Musalsalka Dhaxal | Season 1| Xalqadda 7aad | Ninkan wuxuu yahay akhbaar maka heysaa? | Astaan 2024.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 05. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • Zábava

Komentáře • 1,2K

  • @AsadaliMaxamuud
    @AsadaliMaxamuud Před 2 měsíci +339

    Aaway dadkii jeclaay saliga nabigeena muxamed scw scw ❤

  • @ayaanleyare5313
    @ayaanleyare5313 Před 2 měsíci +163

    Wlhi caawa waa ooyay laba kilib waliba midka dhimashada duniyo aabehed iyo yarka caseeyaha hooyadiis sida ay usugeysay waa dareen dhab ah runtii😢😢😢😢

    • @CiiseQaacow-bf9kx
      @CiiseQaacow-bf9kx Před 2 měsíci

      Walahi sidokale

    • @yasminupdi4152
      @yasminupdi4152 Před 2 měsíci +6

      🥹🥹duniyo said iga ilmesise iyado jilin ah 😭💔

    • @Hassa-daad3
      @Hassa-daad3 Před 2 měsíci +6

      Flimkaa xaqiiqooyin badan ee somaliya kadhaca ayoow kahadlayaa waxan jelaan lahaa ineey somali oo dhan wada fiirsato si aynu uga tagno qabiilka iyo qurunkiisa😢

    • @CiiseAbuukar-mh5gn
      @CiiseAbuukar-mh5gn Před 2 měsíci +2

      Sidoo kale wlhi ilinta wan ceshan waayay is adkeey film Lee waye is dhahay lakin wan is adkeyn waayay

    • @hamdabilan838
      @hamdabilan838 Před 2 měsíci

      Hooyo wa zaz 😭😭

  • @MaskaMadaw-bs2xq
    @MaskaMadaw-bs2xq Před 2 měsíci +474

    Wax la is xasusiyo waxa umudan saliga nabiga anku salino xabbkena scw❤

    • @Maryanbaremaxamad
      @Maryanbaremaxamad Před 2 měsíci +3

      Scw scw

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 Před 2 měsíci +4

      scw scw scw scw scw❤❤❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 2 měsíci +3

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲💚💖❤️💯

    • @abdirapikazim6123
      @abdirapikazim6123 Před 2 měsíci +2

      صلي الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Před 2 měsíci

      Scw scw scw

  • @IgaranMahda-ux1mk
    @IgaranMahda-ux1mk Před 2 měsíci +626

    Inta igu raacsan in Xayaysiinta la gaabiyo Daqiiqadaha la Dhereyo🤚❤️

    • @rashiidmaxamed5767
      @rashiidmaxamed5767 Před 2 měsíci +1

      Haa wllhi abyo

    • @user-ot7hb2qb8b
      @user-ot7hb2qb8b Před 2 měsíci +4

      Maiska gud bisido lee😂😂😂

    • @Boqran5
      @Boqran5 Před 2 měsíci +1

      Daqiiqado halahan ka bdna anine speed ku fura waqtigiina ka faaideysta dhalinyaro❤

    • @kotarhane3561
      @kotarhane3561 Před 2 měsíci

      Haa😂❤🎉

    • @kotarhane3561
      @kotarhane3561 Před 2 měsíci

      Abakuguracasan😢🎉😂❤😮😅😊❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-hn4gl8sd9c
    @user-hn4gl8sd9c Před 2 měsíci +188

    Dunya iyo galllaD inta isla jecel one love❤🎉

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 Před 2 měsíci +819

    Inta ay san dhaafin part one ilaa hada like faqiired xita iisar😂

  • @MahamudApwaanyuxda
    @MahamudApwaanyuxda Před 2 měsíci +213

    Inta aabahood soo xasuustay aaa u duceeno aabayaaasheen alleh ha u naxariisto dhamaam😢

    • @aishaahmed4400
      @aishaahmed4400 Před 2 měsíci +4

      2009 abahay la dilay 😢 xasuus galay saacado laamiga yaaly no ane helped

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan Před 2 měsíci

      Aamiin ilaahay ha u naxariisto aabayaasheen dhamaantayo

    • @user-tr7kx4lt2h
      @user-tr7kx4lt2h Před 2 měsíci

      ​@@aishaahmed4400Allah unxrizTo aPYoH😢😢

    • @Nastehomohamett-ym7yu
      @Nastehomohamett-ym7yu Před 2 měsíci

      Aamiin😭😭😭

    • @bintuubax2992
      @bintuubax2992 Před 2 měsíci

      Aamiin wlhy waa dareemeyyyyy😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @asmamoha6962
    @asmamoha6962 Před 2 měsíci +20

    Aduunka abahay baan ugu jeclahay ilaahayoow wax dhiba ha tusin wllhia waan ilmeeyay😭😭🤲

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl Před 2 měsíci +66

    Caawa iyo Qiimeynteyda. Aragtideyda.
    Farxaan waa On point qaabka markii la dhahay xaafdaa aad sida uu uga fal celiyey.
    2 wiilasha caseeyaha ah iyagana waw waw On point siiba wiilka buuran waw waw.
    3 Lowkaan markale On point qaabka uu lacagta u siiyey, waryaa xaafda aad.
    4 ex idil hadda waa duniyee, iyadana On point qaabka hurdada uga soo boodey.
    5 macalinka iyo Asxbtiisa sheeko wadaaga iyo qaabka ay hadalada isku dhaafsanaayen.
    Waw waw Taas waa On point.
    Hal cillad kaliyaan Arkey qeybta Odeyga duniya dhaley marka xabada lagu dhuftey ay dubiyo u naxdey xoogaa waa liiicdaa, sababtuna waa Qaabka gabadha u naxdey oo qeylida loogu furey ama Oohinta dheer waa Extra. FG waa Fikirkeyga ma ahi Filim sameeye Balsa waxaan isku dayaa in aan waxa aan fiirsanaayo, wax kala baxo, si aan uga fal-celiyo.

    • @cabasyare7909
      @cabasyare7909 Před 2 měsíci +4

      Cajiib waa kula qabaa inta qodob aad kadhawaajisay maskaxdaada in badan waa tuujisay waad fakir dheertahay 😮

    • @sunduscali8027
      @sunduscali8027 Před 2 měsíci +1

      MashlllaH waaye Fikirkaaga waxa laga yaa baa inaad noqoto Sameeye. Flim Ama Jilaaba

  • @Saabir12
    @Saabir12 Před 2 měsíci +223

    Goormee kugu dambeysay saliga nabiga scw ❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před 2 měsíci +113

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato wll qaali

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Před 2 měsíci +90

    Inta Aabahooda ladilay ama dar,alle udhintay Allah Unaxaristo🤲🤲

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time Před 2 měsíci +483

    Inta XAYEYSINTA is dhaafiso like ❤ asxaabta Waxaan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 😢😢😢

  • @Kassimtechcom
    @Kassimtechcom Před 2 měsíci +108

    Allah ha u naxariisoto walaashayna
    Hodan iyo dhamaanteena inta nool iyo inta dhimatay😢

  • @anishasheikhyusuf3277
    @anishasheikhyusuf3277 Před 2 měsíci +27

    Musasalka dhan wxn ugu jeclahy duniyo io xaafdooda😘🥺

    • @KhadarSadik
      @KhadarSadik Před měsícem +1

      Same wlhi😢 iyo galad🥹

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 Před měsícem

      Isku jiinkad aa dgn tihiin saasa keene😢😂

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Před 28 dny

      ​@@diegocosta6634 jinkada ma abahaa ba dhise soo ayaga ma dhisan

  • @bashkapoi7805
    @bashkapoi7805 Před 2 měsíci +55

    Duniyo love you 😢

  • @user-ru7gw1tc5h
    @user-ru7gw1tc5h Před měsícem +8

    Wax la xuso waxa ugu qalisan nabigena mohmed scw igula saliya asxbey❤😢

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 2 měsíci +80

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍😢

  • @hawoluul
    @hawoluul Před 2 měsíci +65

    40 qof ducadooda aqbal waye iiso duceeya in ilah faraj qer qabo iifuro😢

  • @hamdamuse3410
    @hamdamuse3410 Před 2 měsíci +31

    Team galad one like❤

  • @Mudysaransoor
    @Mudysaransoor Před 2 měsíci +42

    Team Duniyoo likes haa ilaadafinaaa

  • @Neyma884
    @Neyma884 Před 2 měsíci +123

    Ax dunia abehed wan ka naxay 😢waa midas xaqiqada Somalia taala

    • @saladomuhidin3393
      @saladomuhidin3393 Před 2 měsíci +6

      Haa wlh hada Ano og inee jiliin tahy duniya la ilmeyay 😢😢

    • @minhaj9543
      @minhaj9543 Před 2 měsíci

      Xillibaan waaye kkkkk

    • @hodacabdi295
      @hodacabdi295 Před 2 měsíci

      Been mha Wlhi Wn Laa ilmeyay😢

    • @sucadmohamed9430
      @sucadmohamed9430 Před 2 měsíci

      Neyma walaashay noqo saan kuu la saaxibo

    • @user-et6oq9ou3h
      @user-et6oq9ou3h Před 2 měsíci +3

      Xanuunkaas aniga dremayo oo aabahey gacan k xaqdaran dishay 😢😢 aabe illhy haku naxariisto

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Před 2 měsíci +110

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @User48696
    @User48696 Před 2 měsíci +73

    Inta bari subaxi dawanoso💋😂 what a series😍✨️

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d Před měsícem +3

    Allow jirkena narta ha natusin yaa allah😢😢

  • @shukri6142
    @shukri6142 Před 2 měsíci +42

    Walalayalow iso duceeya inu ilaahay isiiyo ani iyo inti ila mid ahba guur wanagsan o an ku dago

  • @abuubakarxasanjimcaale5184
    @abuubakarxasanjimcaale5184 Před 2 měsíci +6

    Sacadu wa 1:30 Habenimo wlhi cwada wa qiroday mar wa danti guud ee dalka talay,marna wa waxbarashadi ,marna wa dhibatadi dalka taalay dilka micno darada ,Hooyo mcn oo an seexan carurteda oo maqan Iyo qarow Qalbiga tabanayo Cawo ma seexan Karo wlhi Inta umada soomaliyeed ee dhibateysan alha ka dull qaado dhibatada 😢😢😢😢
    Sidoo kale iso Duceeya sanadkan waxan Galaya Imtixaanka Form Four Afartan qof ducadoda wa la aqablaa ❤❤❤

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 Před 2 měsíci +25

    Allah is one ❤❤

  • @procacemedicalcentreprocar2823
    @procacemedicalcentreprocar2823 Před 2 měsíci +568

    Asc team DHAXL😅

  • @AarMahdi__
    @AarMahdi__ Před 2 měsíci +86

    Filim fiican weeye laakiin uu hamsaamaa xaqladii kale adoo soo yara ilaawaya ayuu imanayaa wuxu musalsal had uu yahay waa inuu habeen walba soo galaa ama habeen dhaaf.
    Advice❤❤

  • @user-yx1mm6yb2d
    @user-yx1mm6yb2d Před měsícem +3

    Duniyo jeclahay ❤

  • @sucadmohamed9430
    @sucadmohamed9430 Před 2 měsíci +11

    Ma ijeceshihiin anigu waan idin jeclahay alle haydin dhowree idhiiri galiya❤❤ walaalahay camal tihiine

  • @mohometeden
    @mohometeden Před 2 měsíci +6

    flimka dhaxal hadddii aan ka dhiibto fikirkeyga dhamaan xalqadaha waan soo daawaday balse xalqadaan hal dhibic oo aan ooga helay qaabka loo jilay iyo waliba yarka buuran ee caseeyaha iyo qaabka uu ooga soo baxay jilitaanka waxaan oran karaa 10/10

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 Před 2 měsíci +36

    Kuhabaarimayo lkin waxaad jeceshay isaar❤❤

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 Před 2 měsíci +12

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le Před 2 měsíci +40

    Ilahow aabahay iyo dhamn intii dhimatyba u naxariiso😢

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden Před 2 měsíci +6

    Illaahow waaridkeen ha cadaabin, bal eeg hooyadaas sidey wiilkeeda u sugayso uguna wal walayso. Hooyooyinkoo dhan waa isku mid ❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 2 měsíci +20

    Allow jirkena narta ha tusin 😭🤲

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 Před 2 měsíci +10

    Hooyonimadu waa qaali bal eeg hooyo wiilkeedii oo guriga ka maqan ayay sugaysa intuu ka imanayo oo ay usoo jeedaysa ilaa wakhti danbe, walalayal hooyoyinkeen aan ujeclaano siday inoo jecelyihiin oo kale oo yaynan dhibin waliba dhalinyarada waxan usheegayaa wax kasta ood rabtid aduun iyo aakhiroba waxad ku helaysaa ducada hooyada oo diinteena suuban ayaa ina faraysaa inay janadeenu taalo labada lugood ee hooyaden markaa walalayal aan ka ducaysano hooyooyinkeen inta ay nool yihiin si aynan uga shalayn marka ay inaga geeryodan, inta hooyoyinkood dhinteena Allah hownaxariisto aamiin aamiin wan uducaynayna ASTAAN TV na waxan leeyahay jazakallah walalo wacyigalinta aad bulshada wacyi galinaysan❤❤🙏🏽🙏🏽

  • @sucdicaddey7597
    @sucdicaddey7597 Před 2 měsíci +43

    Ku sali xabiibkeyna maxamad Sallalahu caleyhi wasalim ❤

  • @user-fo6qx7iy8k
    @user-fo6qx7iy8k Před 2 měsíci +8

    Alla hooyo waa hooyo uun xiligay inankeeda eegegayso bal daya beerka u qaboobi wayay Ana ayeeya haben dhawayd saas dibadaigu sugaysay inta kasoo dahay Alle imriga iyo Afimadkaba haigu dhereyo ❤😢😢😢

  • @user-fk5ok5ds4j
    @user-fk5ok5ds4j Před 2 měsíci +12

    Ax😢 hooyada ilmaheeda ilaa xiligaa dhaxanta u fadhiday😢waxa ay ka turjumaysaa naxariista hooyadu ay leedaahy😢illahaw hooyooyinka o dhan janada wada gee yaarabi😢

  • @queenhillo9980
    @queenhillo9980 Před 2 měsíci +8

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤

  • @AsmaAbdulaahi
    @AsmaAbdulaahi Před 2 měsíci +16

    لا تنسو الدعاء لاخواننا في فلسطين

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 2 měsíci +2

      اللهم انصر اخواننا في فلسطين وخاصة في غزة ياناصر انصرهم نصرا قريبا ان شاء الله☝️🤲

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Před 2 měsíci +10

    I can't wait part 8❤

  • @najiibmursal5076
    @najiibmursal5076 Před 2 měsíci +15

    Ku Sali nabiga (scw) ❤❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 2 měsíci +1

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم🤲❤💚

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Před 2 měsíci

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @missnaajuu5565
    @missnaajuu5565 Před 2 měsíci +13

    dunia abahed 😭😭😭💔 muzalzlka dhn dunia io fmilkeda dartod u dawada

  • @ZaynabMaxamed-od4zz
    @ZaynabMaxamed-od4zz Před 2 měsíci +22

    Aaboo aaboo xabadee ku dhufteen ala qalbiga😭😭😭

  • @alinoorhassan3549
    @alinoorhassan3549 Před 2 měsíci +50

    ASC ASXABTA KUSALIYA NABIGINA MOHAMED ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @ZizouOuziz
    @ZizouOuziz Před 2 měsíci +14

    ❤🎉 best musalsal in somali drama ❤

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha Před 2 měsíci +20

    24:00-25:10 hooyaday ban xasuustay oo iraadin jirtay marar badana habeenki isugi jirtay xilli aan xafada ka dhixi jiray oo dugsi diid ahaa 😭😭😭 hooyo mcn janadda abaalkagu noqay

  • @riyaanahassan2685
    @riyaanahassan2685 Před 2 měsíci +4

    Qeebtan duniyo iyo wiilka yar ee la dhahay calosha ihureyen 😢😢😢❤❤❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Před 2 měsíci +4

    ku saliya xabiibkena Muhammad scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @ayoubabdi6684
    @ayoubabdi6684 Před 2 měsíci +6

    Ataŕisho doniyo jelen kegaa waa very good 👍👍

  • @maryanxuseen2334
    @maryanxuseen2334 Před 2 měsíci +4

    Musalsalka ma xuma lkn ciyaalka fowdada in jareer laga dhigo waa dacaayad iyo in qoom dhan la sharaf dilaayo marka qaladkaas halaga garaabo Astaan

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 Před 2 měsíci

      Meel dheer bad wax k eegty caqliga h waayin

  • @Kuwiihorepodcast
    @Kuwiihorepodcast Před 2 měsíci +8

    Inta xayeysiinta isdhaafida waan salaama😂

  • @MariaAxlam
    @MariaAxlam Před 2 měsíci +3

    Allah duniyooy camoolnimo waad jishay ilaheey run makaaga dhigo mcney aneba shagii igelise indhonimadaada

  • @SafiyoAyub
    @SafiyoAyub Před 2 měsíci +19

    Caawa Mala soo badiyay mise anee Ila tahay waa yaabee😂 amoo xiisahooda i dilay bo ma ogi yaa ila mida asxaabta soo yooma 😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Tonali-js5qc
    @Tonali-js5qc Před 2 měsíci +5

    Inta ay San dhaafin part one ilaa hada like faqiired xita iisar😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @DhoolDaher
    @DhoolDaher Před 2 měsíci +6

    Duniya jiliinkeda cadi Ma’ahn wuu fadhiyaa wankahelay ❤️🥰

  • @roblehdoum9730
    @roblehdoum9730 Před 2 měsíci +28

    Team duniyo one like ❤🎉

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 2 měsíci +22

    Hayaan season twe inta sugeysa farta taag☝️✌😁

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq Před měsícem +2

    MashaAllah the blind lady is actress bravo

  • @FaysalMoha-jr2ji
    @FaysalMoha-jr2ji Před 2 měsíci +2

    Mashallah wa filin fican wuxuna ka hadlayaa waxa somalida ka dhex dhaca inta badan wana rajeyn filiman badan in laga sameyo xaladaha ka jira dalka Thanks Astaan 🙏

  • @leebashirstudios13579
    @leebashirstudios13579 Před 2 měsíci +9

    Film kaan mida koobaad oo aan ku jeclaadey waxaa kow ka ah sida wanaagsan oo ula dhaqmaan gabadha shaqaalahaa that’s good example 👍👍👍👍👍👍👍

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 Před 2 měsíci +8

    Ilinta waan ceshan waye wlhi maxa ka xanun badan abaha ha lugu hordilo 😭🥺💔

  • @anascraxmaan6548
    @anascraxmaan6548 Před 2 měsíci +8

    Emotional Night 💔

  • @user-xt4hd1jv6i
    @user-xt4hd1jv6i Před 2 měsíci +5

    Hadal yar io hawl bdn team dhaxal
    Love we all❤

  • @akramdahir
    @akramdahir Před 2 měsíci +10

    انا من المغرب وأحب افلام الصومال واعشقها 🇲🇦☠🇸🇴

  • @zhiilphotograph6535
    @zhiilphotograph6535 Před 2 měsíci +8

    Inta ila daawado musasalka
    Ilmada qarsoon
    Ee ka socda tvga xogmaal media

  • @user-dc4hm5fv2v
    @user-dc4hm5fv2v Před měsícem +1

    Ilawhay haku raxaristo Aabo😢

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Před 2 měsíci +6

    Hoooyo qiiima badan wiiilka hooyadiiis sugayso iyoaaabahala dilay waaa murug wallahi iyo xaqiiiiqo jirta

  • @Fatumaah
    @Fatumaah Před 2 měsíci +3

    Amin guys

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor Před 2 měsíci +9

    Haboon wa jaclahayi la anted wa abar haboone waxad tahyi bilcidi hawenka dumar ugu saresa gabadh tigsi iyo horomar aduunka ada ka xusho hablha dhaman tod adiga ugu qurux bdn qabkaga wacan aya qalbiga xade hawenka ugu sare ilav you haboon my ishwaq ❤❤❤

  • @sunduscali8027
    @sunduscali8027 Před 2 měsíci +2

    Murugo Waaye qeybta Duniyo aabaheed dhimanayo😭😭😭

  • @ShacaybCabdi557
    @ShacaybCabdi557 Před 2 měsíci +15

    M.a ku sali rasulkena muhamed zcw zcw 🎉❤

  • @NimcoIbrahim-te1ty
    @NimcoIbrahim-te1ty Před 2 měsíci +11

    Waxaan halkaan kasalaamaayaa inta daawato dhaxal ilmadii qarsooneyd io filo 😂🖐️

  • @AhmedAk-uy5jj
    @AhmedAk-uy5jj Před 2 měsíci +15

    Ku sali nabiga 🕊️🏵️🎇

  • @adnaanfiltar-ml5vj
    @adnaanfiltar-ml5vj Před 2 měsíci +2

    Mashallah

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před 2 měsíci +10

    😢😢Qalpi Jileec Ayan isku nacay inuu filim Yahay xitaa Waan ilaaway 17:52😢😢

  • @haki617
    @haki617 Před 2 měsíci +6

    filmkiiba mala yacni ku dhamayseen sheekoyinka naga so gaabiya👍👍

  • @AhmedAbdirahman-Fiin
    @AhmedAbdirahman-Fiin Před 2 měsíci +6

    Inta 6 Xalgadood Hore Hal Mar soo dawatay Ee Sugi kari Weyda 7aad
    Like

  • @DeeqoAbdiqaadir
    @DeeqoAbdiqaadir Před 2 měsíci +3

    Wacaleykusalam

  • @user-oq4vf2uq8u
    @user-oq4vf2uq8u Před 2 měsíci +12

    Inta nacaday waqtigan o rabta sideda😂 like

  • @Caliya7
    @Caliya7 Před 2 měsíci +5

    Ilmaha aqlaaqda halabaro oo illaahey kayaaba sida hooyada in lacaayo iwm. Usheega waalidiinta oo halagu booriyo.

  • @Ina.a86
    @Ina.a86 Před 2 měsíci +4

    This looks like it's going to be a great episode🤗♥️

  • @mowlidmohammed3830
    @mowlidmohammed3830 Před 2 měsíci +3

    ❤❤❤❤ love this musalsal

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 2 měsíci +1

    Waa filim kale oo xiiso badan
    Mahadsanidiin bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo heysaan guuleysta
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤

  • @LadiyaLadan
    @LadiyaLadan Před 2 měsíci +5

    Duniyo iyo hooyded way izu eegyihin yaa igu raaczan😊

    • @OmarMohdin
      @OmarMohdin Před 2 měsíci

      Hada niyadeyda sidas ku jirtay😅

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 Před měsícem

      Ma hooyadeed saxda misa waa filimlka kaliya

    • @xaawamacalim3914
      @xaawamacalim3914 Před měsícem

      Waxa kalo isku eg kuwa taajirka ah iyo mamd

    • @xaawamacalim3914
      @xaawamacalim3914 Před měsícem

      Duni sorr aabhed lagu hor dilay caloshe i hursay

  • @shukrialishire7738
    @shukrialishire7738 Před 2 měsíci +19

    😢😢Ala inta duniya abehd wan la ilme run baaa moday

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 Před 2 měsíci +2

    Dhaxal inabo caadi ma ahan xaalada wadankeena ka jirto walibo caasimada muqdisho ayuu noo soo diyaariyay duniyo iyo dad kalo la mid ah ayaa saas aabayashooda loo dilay ilahay ha unaxariiisto

  • @SundusCabdulaahi-qd6lt
    @SundusCabdulaahi-qd6lt Před 2 měsíci +1


    Waa idin jacelahay astaan

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 2 měsíci +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212
    @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212 Před 2 měsíci +48

    Waligee like laima saarin maalin walba waxaan ku shubaa .5 sindi xaq miyaa marka❤

    • @kulmisinfo
      @kulmisinfo Před 2 měsíci +1

      Waba heshay maxay kuso kordhinesa
      Qiyaaliga katoos😂😂
      Nuska kushubatana wax kubaro like waxba kuma tarese😂

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 10 dny

    Masha allha keep going ❤❤❤

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan Před 2 měsíci +2

    Bismilaaah 😢😢😢😢😢😢

  • @hafsamohamed9370
    @hafsamohamed9370 Před 2 měsíci +3

    Xaraam maxeey isku qaawiyaan xataa hadaa jileysan hurdo. Hidiga xataa ayagoo saari iyo makeup wato ee jilaan inee jiifeen maxeeytahay islaama garbisaarta dhigtay salaamad

  • @najaxnashaad7956
    @najaxnashaad7956 Před 2 měsíci +6

    Horta filimka maxaa nooga daahisaan anoogu ilownay soo dhigaysane😮

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 Před 2 měsíci +2

    Hoyadeey mcn iyo abahay mcn wa dhinteen cawa sidda u oyay malinkeey dhinteen kadaran xita 😢😭😭😭😭😭😭

  • @FunnyFarmhouse-vg3xt
    @FunnyFarmhouse-vg3xt Před 2 měsíci +2

    Kusali nabiga scw