CK LAAB JEEX WAATAN JAWAABTAADII😅

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • CK LAAB JEEX WAATAN JAWAABTAADII,DIRISLE ABDI,JAWAABTII LAAB JEEX,KING CAR QOSOL,SOMALI REACTION,SOMALI CZcamsRS,
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW CZcams CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    CZcamsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

Komentáře • 2,5K

  • @RASHKAVIP
    @RASHKAVIP Před 2 lety +565

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka Badnaa, uguna Aqoonta fiicna,uguna naxariista badnaa,uguna Akhlaaqda Badnaa, uguna Udgoonaa, Rabbi inta uu Abuuray waa Nabi Muhammed SCW ❤🥺

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 Před 2 lety +328

    💐💐Abtirkii nabiga scw 💐💐
    ➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖
    Muxumed scw
    ibnu cabdulahi
    ibnu cabdul midalib
    ibnu haashim
    ibnu cabdi munaaf
    ibnu qusayi
    ibnu kilaab
    ibnu murata
    ibnu kacab
    ibnu lu'ayi
    ibnu qaalib
    ibnu fihir
    ibnu maalik
    ibnu nadri
    ibnu kinaana
    ibnu khuzayma
    ibnu mudrika
    ibnu ilyaas
    ibnu mudar
    ibnu nazaar
    ibnu macad
    ibnu cadanaan

  • @mukhaarikingjezteye6529
    @mukhaarikingjezteye6529 Před 2 lety +28

    Goormaa kuugu dambeysa inaad ku Saliso Xabiibkeena Hal mar igul Sali Walaal Xabiibkeena Muhammad Scw 🥀👋💕🥰😍👍 ﷺ ‎ ‎ﷺ ‎ﷺ🥀😚🦜🌱🍁🌷🌾🌺

  • @mrfibirizooffical3408
    @mrfibirizooffical3408 Před 2 lety +101

    The best person ever the most knowledgeable and the
    Shine all allha created is prophet Muhammad ❤❤❤🙏

  • @udgoonahmet7372
    @udgoonahmet7372 Před 2 lety +237

    Ck wax kasta serious by ka yihiin dirislena funny bu ka dhigaya🤣😂😂

    • @mustafkaraama4098
      @mustafkaraama4098 Před 2 lety

      Haa wlhi

    • @axmadmaanka1272
      @axmadmaanka1272 Před 2 lety

      @@mustafkaraama4098 Maya sxb ck ayey funny Kathy ninkan ma arkin miyaa intaa subscribe ayuu kahadlayaa waa nin cuqdad qaba ufiirso

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 Před 2 lety +423

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ❤❤

  • @quruxzan5706
    @quruxzan5706 Před 2 lety +165

    wllo ck waa qof wngzan Adna qof wngzan bd tahy dad wllo ah baad tihiin oo horimaray bulshada magac ku leh ha izku jwbina hana iscàyina izka hishiiya😁

    • @ameinzelko6117
      @ameinzelko6117 Před 2 lety +1

      HHHHHHHH Kuwe waaye kuwas abaayo

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Před 2 lety

      Please subscribe isar wll

    • @abdirahmaananshax5332
      @abdirahmaananshax5332 Před 2 lety +2

      Dacada tahay war waa sxbo ee wey is ogyihiin wey ku kala kaczadan haku dalin

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 Před 2 lety +1

      @@abdirahmaananshax5332 waxas kala kicis maaha Personal attack ma noqon karo kaftan iyo naftaada wax laga sheego bro

  • @kingleeleefoow8998
    @kingleeleefoow8998 Před 2 lety +67

    Ck wax kasta serious by yihiin dirisle funny bu ka dhigaya😂😂🤣🤣

  • @marwahabdalla4710
    @marwahabdalla4710 Před 2 lety +79

    😂😂😂Ck cawa Hurdo uma Taalo Dirislen Runta daynmayo War Dirislow wanukwdna 👑

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn516 Před 2 lety +112

    Dirisle channel 2017 ayu sameystay
    902,000 subscribe, 5 sano ku jira
    Ck channel 2014 ayu sameystay 1040,0000 subscribe , 8sano ku jira CZcams
    Farqiga 138,000 subscribe iyo 4sano oo uu kaga horeyay🤣🤣🤣

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku Před 2 lety +57

    Legend Dirisle Abdi keep going bro
    From Somaliland 💚 🤍 ❤

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +48

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 Před 2 lety +29

    Dirisle legend wye naagta xataa magaceeda ma garanayo markaasu leeyahy privecy ayu ka hadlay😅

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 Před 2 lety +26

    Reer comments waaba rufiyanin cad ck na waala jiran keep going dirisle keep going waraa ilaahy ka cabsada dabka hasii hurinine waaxay sidani

  • @carabtube4473
    @carabtube4473 Před 2 lety +49

    Qosol agtiisa ma taalo waayo stress ayaa haya🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Před 2 lety +83

    Batuulo K Ayuu u yhy wxaasi 😂😂
    Team Dirisle abdi 🫵🏻💪

  • @nimcomaxamed5176
    @nimcomaxamed5176 Před 2 lety +45

    Nio somali wa fanny marba mid ayey legend dhahayn dhip badana 😅😅🤣🤣😅😅

    • @hannaqurux8498
      @hannaqurux8498 Před 2 lety

      hhhh

    • @sakisaid8921
      @sakisaid8921 Před 2 lety +3

      Ha walhi hadba mid bey boorka ka jafayaan wa ruufiyaano 🤣🤣🤣🤣

    • @hamseofficial3781
      @hamseofficial3781 Před 2 lety +1

      Wlhi wa runta amba waanla yaabay😂😂🤣

    • @nidaamiye8443
      @nidaamiye8443 Před 2 lety

      Waa laba wajiilayaal hal dhinac lama jiri karaan

    • @fartunlastbrn8323
      @fartunlastbrn8323 Před 2 lety

      Hhhh maa ilayabtee somalii diib wlhy lawadaba waa legend bey leyihiin😂😂🤣🤣

  • @aliiyare6905
    @aliiyare6905 Před 2 lety +26

    Ilaaha iga sareyo darisle waa funny😂

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 Před 2 lety +21

    😂😂😂😂 Caafimad majiro ku lahaa Drisle walahi qosolkan ALLOW ha igu cadabin 💕👌

    • @rikaabrikaab6544
      @rikaabrikaab6544 Před 2 lety

      istubid baatahay oo bastar ah adugu mafadhisay yaa iisoo jawaab

  • @quruxsan3313
    @quruxsan3313 Před 2 lety +56

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ma nolih saan u qoslayay ck walhi cawa seexan maayo bas ka dheh

  • @Boqorsalah
    @Boqorsalah Před 2 lety +47

    Dirisle 2M welcome baan ku leeyahay wll

  • @mohamettbashir2564
    @mohamettbashir2564 Před 2 lety +87

    The best Person Ever Th Most Knowledgeable and the most shine all allaH created in Prophet Muhamed ﷺ ❤❤❤☝

  • @zuniahmdy4893
    @zuniahmdy4893 Před 2 lety +12

    Qofku kusoo caanbaxay waa Lil Baliil 😂😂😂 wuuna ku jisaaray waa kii Instagram second kaste cay ugu soo qorii jiray😂😂😂

  • @salemanosman9443
    @salemanosman9443 Před 2 lety +5

    Inta og in dirisle lacagta isdhaafinayo like saara 😂

  • @mohamedabdulhi6226
    @mohamedabdulhi6226 Před 2 lety +16

    Team derisle dhiig isuyeela 100kun waxba nalamaha 1million an garsino

  • @abdiabsieh3964
    @abdiabsieh3964 Před 2 lety +118

    All title video of ck wa 2 thing walahi::
    1- 1 million bu dirisle ka xun yahey
    2- private lifegeyga bu dirisle ka hadley.
    Walahi waxan huba ck private Life maley runti. Balse dirisle wali wax qALAD Kama hayo GUUL wacaan legend ✊✊

    • @kamaaludinwrsme6658
      @kamaaludinwrsme6658 Před 2 lety +6

      Waar ninka maxaad fahanty

    • @apdirisaaqpersio9833
      @apdirisaaqpersio9833 Před 2 lety +6

      Si fcnpy ubarteen team dirisle wlhi from asad hagio👍😅

    • @mStatistician
      @mStatistician Před 2 lety

      DIRISLE WAXA WANAGSANEYD LACAGTA
      LAGU XAGXAGANAYO
      INUU MEEL ISKA SAARO

    • @Burujeed
      @Burujeed Před 2 lety

      Hadalkada haddii la qiimeyo waxad tahay samiixada labaad

    • @abdiabsieh3964
      @abdiabsieh3964 Před 2 lety

      @@Burujeed hadi aad nin tahay inad gabadh iku magacowdo waa qalad wayo fikradeyda baan ka hadal mahasaniid intaad reply iso kashey nolow waliba 🤌

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett Před 2 lety +88

    Ilaah dambiyadeena iyo kuwa waalidkeenba ha dhaafo 🤲

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 2 lety +7

    CK wuxuu ka xunyahay heerka uu Darisle Abdi ka gaadhay youtube ka iyo sidda dadka somaliyeed u jecelyihiin iyo habka romantic ga ah ee uula dhaqmo hablaha somaliyeed siiba saaxiibadii * Samiixa al- khaliiiiiliya* 🤣🕺. Wiil Ciise from jabuuti

  • @amiirhussienawale8481
    @amiirhussienawale8481 Před 2 lety +7

    War ck 2014 ayuu so galay social media ha
    Dirislena 2017 waa siduu ugadhay 1 million dirisle intuu 4 chanel ku mashquulsanaa

    • @ahmadfilfil9407
      @ahmadfilfil9407 Před 2 lety

      1 million muhiim maha lawadooda Ninkaan legend ah wlhi maskax dhan walbo

  • @abdihiiz2352
    @abdihiiz2352 Před 2 lety +82

    Cibadaysan islahayne daniba waynagu celin ciyarihi war ck wllkayow mardanbe hayskusohadlin fadlan wa digniin walhi 😂😂😂 Team dirisle runtu walhi wa xanuun 2 sacadod kadib eeg isago ordayu sodhigaya eeg

  • @sunaanichanell7342
    @sunaanichanell7342 Před 2 lety +24

    Dirisle Zhp Aad ban ku Tageera Zhp ilaa Aan ka Xanaaqo Cayda Ay dadku ku caayayaan . NINKA meeL Iga Zaar Legend Dirisle ✌🙏🏻.

  • @mohamedhamdi5626
    @mohamedhamdi5626 Před 2 lety +76

    😀

  • @mahasalad1769
    @mahasalad1769 Před 2 lety +34

    Darisle legend always Legend ❤ pro qoftan hadalkeda ka Jeso quen ck carqosol🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiwaliismail546
    @abdiwaliismail546 Před 2 lety +6

    Horta Mid Ck Waxan Kala Yaaway Nin Ragga Markay Isqabtaan Muxuu Dumar Ugu Tilmaamaa Dirisle Tusaale Adi Ahaan Oo Kale Kuma Arag Adoo Nin Ragga Naag Ku Tilmaamayaa Wlhi

    • @idilmohammed6873
      @idilmohammed6873 Před 2 lety +1

      Qofkasta waxuu yahay ayuu umaleynaya qofka kale inu yahay bal fiiriyo yaa labadooda naag u eg oo silis iyo timaha dabta isagoo 40 jor ah naagtina bil gudahed oga carartey

  • @abdiwahabmohamed6019
    @abdiwahabmohamed6019 Před 2 lety +69

    Part 2 baan rabnaa dirislow intii muhiimka aheyd weykuu hadhsan tahey codzi!!!!!🔥🔥🤤

  • @salmaansalmaan3763
    @salmaansalmaan3763 Před 2 lety +17

    Batuul0 k 😭😂
    Team dirisle 🔥❤

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Před 2 lety +101

    Dirisle waa runtii ck Cod malaha 🤣 dirisle waa legen❤️🌹😜

  • @mohamedrastavlogs5112
    @mohamedrastavlogs5112 Před 2 lety +4

    Darisle legend hadal yaqaan ayaa tahay ck waa baac subscribe xitaa waka ceshtay wlhi😀😀

  • @khalilmohan5003
    @khalilmohan5003 Před 2 lety +9

    That's True wlhie Nin Haduu yahy Ha Yimaado Kenya 🇰🇪 The Legend one over Kind 👏 Dirisle Abdi

  • @abdikarimismail293
    @abdikarimismail293 Před 2 lety +79

    Prankigan wuxu so afgo'ayaa marka uu dirisle 1M gaaro😂😂 rag waaweyn oo sida ciyaalka hadalo isku saraya

    • @susu-di8oi
      @susu-di8oi Před 2 lety +4

      Ma dadkan sidan isku cayaya aya pranki aha wa sheko kale

    • @soumysmiofficiel6313
      @soumysmiofficiel6313 Před 2 lety

      Mafahmin kkkkk

    • @asadyare1034
      @asadyare1034 Před 2 lety

      @@susu-di8oi prank waye Quruxey instagram aye iska mention gareyan halmilyan l gaarsin rabaa dirisle

    • @ubaxcumar9746
      @ubaxcumar9746 Před 2 lety

      Aad iyo aad waa wax laysla ogyahay runtiii

  • @sakariyeofficial3152
    @sakariyeofficial3152 Před 2 lety +38

    Car qosol ma iskaga ciyara kulaha aar dirislaa😀

  • @prodube9062
    @prodube9062 Před 2 lety +15

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤️❤️

  • @yuusufmohammed4421
    @yuusufmohammed4421 Před 2 lety +10

    Dirisle so funny wllhi intas uga ekeysii lph 😃

  • @prinses______zuhal7985
    @prinses______zuhal7985 Před 2 lety +8

    Legend Dirisle nin laa gaari waye horey usoco waxan cml hau jawabin 🤞

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +58

    War shekadani Dagaal ka wayn nio agah sad wax ledihin shekadu inay barta ku dhamatan modayee waxay rogaal cilisku Now anu idinku wareray laba qofo kala daran baba tihiin 🙈😂😂

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 Před 2 lety +1

      Waa niman hoosta iska og dirislaa la dhisayaa siduu 1 million ku gaaro.

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 Před 2 lety +33

    Farqiga u dhaxeeya dirisle iyo Ck.
    1- Dirisle reactionkiisu waa factbase.
    Daliil uu miiska soo saartaa.
    2- Ck wixiisa waa wax iska celi iyo dhalaa ii jabsan oo kaliya.
    Labada nin isku nooc maaha.

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 Před 2 lety +2

      Wlh waa runtaa bro qofka aqliga leh wuu fahmi karaa

  • @carabtube4473
    @carabtube4473 Před 2 lety +91

    CK wuxuu dhahayo maba garanayo 🤣🤣🤣🤣
    Dirisle Abdi oo reaction u fadhiisay wlee dhulkaa kula gu I doona

  • @zaynabxirsi393
    @zaynabxirsi393 Před 2 lety +10

    Dirsle legend walhi qaba ka aad uhadlayso aynba waxba la siisan😅

  • @zakariemahamud944
    @zakariemahamud944 Před 2 lety +4

    Wllhy waan qoslay dirisle legend
    wer somaliyeey BEST YOU TUBER 1M LAGAAR SIIYO 💪

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse Před 2 lety +22

    Ck waa midgaan nin midgaan ah ha u jawaabin sxb😂

  • @queenxafsa9209
    @queenxafsa9209 Před 2 lety +65

    jwbtan waa sugaynay wxad na ogaysiisay kartida kugu jirta io awoodaad u leday inaad bahdili karto qof badahaga sogalay miss car qosol waa lagu ciciyara🤣 dirisle waa ninka kaliye somalidu ku daydaan🥰 dirisle is our leggnd😇

    • @isxaaqcinro3205
      @isxaaqcinro3205 Před 2 lety

      Naag shuubo ah Lee saan u hadli karto Ck canugaan ma gaaro Ck Always Legend

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 Před 2 lety +1

      @@isxaaqcinro3205 Waraa Aduu ma naag ayaad Tahay maxaad labada nin ukala jeclaysanay oo dadka ugu caayay qoodhe salaaxu ma fiicna hada

    • @abdirizakbroo2917
      @abdirizakbroo2917 Před 2 lety

      @@wlldeeq5599 garacow sidaad wax leedahay ninka maad ka kala daysid soodiga dhiida kaga laagay.kkk😂😂

    • @queenxafsa9209
      @queenxafsa9209 Před 2 lety

      @@isxaaqcinro3205 kkk quruxey shubo kute ani hoyo macayin ismana qawin lkn adiga qaniis ayaa tahay nin qayrkiya futada u dhaqa kkkk batuulo key miss car qosol laab jeex io iwm. Waa lagu ciciyara kkkkk oyinta nagada dheh dhila dhashe

  • @qaasim_erizh80
    @qaasim_erizh80 Před 2 lety +113

    The real dirisle is back🐐💫

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Před 2 lety +6

    Dirisle hmplyo 1M keep going❤

  • @yasirliban8192
    @yasirliban8192 Před 2 lety +12

    Hhhhh legend bathy wlhi catoy boy iskaga ciyr aowaoe🙌😂😂

  • @kinghk5468
    @kinghk5468 Před 2 lety +52

    sheekh mustafa :- somalidu waxay daawata intooda waalwaalan

  • @najibofficiall6667
    @najibofficiall6667 Před 2 lety +57

    What a reaction wll Dirisle keep going let us go 👉 1M coming soon i.a

  • @alasadi8118
    @alasadi8118 Před 2 lety +73

    30 minutes. Oo Karbaasha Wlhy waaa qosoly 🤣🤣🤣

  • @salixox8766
    @salixox8766 Před 2 lety +2

    Waxaa ficnaan laheyd ado aan uu jawaabin ✋🏻dirisle ninka somalida baray CZcams

  • @maaxyoutube7734
    @maaxyoutube7734 Před 2 lety +32

    Legend always Legend, one million is hear

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Před 2 lety +20

    Dirisle anaa kuu fasxay ku ciyaar king car qosol❤

  • @sharmaakexuseeencabdule303
    @sharmaakexuseeencabdule303 Před 2 lety +45

    Waxa saas ugalay waa cuqubadii ismaciil haji yaa la taliyo King always king🤴 darisle noolow zxb waxaba haka soo qaadin laxdaan

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 Před 2 lety +61

    Dirisle wlhi full repect sidaan kugu xidhanahay ma malaynaysid guulayso legend ck waa caruure ku ciyaar😂😂

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Před 2 lety +21

    Queen Ck Halo tacsiyeeyo Cawa hurdala ana kudhacde Kalay nuug waryaa hada nuug waryaa🤣

  • @oyaaaaa1580
    @oyaaaaa1580 Před 2 lety +62

    Dirisle best reaction 😆

  • @mohamedabdulhi6226
    @mohamedabdulhi6226 Před 2 lety +57

    Derisle our legend ha iskuqoslin hadi kale ck cadawgisa noqone😁

  • @dalxisvlog6458
    @dalxisvlog6458 Před 2 lety +26

    😂😂😂😂 waxan ma reaction baa mise waa nuclear ☢️ Booom

  • @abdifatahdahir6021
    @abdifatahdahir6021 Před 2 lety +135

    Legend Dirisle. You destroyed him big time. Haha 😂😂

  • @kingatominho1179
    @kingatominho1179 Před 2 lety +4

    Magacedda maanta kaliya ayaa video kuso qaadatay maantana waa qaladay amaal maaha ee wa manaal 😁

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 Před 2 lety +26

    DIRISLE iqabty mana dhuusin BEEN-DHEH kkkk😂😂😂

  • @xamse4177
    @xamse4177 Před 2 lety +8

    Allaw muraadkanaga iyo muraadada muslimiintaba sahal aamiin

  • @ROCK_GEEZYMUSIC
    @ROCK_GEEZYMUSIC Před 2 lety +30

    Happy new year ☪️ISLAM ☪️🌙 ✨
    Congratulations 🎊

  • @hamzekeo
    @hamzekeo Před 2 lety +142

    The one and only Legend 😎Dirisle abdi 1M comming zoon pro let's go .....keep going.....🔥🤴🌍

  • @noorbulshawi993
    @noorbulshawi993 Před 2 lety +1

    Dirisle Abdi best somali youtuber
    We love you brother 🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️♥️👑👑

  • @abdizamethomer1477
    @abdizamethomer1477 Před 2 lety +3

    Nin waynoo kule ninbaan iskaga ciyarayaa😄

  • @zeinabahmed9441
    @zeinabahmed9441 Před 2 lety +46

    Waxan bahdil ka weyn😂😂dirisle legend🥰

  • @abdiraxmanmaxamed2734
    @abdiraxmanmaxamed2734 Před 2 lety +15

    Waar nio Darisle Qudhucan Yaa lagaa Xisaabin Maad Iska Daysid Batuuli K Cuqubaa kaaga dhacaysaa 🤣🤣🤣

  • @janoooo6907
    @janoooo6907 Před 2 lety +26

    Ck anigu qofba uma aqaan bilaa mince weyaan iyo wax lagu ciyaaro😂😂😂

    • @abdirahmaanmohamed3374
      @abdirahmaanmohamed3374 Před 2 lety

      Mindha adu dad ka yaqanaa qashin yhy fosha xun 🤧

    • @isxaaqcinro3205
      @isxaaqcinro3205 Před 2 lety

      Afkaas uraayo naga soo cadiyeey Ck iska daaye

    • @janoooo6907
      @janoooo6907 Před 2 lety +1

      @@abdirahmaanmohamed3374 badh naag aamu quruxey aqoon ugamaba baahniye

    • @janoooo6907
      @janoooo6907 Před 2 lety

      @@isxaaqcinro3205 kaga malaha quruxey uraya qofksta wuxu yahu dadka moda😎

    • @nasrimohamed8647
      @nasrimohamed8647 Před 2 lety

      hhhh

  • @fadumoayaan4771
    @fadumoayaan4771 Před 2 lety +2

    Darisle ck caqli malahan Adiga caqli low ayaa tahay maasha Allah allaha ku daayo qofkii wax ku dhaha xitaa subscribe iyo like uma saaro

  • @Abdiqadar-Jubba
    @Abdiqadar-Jubba Před 2 lety +1

    Dirislow Sxp Muuqalka Daqiiqadaha Danbe hadii camera kaa dantay intaad mugdiga isticmaleysay wxaa rooneed inaaad sawir isticmaasho ka mida muuqaalka

  • @faisaabdi4597
    @faisaabdi4597 Před 2 lety +5

    Haduu abaal leeyahay waad caawisay asagoo waalan rabo. Aawey dadkii Nairobi loogu soo dhaweeyay? Mogadishu kusoo dhaweeyay? Turki? Malaysia? Dhmntod col buu la noqday war iska daa😸

  • @m.rkarandayib9699
    @m.rkarandayib9699 Před 2 lety +76

    Heestii socdaal maqaayadaadan ka dhex qadeyna waxey heshy 1million views
    King ck na weli hees oo 1million gaarty majirto🤣🤣

    • @siman_mohamad
      @siman_mohamad Před 2 lety

      Lol🤣

    • @basrobulle9094
      @basrobulle9094 Před 2 lety +3

      Hesihisa sificn usodawo qofyahow walan ck kudhaxwalatey

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 Před 2 lety

      Ala aabow manooli 😂😂😂

    • @m.rkarandayib9699
      @m.rkarandayib9699 Před 2 lety +1

      @@basrobulle9094 Lkn socdaal ayaa ka views bdn waayo because hees uu kaligiis qaady 1million gaarty majirto lkn socdaa wey jidhaa baayo🤣🤣🙏

    • @ayuubpoi9571
      @ayuubpoi9571 Před 2 lety +1

      Lol😂😂😂

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Před 2 lety +24

    Samiha❤waa💞Queen👑 of Queen's Marka Ciyalkan sidii nagaha 🤣Timaha dabto Hakusoqaban Dirislow🥰

  • @hodanhassan1012
    @hodanhassan1012 Před 2 lety +2

    One million marku galay iyo unfllowdada mxa isku beegay dirislow😂😂😂

  • @yaseinempire6042
    @yaseinempire6042 Před 2 lety +23

    War ninka stress ayaa hayeee iska dhaaf doofaarka😂😂

  • @mohamedabdullahinuurarab160

    Drisle walaalkay qaaliga tahay waxaan jeclaan lahaa in Aad walaalka heshiisaan as brothers .

  • @safiyasimodi9156
    @safiyasimodi9156 Před 2 lety +14

    Inta si xisynysa in lajafo ck si xalal ah soyaca😄✌️🖤

  • @karromoh1706
    @karromoh1706 Před 2 lety +5

    Muhiimadu waa inààd wallalo tihiin
    Isku diin ah isku dhaqan ah isku luuqad ah 😁😁😁

  • @abdrisakfarah8726
    @abdrisakfarah8726 Před 2 lety +1

    dirisle legend

  • @prettynadda988
    @prettynadda988 Před 2 lety +8

    Dirisle wa runtaa karbashkagu u xanuun badanyhay anaba ismoday o naxay u khafiifi wx yar legendnow❤

  • @zaynabaxmed66
    @zaynabaxmed66 Před 2 lety +15

    Dirisle wixiisu dgaal maaha wa ku baashaly ninka😂😂😂😂

  • @mubaarakcabdirashiid3038
    @mubaarakcabdirashiid3038 Před 2 lety +98

    1M soon 🖤🤲

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Před 2 lety +2

    Ck wxuu youtube bilaaabe 2014. 7 saano ayuu jiraa youtube ck halkaa uu jiroo 5 saano kaan dirisle waax dirsle 1 million coming son

  • @mownabad2487
    @mownabad2487 Před 2 lety +3

    Nar nar nar welcom darisle 2017 is back💪

  • @kingabdijeelow7943
    @kingabdijeelow7943 Před 2 lety +38

    Legend of Legend darisle 😍😍💯

  • @yussufismail49
    @yussufismail49 Před 2 lety +46

    BEST REACTION WALAHI DIRISLE WAMKUQURE💯👊

  • @abshirodubadmohamed8698
    @abshirodubadmohamed8698 Před 2 lety +8

    Ani ck videoyadisa ma dawdo because of fake laugh

  • @diamondp0i267
    @diamondp0i267 Před 2 lety +5

    17:25 dirisle amaaal lama dhaho manaal wye😂

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Před 2 lety +4

    Inalilahi wa inaliley rajicuun 🤣 Gantalada maqlayo Queen ck wuu nolyahay maa iga dha dhicinrabtin🤣

    • @____Cumar____
      @____Cumar____ Před 2 lety +2

      Hedda serous waaye xaaldiisa 😂

    • @zakihanadbishaar9961
      @zakihanadbishaar9961 Před 2 lety +2

      @@____Cumar____ 🤣🤣🤣🤣🤣Kadagdaga gargarka oguwaca 143🤣 Manole 🤣

  • @cdigta
    @cdigta Před 2 lety +6

    Dirisle Laba xaasle labadiisa xaas yaa garanaya ayuub karlo iyo ck😄

  • @abdirizaqsaqda1597
    @abdirizaqsaqda1597 Před 2 lety +33

    Kulahaaa IlahaY Danbi DhaF Ha Inooga Dhigeee Orod iskaga Ciyaar 😂
    Aar dirisleeee Wa Funny 😁 is the

    • @MMD-rz9lq
      @MMD-rz9lq Před 2 lety

      Walahi sidii geela marerta lola dhaco ayad
      Hadal marer oga dhigtay
      Waa lax laxna garbash bay taqan