QISOOYIN DHAB AH | DHIBAATOOYINKA QURBAHA LAGA DHAXLO || Sh Said Raage

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 22

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Před 6 měsíci +11

    Waxaan haysano ma aragno illaah swt hanatuso waxa illaah na siiyay aamiin

  • @asadmahamednurmahamednurci9039
    @asadmahamednurmahamednurci9039 Před 6 měsíci +5

    Alx canada wn ku noolahey waxas ma arkin masha allaha allaha raxmanka aya i barakeyey waxas at sheekgeso ma arkin ontario ayan kaga noolahey caruur bey i haysaa carked aniga ba hayo Alx balse diinta xakged adiga bey kugu xarentahay insha allaha waxai oo dhan waxa ka fiican dalkeena somali taasi wa sax insha allaha qeer badan allaha ah na waafijiyo insha allaha dhamanten guul ban rajenenaaa

  • @itaqillaa
    @itaqillaa Před 6 měsíci +3

    Wlaal wax walba
    ALLaah udaa❤

  • @xasanmuqtar3714
    @xasanmuqtar3714 Před 5 měsíci

    Ma sha aallaha

  • @user-um6lt9jf4d
    @user-um6lt9jf4d Před 5 měsíci

    Masha Allah i love sheik sacid rage long life

  • @nimo3724
    @nimo3724 Před 6 měsíci +6

    Sheikhu runbadanaa maasha allaah marqaati baynu kanahay waxaad sheegaysid oo dhan

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo Před 5 měsíci

    Absolutely!
    Sheikhow waan soo soconaayee noo soo ducee in uu Ilaahay Hijrada noo fudeydiyo.
    Ilaahay dadkaad uga digayso khayirkeega ha kaasiiyo

  • @nabadoon3735
    @nabadoon3735 Před 6 měsíci +1

    Sheekh Said wuxuu wax ku arka indha qalbigisa halka Soomaalida badankeed wax ku aragto indhaha madaxooda kuyala oo qudh ah

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 Před 6 měsíci +1

    Tanki you sheikh allahakubarakeyo sida ad qerka nogu shektay

  • @itzManha125
    @itzManha125 Před 6 měsíci +1

    Sax shiikha warkiisa waan ku jirnaah ma siibada

  • @z-1il
    @z-1il Před 5 měsíci +1

    There is nothing better than your motherland

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 Před 6 měsíci +1

    Masha allah sheekh jazakallah khairan ruun badan sheekh waa xaqiiqda kaa jirto qurbaha caruurtu danbii malahan waa meshaa lagu dhalay

  • @muna607
    @muna607 Před 6 měsíci +2

    صحيح شيخ جزاك الله خير بارك الله فيك🖤🙏

  • @asadmahamednurmahamednurci9039

    4 ta idhood allaha wu na siiyey lawad qalbiga iyo lawad madax ku yaali intaba dhibtasi allaha ba ka makgan galney insha allaha qof walbo oo muslim ah allaha ah ka saaro dhiwatada u sheekq shekgayo insha allaha guul wacan bn rajenen aniga iyo inta muslimka ah Amiin dad eye dhiwatdadsi sameesey wa la heleya kuwa ka fiyoona wa la heleyaaa insha allaha

  • @rahh4137
    @rahh4137 Před 5 měsíci

    Sheekh run badanaa muxuu u fiirsaday. Ilaahaw ha nagu fidnaynin.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 6 měsíci

    Absolutely 💯 true
    The Resource 😊

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 6 měsíci

    Wadankaaga Hooyo Wax Ka Wanaag sani ma jiro.Adna Caruurta da keen Sheekh 😊

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 6 měsíci

    Sheekh siciid dhalin yaradu soomaaliyed waxay u bahan yihiin tababar iyo qalabkii ay wax ku qabsadan.

  • @Gidgid686
    @Gidgid686 Před 5 měsíci

    Sheikh Raage when you talk about Canada negatively, you are putting your friends in Canada in trouble. You are saying the truth but no one needs the truth. Avoid the camera when you are talking about thiis issues