Daawo sheeko xiisa badan, Cali Hiiraan, Marshaale (AUN)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 233

  • @msskaaba
    @msskaaba Před 5 měsíci +6

    2024 aadawanoyaa alle ha unaxristo inta dhimatey

  • @faaidjaamac9095
    @faaidjaamac9095 Před měsícem +2

    inta daawaneyso 2024 like saara

  • @sowturahma1908
    @sowturahma1908 Před 3 lety +14

    2021 yaa firsanaayo
    ALLE ha u naxariisto
    Marshaale
    Cali hiraan
    Anisa yareey
    🤲🤲🤲🤲🤲
    Allow naxariisti jano ha idiin siiyo yaa rab😭🤲

  • @ADAALAMEDIA
    @ADAALAMEDIA Před 5 měsíci +1

    Alle ha unaxariisto marshaale cali hiiran ilkacase iyo awkuuka wakhti adag ayay nasoomadadaaliyeen

  • @aliomeralibiid1810
    @aliomeralibiid1810 Před 5 lety +6

    ilaahoow unaxariiso inti muslina oo dhimatay yaa alaahuma amiiiiiiiiiiiiiin

  • @abdulhakimmohamed7984
    @abdulhakimmohamed7984 Před 10 lety +18

    Anigoo ku dhalay ima Jeclaan, Sidee asiga ku jeclaatay - OMG KKKKKKK
    Amino macow caadi ma'ahan Best jilaa wlhi #Welldoneamino

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 Před 5 měsíci +4

    Still watching 2024 ❤❤❤❤

  • @maskiintiialleinaahmed733

    2023 yaa daawanooyo 😢

  • @mohamedibrahim-yx2pr
    @mohamedibrahim-yx2pr Před 11 lety +5

    Gabadhaan aniiso caadi mahaan weligey jilaa somaliya oo sidaan wax u jilaayo ma arkin,
    weli waa gabar yar waa mustaqbal fiican ee fanka somaliyeed.

  • @fardowsafashion1613
    @fardowsafashion1613 Před 3 lety +28

    2020 yaa illafisaday lake isara

  • @faisalabdullahimohamed3841

    Dhamaan alaha u naxariisto👈❤❤❤😁😅😄😃🤣👈👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @daudibrahim7618
    @daudibrahim7618 Před 5 lety +2

    Shiixaa iga kenoosa cml Alle marshale ha unaxaristo iyo dhaman musliminta dhan ee dhinten

  • @xuseenmatan7457
    @xuseenmatan7457 Před 6 lety +3

    Xaaji baa lay dhahooyaa kkkkkkkkk xidig meesha ku jiraa waa marshaale allah ha unaxariisto

  • @ahmedhassan129
    @ahmedhassan129 Před 4 lety +13

    Still watching in 2020!

  • @cabaasmoha4464
    @cabaasmoha4464 Před 2 lety +3

    Xitaa anoo fadhiyaa marshaale io dhamaan asxaabtiisa ilHy janadii hageeyo dhamaan🤲🏼

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed7874 Před 3 lety +6

    Marshaale Ilaahay ha u naxariisto.

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali3305 Před 11 lety +9

    Allaha u naxariisto marshale
    Kkkkkkk lolz Innaba cadi ma ahan

  • @AliodacadeAliodacade
    @AliodacadeAliodacade Před 7 lety +7

    wa
    wlh oda yaashii aawaay guriga cali illaahow unaxarriiso aaamiin

  • @thelastqueen4096
    @thelastqueen4096 Před 3 lety +1

    Aniiso yareey alle ha u naxariisto marxuumada

  • @mohamedmusa8064
    @mohamedmusa8064 Před 3 lety +2

    Hhhhhhh alla marshaale iyo hiiran. Allow idhin naxariiso.

  • @libandahir3719
    @libandahir3719 Před 5 měsíci

    Real love to all somalis,watching 👀 from beni 🇨🇩

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 5 měsíci +1

    Yaa daawanaya 2024

  • @ibraahimmaxamed8996
    @ibraahimmaxamed8996 Před 2 lety +1

    Allaah unaxariisto marashaale iyo cali hiiraan

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 Před 5 měsíci

    Hhhhhhhhhhh ayadaaba garoobe gabar maa ka doonee kulahaa wlhi waa qoslay marshaalle allaha u naxariisto

  • @raahoosman1351
    @raahoosman1351 Před 11 lety +6

    aamina cabdule macoow jaale waad cebeysay all hooyo somali dhaqankana sidan maahayn Wax sidan sameyana malaha ha ceebeysan hooyo somali

    • @shiilalle
      @shiilalle Před 2 lety

      Isdeji duqda wuxu waa jilitaan oo kaliya

  • @abeymalele4416
    @abeymalele4416 Před rokem +1

    Still watching 2022.illahayow marshalle unaxariso

  • @abdiadan739
    @abdiadan739 Před 2 lety +1

    kkkk mashallah cadi mahaha illahaya ha unaxariisto amin amin amin

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 Před 9 lety +17

    Arinta hoos ma u dhigi karnaaa kkkk Marshaale Allaha u naxariisto.

  • @abdiqadarhusseinabdihanshi2068

    kkkkk marshale Alaha unaxaristo garob ikhyar macunto

  • @damaceey
    @damaceey Před 11 lety +6

    maashaalaaah sifiican eeey ujishey sheekadaaan aaamino weldone

  • @Somalicartoon11
    @Somalicartoon11 Před 2 lety +1

    Dhamaan alle hanu naxriisto

  • @neasiirnaye9121
    @neasiirnaye9121 Před 5 lety +2

    Alahaa u naxariisto marshaale

  • @faisalmohamud3409
    @faisalmohamud3409 Před rokem +1

    Allah ha unaxaristo

  • @alijiidow3106
    @alijiidow3106 Před 2 lety +1

    Shiixa iga kenosaa😂😅 allow ku naxariiso marshaale

  • @theclicks7134
    @theclicks7134 Před 6 lety +4

    Allah unaxriisto marshaale

  • @yuusufgorgor2192
    @yuusufgorgor2192 Před 7 lety +8

    hhhhh lixsano saaanaaa xaqaaaa iska gashii kula haaaa hhhhhh wlhii kal iyo laab ayaan qosleee Marshaale caadi maahan.

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl Před 5 lety +8

    Marshaale, raximuhu Allaah!

  • @cadnaanmaxamadmaxamuud1088

    2021 yaa ila fiorsaday lake Chad UK sii

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 Před 6 lety +6

    Allow ku naxriisO marshaale

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety +4

    Garoob gabadh ma laga raadiyo marshaale iyo cali ilaahay ha unaxariisto jantal fardawsana haka waraabiyo waar reer xamarka caadi maaha garoob gabadh lagama raadiyo intaas ka bartay kkkkkkkkkk kkkkkkkk

  • @osmannaji4504
    @osmannaji4504 Před 2 lety +1

    Marshalee Allah yarxamo

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety +4

    Lix sano korkayga biyo kuma shubin kkkkkk kkkkkkkkkk xaqaad iska gashay marshaale ilaahay ha unaxariisto iyo caliba walaahi qosol baan raftay

  • @hussein3835
    @hussein3835 Před 11 lety +2

    Wow ilahow ku naxariso mar shale lakin cabdi Mahan

  • @munanoor5537
    @munanoor5537 Před 5 lety +6

    Geel hore la iga qaliwaye ma hada liga qala😃😃😃

  • @bilehassanabdi9215
    @bilehassanabdi9215 Před 7 lety +3

    Anooba idhahaa Taas maa guursan kartaa ? Wan guursahaa Ma ehee weliba Wan aroosaa ku lahaa Marshaalle

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 Před 8 lety +2

    subxaanle ilaahay ka cabso dadku waa muslim maxaad u takooraysaa oo ceeb uga dhegaysaa midgaan ilaahay ka cabso malaa ig ayaa garbahaaga saaran oo qoraysa waxwalba

  • @c.rizaaqoscar8661
    @c.rizaaqoscar8661 Před 5 lety +2

    Caloshada malo jeda miyaa hhhh marshale wax kle allah ku naxaristo

  • @nimcoosman2653
    @nimcoosman2653 Před 6 lety +1

    msha allh wallhi waa cajiib

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 Před 4 lety +2

    GURIGII HOOYADAA WAKANE KA XAAXAABI

  • @yasinabdi1467
    @yasinabdi1467 Před 3 lety +1

    allaha u wada nariisto dhamaantood

  • @abdikarinmuktar7000
    @abdikarinmuktar7000 Před 6 lety +5

    qaladka adiiga iska leh garab waye hhhhhh marshale allah hagu naxristo

  • @mohamedibrahimabdi6985
    @mohamedibrahimabdi6985 Před 3 lety +4

    I love somali people. from garissa kenya 🇰🇪

    • @aliarturo8741
      @aliarturo8741 Před 3 lety

      Sorry to be so off topic but does any of you know a method to get back into an instagram account?
      I stupidly lost my account password. I love any tricks you can give me

    • @shiilalle
      @shiilalle Před 2 lety +6

      What do you mean SOMALI PEOPLE?
      You are just one of us,
      And secondly GARISSA is not in KENYA its Somali territory.

    • @abdillahi7943
      @abdillahi7943 Před rokem

      I am watching from garissa in 2022😅

    • @laylaxusen7278
      @laylaxusen7278 Před rokem

      Asc😂😂❤❤❤❤❤

    • @MoaDaud
      @MoaDaud Před měsícem

      ​@@abdillahi7943gjte😅w×3😂😢😅❤❤❤😊w5yyfkxkwbntkxmqmzqic9z1oc😊865😮❤😊the 😅😊😊❤vzjfi3i😊❤is 😮😢jehdbrov8jmx.wmtooroq91a

  • @abdifatahhassan1368
    @abdifatahhassan1368 Před 7 lety

    indhasheeeyaaloow......iyo mar u yirahdoo baquliyaaloow. marshalee.

  • @nabiihaaa
    @nabiihaaa Před 10 lety +1

    Mitadan Raaxo adigu ma xaanshooleyda aad sheegi maad degeneyd waa adiga sidaa u yaqaane, teeda kale ha caayin dadka dhintay, oo allaha ku abuuray ka baq adaanba waxba dhaamine.

  • @caishacabdullahi5413
    @caishacabdullahi5413 Před 8 lety +7

    xaajiya neerofoose kkkkkkk marshaale Allaha janada hakawarabshe

  • @daacadcade3720
    @daacadcade3720 Před 6 lety +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkk Ma aroostay me ehee waa qabaa ala kuu naxarriiso

  • @user-fw8im8dx2n
    @user-fw8im8dx2n Před 5 měsíci

    ❤ALLOW..NOONAXARIISO

  • @mahamedmahamed4849
    @mahamedmahamed4849 Před rokem

    Still watching 2023 🕝

  • @osmaanaliyalahow9087
    @osmaanaliyalahow9087 Před 8 lety +7

    xaajiyo hurdo la aan ayaa igu dhacday

  • @fatimamohammed2185
    @fatimamohammed2185 Před 8 lety +7

    kkk xaajiyada waa la dajiyay neero foosaha daawaa loo helay kkkkkk

  • @Halla4321
    @Halla4321 Před rokem +1

    11/mar/2023 😂💖

  • @bellam3780
    @bellam3780 Před 8 lety +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xajiyo nerfoso

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 Před 6 měsíci +1

    dhamantood weey dhinteen miyaa xitaa gabdhaha kuligood meey dhinteen

    • @Feuu3jssj
      @Feuu3jssj Před 4 měsíci

      Maya waxaa dhintay marshale cali hiiraan iyo gabadha aniiso yarey

  • @muusemuuse3721
    @muusemuuse3721 Před rokem +1

    😂😂😂😂😂😂cali hiraan waa yabay naagta iyada ku yaac

  • @shariiftaajir6790
    @shariiftaajir6790 Před rokem

    12...13...2022 ayaa daawanayaa

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 Před 8 lety +6

    xaajiyo neerfooso

  • @prhassansiad7042
    @prhassansiad7042 Před 9 lety +2

    qosol haddii aad rabto

  • @marie19391
    @marie19391 Před 11 lety +2

    j'aime ca! encore

  • @waxqaldan
    @waxqaldan Před 11 lety +5

    Kkkkkkk GENDERSHEYAALOOW

  • @user-uo6uv5oq6n
    @user-uo6uv5oq6n Před 10 měsíci

    Xaajiya Nerfoza ana qaba Jimhana wacasumanthy
    Alx😂 ilaheya isiyay maxa iga qade lol magursakartid kulaha

  • @MD-ke8ny
    @MD-ke8ny Před 5 lety

    waa soo socotaa ilamaha qeylada ka dhaaf yaaqeey hhhhhhhhh naag garoob maa gabar laga doontaa adaa qaldan hhhhhh marshaale iyo cali hiiraan ilaah ha ku naxariisto somali maxaay dad wax tar leh laayeen

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 Před 3 lety +2

    Gandarshayaalow AAA 🤣🤣🤣
    AUN marshaale

  • @siyadmahammed4296
    @siyadmahammed4296 Před 10 lety +3

    Mamada ayadaaba kulul oo u bahaneed nin yaab :) waxee macanaa lagama weynaado miyaa asxabey????

  • @abdimalik4703
    @abdimalik4703 Před 5 lety +1

    Kkkk Waa cajiib riwayaduu

  • @caishacabdullahi5413
    @caishacabdullahi5413 Před 8 lety +12

    marku dhehe ninka malagu qaba sidee uqososha igu daran habarta ninee aad urabta gabdhehedana way cadiboosa yaab walahi neero foose waaye duqdaan yaha

  • @Minmin-qh6re
    @Minmin-qh6re Před 6 lety +2

    Hhhh kulahaa weli gariga kama bixin yaab badanaa

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 Před 5 měsíci +1

    2024😮

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196

    marshalle allayaraxmo ...garoobma gawarlagadoonta kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 8 lety +3

    kkkkkkkkkk aaminooy gabdhaha u suubi waxaay rawaan

    • @BintuAmina
      @BintuAmina Před 7 lety

      نشيد ساهر الليل والنهار

    • @BintuAmina
      @BintuAmina Před 7 lety +1

      ا كرم عبد نصر

  • @xajinabaddoon5918
    @xajinabaddoon5918 Před 4 lety +1

    8:02 balanta anaa ka weyn. Oo balanta ilaahi baa ka weyn walidiinta baanu yaaba. Ma yaga baa ka weyn balantood?

  • @khadrasalax9738
    @khadrasalax9738 Před rokem

    Waxan dAwaday 2023/7/15 9:33 habeenimo

  • @abdirahiimosman4919
    @abdirahiimosman4919 Před 7 lety +2

    yakasoo furay albaabka ayeey rabty kulahaa horta yaa kusoo furay kulahaa kkkkk

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t Před 6 lety +1

    Xaaji neerfeeso adigiyo aniga kii raayo waaye hhhh marshaale

  • @Ahmed.Hassan49
    @Ahmed.Hassan49 Před 9 lety +2

    Kkkkkkkkkkkkkk xaajiyo neera fooso kk😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @ruqiyaruun3178
    @ruqiyaruun3178 Před 5 lety +1

    14 : 44-48 soo ma qaldana

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196

    xajiyo neerfooso ..xaaji aabalidhohooya

  • @chakiimihakiimi9657
    @chakiimihakiimi9657 Před 3 lety

    Hooyo cawitan makenaa kulahaa yaa kuwacday wa daqan xumo jawabta hoyada waxwalbo aniga ah tiri

  • @adelmohammed8841
    @adelmohammed8841 Před 6 lety +1

    .kkk Qofka Oo Islla hadalaayo maxaa Waaye Iska Dhaafa

  • @halimaibrahim4519
    @halimaibrahim4519 Před 8 lety +2

    Amino macow aniga kujecel hooyo

  • @hamdamohammed1225
    @hamdamohammed1225 Před 5 lety +1

    Waaaaw

  • @ahmedshire6910
    @ahmedshire6910 Před 11 lety +2

    kkkkkkkkkkkkkk warkuwanaaaaaaaaaaaa

  • @hindicali7781
    @hindicali7781 Před 5 lety +2

    Xaajiyo nerofooso hhhhhhhh

  • @abdihussein1497
    @abdihussein1497 Před 11 lety +1

    Xasad ahaa habartaan

  • @omarjamaabdilahi9204
    @omarjamaabdilahi9204 Před 7 lety +2

    kkkkkkk hurdo la,aaan

  • @qhaalidcasiis2162
    @qhaalidcasiis2162 Před 5 lety

    Gabadha hooyada jileyso waxey uektahay mit hada ku waalatay facebook miyaa

  • @ibrahimhasan7511
    @ibrahimhasan7511 Před 6 lety +1

    SHAASH
    SH
    SAARMADl l

  • @raahoosman1351
    @raahoosman1351 Před 11 lety

    aamina cabdule macoow amina karaan Maxamud goox qarboosh midgaanki horta ciyalka u dhashay aaway mase noolyahay???

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 Před 6 lety +4

    Hhhh xaaajiyO hurdO la'aan igu ridY kulhaaa kkkkk

  • @MHTVChannel
    @MHTVChannel Před 8 lety +3

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaan qoslay runtiiiii marshaaali iyo cali hiran iyo ilka case ilaaaaahi ha unaxristo aaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin yaaaaaaaaaaaaaaarabi 6 sano kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ayanosmaan6718
    @ayanosmaan6718 Před 8 lety +4

    hhhhhhh