Wararkii u Danbeeyey Sansaan Colaadeed oo Ka Jirta Ceerigaabo & Beelaha Deegaanka oo Hubka urursanay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 06. 2024

Komentáře • 33

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před měsícem +7

    Huwan Faqash iyo Shayaadiin iska soo urursaday Gaarisa ilaa Kismaayo, ilaa Gedo ilaa Muqdisho ilaa Caabudwaaq iyo Gaalkacayo ilaa Qabridahare iyo Garoowe oo Sanaag dhex fadhiya oo doonaya duulaan in ay ku qaadaan magaalada Ceerigaabo, Caasimada gobolka ugu weyn, ugu hodansan Somalilaand, MUXUU CIIDANKA DIFAACA QARANKU U SUGAYAA, MUU HALKOODA UGU TAGO KU BURBURIYO OO DRONE IYO BM IYO MADAAFIIC WUXU HAYO RAMIIM KAGA DHIGO
    MAAHA IN UU SUGO CEERIGAABO GUDAHEEDA OO LAGU DAGAALAMO.

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před měsícem +3

    ceerigaabo kuma dhacan inay weeraraan

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před měsícem +5

    Waa nacas guruije iska hadle

  • @bustaaleali1710
    @bustaaleali1710 Před měsícem +3

    Midwalood istidhaa malaa kanaa wadanka u tudhaaya ayuun buu noqonayaa ka ugu daran markuu wax ka cadhoodo

  • @mahamoudali
    @mahamoudali Před měsícem +5

    Mr weriye shaashadaadii waxay noqotay haan wansiixday .mafarmagaadho aan farsamo la.baa ?

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před měsícem

    Rabbi haysku salido gaalada OO hayskula quusten hubka biiray biiray àaaaamiiiin yaa Rab

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 Před měsícem +2

    Ilaahay waxaan ka beryeynaa in colaadaa cerigabo innaga qaboojiyo, meeshan waxaa
    Ku nool dad isku Hal qoys ah oo
    Will iyo abtigisa nabad baana Deeqda, marka colaadaa wadwadkeda iyo u sacab tunkeeda waxaa fiican in dadka
    Laga wacyi gel iyo.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem +3

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi ❤❤❤❤ Guul Soomalilnd 🇨🇮 Guul Taiwan 🇹🇼 Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @Cawo-xp6mq
    @Cawo-xp6mq Před měsícem

    Somaliland guul ❤

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před měsícem +1

    Xibiiiga Wadani ba na gumeeyaay warsangali ba nalooga taag la yahay manta wa aduunyo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +1

    HUWAN ISMAA QAARYSO NAANAB BAADOW

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn Před měsícem +1

    Gruuje balaaska wuxuu ka riixanayey med abiib

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 Před měsícem

    Xaarood xaar dareershe wlhy inan dib laydinku tudhin

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy Před měsícem

    Doqon kani hesna garanmaye uciyayaa ma caaaa

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 Před měsícem

    1991 reer daarood ah ceerigaabo kuma hadhin way Ka qaxiin 1993 ayaay baryo ku soo noqdeen iminkana tii baa dhacaysa waa in magaalada laga saaraa oo lagu soo celiyaa siday weligeedba u ahayd magaalo isaaq

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před měsícem

    Indhaha maxay u diidayaan ma waxay rabaan inay kaadhadhkii huwanta ayey soo urursadeen?

  • @UbaxCarab-nc6pr
    @UbaxCarab-nc6pr Před měsícem

    Guul iyo gobanimo somaliland is not insy

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Huwan fito jiir Ayey darsanysaa Wlee

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před měsícem

    mucaaridka uguwacan inay huwanti awood isbido waayo ciidanka waalajabiyay baykucelcelyan

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 Před měsícem +1

    Xaar dhibaan micna yare adna ma waxaas ayaad latimi khuruujow !!!!

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    Kani waa nacas marba dhinac u carara

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před měsícem +1

    Ximadhimaan Xaar xaardhaly

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před měsícem

    CIIDAMADA XABASHIDA EE GUDAHA SOOMAALIYA JOOGAA WAA
    #HANTI IYO MAXAABIIS
    SOOMAALIYEED,
    WAXAANA AY GACANTA UGUJIRAAN
    #MAAMULKA AL,-SHABAAB,
    ILAA LAGA MAXKAMADEEYANA,
    LAMA FASAXAAYO.
    #MARKII HOREBA WAXAY AHAAYEEN
    #CALOOSHOOD U SHAQEEYSTAYAAL, UU
    #MAREEYKAN,
    SOO ARUURSADAY!!
    ISAGIINA
    #CUNTO WAA U WAAYAY!!
    WAANA KADHUUNTAY.
    XABASHI IYO KENYA IYO YUGAANDHA IYO BURINDI,
    IYAGUNA AWOOD AY KULA BAXAAN MALAHAN.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Maah maahbaa tidhaa haduu durdur iyo dabaal galo doofaar abidkii madaahiro xildhibaan guruuje wuxu is hagaajiyaba halkoodiibuu udhurtay😅😅

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem +3

    Muuse waa ninka ciidankii qaranka cadawga u jabiyay ee sland ceebeeyay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před měsícem +2

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @ahmedelmi3514
    @ahmedelmi3514 Před měsícem

    Waar aflagaaddada SNM ka astaqfuralayso Halgankii hore haddaanad waxba ka tarin maxaad halkaad leeday ciidan baa lagasoo eryadey u daafici weydey. Ciidamada qaranka Somaliland qaar la eryado maahee afkaaga xaal sii.

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před měsícem

      Nacasnimada umada kala aamus
      Dadka ma cawaan baad mooday
      Sowtaan idacadaha ka dawanay ciidanki oo cararaya 😂😂😂😂😂😂hhhhhhhhhh cawaan baad tahay

  • @MawliidDayib755
    @MawliidDayib755 Před měsícem

    Ceerigaabo lama daganaan doono ee sidii laascaanood laaga khaxay ayaa iyadana looga khaqidoonaa