SIDEE KU DHACAY WEERARKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    Hanoolaato is independent Somali public media platform which was established in 2012 and based in Mogadishu the capital of Somalia and London, UK.
    Hanoolaato is a bridge of trust between the Somali government and citizens focusing on their daily life circle, political, current news and social issues of local and diaspora.
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    Our main aim strategy is to ensure that the all Somalis have the same rights to speak freely with no fear at all for their lives for arresting or to be killed for their human expressions
    We highlight and make debates about national critical issues and human rights, and miss interpretation of religion.
    Hanoolaato urges to the Somali people to understand each other through discussions and talk shows
    We also give an opportunity to disabled, oppressed and forgotten People those are variable and not considered as a part of the Somali community for a long time.
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Komentáře • 156

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 Před 4 lety +45

    Madaxweyne Waad dhaaftay Waxaad mudantahay in Taalo laguu dhiso oo buugaagata Taariikhda lagugu qoro
    King of Somalia Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame❤

    • @doodaay5822
      @doodaay5822 Před 4 lety +1

      Hubi wax lagu helay ama.lagu heystay aniha asigane qaladka.masaaraayo dowladane ma saaraayo ilaa aan helo xog cad

    • @abdirizaknurali6311
      @abdirizaknurali6311 Před 4 lety +1

      @@doodaay5822 Wll Danbi hadii lagu helay Maxaa Cabdishakuur Cabdishakuur loogu qaadi waayay haddii fal danbiyeed lagu tuhmay sharciga loo marsii waayay
      Maxaa keenay Xasuuqa loo geestay dhallinyarada Waardiyaha guriga ka eheyd

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 Před 4 lety +1

      @@abdirizaknurali6311 ninkaan weerarkii lagu qaadey gurigiisa isagaa kadambeeyey waxeyna uugu talo galeen in dowlada dusha laga saaro qofka qaa'inka markii lawareysanaayo wuxuu iska dhigaa qof run sheegaayo laakiin 99 percent waa been ummada ayuu kusiraa ninkaan wuxuu rabaa 30kii sano isbaaradii utaaley inuu siiwato wadankana uusan noqon nabad iyo barwaaqo

    • @abdirizaknurali6311
      @abdirizaknurali6311 Před 4 lety +2

      @@deeqoahmed1771 Abaayo iska sax Ninkaan taariikhdiisa kuma jirto inuu isbaaro soo dhigtay Hadaad Qabyaalad iyo Neceyb aad uqabto beeeshiisa eey jirto Waxaad rabto ku hadal lkn aniga kaama yeelaayo Warkaas

    • @ukaashdahir7850
      @ukaashdahir7850 Před 3 lety +2

      @@deeqoahmed1771
      Maxkamadii la geeyay oo cadeynta ku weysay ma asagaa iska lahaa iska hadal looma hadlo ee hadalkaaga cilmi io xaqiiq ku dhis qabyaaladana iska yareey weey cadahay in weerarkan ay DFS ka danbeeysay kuna ceebowday

  • @MsHinda11
    @MsHinda11 Před 4 lety +16

    Maashaa alaah ilaahay haku xafido ummada somaaliyedna dhibka alaah haka saaro

  • @dagancabdulaahi8758
    @dagancabdulaahi8758 Před 4 lety +28

    Alaha u naxariisto walaalihii lagu diley gardarada hadana loo aasey si arxandaro ah

    • @matthiasnickolas6954
      @matthiasnickolas6954 Před 3 lety

      i know Im asking the wrong place but does anyone know a method to log back into an Instagram account..?
      I stupidly forgot my account password. I love any assistance you can offer me!

    • @haawohassan297
      @haawohassan297 Před 2 lety

      QQq

  • @jiirlaqe2087
    @jiirlaqe2087 Před 4 lety +9

    Aad baan uga xumahay xasuuqaas allaha unaxariisto dadkii ku dhintay

  • @deeqcadexl
    @deeqcadexl Před 4 lety +23

    Umadii la laayay dhiigooda iyo raqdoodaba waa in meel lagu sheegaa , walee la iskama haro taas farmaajo.

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 Před 4 lety

      Dr m d orod ilma adeertaa oo 24ka saac kunool boob dhac dhiigcabe hantiboobe dhiigcabe laaluush qaate xaaraan quute qaraxyada iyo isbaaro kuwaas add oo waxaa soo bartaa sida wax loo barto loona shaqeysto farmaajo waxba kaama sameyninee ilma adeertaa ayaa idin hoojisey uu ugu horeeyo c c shakuur

    • @boodboode80
      @boodboode80 Před 3 lety

      Habarta keligeeda ayaa diyo qaadato yaad ismodeen miljan aad disheen magdhowgeeda ayaa laidinka sugayaa iska riyooda.maalin ayey idin shidneed hadaa saaxi keeni weysiin waa guureysiin ogaado

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před měsícem

      ​@@deeqoahmed1771 farmajo waa qaain waa in la maxkamadeyaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 4 lety +8

    Halyeey baatahay cabdiraxmaan cabdishakuur guulayso guuuuuul guuuuuul guuuuuul insha'Allah

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 Před 4 lety

      Duniyo cc shakuur halyeey ma ahanee waa dameerkii imaaraatka iyo Kenya oo uhuru kenyatta injirta kaguro imaaraatkana qamiiska udhaqo isbaaradii uu kusoo korey 30kii sanona wali wado

    • @duniyoragecohniijk753
      @duniyoragecohniijk753 Před 4 lety +1

      @@deeqoahmed1771 adiga iyo farmaajo waxaad wali rabtaan xaqdaradii uu siyaad bare idinku sookoriyay ma dhacayso cabdishakuur goofkiisuu joogaa muxuu kaa bililiqaystay ma gurigiisa aad cawud waaq ama galbahaaray

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 Před 4 lety

      Hawiyow soomaali waxa ay tidhaahdaa nin ku maskax iyo awood kasta ha la haadee hadii aan garabka la qaban guri oodi maayo.
      Madaxwaynaha soo socdo weeyaan ee ha la garab galo Hawiyow

    • @maxamedcabdi762
      @maxamedcabdi762 Před 3 lety

      War adigaDhilaa qaxbo yahy yow fuulin sha kuur doofaaryahy

    • @maxamedcabdi762
      @maxamedcabdi762 Před 3 lety

      @@deeqoahmed1771 Dhilo siil. Weyn adiga fota daa qalima isbaaro kulahaa adiga xatee yaana ku gadan shuu bayahy canDhada weyn iskeefa kuDhashay😐😐😐😙

  • @farhanhassan3829
    @farhanhassan3829 Před 4 lety +14

    Madaxwynaha mustaqalka i a
    Wad guulaeysan

  • @nasronuur3925
    @nasronuur3925 Před 4 lety +14

    Hogaamiyiha barito insha allh

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 Před 2 lety +6

    Dadka soomaliyeed markii hore dhibkastoo dhaca waxay muudi jireen al shabaab lkn imika waan ogaanay in kuwa noo madaxdaa na laynayaan Ilaahay waxanka baryayaa inuu umada ka qabto 🤔🤔

  • @sharifduale2768
    @sharifduale2768 Před 2 lety +2

    Hanoolaato TV barnaamijka ha laga soo daayo,si bulshadda indhaha loogu furro.

  • @mahadali9619
    @mahadali9619 Před 4 lety +15

    sxb ayaanle wariye qaaali ah rabi hakaa raali ahaado wareysi aad u wanagsan waaye A.A warsame waa nin qalbiii wanagsan insha Allah wuu guuleysani doonaa

  • @habashsomali6076
    @habashsomali6076 Před 4 lety +6

    Farmajo damir lawe iyo daba dhilif yadisaba talo mahayaan wey fashilmen haleyska qabto tugada aruurty

  • @suldaanliibaan5270
    @suldaanliibaan5270 Před 2 lety +1

    C/raxman c/shakuur si caqliyan ah ayuu u hadlay runti wax Banadan ayad iftiimisay Anigu waxan jooga hargeisa xag qabiil laban kala nahey hadana hadalkisu wuu i qanciyey waxan ku rajeynaya inaad madaxwene ka noqoto umadana hore u wadi doontid insha allah

  • @waagilcadde907
    @waagilcadde907 Před 4 lety +15

    farmaajo arintaas ma lagoo hari doono

  • @abshirnurali726
    @abshirnurali726 Před 3 lety +1

    Ha Noolaato

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 Před 4 lety +3

    Subxaanalaah xasbunalaah

  • @aqoonmaal2103
    @aqoonmaal2103 Před 4 lety +12

    Madaxda maanta waa xukun sugayaasha berito

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 Před 4 lety +22

    Waa balan in aan ladhaafin dadkii kadabeeyey arinkaas

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 Před 4 lety +2

      Abdulqadir Farah ninkaan isagaa isdiley weerarkana waxaa soo qaadey niman ay isla ogaayeen isaga mucaaradka iyo imaaraatka waxaana loogu talo galey in lagu ceebeeyo dowlada fitanka wadanka kasocdo oodhan waxaa kamasuul ah isaga ah kuwa lamidka ah oo ah dhac Africa iyo doofaaradii imaaraatka oo uhuru kenyatta injirta kaguro imaaraatkana qamiiska udhaqo sharafna moodo inuu nin asaagiisa ah oo dalkooda dhistey hadana difaacda inuu uburburiyo wadankiisa taasna waxaa keeneyso jahlinimada iyo caqli iyo damiir la aanta

  • @libanguled8991
    @libanguled8991 Před 4 lety +3

    In aan la hilmaamin gafafkii dhacay dowladan hada gafadkoodu wuu batay marka ma in dhaqankii aan kasoo daalnay ee kala aarsiga uunbaan wadeeynaa waxaan cabsi weyn ka qabaa wixii yaraa oo heerar badan soo Maray ay Naga baaba'aan

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Před rokem

    Xumaan Waliba Aad sameeysid Waa Mid Kuugu Soo Laabaneyso. Daalim Oo Wanaag Diid Weeye In Asaga Hataa La Dilo Baa Wanaagsanaan Lahayd.

  • @Afalaa
    @Afalaa Před 4 lety +3

    Hanoolato suaalihii la rabay ma aadan waydiinin Cabdiraxman.

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 Před 3 lety +2

    Hanoolaato waa warbaahin aan dhexdhexaad ahayn!!!

  • @hassanhaji504
    @hassanhaji504 Před 4 lety +4

    Murasade. Iyo. Mssrerxaan. Waa. Ka. Surawdaaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 4 lety +5

    Cabdiraxmaan cabdishakuur waa lagu ciilay balse cidaadaa ku gabtay ma muqdisho baa saas laguu galay

  • @shukrimohamed2796
    @shukrimohamed2796 Před 4 lety +4

    Wariyahan wuxu marwalbo u janjera dhinaca mucaaradka dowlalada waayu mar wuxu wareystay Mohammed haji ingiris hadana AA shakur

    • @larsmartinjohanssonjohanss115
      @larsmartinjohanssonjohanss115 Před rokem

      Mucaarid iyo Muxaafid toona ma aha, waa faldenbiyeed arrintani. Ku tumashada sharcigu waa waxa haadaanta inaga tuuray!

  • @proabdalla226
    @proabdalla226 Před 2 lety

    N&N waxay na baden wax uusan Gumestiyihi na badin ayaga dhan wa Afkana malab uurkana mariid
    somali waxay ku mahmahda 20 jir ina adeer wuxu ku dhaamo lawa tana mahan mid la iskaga hari doono👍

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 Před 4 lety +3

    Nin dalkiisii iyo diintiisa iibshay

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 Před 4 lety +1

      Af wayne miyaanu diinta been ka sheegin Waliba miyaanu toogan sheekhyadii soomaaliyeed kaasi miyaanu gaal ahayn mar kaasi baad heeso uu qaadiin aabo siyaad waxa uu sameeyay idiinma muuqato miyaa faqash oo dhan baa gaalo ah haduu isagu gaal yahay.

  • @mhaadisheikh1725
    @mhaadisheikh1725 Před rokem

    Mundane Madaxweyne Marwaliba guuleyso.

  • @salahudinahmed5052
    @salahudinahmed5052 Před 2 lety

    Ha isku qasin Dimoquraadi iyo Diinta islaamka islaamku waa nidaamka ugu saxsan xaga siyaasada.

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 Před 4 lety +2

    I think that man is farhaan

  • @abdirahmanalisandhubo8250

    Bad gate

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 Před 2 lety

    Wale somalia dowladnimo madhawa balfiiriya masulkaan sida loola dhaqmay xaga ilahay buu ka dhonlyahay balse ayagu waxay rabeen inay qaarajiyan walhi cajiib cajiiib

  • @abshirabdi2242
    @abshirabdi2242 Před rokem

    Abdiraxmaan cabdushakur
    Waa nin la dulmiyey

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 Před 4 lety +6

    17 unlike dhahy waxy rali ka yihiin dulmiga

  • @abdifatahhassan9665
    @abdifatahhassan9665 Před 4 lety +8

    Dalka waxaa qabsaday kuwii dagaalka sokeeyo 1991galiyay ilahoow naga qabo farmaajo iyo kooxdiisa sharwadayaasha

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 Před 4 lety +2

    Yahuu

  • @Afalaa
    @Afalaa Před 4 lety +2

    WAXAA LA FASHILIYAY AGENDAHA UAE O AY RABEEN IN LA ABUURO BURBUR SI DALKA LO KALA QAYBSADO. CABDIRAXMAN CABDI SHAKUUR WAXA U LA MID YAHAY FATULA GULAM. CABDIRAHMAN CABDISHAKUR WAXA U LA SHAQEEYAA SIR DOONKA UAE. LACAGAHA LAGA QAADAYNA WAA DHAQAALIHII UAE AY BIXISAY. HABAR GIDIR MA MATALO. WAA CALOOSHII U SHAQAYSTE.
    #CABDIRAHMANCABDISHAKUR=FATULAGULAM.

  • @abdig7562
    @abdig7562 Před 4 lety +2

    Dadkii la xasuuqay farmaajo fute xume ayaa ka danbeeyay isagoo adeegsadey xayawaan saadaq john.farmaajo waa in maxkamad la saaraa.

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 Před 2 lety

    Waxoow dhahay “in leey qaarajiyo eey u socdeen” Maxeey u dili wayeen marka eey asagoo nool wateen. Soo maloo qaado karo waxa dhanba ineey PR campaign Famrajo u sameeyay saxiibkiisi taageeray doorashadi.

  • @adullahihassan3660
    @adullahihassan3660 Před 2 lety

    We'd

  • @abdirahmanalisandhubo8250

    Tuuug Tuug dhalay ilaahy waxa balan ah in waajibkaaga lagu mariyo

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Před 4 lety +1

    Emirates $$$ (ilaalada ma kuwa u sharciyesan hubka eey heysteen miyaa ? Mise kuwa u shaqeynaye dowlad shisheeye- corruption ugu koowaad waa ayaga (dowladda dambigeeda, waxaa ka weyn kuwa ciidan u ahaa dowlad kale si eey ooga shaqeyaan abaabul

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 Před 2 lety

    Abdirahman abdishakur ma noo sheegi kartaa in aad ka n'a hor keento
    Kuwa ku n.eceb iyo kwa jacobin aad meel iskuu keento ?

  • @abdijabarxabiib7594
    @abdijabarxabiib7594 Před 4 lety +2

    Runta lama qariyo ragna libintisa loma diido Mr. C.raxman khadiyada keliya aan ku tageero waa inuu sharci wax ku radiyey taa badalkeda intu qori ku radin lahaa. Guleyso waxad tahey hogamiye nocisa ey somali ubahatahey

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 4 lety +1

    C c shakuur downs dabadhilif down laaluush qaate down qaran dumis down imaaraatka down maamul goboleed down xaaraan quute down qabiil caabudo down xaasid oodhan down bukaan socod oodhan down dameeradii Africa down doofaaradii imaaraatka down jaanjuus down shisheeye kalkaaliye down uhuru kenyatta injirta kaguro down imaaraatkana qamiiska udhaqo down garacii Africa down

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 Před 3 lety

    Siyaasi cabdirahman guul iyo gobonimo

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Před 4 lety +2

    Waa umad inteedi indheer garadka ahayd dabar goynaya, dadka la laayey waa in danbi baaris culus lagu sameeyo

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 Před 4 lety +3

    Cabdiraxmaan leader/ hogaamiye maaha sababtoo ah waa niicle. Istuska siyaasadana khalad buu ka fahmay.

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 Před 4 lety +3

    Mooryaan naatahey cabdirahmaanoow. Dalkana waa inlagaa qabto tuug

  • @sport7873
    @sport7873 Před rokem

    Farxaan qaroole ayuu kahadlayaa ninka dhahaya inaan iskukaqarxiyo ayey eheed

  • @aliisyusuf5235
    @aliisyusuf5235 Před 4 lety

    Sorry

  • @saciidabdi8283
    @saciidabdi8283 Před 3 lety +3

    In lugu dilo bay aheed habenkas wan ka nasa lehayn

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 3 lety

      Farmaajana wuu raaci lahaa dulufoow.

    • @abdiazizmohamed5781
      @abdiazizmohamed5781 Před 3 lety

      Makula tahay adna farmajo amxaar iyo group kisa sii nolan lahayen manta hadi ninkan la dili lahaa

  • @ibraabdi3275
    @ibraabdi3275 Před 4 lety +3

    Nusqaaniyo naxdin waa qaainiin c c shakuur waa la dulmiyey

  • @abdimahdi2980
    @abdimahdi2980 Před 3 lety +2

    Tuug dhaliyartii uu xasan khayre laayay maanta waxaad u aragtaa khayre walalka

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 Před 4 lety +2

    Werar kas guriga cc shakuur iyo cabdi qeyb diid lagu qaday waxu ahaa qorsho lagu ba bi in rabay ciidamada ay so tow baren imaradka waa qorsho u watay fahat yasin oo u imaradka ciidamada ay towbaren lagu bur burin rabay mahe hadey raban iney qabtan tuugan cc shakuur ah Mar walbey qaban karan

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 Před 2 lety

    Madaxii waakaa cadaaday indhaha daciif aakanoqotay ninyahoow sidaa xukun ugu waalatay aad meeshaa katimid guriga islaameed kabax kunoqo gobalada dhexe burcad baatahay banaadir kumadhalan waxaatimid 1991 waxaatahay kuwii usc keentay banaadir tuug

  • @rahmaraiza1576
    @rahmaraiza1576 Před 4 lety +6

    Arintano waa calool xumo

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048

    Wadani halyeey qaran abdirahman abdi shakuur warsame

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 Před 3 lety +1

    ASC

  • @shakivfarah9468
    @shakivfarah9468 Před 4 lety

    Cabdirahman A Shakur . He’s a very very. Smart guy. Nabad iyo nolol .

  • @moulidahmed303
    @moulidahmed303 Před 2 lety

    Abdirahman abdishakur. What a great politician!!

  • @munirkh
    @munirkh Před 4 lety +2

    Soo qabta farmajo oo cadaalada geeya si loo xukumo, waa intaas.

  • @abdirahmanalisandhubo8250

    Ina Mako

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli Před 3 lety +1

    Bad iibsade reer geesiyaal ah baad kasoo jeedaa

  • @smartwatchandsmartphone5675

    Lakin hadda xisbi macaarad ah ayaad noqoteen

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 2 lety

    Nin waran maxkamada u goyn karo in cidamada lo dira ma aheyn

  • @ismaanraage502
    @ismaanraage502 Před 4 lety +1

    Asc ayaanle waxaa taheyhey nin wariye Ah micnaheedu waa in aad u hadashid dhamaan dadka iyo fikradahooda kala duwan. Waxaan dhegeestaan wararkaada lkn waan ka xumahey in aadan weeediin suaaalo critic Ah oo kasoo horjeedo oo aad dhegeysato warkiisa bis. Ama aadan uyeerin dadkii kale ee ciidanka ahaa si ayagana fikradooda maqalno Isla barnaamijka

    • @Abdallegamer
      @Abdallegamer Před 3 lety +1

      Mowduucaas lagama hadleynin mowduca wuxu ku sabsanyhy weerarkiisa

    • @halimaomer625
      @halimaomer625 Před 2 lety

      Rabi wa Caadi Cadaladuuna jecelyahay/Allow Xaqa uhiili/Dowlad Caadilana no Dhali Aamiin yaa Raxmaan....

    • @halimaomer625
      @halimaomer625 Před 2 lety

      RABI WA CAADIL

  • @abdisalanahmed8477
    @abdisalanahmed8477 Před 3 lety +1

    Aniga baa kaxunun abdiraahman jooji qabiilka wado .waxaad u wareeysataa si processional ah

  • @mahadabdi4870
    @mahadabdi4870 Před 3 lety +1

    NINKAN WAA KII BADA SOMALIYA GATAY , WAXA LAGU WERARAYNA WUXUU QORSHAYNAYAY DUMINTA DAWLADNIMADA , WAA KHAINUL WADAN

  • @jubbokamakace7240
    @jubbokamakace7240 Před 4 lety +1

    Ku lahaa waa lay soo weraray
    Iney dharka ka dhigan oo ku wasan baa ku dhim need
    Qaran dumis baa thy tuug

  • @abdulqadiradamali1542
    @abdulqadiradamali1542 Před 3 lety +1

    ninkaan dad ayaa hadaba jecel in la dilo. lakin waxaysan ogayn hadii ninkaan uu ku dhiman lahaa shilkaas waxa xeer qarsoon noqon lahaa. ilaahow adigaa ma dhinta ah. alla dadku maan gaabanaa

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +2

    U Abdishakour why u repeat an accedent happed one yr back ?
    This person who asking u question is not a true journalist he have to ask u a suitable and present political issues existing now
    Sely question mean interviewing person is fool and crazy

    • @cirjeex6412
      @cirjeex6412 Před 4 lety +1

      lol typical farmaajo propaganda agent. So you want what happened to be forgotten and never discussed?

    • @khadarmohamed1971
      @khadarmohamed1971 Před 3 lety

      You don't know what you talking about you irrelevant bastard, I feel bad for what happened to AA warsame, farmajo should go to court for what he did

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 Před 2 lety

    Ayanle is deaf or wat

  • @shaficiabdulahiadenbaduuga6754

    Tolow ninkasi ma farxan qoroola

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 lety

    Stupid yohow weli ma hadlaysaa qaran dumis yohow bad gadka ah waxaad tahay af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 Před 4 lety +1

    Tuug

  • @blueqadar8984
    @blueqadar8984 Před 2 lety

    A.abdi shakuur future president

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 Před 3 lety +2

    Fashil baad tay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 4 lety

    Ayaanle halyeey soomaaliyeed baatahay, baraaruji kaaga hanoolaato waa barnaamijka aad uwanaagsan

  • @mohamedjaanta8371
    @mohamedjaanta8371 Před 4 lety +2

    Siyaasiga ugu indhaha adag waa tuug waa diin caasi ninkani adeer 700 oo qof ayaa soobe ku dhintay Sidan kursi ku heli maysid adiga iyo dugaaga ku taageera

  • @boodboode80
    @boodboode80 Před 3 lety

    Gardaro ma aheyn priveledge reernimo ayuu waday maantana wey u cadahay in reernimo wax ba lagu waa. Inlala duugo ayey aheyd.

  • @mahdiise9671
    @mahdiise9671 Před 3 lety

    Kkkkkkkk ina gumed weye ina mako

  • @mohamedjaanta8371
    @mohamedjaanta8371 Před 4 lety +2

    Waxa aan diyaarinaynaa maalintii bada aad iibisay ayaan xusaynaa walaal ii sheega bish ii ay ahayd

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 Před 4 lety +1

    Adigoon ka baqaynin Madaxwayne Dictator ah ama Raisul wasaare
    Maxaad Wadankaaga Badiisa ugu saxiixday Kenia?

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 2 lety

    Ey waye cidamada imarat so towbaren gurigisa weraray isaga bur buriyay

  • @bashiircabdi1143
    @bashiircabdi1143 Před 4 lety

    ayaamahan Ayaanle Qabyaalada ayaa ku saamaysay wadanigadii hore ma qalo ayey isku badashay masuul

    • @farhanhassan3829
      @farhanhassan3829 Před 4 lety +1

      Qabyalad mawaxa utaqanaa in qof la dulmuyey aad qariso dhibtiiso
      Qalbiga ka xanunsantahay hhh

  • @abdiqanihaaji8207
    @abdiqanihaaji8207 Před 4 lety

    Wariye qiro japan hada ma mirirsatay, shalay sowtaad u jibaysnayd.

  • @ladanqaali4634
    @ladanqaali4634 Před 4 lety

    Mudane run ahaan cardkaaga adaa gubay mar bad gadasho lagugu haysto mar wadamo kale burburinta dalka kuu so adegsado mar diinta aad u gafto bal intaa ku jooji inta doorasho la gaarayo wax kale yay ku dhaafin su'aasha aan rabi lahaa inaan ku waydiin hadan ku arko why aad adigu guriga ugu haystaa caruur yaryar duruuftoda uga faaiidaysanayso hadad cabsi qabto maxad hotelada u degi wayday

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 Před 3 lety +2

    tuugii bada gatay
    heyhaata in aad wadankan xukunto
    Inshaa Allah
    Allah naga qabto adiga iyo waxii kula halmaala oo shisheeyaha u ah jaajuus

  • @SHORTCLIP252
    @SHORTCLIP252 Před 3 lety

    Democracy maa ilbaax ah hhhhhhhhhhh

  • @futureboss608
    @futureboss608 Před 4 lety

    Marna dalka kado marna diinta caay . waxaakaloo layaabaa dadka qabiilka lagu kacsanyo war HG. Markay kan lasaftaan ayee talada kawareeri doontaa. Waana arki doonaa waxa dhaca ninka manta ay dawacararayaan iyo sida uhogaamindoono.

    • @Halganmedia1lc
      @Halganmedia1lc Před 3 lety

      Horta hadalka dhageeeyso qabiilka iyo qurunka kaaa buuxo iska meel iska dhig qof cuqdadeeysan ayaa tahay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 2 lety

    Dowlada marka ay rabto iney edeysane qabato in cidamada loso diro ma aha nin cidan heysto warqad maxkamada ama xer ilalinta waran u goyso aya ka adag ragan ma aha Kuwo la weynayo isku dhac iyo dhimasho iyo dhawaca ma dhici laheyn c. c Shakur quran ma aqrineyn fowdo wadan

  • @larabrine1656
    @larabrine1656 Před 3 lety

    Badii ma iloowday???

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 Před 4 lety +2

    Somaliyeey Waa kuwaas kuwa idin matala Baarlamaan lamoodkow meesha iskaga yaaca ku dheh hal su aal ah Oo kusaabsan argagaxisada car wakaase hala waydiiyo Mucaaradka ma ogolo in laga hadlo ama wax la iska waydiiyo Aragagixisada

  • @maxamedaxmedcali1522
    @maxamedaxmedcali1522 Před 4 lety +1

    Ayaanle ma ii sheegi kartaa beehida keentay in Dib loo damqo boog hore

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 lety

    Orod xasan khayraa ku soo weeraray ee doono

  • @anabogle9536
    @anabogle9536 Před 4 lety

    Beenale yaahuuu kadiib

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 Před 4 lety

    Dalkii dadkiiba wuu gatey tuuuuuug dheere adigaan maxkamad baanu taagidoonaa daalim

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 2 lety

    Adigu ayaanle stupid kalaad tahay ee dhaaf edeb darrada aad wadid ee aad marba waraysanaysid mid boosaneero ah

  • @maxamudfaarax4152
    @maxamudfaarax4152 Před 3 lety

    Nac nac baad dayn wayday .adiga in lagu dilo ayay ahayd