DEGD DEG Muqdisho Hooyooyinka Somaliyeed O isusoobaxay Kuna Dhawaaqay dagaal Cadowga Looga Hortago

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 25

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 Před měsícem +5

    Allaha u naxariisto intii dhimatay dhamantod

  • @Maxamedeeq436
    @Maxamedeeq436 Před měsícem +1

    Ale haunaxariisto intadhimatay aamiin yaarabi

  • @SaidsalehSaid
    @SaidsalehSaid Před měsícem +2

    Allah unaxaristo walalahi somaliyeed anakoo rer jabuuti

    • @user-eu5cu8kx7r
      @user-eu5cu8kx7r Před měsícem

      HOYOYINOW ADINKU EED MALIHIDIN WAXA IDIN GABAY KUWA MADAXDA SHEGANAYa EE HOTELADA IDIN HURDA MUKEYFKA KUJIRA GARIGA BURUFKA KUSOCDA ASKARTU HAREERA KASOCDA HADAD RUN KASHEGEYSAN HADALKINA QIIRADALEH KU MUDAHARADA KUWA GOLAHA SHACABKA KUSHEKEYSTA 3000 KUN DOOLAR JIIFKA KUQATA IYO KUWA IYAKA KASAREYA UU UGU HOREYO XASAN SHEEKH IYO XAMSE HADIKALE DHIBTU SIDASBEY USIISOCON

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Před měsícem

    Mash Allah mom
    Babro Somalialy Women Mash Allah

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 Před měsícem

    Inti dimatii Allaha unaxaristo yaaa Rabiii 🤲

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Před měsícem

    Mash Allah Guul Somalialy women 💖 babro

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 Před měsícem +1

    Alle ha u naxaristo walalehen somaliyed
    Halaga dhidhiyo re muqdisho wa abaha iyo hoyada somaliyed lkn
    Somali ha midawdo dawlad xun iyo miid fcnba ha la is garab tago lkn somaliyey inta an siyasad iyo kursi isku haysano dhalintena aya dhimanaysa somaliyey mid ogow nabad aya umada deqda ee kursigu wa miid qudha ee cidanka nabad sugida iyo boliska ha la siyo xoogta khawarijta
    Dawladu wa shacab shacabkuna wa dawlad
    Somali aya somali dilaysa wa ceeb wayn illahay na mideyoo

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před měsícem

    Inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před měsícem

    Allaha u naxriisto dhamantod. Jannada Fardowso Allaha geeyo dhamantod. Kuwan umada Somaliyeed ee Islamka ah dhibatada ku haya Allaha ka qabto. Dab Allaha ku shido

  • @bashiirboodaaye7876
    @bashiirboodaaye7876 Před měsícem

    Hooyooyinku waxay hal maameen hal qodob oo ah inay ka hadlaan oo farta ku fiiqaan nimanka gararka waa wayn oo shabaabka isku fikirka yihiin ee culimada gaalaysiiya shabaabkana xertooda yihiin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    haahay halaga hortago argagixisada iskumaran wa yahuude

  • @muhsiinabbaas
    @muhsiinabbaas Před měsícem

    hooyo wiilkaagu wuxuu dhintay maalintii uu ka mid noqday kooxda xassan dhiiqo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    wa run isir safeyn ba lagu haya soomaalida iyo dhulkedaba ee halo midoobo

  • @muhsiinabbaas
    @muhsiinabbaas Před měsícem

    goobta hal qof oo shacab ah ma joogin mana soo galo.kuwa hadda ubadkoodu ku jiro dawlada xassan dhiiqo ha kala baxaan.

    • @CrisaqDhere
      @CrisaqDhere Před měsícem

      Yaa wax ku noqday bal nosheeg jaajuus yahow bala damiirka ahi

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Před měsícem

    Aayada quraanka iska sax hadii aanad garanayn dadka weeydii ama iska aamus

  • @MohamudSharif-jn2it
    @MohamudSharif-jn2it Před měsícem

    Yahuud islaam iska yeela ayaa u so fadwooda nacalatullaahi caleyka hadafkooduna in islaamka somalida la ciribgooya la tirtiro ee haloo midoobo waa yahuud

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 Před měsícem

    Hala kaco halagu duulo haladabo jarano waa in lagu baan baxo baabuurta wada rasca kuwa dalka xiladhibanada waa shabasb halagarido kuraasata shoiq shariif weligiis ciidanka dalka xoreeyey uma hanbalayern hala dabagalo kuwa waqariijate ku jiro dowalada halawada xir xito kuligood halasoo baxo halasoo baxo

  • @saidaosman8561
    @saidaosman8561 Před měsícem

    Batuulooy batuulooy wax baad fahansan tahay homuud noqo baabuurta fuul

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 Před měsícem

    Soomaaliyeey
    Hadal haaman ma buuxiyo
    Anigoo Lafikir ah ummadda Soomaaliyeey Lana qeysanaayo xanuunka inawada heyo
    Soomaaliyeey dhibka ina haayo anagoo og hadane waxaa iska yeeleynaa inaan arkeynin
    1. Marka hore xirada XALANE HALA XIRO Doladeyna waa inaanu culeys saarno sidey uxire lahaayiin xirada xalane
    2. Mida kale Soomaaliyeey caruurta qaraxa loo soo dhiibaayo hooyo ayaa dhashey weyna ogyahiin mana soo sheegaan saa lacag ayuu username hooyadaas Soomaaliyeey hurdada ka toosa qofwalbane xil dhibaankiisa culey ha saaro

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před měsícem

    Maxaad uga hadli waydeen inankii Ikraan Tahiil iyo Innankii xadhiga lagu bakhtiiyay ee 12 nin xadhiga ku bakhtiilyay waa sidaas oo abada ah weligiin sidaas ayaad ahaanaysaan daalimiin ayaad tihiin.

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 Před měsícem

    Soomaaliyeey
    Hadal haaman ma buuxiyo
    Anigoo Lafikir ah ummadda Soomaaliyeey Lana qeysanaayo xanuunka inawada heyo
    Soomaaliyeey dhibka ina haayo anagoo og hadane waxaa iska yeeleynaa inaan arkeynin
    1. Marka hore xirada XALANE HALA XIRO Doladeyna waa inaanu culeys saarno sidey uxire lahaayiin xirada xalane
    2. Mida kale Soomaaliyeey caruurta qaraxa loo soo dhiibaayo hooyo ayaa dhashey weyna ogyahiin mana soo sheegaan saa lacag ayuu username hooyadaas Soomaaliyeey hurdada ka toosa qofwalbane xil dhibaankiisa culey ha saaro