DEG DEG ABIYE OO TALAABO CULUS KUDHA, WAAQAY CAGJAR OO DDS DAGAAL...........

Sdílet
Vložit

Komentáře • 10

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed Před 24 dny +1

    Waanhaysanaynaa hadaan Qabsado

  • @donomar8517
    @donomar8517 Před 24 dny +1

    Amxaro inuu nii taaliya aa raabteen miya... amxaro 1000 sano ii somali iyo kuush ii xasuqayeen

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 24 dny

    gumaysi gubanaya maxaba igagalay wale umagargaro geesiyada liyugow hadhax galine geestada difaco gurubka abiiye allow dhulka lagoo iyo galkii ineceb aamiin🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥♥️♥️✌️🙏

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 24 dny +1

    Waa inaan dagaal dooranaa,hadii kale meelwalba waa la inaga qaadan meesheydoonto hanoqotee.

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x Před 24 dny

    Inshala allah gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed Před 24 dny +1

    Anigu waxaanleeyahay
    Soomaliyeey khayaamadii hore hada yaynaan qaadan
    Midyuuna inagahadhin
    itoobiya yaynaan maQlin hada ale mooyee cidna yaynaan kamaqlin
    Dhulkeenoo lagabaxamooyee

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 Před 24 dny +1

    Waxan layaabay Somaalidu innay khaldan tahay îyado dagaal ku jirto sideebay ugu dagaal gali Abie oo ciidankiisu
    gargaraayo Canfarta. waxay innay ahayd layska diido innay
    Somaali u dagaal galin itopiya wayo Canfarta uu jecelyahay ha u dagaal gasho Abie Somli ha diido dabka Abie Nin somali Ahi iyuu ku dhiman.Abie abaalke buu u Galay Abie somali oy u dagaal gali

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před 24 dny

    Talada gooni waa sax mar hore ayey ahayd in Odoyaasha DDS ay kahadlan dhulkooda canfar lagu wareejiyey ay yiraahdaan gorgortan kagalimeyno ciidana keeni meyno iyadoo dhulkayagii laheysto ee ciidanka itoobiya dhulkayaga uhaya dhulkayaga dagaal ha galaan

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 Před 24 dny

    Soomaalidu iyaago guundiig uu ah badbaadhada Itoobiya ayay hadana yihiin kuwa la uugaarsanayo.
    Waan wada ognahay sidii loola isticmaalay kuwii la geeyay Eritrea iyo kuwii la galiyay dagaalki Tigree.Itoobiya haka suugiin in Kuwa hada la geeyay ka duwananaayaan kuwii hore.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 24 dny

    ama amada dayo dulmiga diido dardargaliya hal ganko gayiga difacdo galad eebekenay haulogin gumaysiga gacantada haiskudilin geeridu xaqweyee goankiina muujiya gamkasiiya cadawgoo soomaliyey gadoodo gardaro hayelina geesiyadii shihiiday wainloo aargudo soomalay gidigiin gayiga wadadifacda garashadiina hagumayn gacmaha isqabsada walagadhay wakhigii guusha aanheleyne gobanimo dagalama guulaysta eekaca gayiga difaca guuul midnimo🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥♥️♥️♥️✌️🙏