh ku wada
Wooow ❤️💐💕🌹💕
Wwww Beautiful 🙏
Ala maxaa dunidan rag buutiga lagu tufay kulahaa
Dhiig iyo uus toona ma lihide
Maxaan dhafoor ku taabtay
Uu sii maqiiqan yahay
She's simply movelous
Lafoole ❤❤❤❤
Legend somalia 😍🥇
Langend. Lafoole. IUO. Foodiya😊😊😊
Waayo waayo
The ONE 🔑.
First like hahah from🇩🇯
0:59 1:00 1:01 1:03
Naaaaheedheh khatraaaaaayqiimigu iyo
👌👌👌
ONE Always ✊🏿 Alxamdulillah the Knowledge Always *+])
Wan kahelay runti ❤❤
Lafale.ayaa.dhigay.mesheedii
❤❤❤
1/10/2022/19:43
Nono khatraaaaaayfarxiyeeto yariisay ilaaa Xamarwadajur aa laygu yeeraayey faceeda karoon gabadha
😮
❤
Ap waan xamo
2:43
waxeey tiri yaa kaa dhiga khuwaax.. miyaay fiiqi rabtaa ama cuni rabtaa tolooow...
7:43
Axya xasusu
💤💤💤💤💤💤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Keep giog my bro
Maxay heestu la go goaysaa
He is leg
I would want any to do both of these evil
Kkkkkkkkkkkkk qofto od waayna
Hees jirta iga dheh