Midkamida Dhalinyarada Hal-abuurka leh oo ganacsi cajiiba ka hurgeliyey Garoowe.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Midkamida Dhalinyarada Hal-abuurka leh oo ganacsi cajiiba ka hurgeliyey Garoowe. Daljir CZcams Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Komentáře • 30

  • @Raho339
    @Raho339 Před 2 lety +11

    Rabiyoow Ubarakee Shaqadiisa Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před měsícem

    Maash,allah,Baarakallah shaqo fiican

  • @salebanmohamedmahmoud2483

    maasha allaah guulayso cabdixakiin aduunka oodhan taajir maaha

  • @zaytum
    @zaytum Před 2 lety +5

    Mansha. Alaah Alow ku barakee waa nin karti badan. I love it🥰🥰🥰💕💕

  • @maryamadahir1199
    @maryamadahir1199 Před rokem +7

    Ninkaan Waxaan Umaleenayaa Reer Boorama Inuu Yahay. Dhoor Jeer Buuyirin Reer Garoowe Waa Dad Wanaagsan Waana Mahadsanyihiin. Masha Allah. Gudibiirsi Hadduu Yahay Waa Dad Nasab Ahoo Soomaali Jecel. Soo Dhawoow Walaal.

    • @Heensaleey_Official
      @Heensaleey_Official Před rokem +1

      Wll Ninkaan Waa Nin Reer Puntland Ah Ma Aha Cida Aad Ku Khaldeyso Boorama Wax Buu Kasoo Bartay Lakin Waa Reer Puntland

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 Před 4 měsíci

      Lahjadiisa marki an egay rer puntland bu u egyahay

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Před 2 lety +1

    Mansha Allah tabarkallah xafidahullah ilaahay ha ku xifdiyo cabdixakiim caqligaag iyo maskxadiisa allaha uxifdiyo ha ku daydana dhalinyarada somaliyeed

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Před 2 lety +1

    Alla yaa isiiyo boos cabdixakiim boos baan siin lahaa war wiilka siiya boos allah ku barakeey

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 Před 2 lety +3

    shaqo sharafleh wll horey u soco

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Před 4 měsíci +1

    ilahay haku barakeeyo wll

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154

    Msha allh baraka allah ilahow ubarakay waa nin fiican run ahaantii

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 Před 2 lety +1

    Masha Allah Baaraka Allah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před rokem

    Masha Allah shaqadu waa sharaf RABBI haku garab galo ❤

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 Před rokem

    Masha alah shaqo fiican barak alah fik

  • @sarahassan7959
    @sarahassan7959 Před rokem

    Alaha ku barakeeyo

  • @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
    @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m Před 8 měsíci

    Masha allah

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 Před 2 lety +4

    Reer garoowe ninkaan boos siiya warka badan intaa daysaan ama copy past dhaha shaqadiisan oo Bari garoowe oo dhan ay wada biloowday hala arko

    • @asli218
      @asli218 Před 2 lety

      Dee mxaa la faa iidi dee

  • @bashirkarinle6474
    @bashirkarinle6474 Před měsícem

    Mashiinkaan xagee laga helaa

  • @hindinoormuse5966
    @hindinoormuse5966 Před rokem

    Maasha alaa

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 Před 2 lety

    M.a wllo hambalyo

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Před rokem +1

    ASC WAA IDIN SALAMEY C.XAKIIN CAQLIGA ALAHA KUU DHOWRO WAXAAD TAHAY HALYEY AQOON IYO KARTI ILAAHEY KU MANEYS TEY WAXAADNA MUDAN TAHAY IN LAGUGU DEYDO SHAQA SHARAF LEH SHAXAAD BA XUN ALAHA XIFDIYO SHAQADANA ALAHA KUU BULAALIYO MANSHA ALAH SHAR IYO SHEYDAN ALAHA KAA FOGEYO WAXAN KALE OO KAA HILMAMEY ANOO LIKE RABO INAN KU SAARO BEY GACANTU IGA DHACDEY DISLAGTA EE RAALI NOQO WALALKAYOW QEYR BANA KUU DHAAFEY

  • @abdimalikmohedabdi3004
    @abdimalikmohedabdi3004 Před 2 lety +3

    Wan arkay nin dhalin yaro ah iPhone wata misna biriberka shaxadaya

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp Před 10 měsíci

    Ale haku barakeyo

  • @foox4080
    @foox4080 Před 2 lety +1

    Good boy

  • @salahabdi2032
    @salahabdi2032 Před 5 měsíci

    war waa lipaax ninkan💙

  • @ahmedfaraah4754
    @ahmedfaraah4754 Před rokem +1

    Gulayso sxb shaqo sharafleh aniga hadan bila baa szb

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 Před rokem

    Shaqaa sharaf leh shaxaad baa ceeb leh

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 Před 7 měsíci

    Makiinadaas jabiska lagu shiilayo halkee baanka helayaa