MUNIRA MAKU LAABATAY MAXAMED BUSKUT, MA JECESHAHAY WELI BUSKUT | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • MUNIRA MAKU LAABATAY MAXAMED BUSKUT, MA JECESHAHAY WELI BUSKUT | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 42

  • @fadumoomar5280
    @fadumoomar5280 Před měsícem +10

    Ilaahey kabaqa dad isla noolaa oo caruur kadhaxeysa waaye dabka aad wadiin walee guryahiinuu imaan

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před měsícem +9

    Waxaa fiican dadku haday wada joogaan inay si sharafle u wada joogaan haday kala tagaana İnay si sharafle u kala tagaan maaha midba mida kale inuu ceebeeyo 😡

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před měsícem +8

    Soomaalida kuwi ugu saqajaansana aya social media laga dhagaysta

    • @Eplhighlights1600
      @Eplhighlights1600 Před měsícem +2

      KawAran kuwaas aa role Model noo ah, siyaasad, Waziir, weriye, wax walbo, Ilmahaada qarso meesha waxba kama soo socdo😂😂😂

  • @IfraxMuqtar-v3c
    @IfraxMuqtar-v3c Před měsícem +2

    Allah maxaa aaqiro cadaab jiro oo dulmi lagu wada heshiiiyaya oo alla ka cabsigii dhamaaday

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem +1

    dhaqan kii wanagsana aya laga wada taagay culuumadi odeyashii walidki walalahi wax garaadki qoys walba oo islam ama somaliyed illahay ha barakeyo dhibta haka dulqaado gabadha somaliyed waxan uu sheegaya ariimahaga baraha bulshada waliga haso dhigin qof wax kuu qabanayo ma jirto dadku wa war jeceel yihin

  • @albashiradanibrahim3533
    @albashiradanibrahim3533 Před měsícem +1

    Hadeey isku laabtaan Maxa ka fiican dadku xaasid sanaaaaa yaaab

  • @Simoalias
    @Simoalias Před měsícem +4

    I ❤ Somalia from Germany 🇩🇪

  • @sahraabdi3975
    @sahraabdi3975 Před měsícem +1

    Gurma laga yaba eanad gursato afsomali nuce waye ayada ma elahey bay katimadi subhana Allah mida kali nag hada ur leh gurmay gursani bisinki ninko manaxayo walahi

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Před měsícem

    Daaahir wah acuudubillaah wax maa isku diraysaa mise waxbaa hashiisinoysaaa

  • @faisamumin8580
    @faisamumin8580 Před měsícem +4

    umada is qabta kadhaxbaxa Ilhey kabaqa.

  • @fadumoomar5280
    @fadumoomar5280 Před měsícem +3

    Daahiroow isku xishoo

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Před měsícem +2

    War dahir maxaa isu direysaa

  • @FouziaAhmed-in4oj
    @FouziaAhmed-in4oj Před měsícem +1

    MarkY gabadhu ur ledahay waa ka duwantahay marka kale haldayo intay umulayso

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    AABE DAHIR ❤️😁😁😁😁😁😁

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před měsícem +1

    Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

  • @Suheybamohamed674_
    @Suheybamohamed674_ Před měsícem +2

    Dahirow maxamed maka masersan tahay

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před měsícem

    2:42 😂 yacni mid baan leeyahay maxaan guursan miyey tiri 😂 wow 😮

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před měsícem

    Daahir calasoow waa imtixaan 😅😅😅

  • @user-iy4sg3ix6y
    @user-iy4sg3ix6y Před měsícem

    Ninkan naag tan madhaafayo eha isdaalina

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Habrtani 60sano jirka ah waa Sixrantahey daahir doofaar Calasow inuu guursado

  • @user-kq9fb9iy8d
    @user-kq9fb9iy8d Před měsícem

    War hiskadaya miskinta reer Djibouti waa dacaad ee kadamada Somaliye

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Před měsícem

    Naag uurleh ma furanto ee dambiga iska daaya

  • @naasirhamud
    @naasirhamud Před měsícem +1

    Ninkan feeraha weyn leh oo 60 jirka ah sidaan kuu caqli met noqotay war qiyaali ayaad ku heysaa meesha ee orad khaatumo wanagsan suubso

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 Před měsícem +1

    Waar inanta ha waalin

  • @malabey197
    @malabey197 Před měsícem

    Gabadhaaan maxaa mustaqbalkeda loogu dheelaa iyadoo leeska dhigaayo in la caawinaayo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Naagtani waa sixrantahey waa noqoneysaa waayo

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem

    Lacagta hasp celiso muniira

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 Před měsícem

      Lacag may qaadatay 😂

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 Před měsícem

      @@dhulkaygahooyo3023 wll dhibtey shegata logu guray xaqq iyo wanagna wey ahayd in Somalidu is garab tagto, haday heshiyan oo gurigooda iyo ilma hooda u hiiliyana wa aqliga ugu wanagsan is een Allah u weydinayo inu haleelsiyo aamiin, laakiin haday tahay sifo somalida lagu beer laxow-sado oo asalkedu been aha yes she has to bay back

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před měsícem

    Kkkkk dahir dhibloow tahay gabdhaha soomaliyeed waa u hilisa kug qadanay ❤❤

  • @Luluu205
    @Luluu205 Před měsícem

    Grow TF up people

  • @adarkherdon5818
    @adarkherdon5818 Před měsícem

    Kkkkkkkk

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Před měsícem

    💐💐😂😂😂😂😂👍

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Před měsícem

    Amiira ninkan haku laaban faaido Ma leh gaajo ayuu kugu dilay

    • @FatumDahir
      @FatumDahir Před měsícem +1

      lol don’t be surprise if she go back she loves him 😂😂😂😂

    • @11naa44
      @11naa44 Před měsícem

      Miyad la joogtey oo arkeysey