Yurub Mar kale |! Waxaa tihiin Daanyeer 🤐

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 486

  • @blkpanther187
    @blkpanther187 Před rokem +83

    قال تعالى:وَلَقَدْ كَرَّمْنَا بَنِىٓ ءَادَمَ وَحَمَلْنَٰهُمْ فِى ٱلْبَرِّ وَٱلْبَحْرِ وَرَزَقْنَٰهُم مِّنَ ٱلطَّيِّبَٰتِ وَفَضَّلْنَٰهُمْ عَلَىٰ كَثِيرٍۢ مِّمَّنْ خَلَقْنَا تَفْضِيلً.

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +150

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

    • @yaxyeaxmed424
      @yaxyeaxmed424 Před rokem

      q!

    • @Haykal5
      @Haykal5 Před rokem

      @Nabad doone maxaan ku Edeb daranahay

    • @Haykal5
      @Haykal5 Před rokem

      @Nabad doone si xun looma fikire dadka ayaan xususinayna saliga nebiga scw

    • @salmaj8492
      @salmaj8492 Před rokem

      Ll

    • @Haykal5
      @Haykal5 Před rokem

      @Nabad doone ar hooyada waalida qadhmuun kawase nagala tag buuqa

  • @shujaaofficial9214
    @shujaaofficial9214 Před rokem +194

    War ninkan aan gaarsiino 1m Sido kle aan share gareeno si dad badan uu uanfaco🤗❤️

    • @ibrahimmustaf228
      @ibrahimmustaf228 Před rokem

      I.a

    • @xavierabdulkarem5057
      @xavierabdulkarem5057 Před rokem

      Ninkan argagixiso weeye

    • @ibrahimmustaf228
      @ibrahimmustaf228 Před rokem +6

      Argaegaxiso reer galbeedka ayaa waxaa u aqoon san qof wal bo xaqa sheegayo oo muslim ah

    • @mustafmascuud5095
      @mustafmascuud5095 Před rokem +6

      @@xavierabdulkarem5057 reer galbeedka qof aan ku ra'yi aheen ayey argagiso u yaqaanin

    • @elyazheybe70
      @elyazheybe70 Před rokem +4

      @@xavierabdulkarem5057
      Adiga miyaah Kahortaagan 1M inuu gaaro??? Lolz 😂😂

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Před rokem +50

    Ciriiri sabab la'aan ah! Waxaa raga yaabaa inay jirto danbiyo naga doonaya istighfaar. Dambi dhaaf Waydiiso Allaah una towbad keen.📿🙏❤️

    • @mhassan3385
      @mhassan3385 Před rokem +1

      Masha allh, tawbada illahay SW, ayaa jecel dawbada Allaha Nagu Dilo,

    • @xikmadoTube
      @xikmadoTube Před rokem

      @@mhassan3385 Aamiin.🤲

    • @ikraanmohammedabiikar3768
      @ikraanmohammedabiikar3768 Před rokem +1

      Mashalah alle ha ku xafido khii aduunka iyo mid aakhiro wall nolosha ku ma cisho

  • @GAANI.
    @GAANI. Před rokem +21

    (قال النبي صلى الله عليه وسلم)
    أعوذ بعز الله وقدرته علي كل شيء
    من شر ما اجد.

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Před rokem +212

    Hadaad jeceshahay magaca Allah like ❤❤❤

    • @abdalle3483
      @abdalle3483 Před rokem +1

      Magaca ALLAH like haku raadsan xayawaaanow

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 Před rokem

      Waanu diidnay magac
      Allah wax liita ku raadino.

  • @khldkhld1028
    @khldkhld1028 Před rokem +44

    ‏لا تجعلوا يومكم يطوى دون أثر حسن صلوا ،و أتلوا القرآن ، و تصدقوا ، و سبحوا ، و أستغفروا ، فـ الأيام لا تعود أبدا 😊
    🍃🌻

  • @wacayzkhalifa
    @wacayzkhalifa Před rokem +86

    Waxba inagamay galin reer europe horumarkuna africa ayu ku danbaynayaaa yaaa igu raaacsan ✊🏻

    • @bigpro3025
      @bigpro3025 Před rokem +1

      Ani bro

    • @Maxamed_idriz
      @Maxamed_idriz Před rokem

      🐐✊

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 Před rokem +6

      somali galbeed waam soo ceshan doonaa

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v Před rokem +2

      Horimar iyo talada (xukunka) iyo wax waliba mu miniinta ayuu u danbeyn doonaa insha allah ciribta danbo mu miniinta ayay u sugnaatay

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Před rokem +1

      Haa inshallah wllo

  • @no____name6312
    @no____name6312 Před rokem +81

    wan ku Salamay Qofka Aqrinaya Qoralkayga Hadad SoMaL taHay😊😌

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 Před rokem +33

    700k mardhow team Ogaansho❤🙏

  • @saapiriinahmed2398
    @saapiriinahmed2398 Před rokem +14

    Mahadsanid wll mar wlpo Sidad and nola socsisid wax yabah cusub ee calamka ka jira si aan waqti hore ugu bararugno keep going pro 💖

  • @maandeeq12
    @maandeeq12 Před rokem +71

    Hadaad ujeedo magaca الله Like Saar Igunasoo biir mahadsanid Wll

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 Před rokem +12

    Manzhallaah waxaan arkay wax yaabo badan waa dhinaca aragtida ah In aan iskaga mid nahay
    Ma jeceli in aan social media galo si aan ugu soo gudbiyo rayigayga
    Aad ayaan ugu faraxsanay in aan isku rayi nahay qof si aqoon iyo cilmiba lehe u soogudbiya mahadsanid omar

  • @elnouritube396
    @elnouritube396 Před rokem +12

    Dadaal baynu isku ognahay☝️

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 Před rokem +33

    Cumar inshaar alla haku xafido sxb waxa taha aqonyahn somaliyed afmaal somaliyed o utagan marwalba wacyiga dadkisa hadey sports noqoto hdey siyasad noqoto hadey aqon noqoto hore usoco

  • @Waxkafahan
    @Waxkafahan Před rokem +3

    The best person ever and most knowledgeable prophet Muhammad "cs"

  • @Ibadam
    @Ibadam Před rokem +22

    Walaal rabi ha ku sharfo please 1k waxyar iiga dhiman isoo booqda 😢

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před rokem +4

    Wadani omar inshaar man sha allah huuuno Mahadsanid ✅✅✅✅✅✅✅💯💯

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 Před rokem +5

    Mansha Allah Sifiican ayad uga hadashey mowducan

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 Před rokem +14

    Qofkasto waxaa uu jecel yahay in si joogta ah maallin weliba in Quraanka uu aqriyo isbuucii ama bishii in halmar uu khatimo, Waa shaqo aad u wanaagsan oo qofka cilmi iyo baraarug badan uu ka helayo, Laakiin qofka ay u suurageli waysay in uu aqriyo quraanka waxaa uu haytaa fursad ah in daqiiqo kooban uu ku heli karo AJARKA KHATİMKA QURAANKA OO DHAN marka seddex meel loo dhigo hal meel in ajarkaasi uu ku helo, İsaga oo aqrinaayo seddex jeer suurada İkhlaas oo keliya. Haddii xisaabtani la raacao qofkii 9 jeer ka aqriyo suurada İkhlaas Ajarka khatimka Quraanka oo dhan in uu helayo ayaa laga fahmayaa xadiiska Nebiga NNKH.
    Haddaba maadama ay kuugu adagtahay in aad Quraanka oo dhan aad aqriso si fudud ku qaado miraha ajarka ee Quraanka adiga oo aqrinaayo 4 aayaad oo keliya (Suurada İkhlaas). Haddii aad ka badsatana hel ajar badan sidda adiga oo dhowr jeer qatimay Quraanka. (Tani waa fursad si sahal ah qofka caajizka badan ajar uu ku heli karo). Laakiin aqrinta Quraanka xaraf xaraf iyada oo qofka uu fahmaayo Creditka qofka ayey kordhineysaa iyada oo ajarkiisii wax nusqaan ah aysan ku imaaneynin.

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless Před rokem +7

    Somali galbeed/Ogadeniya waa in aan soo ceshanaa. Dad 10 million ku dhawad ah iyo 9 trillion foosto oo gas ah in aay cadowgeen ah deel deel ku qaatan ma yeeleno. Ogaansho one of my favorite CZcams channels 👍🏿💪🏿

    • @user-po1qk3qd6n
      @user-po1qk3qd6n Před rokem

      horda shabab iska xurey kuna isdag luwa haga

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 Před rokem

      sax waaye lakiin awood aan yeeshano horta kadib leey ilah hanogga dhigo

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 Před rokem

      @@user-po1qk3qd6n ok markaas baan soo ceshan doon naa

    • @Uknownw
      @Uknownw Před rokem

      Somali galbeed ma ogadeenun baa dega ayaad maqashay?

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Před rokem

      Dhulka Kenya heesato. Iyadaa siisay. Balayadu

  • @cbdirahmanalidhuubowcabdic2436

    10:06 danyer bood boodayo kulahaa
    war ummadena ma tihid nio😂😂😂😂😂

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před rokem +7

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋🎤
    Somaliduna Waxay Radiyan Qof Caan Ah Sawiradisi Hore Oo Yara Durufrysan Si Logu Ceybeyo NOLOSHI HORU SO MARAY
    WANA ARIN SHABINEYSA WAXA RER GALBEDKU SAMEYNAYAN
    CAJIIB 🌐🇸🇴

  • @HassanAli-kw8ex
    @HassanAli-kw8ex Před rokem +2

    Qiyaas maleh inta aad dhistay habka aan u fikiraaye ama fikir uga heystay galbeedka thank u omar inshar

  • @URURKA-UBAD
    @URURKA-UBAD Před rokem +9

    Waxay ahayd ninkaas Charles uu salaanta lagarb maray Inuu isna dhulka gacanta isaga masaxo halihii yaraa ee uu korkiisa taabtay sababtoo ah waa jawaabta ugu fiican ee cunsuriyiinta loogu jawaabi karay.
    Ustaad mahadsanid 🖤

    • @hmm1699
      @hmm1699 Před rokem

      Dhulka kuma uu masaxi karo waayo. Kow dhulka wuu ka fogaa. Labo....asaga ayaaba gacanta lasoo hore marey haduu xitaa tir tiroh wax macno uma keeneyso. Unless haduu boqorka salami lahaa uu iska tir tiri lahaa markaaso kale haa

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před rokem +6

    Mar walba waxaa haboon muslimka lee inaad ixtiraamto aad daafacdo somalida qaar ayaa ku leh gaalkan waxoo rabo ha dhaho ee lacag madhiibayo haiska qeyliyo taasi wax qof masuul ah ku hadlo maahin allah halaga cabsado soomaaliyeey🇸🇴😥💔

  • @arimahabulshada5406
    @arimahabulshada5406 Před rokem +2

    Waa barnaamij aan sugayy walal
    Omar kheir alle haku siiyo cimri iyo cafimad io cibaado suban

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Před rokem +2

    Yurup wa Runtooda Africa wa Danyeer, xita wan ka liidana Danyeerta dhiig bay leyihin, way Dagaalaman. Qaarad an 1 saynisyahan Caalamka wax ku soo kordhiyay laheyn, musuqmasuq iyo Digtator nimo, Faqri, cuduro iyo in westrenka la daba joogo war waxaasi ma nolol ba, xita Danyeerta uma noola sidaasi

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 Před rokem +4

    Alxamdulilaah calaa nicmatul islaam qofka qofka aan ilaahaahaay aqoon kudaydaa waa qof caqligga dameerkookalale

  • @mane659
    @mane659 Před rokem +6

    Salaada hala ilaa liyo❤

  • @mohamedabdrizakmohamed9555

    Vinicoius Jr is the best winger and my team

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem +1

    Exactly we are doqommo haddaynu nahay africa laakiin daayeer Ilaahay inagama dhigin waxay gurtaan khayraadkeenna caddaanku weliba soomaali waa doqommo

  • @maxamadking6844
    @maxamadking6844 Před rokem +6

    𝚈𝚞𝚛𝚞𝚋 𝚠𝚊𝚊 𝚣𝚎𝚛𝚘 𝚛𝚞𝚗𝚝𝚒....

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 Před rokem +2

    Wilkan maxan u karsiin la a nahy 1m io wax ka badan wax walbo waa naka mudan yahay aan ku dhiiro kalin karno wax na anfacaayo lee noosoo gudbiyaa wax badana wn ka fa.iidnay🥰🥰🥰

  • @daadir3042
    @daadir3042 Před rokem +6

    Anaga oo sas caalamka inoo arkaan ayaan dhexdeena isku aragnaa in aan carab nahay 😥😥😥

    • @fatimaabdale62
      @fatimaabdale62 Před rokem

      😂😂😭ilaahay subxaana watacaala wuxuu naga dhigay dad madow oo qaarada Africa kunool walal qali muhiimado waa ineynu nahay bani adam carabna waa Dad ilaahay jinsi gaara uyeelay Africana waa dad jinsi gaara uyeelay marka anagu waxaynu nahay bani adam madow ee dadkaan cunsuriyada nagu wado hadalkooda waxba haka sooqaadin hadey nagu tilmaameyn inaa nahay danyero iyaguma waxan ku tilmaameynaa doofaaro😂😭😭🦧

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 Před rokem +17

    Caqir zamaan ayaa la jooga 🤔 🤲 ya rabbi ugar gaar inta somali dhibaatesan iyo umada kale oo Muslim Amiin ya rabbi 🤲

  • @alipelley142
    @alipelley142 Před rokem +9

    Mahadsanid wllkeni omar inshar 🙏🏽👑

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 Před rokem +3

    Mansha alah brother ilhey ha no ka xafido

  • @aliahmedalhaadii7048
    @aliahmedalhaadii7048 Před rokem +7

    Run ahaantii marka hore mahat celin marka 2 madaawan videoga laakin waxan aaminsanyahay inuu wanaagsan yahay waxa aay ujeclaa lahaa inaynu u dabaaldagno malayn inshaAllah waan gaari doonna

  • @hana5275
    @hana5275 Před rokem +1

    Wligey coment kama anan so pixin Number 1 yutuper somali qof la rapey wa adiga🥺 millionka qofka u qalmey wa adiga mxey kala paqilayan ddkan wxa iithy mcalinka nloshaydii +wxan ku dhaha aape 2ad an wx pdn ka faidey yutupe adigan kuso galaa guuleyso wliga 👑🥰

  • @horncabdilahicabdikarim7525

    Ustaad taarikhda Gobolka nogorno karabakh next video noogu soo diyaari. Mahadsanid

  • @mhassan3385
    @mhassan3385 Před rokem +3

    Subxanalah, Marka Allah SW, Loo Laabto Ayey Ogaanayaan, Mini Aadamka Inuu Isku Mid Yahay, Gaaladaan Xunta Ah

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v Před rokem +1

      Bani Aadamka waakala sareeeyaan walaal lkn kala sareynta ma aha midabka jirka ama qabiilka ama shaqada ama lacagta lkn kala sareynta bani aadamka waa allah in laga baqo , keena noogu alle cabsi badan ayaa noogu fiican tusaale qof muslim ah iyo qof gaal waxaa fiican oo sharaf badan oo karaamo leh waa qofka muslimka ah . Lawada qof muslimka ahna waxaa sharaf badan leh karaamo badan leh kan ugu alle cabsiga badan ugu alle dhaw badan .
      Bani aadam waxaa u liita xitaa xayawaanka ka liita midka gaalka ah siduu doono ha u ekaado ha madoowaado ama ha cadaado , gaal rabigiisa ku galoobay ayaa bani aadam ugu xun uguna shar badan .

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi Před rokem

    شكرآ لك بإيصالك لنا في هذه المعلومه

  • @dreamboy618
    @dreamboy618 Před rokem +2

    Alaha haa cadaaBo BoQorad inta igu raacsan love saara❤

  • @Ayman-mu8ho
    @Ayman-mu8ho Před rokem +2

    Firts❤

  • @abdullahibeezaani8246
    @abdullahibeezaani8246 Před rokem +3

    Thnkz ustaad Omar inshaar ❤

  • @Hanad_xikmaawi
    @Hanad_xikmaawi Před rokem +4

    first person vedio dawadey ayan manta noqday ❤isaar ogaansho

  • @bashiirmohamedcabdi9486
    @bashiirmohamedcabdi9486 Před rokem +1

    mahadsanid walaal jazaakalaahu kheyral jazaa

  • @abdifatahosmanahmed9440
    @abdifatahosmanahmed9440 Před rokem +3

    Masha Allah walal wlhi taloyin kaga waxa wen baye itaren wad ku mhdsnid

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 Před rokem +3

    M a ustad cumar horay usoco Walaalayaal aan salaadda ilaalino Oo

  • @Derie10
    @Derie10 Před rokem +2

    Omar inshar allah haku sharfo Taqiikh ayaa ku xusidoonta. Hakyeey

  • @issediin4383
    @issediin4383 Před rokem +2

    Love you ogansho

  • @najiibjama9728
    @najiibjama9728 Před rokem +3

    Jasakallah saaxiib sida qurxoon ee aad mar walba noo baraarujisid

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Před rokem

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله
    wa run midabtakorka ka jira yurub
    جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب العالمين

  • @bishaaroabdulkadir384
    @bishaaroabdulkadir384 Před rokem +15

    Anon dawan ban like saray muqalka😊

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 Před rokem +7

    Barnaamijyo Taylor leh ayan ka faidnaa horey usoco omar in shaar ❤

  • @maxamedfaarax6996
    @maxamedfaarax6996 Před rokem +2

    Asc sxb kkkkk dib umilicso aaskii shaydaamadan waxakujira 2 fariimood 1 waxay cadeeyeen inay iyagu maamulaan aduunka waa sida kamuuqata ladhaqanka madaxdii basaska lagu gray kan faransiiska & islaantiisa way taagnaayeen markay kursi kawaayeen waxay u arkaan badhasaabyo tan labradorite orgigan waxa uu matalayaa shaydaanka ay caabudaan ayuu u,egyahay ufiirso calaamadaha ilamunaatiga ayaa lagu xidhay 2badaasi waa farming cad

  • @yuusufchannel3705
    @yuusufchannel3705 Před rokem +1

    You are very Important person

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 Před rokem +1

    Nio ani yurub marabo ayaga dhan waa cunsi qur aanka waa dad o ku tilmaamay ari lo geel dameer eeey dabaal0 doqon miyaa balaaayo nis kaa dhigayaaan yaaaab wlhi waaa xoolo yaaaaaal

  • @mohamedhaadi6012
    @mohamedhaadi6012 Před rokem +2

    Xasuusnow xuska Alle iyo nabigeena Mohammad csw

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před rokem +1

    Ogaansho legend youtubers Somali aan wax ka faaiido

  • @deeqaziiz3967
    @deeqaziiz3967 Před rokem +7

    ASC TEAM OGAANSHO

  • @diiriyemedia675
    @diiriyemedia675 Před rokem +2

    Waa kibirkii lagu yaqanay reer yurub africanka waligood ayay yasayeen

  • @asmaaabdikarim4
    @asmaaabdikarim4 Před rokem +3

    Mahadsanid ustaad

  • @mahamedismailmahamedimaham895

    asalmu calykum abti omar dhoor jeer ayaan kula soo hadlay imadan soo jawaabin mashquulkaga badan abtii arin yar i haysta rabay inaan kuu soo bandhigto inshallah i soo jawaab

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před rokem +1

    Omar inshar best CZcamsr

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 Před rokem +4

    Masarida waa dad qalbiga kanool halka Somalidiina eey ku faanayaan ineey gumeesan jirtay oo waliba qabiilada qaar ku leh adinka idinma gumeesan anagaa idinka fiican 😢😢😢😢😢

  • @raashidohussein2556
    @raashidohussein2556 Před rokem +2

    Horay usoco cumar waad mahadsantahayy👍👍👍

  • @rooreaudio
    @rooreaudio Před rokem +2

    First coment✋✋✋✋✋✋

  • @abdiwahidmadeynmadey4559

    Ogaansho sxp lama dhihi karo Charles dabcan anniga taageeri maayo lkn lama dhihi karo waa cunsurnimo waayo qof madax ah sida dhaqan kiisa ah waad ka war qabtaan intaan dad halkaan istaagsana ma wada salaami karo muhiimadaa taa eh

  • @riadali5187
    @riadali5187 Před rokem

    Asc wllo cumar waku salamay cunsiriyada yurup kajirta qofka somaligaa wuxuu dareemaya markuu yurup yimaado waa xaqiiq waxad shegtay waliba anigu indhahayga ayaan ku arkay
    Hal Mar maaha labona maaha
    Ilaahy wadankeena nabad iyo barwaaqo ha kadhigo inshallah

  • @axmedmxamedcabdicabdi2755

    ustaad cumar masha allah

  • @MrAadanyare
    @MrAadanyare Před rokem +5

    Hadal kaga wanaagsan iyo fikrada aad xambaarsan tahay dad badan Oo somaaliyeed ayuu Indhaha U furaa
    Mudane MAHADSANID
    Halkaas kasii wad

  • @ismaaciilali2413
    @ismaaciilali2413 Před rokem +2

    Fast ✊💗

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 Před rokem +4

    ASC dhamaan soomaaliyeey

  • @kiicadde2157
    @kiicadde2157 Před rokem

    Dheh Alxamdulilah (الحمد لله) Haddii aad adiga tahay qof muslim ah,Waxaa dunida ku nool Malaayiin aan Muslim ahayn
    Lama soo koobi karo waxa uu Alle ina siiyay oo Nimcooyin ah. ALLE waxa uu Qur'aankiisa ku leeyahay: "Haddii aad isku daydaan in aad tirisaan nimcada ALLE, Ma soo koobi karaysaan".
    الحمد لله على نعمة الإسلام والمسلمين اجمعين يارب العالميين

  • @carabdeeq5108
    @carabdeeq5108 Před rokem

    Cumar aad naan ku taageera fadlan haka caajizin baraarujintada alaha kuxafido walaal

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 Před rokem +2

    First comment from burco

  • @cabdicasiis7993
    @cabdicasiis7993 Před rokem +3

    Keep going teacher

  • @mustafabdihassan9396
    @mustafabdihassan9396 Před rokem +1

    Omar inshaar mudo sanado ah ayan kugu tixnaa waxan wanag iyo faa,iido ahayna kama dhaxlin malayin jeer mahdsanid👏

  • @baazimufti5807
    @baazimufti5807 Před rokem +5

    Mashallah

  • @piirlopiirlo7172
    @piirlopiirlo7172 Před rokem

    Wllkey omar legend tahy muqaaladaada ima dhafaan wll qof alle aqli ugu deeqay ayaa tahy cimri dheer alle haku siiyo form Canada 🇨🇦

  • @alicabdi4025
    @alicabdi4025 Před rokem

    Mowduuc kasoo samey dalka iraan🇮🇷 waxa kasocdo ey gebdhuhu xijaabka lagubayaan🙏

  • @adildaud3367
    @adildaud3367 Před rokem

    Wax alaala wax aan kugu tilmaano garanmayno ustaad aan ka aheyn Aqoon Dhaadhi.
    Alle haku sharfe, intaa aad nooshaheyna nagama kaa qaado.❤️

  • @uzaamehaaji7513
    @uzaamehaaji7513 Před rokem +2

    first viewer 👋

  • @abdinsirmohammedomar1945

    Arintaan waa Arimo dahsoon waayo england 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Waa hoyga Mansoniyada
    Wax anaga inoola muuqdo wax aan caadi aheyn ama biniaadamnimada ufiicneyn misna ayaga qiimo laleh oo ay ku raali gelinyaan sheydaanka rabiga ay kadhigteen.

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel Před rokem +3

    Asc wll omar waxaan kaa codsanayaa inaad video nooga soo diyaariso dagaalki العدوان للثلاثي wlhi aad baan ujeclaan lahaa aabo ayaa iga sheekeyn jiray dhacdadaas lakin haday macquul tahay codsigeyga aqbal mahadsanid ❤

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Před rokem +1

    Cusuriyada waligeed waa jirtay waana jiridoonta annagana somali ahaan waxa dalkeena burburka ilaayo hada uga soo kaban layahay cusuriyad Mahadsanid omar inshar

  • @maahirkeey7694
    @maahirkeey7694 Před rokem +2

    Legenoow waan ku salaamy 👋

  • @misskoko19
    @misskoko19 Před rokem +1

    Yurub waxa Lagu arkay waxlamaqlay Maha runtii

  • @bisharoahmed3352
    @bisharoahmed3352 Před rokem +1

    سبحان الله dulinimo inta ka bdn ma no xadhay يامة الأسلام

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 Před rokem

    Mashaa Allah ❤Omar Inshar Waa Ku Mahadsan Tahay Madama Ay Somalia 🇸🇴 31 Sano Bur Burtay Waxa Naga Baxay Ama Nagu Yaraday Tariqda Aduunka Marka Dadka Udabal Dago Waa Aqoon Daro Kuma Darayo Qofkii Gumeysiga Ku Qanacsan Afkartoda Waa Wax Ugara Tariqdena Hanola ilalsho Tusale Waa Lidintii Udhimatay Somalia 🇸🇴 1977 Oo Naftoda U Huray In Manta Madaxda Ay Dhahan Walalo Ayan Nahay Waa Arin Cajiba 😢 Jazakallah Tariqda Ad Soo Gudbisay

  • @urejahussein6121
    @urejahussein6121 Před rokem

    Masha allaah walalkey ilaahey haku xifdiiyo aduun iyo aqiiro waxa qiimaha leh ee noo soo gudbiso

  • @Abdifatahmihile
    @Abdifatahmihile Před rokem +8

    Somalidu waxay tidhaah daa guul lagaaga danbeeyay guul maaha garoonkii Atlantic madrid Bay ku dance anoo real madrid neceb oon taageerin baan wlahi ciyaartaa dawanayay oo real madrid iyo vini tageersanaa block diamond 💎 midibkaas dartiii baan u tageersana inkastoo Christian yahy hadana ciyaartaa uunbaa rabay inuu goal ka dhasho deetana dance uu ku haystay tiina way dhacday 😆 mida kale mohamed Salah maxaa waalay Rolando kama hadal habartaa bakhtiday xataa haaland kevin debrune kamay hadal waana chiristan mohamed Salah oo Muslim ahina intuu reer galbeed iska dhaadhicinayo ama iska gadayo ayuu jar ka dhacayaa 😆

    • @saraabdekareem212
      @saraabdekareem212 Před rokem +2

      Haaah wallhi aniba kula mid ahay aduunka real u necbhy lkn habinkas waan dawanayey oo Vini Jr inuu goal dhaliyey rabey lkn ma dhalin lkn Rodrygo ayaa dhaliyey balse dance gi weywada ciyaren ani diintis waxba igama lakin midibka la yasayo ayaa idhebee nacalaa idinku talaa rer galbedka vini black diamond weye runti mar walbo midibka modw ha jiro❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před rokem +6

    🥺🥺🥺 ... 😮😮😮 ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Qofki walaala ee wax itari kara xaaladayda waa mid lasoo arki karo. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi.

    • @mababymedia7325
      @mababymedia7325 Před rokem +4

      Wllo mcn adoo sida u nasiib badn oo masjidka marwalba joogo waxa ayan dara ah ina ibna aadan wx weydisato wlhi waxan huwa rabigaga hadda u sajuudo ood u ilmeyso wax walpo ina same time heleso

    • @nrcabdi
      @nrcabdi Před rokem +1

      @@mababymedia7325 ilaaheey waan baryaa mana joojin doono inta naftu igu jirto waxwaliba baryadiisa ayaa ka haboon balse walaal mid ogoow aqbal Allah ayaa leh kumana xirna inaad bariso ee wuxuu ku xiranyahay idankiisa haduu doono wuu kuu soo dedejin haduu doono wuu kuu dib dhigi haduu doonana aduunba kaguma siinayo. Wixi dhiba ee aad xamiliwayso inaad islaamka la wadaagtana ilaaheey ma xarimin anigana mida aan ku jiro Allah uunbaa og

    • @hurt3094
      @hurt3094 Před rokem

      @@mababymedia7325 wlhi waa runtaa biniaadam caawintiisu waxba ma aha

  • @cabdirashiidmaxamed8005
    @cabdirashiidmaxamed8005 Před rokem +3

    Wllhy zp Omar ilaahay dartii Baan kuu taageraa iyo waliba rool modal ba

  • @xiisemedia6971
    @xiisemedia6971 Před rokem +1

    Gaalo Sharkooda ILAAHAY Haynaga Nabad Galiyo ILAAHAY Baa Inoo Sheegay Gaalo Waxay Tahayba

  • @xasankaafi2506
    @xasankaafi2506 Před rokem +2

    Allow janadaada inasii intii Muslim ah

  • @madadaalochannel8265
    @madadaalochannel8265 Před rokem +2

    Waan la socdaa barnaamijyada
    2da channel ee omer inshar
    Waa youtuberka kali ah ee
    Noo faaiideeya

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Před rokem

    Masha allah Ogaansho Nin sare Ayaad tahay zxp Waan ku taageera zxp