masha Allah abaayo ful roitin rabna iyo ilmaha waxa la siyaa malinti qada qurac casha iyo cabitan asriyo aniga 2 cunag kuwaga camal hasta ilahay hano deya wil iyo gawar malin lagu arosayay ila hadda wan kula socda nairobi ku nolahay wan ka heli rotinkaga hore u soco xbbti ilahay ilmaha hakula koriyo gawar fican ba tahay
Saabariin waku salamay❤
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family iska jiir bareska ama fiilada Markad dubeysid pancake
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال
masha Allah abaayo ful roitin rabna iyo ilmaha waxa la siyaa malinti qada qurac casha iyo cabitan asriyo aniga 2 cunag kuwaga camal hasta ilahay hano deya wil iyo gawar malin lagu arosayay ila hadda wan kula socda nairobi ku nolahay wan ka heli rotinkaga hore u soco xbbti ilahay ilmaha hakula koriyo gawar fican ba tahay
Maasha Alaah. Abaayo
Sarirta sidi hore ku ficned fartun❤❤😊
Fartuney wiilku imika wuu weynadee pamperka ka jar hadii kale wuu la qabsani doona isagoo weyn buu schoolka kuso dhex kaadini
Masha allah
Wcs m.a fartuun iyo family alle ha nixifdiyo abayo muniiro away. Ayantan maarkin
srirta meshi hore ku qurux badneed❤
Maxaa kasgalay
@@xamdiClraxmaan naa ma ku hayo cge igala qady bastrdyhy iga bax replyga🥱🤫
Walee Gaari Waa Taha ma shallah Fartun Cadey ❤
M.a wllo frtun alle hakula korsho caruurta
shaqa sharafleh iska jiifaa ceba nogubedel❤❤❤thank you my sster❤❤
But laakiin intee u kala wadaa tuneey😂😂😂😂
❤❤❤❤🎉 masha allh xabbti
Mansha Allah abyo
Masha allah❤❤❤❤❤❤
Frtuuny mr samidey sbrin cod ha ino so saarto ❤
Fartuun cadeey Maa Sha Allaah
MashaAllah abyo lkn Saad Malaysia utimid sarirta ma gijised
Masha Allah ❤❤
Masha allah xbbt
SHAQADANA NOOGU FAAIDEEY WALAALAHEYGA MALEYSIA USOO DIRI RABAAYE 😊
Masha alah ale hakuxafido abayo
Baayo Full Routine hda kdip Noso gali Qalbi 😊❤🔥
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
fartuun aniga waan kutaageer abaayo horo usoco
Manshaallah cabiir way ku raxaysane wefonka ❤😂
Gormaa ku soo labanee kenyaa
Maasha allah
tuney caday caruurtayda ku jecel cuwaymir io cabiir noge kulahaye😂
Abayo fargeetada ha u isticmalin , qaado weyn oo plastic ah u isticmaal
sidii hore aa fiicnaa sariirta
Mazha Allah❤🥰
Abaayo dietka iskadaaf markan normal ayaa noqote caatanimada saaidka maficno
M.a❤❤❤❤
Sidi hore ila qurxoon abayo daqada quruxdeda dhan wey qarsoontay
Fartuuney wll malaysiyan nolosheda
Maan shaa allaa abaayo fartuun
Masha allaah allaah idin xafido abayo mcn
Masha allah Fartuney ❤❤❤❤
Hadaan so dhacay anoo sixnigeygii qadada ah wata 😂😂
❤❤❤❤❤
Abyo m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah tabarakallah yummy 😋🥰🌹🌹❤️
Mansha allah
Masha allh
MAsha alaalh abaayo
amiin yaarabi
Abayo c/salaan igu salaan adiga iyo saabiriin iyo ilmahayga wan idiot jeclahay
Abaay fartuun codsiwaye pizza soosamey codsigeyga iitixgili abayo❤wakujecelhy
But Lkn 😂😂
Iga shakee
Abayo sida cuntooyinka pakingka noso gali sida Cakega Pizza .Rootin
❤
Cuweemar ma hadlo miyaa?
ninkaadi aaway xabbti😂😂😂😂😂
Halhalkaa kuheysanaaa❤
masha Allah❤❤❤❤❤
Fartuunteyda❤❤
Asxby isoo boqda
Tuney koron tada iska ilaali baayo
Pancake ❌
Waffle 🧇 ✅
Pancake mamnuuc miyaa
❤❤❤❤🎉 masha allh xabbti
Masha Allah ❤️❤️❤️
Masha allah
Masha allah ❤❤❤