ANIGA IYO UMU AHZAB DAGEELKEENA IYO SABABTA KEENTAY.... YAASE QALDAAA ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND CZcamsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

Komentáře • 69

  • @user-np4ic5ps9f
    @user-np4ic5ps9f Před rokem +18

    Kusalia nabiga s.a.w

  • @user-gq8nb6pi2y
    @user-gq8nb6pi2y Před rokem +4

    Xasan zoya shoshal midiyaha unta jogto asaa kawata❤

  • @user-df9gi3xt3k
    @user-df9gi3xt3k Před rokem +3

    Waa kudheratay abyo

  • @user-wu1nr5wi2q
    @user-wu1nr5wi2q Před rokem +7

    Abti marna wllkey yutupkaga wa ii rukumayahay marka xasanow bobsiiya videoyasha haye dheh abti xasan wllhi si qalbiyan ku jecelahy abti xasan ❤❤❤🎉

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 Před rokem +6

    wxn wad isla ogtiine hadaba hayskayo nacasinin i

  • @faatimacadey9541
    @faatimacadey9541 Před rokem +10

    Tiim umu ahzaab horay usocda xbbtiii

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před rokem +8

    Hasanow tan way ka badisay aytan se cml heee😂😂😂 wakugu socota bahasha wlllhi😂😂😂

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Před rokem +7

    xamdi xarago keep going my sis hasaan zoya kuwad prank ilaa uu naco kkkk zoya lagend wax ka dulqaad iyo samir badan masha allaah hassan gacan an ku taagay

  • @AyaanMahamed-de2pi
    @AyaanMahamed-de2pi Před 11 měsíci +2

    Video reaction waa inuu ka bxiiyaa soyaa😂

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 Před rokem +8

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran CZcams-keyga ❤

  • @user-wu1nr5wi2q
    @user-wu1nr5wi2q Před rokem +4

    Xasan iyo sacdiyo gabadha ii dhafa pls

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 Před rokem +10

    😂😂 waa iga gadanayahay kan😮😮😮 best prank 😊

  • @user-np4ic5ps9f
    @user-np4ic5ps9f Před rokem +13

    Best prank ever keep going my sizz❤❤😂😂😂😂

  • @user-np4ic5ps9f
    @user-np4ic5ps9f Před rokem +11

    M.a alwanijecla team soya

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před rokem +8

    UMA AHZAB ABAAYO RUNTII PRANK BADAN WAALAGUGU DHIBSANAYAA ISKA DHAAF WAA IGA TALO DAD BADAN AYAA KAAGA GO.AYA SIDAASI MAHADSANID

  • @mohaaadanmohaaadan3361
    @mohaaadanmohaaadan3361 Před rokem +3

    Xasansoyaa dacaaad waye runti 😂😂sxbow iska samiir umu axzab farxadeeda ayaa inoga qalsan wax walbaa umu ifaraxsanaw xamdi quruxey

  • @user-lo2wz9mh1c
    @user-lo2wz9mh1c Před rokem +5

    Horta team soyaa wan idin jeclahay horay usocda....tan labaadneh xasanow xamdi prank ey kudhidido waina kusameyso....tusaale adi mel kudhumo..kadibneh wilasha teamka kudheh adi wax negative iney kashegan oo kudulmiyan xamdiyo fadhido iyadana marna ey kudaran kalana taliyan iney faraha kaqaado si aan uogaano xamdi reactionkeeda dhabta ah iyo sida dhabta ah ey uga falcelineyso dulmiga lagugu sameynaayo

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před rokem +3

    Hassanow hada fasax Baa tahay Ilen Gari alle taqanaaye….xarago dambe iuo Maskiin ma jirto mid naga yaabiyo nagu samee team Hamdi Queen Hadan Nahay. Xarago Wilkan wareeriyow ga Aad ku xirtay ma deysidoo..kkkkkk
    Small Commdey Films and Short riwayado wacyigalin ah Weeg hal mar soo galayo oo lagu taxmo sidas Astan noo bilaa….that motivates All People….! You have high quality than only doing pranks!!! Manshallaha let’s go Naf you can do it team. Especially Hamdi, Dareen and Hassan👌👌👍👍
    Keep the great work team. Wlhi sometimes Waxaa dhacda inaan u break iga dhamado Sidan Gari ugu dhex jiro just writing comment aan sidas ugu labto shaqada….! Aad baan u jeclahay inaan dhirigaliyo dhalinyarada dadaaleysaa oo hadana Diin ta iyo dhaqan kan iyo positive ku dhaqmeyso….🙏💯

  • @nourabashir8265
    @nourabashir8265 Před rokem +7

    Wn qoslay wlhi prankigu badana dumar land kep going ❤😂😂😂🎉

  • @iqraaxmedsalaad-cb7cf
    @iqraaxmedsalaad-cb7cf Před rokem +1

    Adi yawey kulha xasn😂

  • @user-hp5gb8ry2h
    @user-hp5gb8ry2h Před rokem +3

    Kkkkkkkkkk runtii waa ku guuleystay Umu-ahzab 😂😂😂🤣🤣🤣 wa ka kuuleystay Hassan soya Isaga ma garanayo sida mosamee oo prank

  • @MariAli-hs1hu
    @MariAli-hs1hu Před rokem +1

    Masha allah keep going

  • @mariyaabdi4658
    @mariyaabdi4658 Před rokem +3

    Asc wllkey xasan wanku salaame

  • @qaaliibraahim4137
    @qaaliibraahim4137 Před rokem +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Caadi matihid ma iska mexee marka

  • @cajababorayalasow8645
    @cajababorayalasow8645 Před rokem +3

    Keep going

  • @saarahasan9097
    @saarahasan9097 Před rokem +3

    Na walahi ana iga nixisay hasan wu saxan yahay inu si wadee eheed cadaalada iyado oyneeso inuu ka tago ma eheen any way umu azxaab wa kulushahay said

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 Před rokem +1

    Hhhhhhh soqol iguma harin

  • @MariAli-hs1hu
    @MariAli-hs1hu Před rokem +1

    Love you my friends keep going

  • @user-yz2kr8hk8q
    @user-yz2kr8hk8q Před rokem +3

    Midka Darren qabo dhiman dhiman u egyhbe😂😂

  • @nasrixusen7168
    @nasrixusen7168 Před rokem +4

    Xasan gacanta maxaa ka helay

  • @AyanIsmail-ef8vv
    @AyanIsmail-ef8vv Před rokem +2

    From Tick-tock 😅

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Před rokem +2

    Hampalyo 400k ❤❤ followers 🎉🎉🎉

  • @user-us2ud9es6b
    @user-us2ud9es6b Před rokem +4

    😂😂😂😂😂😂 funny xamd
    😊i

  • @nawalismacil5477
    @nawalismacil5477 Před rokem +2

    Xamdi caawa ma labo prank bay xasan ku samaysay waankuwataa xamdi quruxey

  • @NicmoCabdiqadir
    @NicmoCabdiqadir Před rokem +1

    😂😂😂😂 adkatey😂

  • @SAHRA.BASHIRSahraBashir-gu7rn

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohazupdy6310
    @mohazupdy6310 Před rokem +1

    Yaa waye adi 😂😂

  • @ayancabdi888
    @ayancabdi888 Před rokem +1

    Alla umu dhib badna 😂😂😂

  • @user-cl9ql8sq1w
    @user-cl9ql8sq1w Před rokem +1

    Love you guys ❤ keep going wll

  • @zabrinalizaid7713
    @zabrinalizaid7713 Před rokem +1

    coming zoon 400k

  • @Shukria-bc5ud
    @Shukria-bc5ud Před rokem +1

    Isku kiin jelahay xmda soyaa

  • @HiboHassan-vv9cb
    @HiboHassan-vv9cb Před rokem +3

    😂😂😂😂😂😂

  • @calamincraxman6533
    @calamincraxman6533 Před rokem +2

    😂😂😂😂❤❤❤❤✌️

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Před 2 měsíci

    Adi yaawaaye😂😂😂😂😂😂

  • @FardowsAyy
    @FardowsAyy Před 3 měsíci

    Scw

  • @MariAli-hs1hu
    @MariAli-hs1hu Před rokem

    😁😁😁😁😁

  • @qwgf77f25
    @qwgf77f25 Před rokem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @laylasaid7273
    @laylasaid7273 Před rokem +1

    KKKKKKKKKKKKKKKK

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤😂😂😂✌

  • @FirduuzahmadOmar-ds8nz
    @FirduuzahmadOmar-ds8nz Před rokem +2

    🤣

  • @ramlaabdulla9265
    @ramlaabdulla9265 Před rokem +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @aaminaadan8755
    @aaminaadan8755 Před 5 měsíci

    Sacdiyo musalsalkii bahyar iyo bah weyn aaway😢

  • @RodamohamudMohamed
    @RodamohamudMohamed Před 3 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před rokem +1

    Hasanoow xamdi ayatan kawanka ku saraty sorry😂😂😂😂

  • @zahradini5126
    @zahradini5126 Před rokem +1

    😂😂😂😂😜🤪🤪sorry il est vraiment fâché??

  • @shrashaass3395
    @shrashaass3395 Před rokem

    Hhhhhhhhhhh❤❤❤❤❤

  • @Cabaasapdirahmaan1
    @Cabaasapdirahmaan1 Před rokem +3

    Ani sxp waxaaN kugu soo Raacay Ragatinimo waxay dumarkan kugu ciyaaraya sxp gu,aan caadiya ka qaado
    Hadaad katagto sidaa uga tag prank wax kaJiraa maJiraan 👌💯

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Před rokem +1

    ❤❤❤❤

  • @user-rb1wy5mv2l
    @user-rb1wy5mv2l Před rokem +3

    😂😂

  • @user-yz2kr8hk8q
    @user-yz2kr8hk8q Před rokem +2

    Midka Darren qabo dhiman dhiman u egyhbe😂😂

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @user-cu6re6bh1i
    @user-cu6re6bh1i Před 2 měsíci +1

    😂😂😂😂

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Před rokem +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 Před rokem +4

    😂😂