Qsio Aad U Yaab Badam!! Ninkii Soo Joog Laga Waayo Soo Jiif Ayaa Laga Helaa ::: Dr Ahmed Al-Yamaani

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 28

  • @mohacarab2740
    @mohacarab2740 Před 7 měsíci +13

    Allahu akbar dadneh waxay 5 sano ay raadinayaa ilmo si loo dhalo ama ay isku dhalaan aan anika ka mid ahay sheiqoy waxan rabaa in laiiso duceeyo ay isoo duceyaan wllhyga Aadban idinkaga codsanayaa please❤❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 7 měsíci +2

    🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* .
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @suadyork9151
    @suadyork9151 Před 7 měsíci +3

    Sheikh we are 💰 lover

  • @Sofiyadiriye
    @Sofiyadiriye Před 7 měsíci

    Anaga guurka iska xumeyna ma ogiye guurka nimco ilaahay na siiye waa Alhamdulilah ✨

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 Před 7 měsíci +1

    Mashallah allaha kuxifdiyo sheikh Ahmed Al-Yamaani ❤🙏💯

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Před 7 měsíci +2

    Subhanalah xasbiyaAllah QALADKA dumarka aan sameyneyno waa waxa NAARTA aan ugu badanahay Allah yaa na abuuray Allah yaana noo sheegey inaan anaani/waxeyga u badanahay🤔

  • @user-vd8ig3ss7r
    @user-vd8ig3ss7r Před 6 měsíci

    Jasakalahu qeyr ilahay ha ku xafido🥰🥰🥰🥰🥰

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před 7 měsíci

    Illahay xaqa iyo wanaaga ay isku guursadan gabadha iyo wiilka si fiican ha ugu hanuunsho inuusan fahamkodu xumaan ilmuhuna
    Aysan noqon ku dhib dhex keena laakiin farxad iyo noloshi o kasi wanaagsanata u keeno .ameen

    • @naimajamac4922
      @naimajamac4922 Před 7 měsíci

      wallo ilahay wx quruxbdan ha ku siiyo Llkn sided ku he shay internet iyo mobelka beentaa waa xaran pls Osaka daa

  • @FaadumoAhmed-sf2dy
    @FaadumoAhmed-sf2dy Před 7 měsíci +2

    Amiin Amiin Amiin

  • @user-ol4ds3ix9n
    @user-ol4ds3ix9n Před 6 měsíci

    sheekh ilaahay dart ku jelahay

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před 7 měsíci

    Shiikh dumar Somaalidaa oo qurbaha jooga oo ninka markey is furaan hantidiisa haaf qaadanaayaan shareecada ISLAAMKU waxey ka qabto diintii waa laga guurey

  • @user-ce9kw8vn1r
    @user-ce9kw8vn1r Před 7 měsíci +1

    Asc mashllah Allaha kubrakeyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 7 měsíci +1

    Asc mashallh Allha kubarakeyo

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss Před 7 měsíci

    Allaaahu akbar allaahu akbar allaaahu akbar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-nl4cv9me9f
    @user-nl4cv9me9f Před 7 měsíci +1

    Asc sheeq allaha kuxifdiyo
    Maah maah somalaiyaa waxay ahayd naagaha xoolohooda waraabahaa waxuu dhahran ahadaa kagaranayo xoolaha dumarka mabacunan buu dhahran waraabuhu sababta waa marakasta wexay kuhayneysaa allaaa waraabaa rideydii cunay itaas oosano afkey kuhayneysaa

  • @KhadijoYaasin
    @KhadijoYaasin Před 7 měsíci

    Sheekh magarafon soo qaado i.a si aan si fcn u maqalno sheek

  • @istarabdullahi2021
    @istarabdullahi2021 Před 7 měsíci +1

    Wadama aad joogto ba nocas loga dhaqma!! Wadankeena hoyo Somaliyeed unbaa ushaqeysa nin wuxu ku darsado uu yartaha

  • @fadimadagan7438
    @fadimadagan7438 Před 7 měsíci +1

    Asc waaxa raaba laab kitaabo
    Oo aah miitka taarbiyad iyo
    Miitaka, ducooyinka

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před 7 měsíci

    Cashar ku saabsan aan rabnaa

  • @mr.guduud4954
    @mr.guduud4954 Před 7 měsíci +1

    Subxanallah bal gabdhas maxay faa,iiday ? Wiilkas wuxu Aamina inay dhaqalaha kala dirirayso ayna ku fakarayso hadu lacag helo wu kula gursana, marki hore haday 30% bixi lehed asna amaal ayuu uga hayn laha ayadana lacag badan ayey samay lehed

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před 7 měsíci +2

    I will advice yong ladies do this be logic if your husband is not rich man and you have income help your husband
    Stop too much challenge
    Young ladies dont ruin your marriage something your husband cant afford.
    Our religion says man is responsible his wife and children but do not say wife dont have to help her husband
    Be logic girls. Subxanallah

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals Před 7 měsíci

    Jecliya jabka doqontas.

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 Před 7 měsíci +1

    Aniga waxan layab labada qofka oo shukansiga isku baran wayday oo markey isgursadan bilabanayo isbarasha cusubo waba lesgursadey barashad 3 sano maxey tahay

    • @farhaanabshir7325
      @farhaanabshir7325 Před 7 měsíci +1

      Dhaqanka reer galbeedka ayaa sidaas ah wll maadama ay iyagana ku koreen wadamadaan dhaqankii ayey la koreen oo ay noloshooda ku dhabaqeeen..