Faqriga U Dhaxeeyo Soomaalida iyo Umahada Kale Taqdiisinta Ninka Cad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 918

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 24 dny +117

    ﴿وَلَقَد كَرَّمنا بَنى ءادَمَ وَحَمَلنٰهُم فِى البَرِّ وَالبَحرِ وَرَزَقنٰهُم مِنَ الطَّيِّبٰتِ وَفَضَّلنٰهُم عَلىٰ كَثيرٍ مِمَّن خَلَقنا تَفضيلًا﴾ [الإسراء: 70 - 70]

    • @haa8793
      @haa8793 Před 24 dny +1

      Cida jarer ladaho ayadan ayan aminsanahy

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Před 25 dny +228

    Qofwalba cida ka guuleysta wuu jecelyahay Somalia cadaanka wey jabiyeen waana sababta illaa hada ay dowlad soomaliyeed in dhisanto udiidanyihiin💪🇸🇴

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Před 25 dny +6

      Cadanku mayna koonfurta iyo waqooyiga somalia guumeysanin jabinta intaa ka badan maxey tahey

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 Před 25 dny +1

      @@APDUL7HI​​⁠waxaa jirta wax la dhaho “jabin awood iyo jabin maan”. Soomaaliya waxaa lagu jabiyay mid awoodeed inkastoo aan dagaalanay ilaa heer balse cadaanku kuma guuleysan mid maan ama maskaxiyan. Wadamadii ay cadaanku qabsadeen badankood waxay ka badaleen dhaqankoodii, afkoodii, diintoodi iyo haybadoodi balse kuma guuleysan inay soomaaliya intaaba ka badalaan iyagoo isticmaalay awood walba ay lahaayen hadday ahaato duqeyn diyaarado, isir-sifeyn, gumaad, boob iyo dhac. Illaah ayaana mahadaas leh

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 Před 25 dny

      ⁠waxaa jirta wax la dhaho “jabin awood iyo jabin maan”. Soomaaliya waxaa lagu jabiyay mid awoodeed inkastoo aan dagaalanay ilaa heer balse cadaanku kuma guuleysan mid maan ama maskaxiyan. Wadamadii ay cadaanku qabsadeen badankood waxay ka badaleen dhaqankoodii, afkoodii, diintoodi iyo haybadoodi balse kuma guuleysan inay soomaaliya intaaba ka badalaan iyagoo isticmaalay awood walba ay lahaayen hadday ahaato duqeyn diyaarado, isir-sifeyn, gumaad, boob iyo barakicin. Alxamdullilaah illaah ayaa mahad leh

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 Před 25 dny

      @@APDUL7HI​​⁠waxaa jirta wax la dhaho “jabin awood iyo jabin maan”. Soomaaliya waxaa lagu jabiyay mid awoodeed balse cadaanku kuma guuleysan mid maan ama maskaxiyan. Wadamadii ay cadaanku qabsadeen badankood waxay ka badaleen dhaqankoodii, afkoodii, diintoodi iyo haybadoodi balse kuma guuleysan inay soomaaliya intaaba ka badalaan iyagoo isticmaalay awood walba ay lahaayen hadday ahaato duqeyn diyaarado, isir-sifeyn, gumaad, boob iyo barakicin. Alxamdullilaah illaah ayaa mahad leh

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 Před 24 dny

      @@APDUL7HI​​⁠​​⁠wxaa jirta wax la dhaho “jabin awood iyo jabin maan”. Somaliya wxaa lagu jabiyay mid awoodeed balse cadanku kuma guuleysan mid maan ama maskaxiyan. Wadamadii ay cadanku qabsadeen badankood waxay ka badaleen dhaqankoodii, afkoodii, diintoodi iyo haybadoodi balse kuma guuleysan inay somaliya intaaba ka badalaan iyagoo isticmaalay awood walba ay lahaayen hadday ahaato duqeyn diyaarado, isir-sifeyn, gumaad, boob iyo barakicin. Alxamdullilaah illaah ayaa mahad leh, dhibka jira ayaa ah inaga dhexdeena ayaa is cunsuriyeeya

  • @PLAYER-u3v
    @PLAYER-u3v Před 25 dny +110

    Cumaroow ustaad kalmada ilaah yar kafiirso waxyaabo kale kutusaalee

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 24 dny +2

      Wa gaf ad u wayn acudubilahi mina shaydani rajim

    • @____Cumar____
      @____Cumar____ Před 24 dny +27

      Kalmada Ilaah 2 macneba way yeelataa allaha xaqa lagu caabudo ilaah waala iraahdaa sido kale wax kasta oo ilaahay sokodii la caabudo ama qiimayn gaara loo sameeyana ilaah waa lagu tilmaami karaa, tusaale ilaahay quraankiisa waxa uu ku sheegay qof hawadisii wixii ay naftiisu doonaysay ilaah ka dhigtay أَفَرَءَيْتَ مَنِ ٱتَّخَذَ إِلَٰهَهُۥ هَوَىٰهُ

    • @Isak.a
      @Isak.a Před 24 dny +1

      Wa sida ay Ola dhaqman nimanka vad. Sidi Ilahi yar bay ka dhigan ninka cad wana sax xaqiiq jirta weyan naagaha soomaali Ka mid ah dadka cabudo raga cad naag soomaali ah nin cad hadey aragto gambo kuma xirto wa muslim un bes ah oran weyna iska raci meher iyo aroos midna kuma.xirto

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb Před 24 dny +5

      @@Isak.awaa edeb darantahy waryaa hanagu xadgudbin hooyadaaba waa sooomaliyad hadaanan qaldanen hal iyo labo hadii ey saa sheegeyso yihiin macnaheeda maahan inaa anaka dhan kawada simanahay😊

    • @abdikeysaan5819
      @abdikeysaan5819 Před 23 dny

      Wali caqligaga magaarin

  • @luizmartel7004
    @luizmartel7004 Před 24 dny +14

    waxaan aminsanahey iin somalidu carabta kasereyso, somalia hanolatoo, Love from Djibouti

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 Před 8 dny

      Kama sareeno Carab kamana hooseeno

    • @SiyaadCheik
      @SiyaadCheik Před 7 dny

      Kala sarayntu way nuucya badantahay. Ibnu aadam ahaan ummada oo dhan wsy dimantahay.laakiin waxa lagu kala sareeyaa waa hanka SOOMAALI ADUUNKA KORKEEDA CID KA SAREESO MA JOOGTO VIVA SOMALI

  • @AbdiHeybe-w3t
    @AbdiHeybe-w3t Před 25 dny +83

    My people 🎉👏🏾

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 24 dny +3

      Dadkeeyga 💙
      Dadkeeyga (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed Před 25 dny +73

    اللهم انصر اخواننا في غزة ❤

    • @ZARA-m7v
      @ZARA-m7v Před 25 dny +1

      Aamiiin

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 24 dny +4

      ilaahow annagana Ethiopia naga qabo, wixii kale cadaw ah ee nagusoo fool leh. dadka soomaaliyeedna qalbiyadooda burcad isku mari oo heshiiyaan, oo cadowgooda iyo nacabkooda kala gartaan. ilaahoow soomaalida qabyaaladda ka saar.. aammiin yaarabbi.

    • @user-eb3bv6bf3k
      @user-eb3bv6bf3k Před 24 dny +1

      آمين يارب 🤲😥

    • @AhmedFarma1
      @AhmedFarma1 Před 24 dny +1

      Amiin yaa allah

    • @DekaDahirAhmed
      @DekaDahirAhmed Před 24 dny +1

      @@NewsFusion24 اللهم آمين

  • @tasnimmohamed8670
    @tasnimmohamed8670 Před 25 dny +136

    Aadban ufarxa markan arko gabadh somali oo indho shareer xiran oo menasota dhex lugeyneysa halka gabadhkasta oo muslim sheegata ee wadan gaalo tagta isu ekeyssiso gabadh gaal oo surwal xirato tintana qaawisa somali Somali people do not fit in and are so proud of their religion and culture wich is nimco from Allah.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 24 dny +1

      Gobalada ayku yaryihin way xirtan surwal dintuna maro kaliya mahan aniga dhowr mel ku noola

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 Před 24 dny

      Indho sharer waa fake diin mahan

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 24 dny

      @@akramyare5444 quruxdada inad qariso dinta islamka shegtay marka ka firso waxad qorayso

    • @IslaaxMedia
      @IslaaxMedia Před 24 dny

      ​@@akramyare5444😂😂 jaahil

    • @zakariaademmohamed9593
      @zakariaademmohamed9593 Před 24 dny +1

      Alxamdulilaah

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 24 dny +45

    ﴿وَمِن ءايٰتِهِ خَلقُ السَّمٰوٰتِ وَالأَرضِ وَاختِلٰفُ أَلسِنَتِكُم وَأَلوٰنِكُم إِنَّ فى ذٰلِكَ لَءايٰتٍ لِلعٰلِمينَ﴾ [الروم: 22 - 22]

  • @samatar1142
    @samatar1142 Před 25 dny +64

    Jareer iyo madhibaan, midgaan yo gabooye dadkan somalida ah oo muslim ka ah dhibka iyo faquuqa can ku heeno dadkeena sheegta gobta Allah na cafiyo.

    • @ahmedyogoyogo310
      @ahmedyogoyogo310 Před 24 dny +1

      Ameen😊

    • @alimo3011
      @alimo3011 Před 24 dny +1

      Ameen

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon Před 23 dny +3

      Horta waligeed malaysku dayey in laraadiyo (baaro) waxa heyb sooca keenay? Sinnaba caadi unoqon meyso oo waxaan aaminsanahay in gabdho qurux baddan sheekadaan aan kuweyney kkk. Laakin kawarama fikradan aan qabo ee asalka heyb sooca (aan aheyn tan naloo sheegey): Kawarama hadey cinqaab tahay.Tusaale boqortooyo kibirtey, laysugu tagay, lajabiyey kadibna lagumeeyey. Markaad ufiirsato qabiil kastaa wuu leeyahay qeyb kamidda oo heyb soocan. Taariikhda hadaad dib uraacdo imisa boqortooyo soomaali ayaa markey kibreen lagu goobtey oo haraagii qabiilo kale lahoos geeyey iyagoo hoos ugasoo dhacay darajadii boqortooyo?
      Marka hadey sharci cinqaab ah tahey oo Soomaali sameysatey in la oofiyaa khalad miyaa? Dadku waa soomaali oo shisheeye kafog oo lama dhihi karo waa cunsuriyad ama jinsi sooc, sax? Khalad yaan loo arag; waa falanqeyn.
      Fiiro: Midgaan qabiil layiraah majiro; waa eray aflagaado ah.
      Aamin ducada.

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz Před 24 dny +11

    Jareer wayne xasuuso walal ❤

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 Před 24 dny +52

    Waa runta lakiin ha illawin in ay jiraan dad somali ah oo xata aan gabdhahoga aan la guursan cunsur nimo daraadeed😮

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 Před 24 dny +7

      Wlhi wa dhaqanka ugu xuun aan lenahy oo ah gabadh reerkas ka dhalatay gursan mayo because qabilkeda saas ah ee ayada dhib ma qabto💔

    • @abuwalad53
      @abuwalad53 Před 22 dny

      Waad saxantahay balse taasi waa dhexdeena. video gaan wuxuu ka hadlayaa ajaaniibta markay nasoo dhex gasho ama waddankeena ay yimaadaan, cunsuriyad ma naqaanno.

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 Před 16 dny

      Waa jaahilnimada taas markii dadku wax bartaan ayadaa laga bixidoonaa insha allah

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 Před 24 dny +41

    Anaga dhexdeena is cunsiriyadeyna waana ka tagney micnaha diinta ayaan baraney dhulna iyo dadkale duwan wadamadoodana waan aragney ,soomaalidu waa dad karaamadooda ilaashada waana waxa aduun iyo aakhiraba laga hodmo aan iska saarno shisheeyaha sadaxeeyaha ah oo cid uu gooni u jecelyahey jirin diin iyo wada dhalasho wadaagnaa intaas wey nagu filantahey walaalayaal .

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před 24 dny +14

    Saw idinka cunsuriyeeya wllihiina jareer weyne iyo kuwa kale ee idin la mida ee gabooye, cusuriyaf waan naqaanaa 😢 ilaahay nabad ha ina siiyo 😢❤

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 Před 8 dny

      Laakiinse waa un markay guur noqoto. Laakiinse nolosha caadiga ah la iskuma cunsiriyeeyo.

  • @abdimalikabdullahi1248
    @abdimalikabdullahi1248 Před 25 dny +27

    Walaal Ilaahey yar intaad dhihi laheyd adeegso Amiir ama Suldaan bis adigoo muujinayo qaabkaas un

  • @user-rq8hs2ir4z
    @user-rq8hs2ir4z Před 25 dny +49

    Allow adaa soomali iga dhigay ❤

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 Před 25 dny +40

    Soomalidu shisheeyahay ma cunsuriyeno lkn anga wan is cunsir8yenaa😂😂😂

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z Před 24 dny +17

    Masha Allah, Ustad Umar is really a person who has enlightened the Somali people for more than 5 years and has been delivering useful programs for the education of the country.

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 24 dny

      Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada

    • @Diva-v
      @Diva-v Před 21 dnem

      @@m.k.7788isku day ina fahantin dadka qaar wax ufudud inay qoraalada usticmaalan luuqada ee qoraalkeda hor barten , qof walbo somali ah ma baran qoraalkeda hadu fahmayo. Dad badan ayan arkay o sas ah..aniga naftirkey abtigey aya ibaray sida somaliga waxlogu qoro marki uhoresay. So haxukumin umadi😢

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless Před 14 dny

      Stop patronizing this guy ur ustaad whatever that means wants to arabize our somali ppl. The problem with Somali ppl is they don’t know the difference between religion and culture. Just because we’re Muslims doesn’t mean we have to become Arabs

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i Před 24 dny +15

    See lagu ogaanaa sayid abdule hassan iyo siyaad bare inan kasoojeedno somali hadanahay siifkeenu meel fog buu kasojeeda sahal manihi inyer oo inaga dhiman xaga dowlad xumida mooyee taasna wanu fahmidona dulqad iyo isu samir bey ubahantahay insha allah guushenu alle hanagu hago ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fatumabroady
      @fatumabroady Před 21 dnem +1

      Alhamdulillah waan haysanaa dowlad Allah SW ha noo barakeyo wax ka maqan malahan😂Alhamdulillah ee waxaysan ogoleyn in GAAWEETO lala hoos yimaado😂 soomali waxay hoos u dhacday xiligii Sayidka iyo Siyaad Bare sayidka wuxuu ahaa sida kuwaan oo kale shabbab gaalo lama dagaalameynin SOMALIA ayuu eber ka dhigay Siyad barena dagaalkii 77 ku dhameyay abdullahi yusufna keenay Ithopian si uu u xasuuqo dadka ku nool degaankooda ha farmaajana waad ogeyd madaxdii xilka ku wareejisay ayaa wadadoodii ka Mari waayeen marka please and please stop is the end game is over is over
      Axmed Gureyna kaalay iska arag taarikhdiisa geesinimo ee qof walba sheegto in uu ka dhashay rerkooda may WAA NIN LAAN DHEERE KARANLE HAWIYE AH ❤

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 Před 24 dny +18

    إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ ٱللَّهِ أَتْقَىٰكُمْ

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před 25 dny +54

    Wll cumar guuleyso in sha Allah adunyo iyo akhiro 💚💚💚🥰🥰🥰🤲🤲🤲

  • @King_ilyaas1
    @King_ilyaas1 Před 24 dny +18

    Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw ❤

  • @baxwalpodcast
    @baxwalpodcast Před 25 dny +37

    somalida ma cunsuriyeeyaan wadamada kale dadka ka imaada lkn iyaga dhaxdooda way is cunsuruyeeyaan, kan waa midgaan, waa jareer, waa eelaay. sidoo kale qof kale oo ka imaada wadamada u eg kuwa aan yasno sida kenyaatiga, iwm. marka wax gooni ah oo nagula amaano ma jiraan, arintaan waxa ay ubaahantahay baaritaan cilmi baariseed,

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Před 24 dny

      ADIGA LAFTARKADA AYAA CUSURIYAA MAXAA HADA U SOO QAADATAY 3 DAAS QA

    • @baxwalpodcast
      @baxwalpodcast Před 24 dny +3

      @@user-jp9mu1of2r walaal tusaale ahaan ayaan. Ka waday

    • @CabdiAliyuusuf
      @CabdiAliyuusuf Před 24 dny +2

      ​@@user-jp9mu1of2rninkabi xaqiiq ayuu ka hadlay beena .
      Ma ssheegin somalidu walaalkii ma jecla dadka kale waa jecelyahay taasina waa nacasnimo

  • @CabdikariimCabdi-g7k
    @CabdikariimCabdi-g7k Před 24 dny +5

    Fans kaga ayaan ahye wax fiican waad noo soo gudbisa ilahaye qare haku siyo wixii ka qaldomaye naa shayedan ayee ka ahaadan

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 25 dny +20

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Před 25 dny +19

    الصومال لهم أعزة وكرامة ،الحمد لله

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 22 dny +3

    Mashallah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Somalia ♥️ 🇸🇴 tani wa xaqiqo in somalia 🇸🇴 dad cad iyo dad madow wa isugu mid waliba cadanka wa yasan tani wa farxad wax yar hada qabyalad iska dafi laheyn wa ficna laheed 😢

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před 24 dny +4

    Masha Allah wariye, waxaan ku faraxsananahay in aan 100%aan isku fakarnay,thats Somali !,alxamdululah.

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Před 25 dny +23

    Wll cumar iska daa adeegsiga kalmada illaaah yar wy kugu badantay markasta 😢

  • @user-ko6dd5xx1n
    @user-ko6dd5xx1n Před 25 dny +34

    soomalida iyaga ayaa is cunsuriyeeya

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Před 24 dny +11

    من هرجيسا من بلادنا الصومال عزيز "يا لها من المقاطع فاخره يا أستادي عمر تظهر على عز والكرامة الامتنا الصومال "

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 24 dny +9

    الحمد لله نعمة الإسلام 🤲🤲🤲🇸🇴🫂💪

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 24 dny +3

    Masha Allah Umadda Somaliyeed Qab Ayey leeyihiin Cidna Ma Yasno Cidna nagama Fiicna fadlan Dowladeena Hada Joogto Qab ha Isku Yeesho❤❤❤❤

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Před 24 dny +3

    Alxamdullilahi ALLAAH fadligiisa iyo awooda uu u siiyey Awoowayaasheen jano iyo raxmad Allaha siiyee iyagaa noo diidey in uu nin cad nagumeysto soona dhexgalo nolosheena ama dhaqankeena 🎉

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Před 24 dny +10

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @warraaq1
    @warraaq1 Před 24 dny +5

    ماشاء الله ، محتوى يجسد واقعا ملموسا في ابرك البقاع ، وليس هذا الواقع أتى بصدفة بل كان مخططا مدروسا ، يا حبذا لو كان بالعربية وشكرا

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 Před 14 dny +1

    Waa SAAS SAAS weeye
    Ilmo cadaan ayaga ugu dullisan ana kuuhuba.
    I am so proud to be Somali to the core . A Muslim at that.
    ALLAAH Hu Akbar walillahil'xamd.
    Tapped in from southern greater Somalia 🇸🇴

  • @yesserahmed
    @yesserahmed Před 24 dny +6

    Soomaali waxayba dhahaan gaal futo cad oo aan kaadida si,kadhaqin😅

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před 25 dny +13

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yahyabinuyaxya
    @Yahyabinuyaxya Před 24 dny +5

    ٱستاد أحبك في الله صراحة ❤

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před 22 dny +2

    Yaa akhii caawa niyadaad noodhistay shukran

  • @zakivic2259
    @zakivic2259 Před 25 dny +10

    Somalida cunsuriyad ma yaqaanan lkn dhax dooda way is cunsuriyeeyan bro😂

  • @MustafaMuhumed
    @MustafaMuhumed Před 24 dny +6

    Umada somaliyed dhamaantiin waan idiin jeclahay geesiyaal ayaad tihiin rag iyo dumarba.
    👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @popular7493
    @popular7493 Před 24 dny +6

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها

  • @suhaybmohamed2547
    @suhaybmohamed2547 Před 25 dny +12

    40 qof ducdooda waa la aqbalaa kurbo ayaa ihaysata ilaahay dartii iigu duceeya waxaan gaaray heer aan nolosha isdhaafiyo ducadina waa ii muhiim😢

    • @XuseenSiciid-zr3o
      @XuseenSiciid-zr3o Před 24 dny +2

      Muraad kaaga oo aan macsi ahayn allaha ku siiyo

    • @FatimaMacalin-y2b
      @FatimaMacalin-y2b Před 24 dny +1

      Allaha ku caafiyo wllal dulqaad muuji aduunka waa imtixaam

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Před 24 dny

      Ilahey hakaa dulqaado culeyska abaayo

    • @firso6557
      @firso6557 Před 24 dny

      Allah kuu sahlo muraadkaadi culeyska na kaa qaado

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 Před 24 dny +4

    Somalimadu ha na deeqdo 🇸🇴❤️

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 Před 9 dny

    You are best reporter and truthful

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 Před 24 dny +7

    Kibir iyo isla wyni bilaash ah ban haynaaaa 😂😂😂😂
    Wleee wx nga legend san ma jiro

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 Před 5 dny

    INSHALAAH YARABI SOMALIA 🇸🇴 GUUL

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi Před 24 dny +15

    Rer WaQooyiGu GaR AhaN iNta Ssc Khaatumo LaGuMa CuNsuRiYeyo Dadka Somaliyo DhaN 🖤🇸🇴

    • @suleimanDauud
      @suleimanDauud Před 24 dny +4

      Raxweyn iyo jareer Hawiye maxaa usoo Tarxisheen Munafaqada jooji waa cusnuriyin lkn dad wanagsan wey jiraan mawada xumo😊

    • @SiciiidApdulaahi
      @SiciiidApdulaahi Před 24 dny +4

      @@suleimanDauud war BaRiGa LaSo TaRXilaYaY Dadka Somaliyed lascanod waxa haystay Somaliland amarka lagu sarayna waxa laha isaaq dadka somaliyedna waxay ka jecel yihin oromo

    • @Randa17
      @Randa17 Před 24 dny

      ​@@SiciiidApdulaahiMay bro dad ka imaday hada aqoon laheen waa ku aamiin lahaa😂

    • @ahmedcade7782
      @ahmedcade7782 Před 24 dny +3

      ​@@suleimanDauud
      Dadkaas waxaa so tarxiilay muuse biixi iyo maamulkiisii
      Isagiina inkaarti dadkii masaakiinta ahaa ayaa goojacade looga jaray😂

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 Před 24 dny +3

      Ruun ka shegtay wallahi

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f Před 25 dny +7

    Dowlada somaliya & geeska africa ee imarada islaamka geska africa & dhulka somaliya insha alah

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 25 dny +18

    Anuu carabtaan kayaabay markey qurbaha tagaan waxka qaldan waan garanwaayey

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 Před 24 dny +1

      Mxey sameeyan 😂

    • @BisbisBisao
      @BisbisBisao Před 24 dny

      😂😂😂​@@queentasniim2696

    • @haa8793
      @haa8793 Před 24 dny +2

      Dinta ayey kadigten old fashion yaa bahdilay ayagaa isbahdilay world war 1 world war 2 heroshima and nagasaki Hitler holocaust leopold 2 Vietnam Iraq Syria Yemen algeria invasion colonised the whole world they left no country in peace last colonial project ayagoo intan iyo inkabadan calamka burburiyay ayey kuleyahin jihadist ayad tihiin

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk Před 24 dny +2

      OO maxaa naga galy unuka taada ayaa laga raacda

  • @miyamiya3372
    @miyamiya3372 Před 15 dny +1

    جزاك الله خيرا

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f Před 25 dny +11

    Carab ismood ma ahan ee waa muwadin somaliyeed ee halaga leexdo

  • @user-ez5rz6fk5z
    @user-ez5rz6fk5z Před 24 dny +1

    Masha allah ustaad cumar guulayso runtii waxaa tahay qof dadka somaliyeed wax badan u iftiimiyay mudo 5 sano ka badan uso gudbinayay barnamijyo wax tar leh madama waxbashada wadanka aad u fiicnen oo dadka wax badan la socon .

  • @FosiyoAynab-ek7zs
    @FosiyoAynab-ek7zs Před 25 dny +6

    Asc Maansha Allah alxmadulilah

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Před 24 dny +1

    Ogaansho alle khayr haku siiyo waba ku raxaystay muuqalkan❤❤

  • @hiboduwane9529
    @hiboduwane9529 Před 25 dny +8

    Kalmada ilaah yar aad bad uisticmaasha muqaladadana inta bdn way kujirtaa iskdaa inad ilahay cid anan ahyn ad Uguwacdid wad ka afefataa markahore lkn isticmalkeeda aad buu kugu bdn yhy waa iga wano horay usoco

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 Před 24 dny +1

    Maandhoow cayaayirka iga daa
    Carabi waa naage
    AUN m.cabdile xasan❤

  • @dekaali4298
    @dekaali4298 Před 24 dny +3

    Wax walba waxey ku xeran tahay sidaa u aamin santahay hadaa aamin santahay dadka dhan ee illaahey abuuray inee siman yihiin oo qofna qof ka sareynin qofkii wax gaarana oo naftiisa ugaaray ee dadka dhan siman yihiin ilaa hadii laga reebo qof muslim ah iyo gaal ah in ay sinen ❤❤

  • @abdiasisomaradow3306
    @abdiasisomaradow3306 Před 9 dny

    Waa warbixin aan sax eheyn, Somalida waxaan bartay markaan qurbaha imaaday.

  • @iam24-bb7vz
    @iam24-bb7vz Před 24 dny +5

    ogaansho ,XAQIIQO QARAAR: waxaan arkey school ku yaala somalia,borama,magaciisa east africa, lagu dhigayo luuqad aan layaabey oo ah luuqad aan caan aheyn isla markaana ay ku hadlaan cadowgeena isla markaana aan wax faaiido ah noo laheyn waana af habashi,waxaan isweydiiyey why aan ugu baahnahey luuqad aan cadow isku nahey,tusaale ahaan : malaga yaaba in china gudaheeda lagu barto inglish,mise suurtagal matahey in use gudaheeda lagu baran karo af chinese.?ogow school kaasi waa ithiopian raba in ay kamaraan dhalinta qeybta waxbarashada si ay ugu shubaan waxey rabaan.

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Před 24 dny +2

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

    • @sahrofarax3450
      @sahrofarax3450 Před 22 dny

      Allahuma amin aamin rabi ha u gargaro walalahen reer falastiin yuhuda dhulka allaha la gooyo nacalada yuhuda dhul gariir allaha ku rido

  • @user-li6cj2bp5w
    @user-li6cj2bp5w Před 25 dny +5

    Masha allaha omar inshaar

  • @khadiijacabdiraxman1308

    Mashaa Allah alxamdulilaah inan ahay soomaalitad guuul dadkayga iyo dalkeyga mahadsanid cumar inshaar

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 25 dny +13

    Soomaalida waa muslim qalbiyan

  • @omarMohamed-ns9ed
    @omarMohamed-ns9ed Před 24 dny +1

    Masha Allah walakey runta baa sheegtay waxaan joogaa Canada since 95 cunsirnimada waan arkay lakin aniga ayaa iska la wayn dhamatooda cause I know who im my confidence as Somali up higher then all

  • @laylaali8248
    @laylaali8248 Před 25 dny +7

    Yamanta waa cunsiriyiin, dad kii kusoo nooladey waydii

  • @user-rd7iy2xb8j
    @user-rd7iy2xb8j Před 19 dny +1

    Sankunefle inow iga sareyo ma aminsani wlhi my people wan idin jeclahay sas idinka raba qof dabacad inta udholocadeyn lahayden isku dholacadeya adinka ❤🇸🇴

  • @hassanabdullahi7368
    @hassanabdullahi7368 Před 24 dny +6

    Wlhi somalia cunsuriyad kama jirto inaanan nin ka yeelaynin eega sida aynu ula dhaqano walaheena madhibaan

    • @ajmala522
      @ajmala522 Před 21 dnem

      Maanta dhan dadbaa sooqoraayee yaa dadkaa dhibey maxaana lakarabaa halkee dagaan

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před 24 dny +2

    ❤❤❤❤ soomaali baan ahay sankudheefle ma ogoli inuu iga sareyen karo ❤❤❤ alxmdulilaah calal islaam alxmdulilaah calal soomaalinimo ❤❤❤❤

  • @Scilt96
    @Scilt96 Před 24 dny +3

    Dad aan jeclahy Somali ❤

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Před 23 dny +1

    MASHALAAH GUUL IYO GUBI NIMO SOMAALI LOVE YOU MY BLOOD

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 Před 24 dny +9

    Aaaad iyo aaad cunsurinimada dhaxdeena kajirta umadaha kale kuma sameyno lkn mushkilada dhaxdeena ah iney dhamaata rajeynaya idanka rabbi aanu duceesano si qalbi ah Mar walba.

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166

    Yes that's true they always feared us but we only feared Allah ❤

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 Před 24 dny +3

    in shacabka muslimka ah qayb kamida sidas udhaqmaan waa mashruuc laga shaqeeyay oo maal iyo waqti lagu bixiyay ee ma aha wax iska yimid oo si dabiici ah udhacay

  • @alijamaa921
    @alijamaa921 Před 7 dny

    We are somalian we are proud

  • @nuxur6530
    @nuxur6530 Před 24 dny +3

    Anaga cunsuri ah carabtu manta nool waa dad liita o maan gaban inay qofka cadna malag yar u arkan qofka madowna daanyeer u arkaan

  • @cabdallamaxamed677
    @cabdallamaxamed677 Před 24 dny +2

    Mr Cumar Wan Rejeynaya ina kula kulmi doono insha Allah ❤☝🏻

  • @adnan1234.
    @adnan1234. Před 25 dny +21

    أعذرني لأني لا أحسن كتابة الصومالية جيدًا. نحن لسنا عنصريين ضد غير الصوماليين، ولكننا عنصريون ضد بعضنا البعض

  • @ifraahbare2114
    @ifraahbare2114 Před 23 dny +1

    الكبر لله سبحانه وتعالى وهو القوي العزيز ربي هو الذي ليس كمثله شي وهو سميع العليم الله لايجعلنا ﴿ الَّذِينَ يَتَّخِذُونَ الْكَافِرِينَ أَوْلِيَاءَ مِن دُونِ الْمُؤْمِنِينَ ۚ أَيَبْتَغُونَ عِندَهُمُ الْعِزَّةَ فَإِنَّ الْعِزَّةَ لِلَّهِ جَمِيعًا

  • @InaaliMohamed
    @InaaliMohamed Před 24 dny +6

    We are somali we are islam

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 24 dny +2

      Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada.
      Muslimiin ✅ Ayaanu Nahay.
      Islaam= Diinta Mageceeda

    • @MaxamadGacal-nq2fs
      @MaxamadGacal-nq2fs Před 23 dny

      Sax nin wayn❤ ​@@m.k.7788

    • @Suuban11
      @Suuban11 Před 20 dny

      ​@@m.k.7788 aad iyo aad

  • @Jamaadcanshuur
    @Jamaadcanshuur Před 22 dny +1

    inshaallah☝️wan midowidona inshaallah🤝

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 25 dny +20

    Soomaali siyaabadan kufiican yihiin laakiin nafdoodey udaranyihiin

  • @ibrahimmohamedosman3622

    Masha allah sharaf weeye somaalidu waa cida ugu fiican ee aduunka kale markay tagaan dadka la dhaqanta, dhinaca kalana mabda,ooda aan katagin ee diinta ilaashada

  • @abdikafiabdikafi9613
    @abdikafiabdikafi9613 Před 25 dny +10

    somalida waa dad wanaajinta jecel

  • @mohanetapdi4332
    @mohanetapdi4332 Před 24 dny +2

    Dunida aniga waxaa ka nahay iyo waxee iyga Naga aamisan yihiin waa inaa Anigu Nahay dad aan islaweyni aqoonin oo dunida dhan aan u nahay Dadka ugu fcn aadamaha ❤ Soomali ha nolato

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 Před 25 dny +19

    Waar hargaysa qofka cad lama eego qofka Ku mashquula waxa Lagu dhahaa qofkan cad maxad ka eegay heermiyi batehee miyaad wax cad arki jirine 😂😂 KADIB cidiba ma eegto😂😂😂😂😂

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Před 24 dny +1

    اللهم كن لأ هل غزة واليمن عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇾🇪🇾🇪

  • @IbrahimSharifmukhtar
    @IbrahimSharifmukhtar Před 24 dny +3

    Soomaalida anaga gudeheena aa is cunsuriyey mid cad iyo mid madow warkiisa daa qabiilo dhan aa 100 sano kabadan cusuriyad iyo faquuq ku heynaaa

  • @CunshuroCabdule-df2hr

    صح كلامك والله

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Před 25 dny +9

    Lkn sorry, Soomalida ayagaa dhaxdooda is cunsiriyeeya!!!

    • @tasnimmohamed8670
      @tasnimmohamed8670 Před 25 dny +3

      We have weaknesses but Alhamdulilah we are good people.

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Před 24 dny +2

    Somalia 🇸🇴 ❤❤Nimo kufaana ❤❤SOMALIA 🇸🇴 ❤❤SOMALIA 🇸🇴 ❤

  • @user-so4ri5rt4r
    @user-so4ri5rt4r Před 25 dny +3

    Asc wll cumar, ha iloobin in qaar nagamida specially badankeen ay liidaan somali bantu iyo ku wakalaba. Waa run ma cusiriyeeno dadka kale balse angaa is cunsiriyeena

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 Před 24 dny +1

    Channelkaan waxaan kala yaabay waxa maskaxdeeda iska weydiiyo oo video ah ayaan ku arkaa😮🥰

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 Před 25 dny +5

    Ustaad cumar maanta moowduucan kugu taageersani somalida dadka kle ma cusuryeeyaan lkn anaga is cunsuryeyno waxa aminsanahay qabiil keyg inuu ka fican yshy qabiiladada kle qabyaalad ayaa masksxda naga gashey 😢😢

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před 25 dny +4

      Lkn wll ano kaleh ayaa kujiro somali dhan waa isku key mid wll isku mid iiyihiin walalaheyn somaliyed oo dhan mana aqaan waxa ladhaho qabyalad ama ano rer hebel ah ilahey amarkiis xasasiyad ayaan kaqaada waxaas marka wey nagu jiran dad saad sheegtay ah lkn wllo mawada xumin ano kaleh ayaa kujiro dadkena

    • @ciiseabdul6127
      @ciiseabdul6127 Před 25 dny +3

      Sxp lkn mantaa qofka somaliga ah ii qabiil qofkale ku caaya wa qof xanoosan 😊

    • @deqadegan
      @deqadegan Před 25 dny +3

      Cusurinimada soomalida wax weyn maaha. Guurka kaliya ayaa qabiilada qaar lagu cusuriyeeya lkn qofka sxbnimo iyo cunta inaad Isla cuntaan iskuma cusuriyeeyno sida wadamada qaar taas guurkana waa baabi' doonta in Shaa Allah.

    • @taamirsharif6716
      @taamirsharif6716 Před 24 dny +2

      @@Hidanhuda haa wll dad xun iyo dad fcn wey jiraan

  • @yaakumanfowzi4280
    @yaakumanfowzi4280 Před 22 dny

    Allah ayaa mahad iska leh iga dhigey Muslim soomaali ah iam proud❤

  • @bashiirmahamedhuseen6057
    @bashiirmahamedhuseen6057 Před 25 dny +6

    Somalidu ayadaa cunsuri isku ah oo is yasa dadkale iska daaye faanka naga daa

    • @ciiseabdul6127
      @ciiseabdul6127 Před 25 dny +1

      Lkn ilaa 2023 iyo 2024 dadka somaliyeed way fahmeen waxan ineey wax jireen ahay waxan ka wada qabiilka sida ayaantan tiktok ka socda

  • @AliMahamoud-ov9xh
    @AliMahamoud-ov9xh Před 24 dny

    ASC cumaraw allah haku xafido sxb wan Ku salaamay. Salaan kadib wa wax jira umad kasta umad way yastaa hada soomalidu oromada way yasaan halka xabashiga ay ixtiraamaan

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l Před 25 dny +5

    Anigu waxan aminsanay somalidu waa cunsuri sabaab dad somali iyo Muslim nala ah ayan takoray maxa ka xun 4.5 xita wax qaybsiga

  • @Safethepeople
    @Safethepeople Před 8 dny

    Dhaqankeena waa hoddan qofkii kusoo koray unbaa garankara, ninkaan aqooninoow buug iyo khalin sooqaado fadlan 😂😂