Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 91

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 91

Komentáře • 49

  • @user-by1cw7is1z
    @user-by1cw7is1z Před měsícem +16

    frist comment

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k Před měsícem +5

    Xeynush gabadhiisa oow dartaudili jiray

  • @muhudinyakub376
    @muhudinyakub376 Před měsícem +6

    Welcome back guys we missed you

  • @NadarAbdilahi
    @NadarAbdilahi Před měsícem +7

    AnaH u horeya😂

  • @fardowsoCabdi-g1b
    @fardowsoCabdi-g1b Před měsícem +2

    Walahi ilmowax ma iloban waliga yaran hakucilin😢😢😢😢😢

  • @cabdalamaxamuud2406
    @cabdalamaxamuud2406 Před měsícem +2

    umul khayr xagay ka dhacaday❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Před měsícem +1

    Iglaney way ku dhamatay mumtaas waxay so xususatay inad adigu lumisay 😂 team qasal salan sare ❤

  • @SamiiraAragsan
    @SamiiraAragsan Před měsícem +2

    Mumtaas awowe qurxana heshay

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar Před měsícem +1

    Waa warey shugri aragsan ayaa ku soo biirtey haduu dhamacyhy

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Před měsícem +4

    Dhalmo doon going on long time

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n Před měsícem +9

    Mee cabdi shukri iyo umulkhayr dadkii filna waday xagee ka dhaceen

  • @ArgsanWacan
    @ArgsanWacan Před měsícem +1

    laki faduul badanaa😂😂😂

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 Před měsícem +4

    War aawey umulqeyr Iyo cabdi Shukri ❤

    • @AbdirahmanMohamud-es3nj
      @AbdirahmanMohamud-es3nj Před měsícem

      Without them the film is nothing😅😅😅sido kale Muzey Xeynosh iyo Sacdiyo😂😂😂😂😂

  • @mohamedahmadyarow7042
    @mohamedahmadyarow7042 Před měsícem +5

    😅

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 Před měsícem +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sumayocali-ws8su
    @Sumayocali-ws8su Před měsícem +4

    😂😭

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 Před měsícem +1

    🎉🎉

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 Před měsícem +1

    Markii larabo waa laso deen markii larabo lama soo denaayo 😂 dad walan ayaa ma mule ka ah CZcamskaan

  • @SalmaMahamed-yu5qy
    @SalmaMahamed-yu5qy Před měsícem +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😢❤❤❤

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 Před 28 dny

    Coleey iyo Kuuleey waa isku kadeedan yihiin Muranku na waa Joog to

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Před měsícem +2

    hooyo xata madhahayse dayy suleeqo kulaha😂😂

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Před měsícem +3

    mrka lagareebo xaynosh iyo umalkhyr wlhy habaarba iidinkaga dhacay jiliinka film directorkuna totally wu wareersan yhy u isku dhexyaacay

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 Před měsícem +1

      Markii kow sifiican buu usocday lakiin hada waa ba baabah 😢 meel usocdo iyo meel kale magaranyo

    • @NadarDahir
      @NadarDahir Před měsícem +1

      Beentaa mahan hada filmkii wuu macno beeelay😢

    • @suumaya-ds3bk
      @suumaya-ds3bk Před měsícem

      Ani ano ilaway anaba hada arkay yaab

  • @user-dw7es4ns2u
    @user-dw7es4ns2u Před měsícem +1

    Mumtaas. Is not easy

  • @ArgsanWacan
    @ArgsanWacan Před měsícem

    Ala shuri argasan ba kusoobiirty

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5t Před měsícem

    Horta odaygaan bidaartaleh xayran miyaa😂

  • @mahamudcabdi270
    @mahamudcabdi270 Před měsícem +5

    Kaleexo

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar Před měsícem

    Islaanta waa laadarka filinka

  • @user-cl3jp7yc4p
    @user-cl3jp7yc4p Před měsícem

    Inta sacdio io xamse uu xistey like saar❤🎉

  • @user-ep8xp2vi2u
    @user-ep8xp2vi2u Před měsícem

    Odaygan iyo is laantan maxaa kala haysta 😂😂

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k Před měsícem

    Umulqeerna waxadushegtay inadkasooluntay oo adjeceshahay xeeynusha awoowekuyahay markaiskajir filinka haqaldin

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k Před měsícem

    Geedka halmalin hergasho.galadbukugu leeyahay

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar Před měsícem

    islaanta iyi odayga goormey heshiinayaan

  • @user-hh5ug9xe7j
    @user-hh5ug9xe7j Před měsícem

    Maxaad ruwaayad maran u jartaan maran u soo deysaan

  • @AyaanRashiid-wl1xt
    @AyaanRashiid-wl1xt Před měsícem

    😂

  • @Arabduur
    @Arabduur Před měsícem

    18:29 Mumtaas ama filim ka ayaa Midkood damiir la'aan yahay,
    -Sababta ?-
    Wiilka soo tuu hada ka hor labada gabdhood uu wada shukaansan jiray, oo uu fashilmay, oo ay labada gabdhood fahmeen ninkaas khiyaamadiisa,🫣🤔😏🙄
    See bay Mumtaas ku ogalaatay ninkaas damcay inuu gabar kale ku lamaaniyo oo ay waliba laga sii daran E gabadhaas ay tahay walaasheed?🤬???
    Nacalaa filkmkaan foolxumadiisa kutaal 1000jeer
    Cabdishukriyoow cabdiciise iyo cm nimada aa kugu daawadadaa maahane meesha filim kuma hayzid
    Umada wax ay liqi karaan u soo gudbi
    Uqaata Intaas dhaliil, kaftan iyo soojeedin jeedin
    Jow jow

  • @SalmaKalgacal
    @SalmaKalgacal Před 17 dny

    Urfirkrrjothriiryr8ir😅😅😅ridjoffj

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k Před měsícem

    Asc qasalTV markahore muntas hooyada.xaynuusha kamaqarin. Ee waakuaqonsanweyday markasowodhahay maaminikaro.qoofanaqoonin.gabadheda in ankuamino. Ilaa testi.lamaro bacadeen kulanka labad waad cararatay

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 Před měsícem

      Ad oo weyn balse hooyadu ma aqonsan karto gabadha markay sidas uu dhashay ayey tuurtay

  • @FrpCom-s3t
    @FrpCom-s3t Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤