Cabdulaahi Cosoble oo ka sheekeynaya Taariikhdii C/laahi Ciise Maxamuud

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

Komentáře • 27

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 2 lety +6

    Reerka Cabdulahi Ciise , Ceydiid iyo Rooble 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před rokem +1

    C/laahi ciise maxmud geesi dadka soomalida ah taariikh dooda baal dahab ah ka galay👍👍👍

  • @siciidxaashi3179
    @siciidxaashi3179 Před 6 lety +10

    Halgame Cabdulahi ciise maxamud allaha u naxariisto somali dhab ah ayay dadkas ahayeen dhaman Halgankii SYL intii ka qayb qadatay allaha u naxariisto dhamantod

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 Před 3 lety +3

    Allaha unaxariisto Halgama cabdullahi ciise maxamud

  • @kalamaantv8429
    @kalamaantv8429 Před 7 lety +4

    Fadlan soo badi muqaalda Taariikhda Dalkeena iyo Dadkeena SOOMAALIYA MAHADSANID

  • @liibaanhirsi1004
    @liibaanhirsi1004 Před 4 lety +2

    Allah ya cizak allah ha u raxmado claahi ciise maxamud iyo aadan cabdule Cusmaan labo hogaamiye oo magac iyo maamuusba ku lahaa somali

  • @abdifatahali3878
    @abdifatahali3878 Před 7 lety +4

    ila aqiiro syl isheg ana jcl allaha u naxaristo abayashen

  • @gaduudog5011
    @gaduudog5011 Před 4 lety +1

    cabdulaahi ciise wuxuu ahaa mujaahid sax ah ilaahay janadiisa hageeyo

  • @kalamaantv8429
    @kalamaantv8429 Před 7 lety +2

    Masha ALLAH Guul iyo gobonimo

  • @abdinasirmohamedadan516
    @abdinasirmohamedadan516 Před 7 lety +5

    ayaanle aad baad umahadsan thy walaal hormar wacan naga dhaq qabyaalada na dilootay

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 2 lety +4

    Ninkastoo is waala ama iskibriya " SA'AD" aa jabinaayo. Jabinaayo.
    Ama waabinaayo

  • @hanadwarsame9299
    @hanadwarsame9299 Před 7 lety

    maashaa'allaah

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Před rokem

    👑✅❤️❤️👑🌹

  • @abdifatahali3878
    @abdifatahali3878 Před 7 lety +2

    ayanle waydi odayga markale abdulkadir saqawi diin 13 maxu ka aha ani waxan maqlay wa ninki kenay 13 às asaay lakin is qariyay shekh ayu aha plz?

  • @abdifatahali3878
    @abdifatahali3878 Před 7 lety +5

    waku amin naahay ayanle

    • @nim7534
      @nim7534 Před 7 lety +1

      Hajisyl Ali ilaahey aamin

  • @omarhaghi
    @omarhaghi Před 3 lety

    2k remaining 100k

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +1

    Abdilahi never been a prime minister In 1960 freedom period the SYL disqualified hem because of his Age 40yrs which the new constitution noted or indicate the age 35 yrs old that is why Mr Abdillahi Essa disqualified to be a member of SYL

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 Před 3 lety +1

      Cabdulaahi Isse wuxuu ahaa Prime Minister sanadku marka uu ahaa 1956 ilaa 1960 under Italian colony.

    • @jamha3683
      @jamha3683 Před 3 lety +2

      afsomali wax bal iska qor Englshna mataqanidee!!!.....Abdullahi ciise did not become the president cos he was aged 38, and the constition required the president to be 40 and above.....

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 Před 2 lety

    Waxaa ka xumaa oo afgamiyay dadkii broo gumaystaha u ahaa

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 Před 4 lety

    aabahey geel lahaa anaa damerleh ayaadhanto waa jirta in mar wiilka magac ukeno waalidka waalidkana sidookale malin waa kumel mari kartaa dadkuna maali ayey iskuleyihin

  • @gacamadheerem.x.d.2984

    Iyeey somaly ky wal tarow waldi li dr osman takhirda ya abtugaaasi

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s Před 3 lety

      dad badn la liida Abdulqadir zoobe dad badn tariiqdoda laga hadlin la liida magc lahaa

  • @yuusufmacalinaadan3608

    qabiil lama yaqaanina waa leedihiin HDM-na Digil iyo mirifle ayey xisbi u aheydna waa leedihiin waxaa muuqata in qabiil uu jirey

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 2 lety

    Wanaag , aa loo arkaa -Dhaciifnimo.
    Cabdulahi Ciise isma casileheen hadoo dhaciif tahay.
    Mosoq masoq uu kasoo horjoogey .
    Ee beenta joojiya