DURDUR KA AANAD WALI LAGUU SOO DUUBIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #gacanlibaax #best #place #for #vacation #In #somalia #and #somaliland !
    #woterfall #east #africa .
    #Foryou #Fyp #viral #Vidoe.
    #Subscribe #Share #like.
    @caalinabyan.

Komentáře • 101

  • @lixle24
    @lixle24 Před 8 měsíci +3

    M.a waa video aad u qurux badan. Hore u soco oo muuqaalo badan nooga soo duub

  • @adansalah8765
    @adansalah8765 Před 5 měsíci

    Masha’Allah

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Před 7 měsíci +1

    ASC, Xagga macdanta ayaa baan xiiseeyaaye!,
    Sallaxyaddan caddaanka ahi waxa ay u eg yihiin macdanta la yidhaahdo LITHIUM,
    Oo ah shiddaalka wakhtiggan casrigga ah' e',
    Insha ALLAAH marka kalle ee aad wakhti u hesho kaxee qof macdanta aqoon u leh si uu u soo hubbiyo Insha ALLAAH.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 8 měsíci +3

    Mashallah kulmiye springs Waa dhul aad u qurux badan mahadsanid.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Ada mudan abdul hore ma u aragty ama ma timi halkan?

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 Před 8 měsíci

      @@caalinAbyan maya dhulkaa.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Wiĺl you try to visit?

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 Před 8 měsíci

      ​​@@caalinAbyangacanlibaax mountains are at the top of my list to visit inshallah.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      @abdulraven4970 I get used to visit yearly.

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 8 měsíci

    👍👀🌴🌴🌴🌳

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase Před 8 měsíci +2

    Thanks Bro!
    Somaliland have a beautiful landscape maansha Allah!
    You will be a wonderful guide

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci +1

      Thank you too.

    • @jamaahiirwase
      @jamaahiirwase Před 8 měsíci +1

      @@caalinAbyan investment waa in loo sameeya...
      Camping 🏕️ area! Trek Road ! Cabinets, guest houses, bundyjump, climbing site
      You can't imagine how many ideas we can develop. To attract youths Somalilander first of all and then to outsiders...
      More income for the country and for the locals

  • @AhmedMahamud-fo6lu
    @AhmedMahamud-fo6lu Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @adansalah8765
    @adansalah8765 Před 5 měsíci

    Dhulka somaliya. Waa quurx

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 Před 7 měsíci

    Keep goin❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 8 měsíci +2

    Milyan like baad uqalantaa maanta

  • @hanaddesignens4685
    @hanaddesignens4685 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah Wallo wa wax wanagsan e noso badi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @se1059
    @se1059 Před 8 měsíci

    Masha Allah aad baad wllo u mahadsan tahay Sidaad dalka hooyo noo barayso

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před 8 měsíci

    Walaal Maya,.
    Anigu kaama codsan war bixin news ku saabsan wadada labada boqol!
    ee su'aal baan ku waydiiyey kaliya.

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Maya hanaga dhiman waa ku jecelnahey sababtoo ah wiil wadani ah ayaa tahay Maansha Allaah.

  • @guledhaybe8214
    @guledhaybe8214 Před 8 měsíci +1

    Caalinoow indr dhulka mc oodhan no so duub iyo beerooyin ba

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 8 měsíci +1

    MAGACEENA WADANKEENA SOO RAACI MEELAHN OO KALE QURUXDA BADAN MARKAAD SOO DUUBAYSO JAWAWWIGA MEESHANA NOO SHEEGA CALACALUSH KUMA MUXU AHA NOO FAAHFAHI WAA MEEL QURUX ILAHAY KU MANASATAY

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Waxaan u so duubaa si aan idiinka siiyo macluumaad muuqaalkasta hadana markaan quruxda arko ayaan is ila waa.
      Muuqaalo hore ayaan ku tilmamay halkay ku taal oo waa degmada sheekh ama gacanlibaax waa silsilada golis.
      Halkan waxa ku dhaw tuulo in ka badan 70 sano magaca kulmiye la odhan jiray waxa xaga bari ka xiga laba buurood oo gacanlibaxda yar iyo ta wayn la yidhaa. Durdurkan wuxu hoos ka xiga buurta gacanlibaax wuxu u shubmaya xaga laasadacawo.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před 8 měsíci

      Wadani asala waa runtaa inta layska qaataa calankaad garanayso la dul dhiganayaa. Salaan sare qof qiimo leh baad tahay xaqiiq

  • @user-qt3me6pl2q
    @user-qt3me6pl2q Před 7 měsíci

    vwar mewsha magaceed asaxABey

  • @wzupppp
    @wzupppp Před 8 měsíci

    Shabeelo mey ku noolyihin meeshaas

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 8 měsíci +1

    Walaahi waan qoslay sidii Riyadh huluulatay😂😂

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 8 měsíci

    Somali nicmooyinka Allaah siyey kama faiidaystaan Allow xaqa tus isna fahana sii yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭 mashallaah

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 Před 8 měsíci

    Masha. Allah سبحان الخالق

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Dr quruxda mesha maxa lagu qiyasi kara ?

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 8 měsíci

    Maasha alah wa meel qurux badan

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi Před 6 měsíci

    WAXA FIICAN IN TALO IDINSIIYO MARKA SIDAN OOKAALEE AAD DEGAN SOO DUUBTAAN IN LUQAD INGRISI AH AAD OO QOORAL AH AAD MARKA DEMBE AAD KUSO DAABACDAAN SII DUNIIDU IDIN FAHAMTO

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Insha allah markaan barto ayan samayn doonaa imakana macalin ayaan raadsan I bara.

  • @aminasaeed553
    @aminasaeed553 Před 8 měsíci

    😎❤❤👌

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 Před 8 měsíci

    Caalin abyan mhdsanid bro waa dhul aad u qururx badan waa ilaahay mahadii

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci +1

      Allah aya ina siiyay dhulka quruxda badan ‘ wali ma tagty?

    • @s-hayna6421
      @s-hayna6421 Před 8 měsíci

      @@caalinAbyan waa ilaahay mshadii indr my waligay maan tagin insha allaah markaan imaado wadanka ayaan soo arki oo aan waliba adiga ku raaci mhdsanid

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 8 měsíci

    Shaqo fiican ayaad wadaa ee sii dadaal. Guul ayaan kuu rajeynayaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Mahadsanid Geele insha Allah waan sii wadaynaa.

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 Před 8 měsíci

    Mansha Allaah.

  • @tullirmustafe1356
    @tullirmustafe1356 Před 8 měsíci

    hhhh macdanta inoo ururi

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Insha Allah ‘ xage kugu so hagajiya

  • @farahessa5322
    @farahessa5322 Před 8 měsíci

    Ma sha Allah

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Před 8 měsíci

    Caalim geesi baad tahay dhulka aad martey cid martay ma jirto geesi dhulkeena Namco ayaa taal mashaalah qurux

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Mahadsanid amina.
      Dalka oo dhan insha allah waan soo maraya idinko guryihiina jooga nala dalxiisa.

  • @aminasudhi1258
    @aminasudhi1258 Před 8 měsíci

    Masha Allah

  • @user-vv6lu3zu7u
    @user-vv6lu3zu7u Před 8 měsíci

    masha Allah ❤❤

  • @mussali3427
    @mussali3427 Před 8 měsíci

    waa saarukh maaha sayruukh

  • @buraale134
    @buraale134 Před 8 měsíci

    Sxb digiriga muqaal kaso diyaari somalidu wa inay barata wa digaaga duurjoga ah aduunkana wa qaali

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Inaan dhaqo ayaan raba insha allah dhawaan ayan hawsha galaya.

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před 8 měsíci

    Next time sxb Glove qaado aad buuraha Fuulayso

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci +1

      Wallahi wa runta fikrad fcn insha Allah. Thanks.

    • @smartmustafemedia8511
      @smartmustafemedia8511 Před 8 měsíci

      @@caalinAbyan Sxb Masku Noocee buu ahaa Ma Abris baa?

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Před 8 měsíci

    Khayr. Alle. Haku. Siiyo. Wax. Fiicanbaad. Natustaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Amin dhmaanteenba’ Mahadsanid sxb.

  • @wiiloyusuf3071
    @wiiloyusuf3071 Před 8 měsíci

    Masha aallh mahad sanid waadnaga farxisay

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před 8 měsíci

    Asc dhamantin ❤ walal wadahab dhagaxa gesi ayad tahay walal mahadsanid

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Saw maha , wixi lagu eegayay ayaan bal raadin doona markaas ayan so guri kolba dhagxaanta dahabka ee ku turunturoodo.

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 8 měsíci

    Dhaadhac haaye

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před 8 měsíci

    SXB maska aad Aragtay ma Copra, nin baan isku qabsanee????

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Ma sheegi karo noocuu aha 🐍 mas huruud ah sida madaxa usi tagaya geedka xagisa u sii gurguuranaya ayunban arkay .

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 8 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 8 měsíci

    Meeshan magaceed?

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci +1

      Gacan libaax ayay u dhawday waxa la yidha KULMIYE .

    • @noahD1636
      @noahD1636 Před 8 měsíci

      @@caalinAbyan markaan dalka soo booqdo inshallah waan soo eegi. Hore u soco. Wax wacan ayaad wada.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 8 měsíci

    Walalo sidaad wax nogu so duubtid oo aad waxaso dhiba nogu marto ilahay ajar haka siyo bal is ilaali yaad luga ka jabine hadad kaliga tahay markan yaraa maxan ceeryanta ka baqi jiray bisinka waliba markay galbti tahay iyado guyaysa markay buuraha so fuusho geedka aad tidhi hargeys iyan ku beeraya inu dhosoq yahay iyan uu malynaya wa figrad fiican inader lakin inu buuraha wax dhaafsan ka bixin iyan uu malynaya silsiladaha wayo hadad guban uu dagto iyo hadad oogo uu baxdaba kama baxo lagamana yaabo inay shinbiri midhahisa aay qaadin oo intay cuntay oogo ama gubanka uu duulin xaarina oo uu dhosoq ka so bixi wayin wayo shinbira iya gudbiya dhirta midha leh ilay ingu waxba ma beerno inta badan marka inadae walihi wad cali badantay bal ku day inu hargeysa ka baxayo ugu uaran ciida buurah ama meelagu ka baxo iyad inad qaado uu bahntay marka bal nala socodsi markad beero inader ilahayna ajar haka siiyo hanoona badiyo adigo kale

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 8 měsíci

      Mahadsanid wall.
      Waad garaty wa dhosoq sid kale xayramad , dayib intaba waxan raba inaan beero bal waan eegi doona insha allah inuu baxo.
      In badan badan ada mudan.
      COMMENTS KAN OO KALE WAA KUWA SHIDAALKA NO AH EE AAN KU TAMARINO. MAHADSANID.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před 8 měsíci

      ​@@caalinAbyan
      Haye inader tijabi inay baxaan anigu waxan uu maleynaya biya buuraha inay adgyin Ama dhananyin tasna tirada ku darso markad beeraysid iyo ciida buurtaba

  • @ibrahimawil947
    @ibrahimawil947 Před 8 měsíci

    maasha Allaah

  • @cumaryusuf7134
    @cumaryusuf7134 Před 8 měsíci

    Masha allah

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před 8 měsíci

    Maa shaallah