Ninkaani Qarixii Liido ayuu ka badbaaday Wixii uu arkay ayuu Nooga sheekeyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 114

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem +36

    Allaha meel kastoo muslimiinta oo dhibi kajirto nabad waarta haka dhigo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-vt2sc9yu1s
    @user-vt2sc9yu1s Před měsícem +8

    Wiilka waramaya iyo qofkasta waa ogyahay dhiigya cabyada kaartadooda iyo inay indaba dhigaan qaraxyo badan markaa yaan la eedayn wiilka intii ku dhimatayna allah how naxariisto inta dhaawaca ahna allah ha cafiyo wadankana allah nabad ha nooga dhigo Allaahuma aaaamiiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +5

    illahe baa ku bad baadiyey Sadaqo baxso wll Intii ku dhimatey Allaha unaxariiso inta ku dhawacanteyna Allaha caafiyo Khawarijta Daalimiinta Ah Allaha wadanka Noga sifeeyo

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb Před měsícem +4

    Alx dhex wll allow unaxriso inta dhimaty inta ku dhawacntyna alla ha cafiyo 😢

    • @xafsaabdull2713
      @xafsaabdull2713 Před 27 dny

      Aamiin yarabi walashey kudhimate ilahe ha unaxristo 😢

    • @Mr.shorts34hy
      @Mr.shorts34hy Před 22 dny

      ​@@xafsaabdull2713 ilahay ha u naxariisto walasha iyo inta ku dhimatayba sida xaqdarada ah. Maalin aan sidaa u fogeyn, haddii ilahay qadaro inaa hogaamiyo soomaalida waxaa joogsan doona in si xaqdaro ah xasuuq wadareed loo geysto insha allah

  • @FarhiaismailMohamud
    @FarhiaismailMohamud Před 21 dnem +1

    Aun inti ku dhimatay dhawaca alaha cafimad siyo amiin

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat Před měsícem +33

    Scw scw scw scw scw

    • @user-ld5xk9xh7z
      @user-ld5xk9xh7z Před měsícem

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před měsícem +2

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DeeqaIsmail-mn3je
      @DeeqaIsmail-mn3je Před měsícem

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Před měsícem +1

    allaahow naxariisto qabrigana allaahow waasiciyo intii dhimaty inta dhawaca allaahow bogadhayo😢😢

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Před měsícem +3

    Masha alahu alxmd waa qorned Lkn waxaa noola bartay In magac noola yeelo qaraxii liido Qaraxii soobo qarixii shaamow iyo kuwa lamid ah war ilaha weyn raaxo noolama ogolo lkn wala mooda ilahoow badbadi oo reesi inta jiran alxmd kuwaas washalayn doona koytada muqdishow timid ooo ubarteen in lagu qarxiyo oo lal beegsado mudo markey fiicnato lkn ogada xasidoow ilaha kaweyn alaha aqbalo ducoyinka muslimka aamiin

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 19 dny

      Iska celiya oo dowkada usoo sheega dadka wejiyadiina ku cusub. Dadka xaafada soo dega fiiro gaara u yeesha.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 19 dny

      Waxya ok nuucminal japan oo qof ah hadii aad aragto dowkada usoo sheeg ama adiinka hub gata oo is rifaaca.

  • @mohamedabdikadir291
    @mohamedabdikadir291 Před měsícem +1

    Ilaah haka dhigo mid Nbd noqda blse ❤❤❤Wadanka dhalan yarada ha loo dhiibo

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem +8

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 Před měsícem +7

    Alxmdulilah dheh hadad badbaaday inta ku dhimatay allaha unaxariisto inti ku dhaawacmayna allaha caafiyo 🤲😭😢

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 Před měsícem +1

    Alx ilahy haunaxariso dadkii kudhimtay amiin yarabi dunidan waxyaro dhamanayo weeye ilahy dunidan manuu fidneeyo 😢😮

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před měsícem +2

    Allaha AUN dhalinta xaqdarada lagu xasuuqay dhawaca allaha u booga dhayo amin

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před měsícem +1

    ilaahow cadowga naga qabo Ameen yarabi 🤲😭😭😭

  • @abdirahmanahmed9466
    @abdirahmanahmed9466 Před 29 dny +1

    Ninku ragganimo yara adeer dad,ba nafahoodi ku wayey qarkaleba laxaadkoodi ku wayey adiguna waxaad ku soo celcelinaysa rugba jug iga gadheey waar alx dheh wxas okale lama sheegsheege,

  • @user-rv4si2sl8q
    @user-rv4si2sl8q Před 26 dny

    Alle haku cafiyo inta ku dhawacanray alle hu boga dhayo alle hu naxariisto 😢

  • @xarigle739
    @xarigle739 Před měsícem +2

    Midkaan magaalada waa ku cusub yahay
    From gobol

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před měsícem +1

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +1

    ilalhey baa wax badbaadshee inta meesha dawalad somali imanyso ee shacabka doorteen dhalinyarda meelhaa lagu badanyahwy iska illashaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +1

    Illahey ha u naxriisto inta dhimatey kuwa dhawacna illahey ha caafiyo meesha laba shaab baa ka taliya mid addunku dawalad u aqoonsanyahey iyo mid dawladuha u yaqanan argaxisp

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Před měsícem

    Allaha u naxariito intii dhimatay inta dhawacana allaha u boogo dhayo

  • @saynab7503
    @saynab7503 Před měsícem +2

    wiilka somaliyede kula qabsaday inaad meel qatara iska tuurto kaa celiyay iyo dadka somaliyede jeclaaday inay dhiig kuu shubaan ba uducee una mahad celi ilaahii somaali kaa dhigayy ilaahow soomaali isjeclaysii

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 Před měsícem

    Dhibaatada Allaha naga bixiyo dad muslimiin dhab ah oo walaalo ah Allaha naga dhigo

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Před měsícem

    Allahu Akbar wll ilaahey ayaa kubad badiye alxamduli laah dheh o istiqfarta badso wll

  • @SafaGas-jw4gs
    @SafaGas-jw4gs Před měsícem

    Djibouti 🇩🇯 mantaa laba meel aya kubtaay allow intii dhimatay alle haa uu naxristo dhaman 🥺 anaka allow no kargar 😭

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před měsícem +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ahmedhirsi4402
    @ahmedhirsi4402 Před měsícem +1

    Aniga lacag ayaan uga baaqday ani iyo zxpday😢

  • @ashawooo
    @ashawooo Před měsícem

    Axa waa runtisa illahaya dhibtada ha ka dula Qada umadan illahaya ha xafida

  • @xafsaabdull2713
    @xafsaabdull2713 Před 27 dny

    Walashey kudhimate ilaahe ha unaxriisto igu so duceya ilaahe dartis😢

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem +3

    Cishe goormaad tukateen hadaad makhrib imaateen

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +1

    Waqtigaaga yaa dhimanaa
    Laakiin waad dhimaneysaa maalintaada

  • @user-jf1po3uz6w
    @user-jf1po3uz6w Před měsícem

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Waa walal kaa Awil Ahmed Dubai aad iyo aad ayan uga xumahey wixi dhacy ilaah waxn uga baryaya inti dhmatey janatal farfusa ala ku casumo inta dhawacteyna cafimad deg deg ah ala siyo waxn huba in malin aan fogeyen nabad la heli dono ان شاء الله teghnkaga so dhig

  • @Saayga14
    @Saayga14 Před měsícem +1

    Wiilkan abwan shalaawe u egaah nh tallow mawalaalah nh ma ogi lkn dadka kale u deynaah nh 😅😅

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před měsícem

    Alha cadowga umada somaliyed ha ka qabto yalah walhi wax folxun buu ahaa😢😢😢😢😢

  • @mulkikhaliif-j4c
    @mulkikhaliif-j4c Před měsícem

    Alm dheh hdu Allha ku bad badshay

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g Před měsícem

    Alx allaha ku Badbadi alle usajuud una mahadceli

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Před měsícem +1

    Alah U naxariisto ❤❤ intii dhimatay

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 Před měsícem

    Assalaam U calaykum xal maaha waddankeenna allaah nabad ha ka dhigo inta dhimatayna allaah ha U naxariisto ee somaalaay sidaa wax halaga beddelo Kow allaah isku xidha labo odayaasha qabyaaladdu dilootay Iyo musuq maasuqu ka xorooba sedde dhalinyarooy dalka U kaca oo bilaaba dagaalo ka dhan ah qabiil Iyo Shabaab

  • @SafiaAbdulle-x4g
    @SafiaAbdulle-x4g Před 27 dny

    Subxanalaah

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 Před měsícem +1

    🎉🎉

  • @AnisoCadow
    @AnisoCadow Před 25 dny

    ɪʟᴀᴀʜᴏᴏᴡ ɪɴᴛᴀ ᴅʜɪᴍᴀᴛᴀʏ ᴜ ɴᴀxᴀʀɪɪsᴏ😢😢😢

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před měsícem +1

    Alhu albar

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @user-vy9mc6jd9s
    @user-vy9mc6jd9s Před měsícem +1

    Scw

  • @Samia.Abdirashiid4623
    @Samia.Abdirashiid4623 Před 29 dny

    Amiin Aya rabi

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před měsícem

    Meelaha layskugu tagi iyo kaffe,Café yada dhalinyaro iyo dumaroo iska daaya inta Allaah nabad keenayo, dadku haysku balansadaan xaafadahooda, intaas baan ku talin laahaa sababtoo ah naftu taxadar bay rabtaa.

  • @samatarhassanabdillah2400
    @samatarhassanabdillah2400 Před měsícem

    amiin ya rabi 🤲🤲

  • @maryanabdirahimhassan5177
    @maryanabdirahimhassan5177 Před měsícem

    اللهم امين

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Před měsícem

    Meeshaan dawlada ayaa sheègtay in dhalinyaraadu dhaqan xumaan ku sameeyaan markay sidaa tahay wixii dhaqan xumaan u tagayaa waa nasiibkood waxay ka helaan bulshada kale ee aan dhaqan xumaanta ku jiriini yaanay tegiin mee

  • @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad

    Asc Abwan waku salmi runti dadka keyna Alha bad badiyo wayow qawajirta inta aya dalka kusuganthay taxadar in lagu juro wey

  • @user-gl7ow5jh7p
    @user-gl7ow5jh7p Před měsícem +1

    Wcs❤

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 Před měsícem

    Aamiin amiin amiin yaa rabbi

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb Před měsícem

    Axl dheh

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před měsícem +1

    Ilahy amarki

  • @caizhaziinki7883
    @caizhaziinki7883 Před 28 dny

    scw scw

  • @caishah
    @caishah Před měsícem

    Alxmdulilah Allah mahad leh

  • @liibaanmustaf546
    @liibaanmustaf546 Před měsícem

    Amiin amiin

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před měsícem +2

    Meel dawlad iyo askar iyo alshabab isla shaqaynayaan ganacsato haka reebin

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před měsícem

    Allah wadanka dhibta Allah ha ka dulqaado inta dhimatay Allah ha u naxariisto inta dhaawaca Allah ha u bogadhayo

  • @Satuush61Satuush61
    @Satuush61Satuush61 Před měsícem

    Oojaana poi Alxm pro🤲

  • @samsammohamoud3724
    @samsammohamoud3724 Před 29 dny

    oo muxuu la qoslayaa ama amin qosol leh buu noo sheegayaa marwalba dareenkaagaa laga garan karaa hadaad run sheegayso

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Před měsícem

    Aamiin aamiin aamiinwll

  • @yaskaali4275
    @yaskaali4275 Před měsícem

    Amaanka wadanka hadi dhalan yarada isku wada jir update isku siyaan koxdi laga shakiya qarax wadato social media leskugu soo gudbiyo qofka aso is qarxin rabo ama ficilada dilka sameen raban qof meel ku arko si gudbiyo groupka wa laga hortagi kara tii allane gooni waye wixi qoran lakin da'daalkas dhalan yaro laga raba update social media team work

  • @AhmedSultanAbdi
    @AhmedSultanAbdi Před měsícem +6

    Yaa ku shegay in qarax debada sii yaalo ileen wadigan le waan is waydiiye
    Ama qaraxa ayad ka War haysay ama qorsha iyo qabka wax loo qarxinayo ayaad aqoon u lahayd

    • @abwaancamaari
      @abwaancamaari  Před měsícem +1

      markasta ayay dhici jirtay in marka qarad gudaha ka dhaco oo ay dadku kala cararaan midkle uu qarxo waa sidaa wall

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem +3

      Waa sax dadka reer Muqdisha qabiir beey ku yihiin wax yaabahaas anu waa maqlay in badan anigoo qurbaha joogo ama qarax kale banaanka dhigaan ama rag hubeesan baa gudaha soo gala oo dadka laaya Illaahey kuwaas hanaga qabto qabasho adag oo aan soo daahin yaa rabi umadi waa daashay ee u gargaar anagana naga dhig qoowm isbadala oo diintaada iyo daacadaada qaata qabiil iyo quruna ka xorooba

    • @dhamme0
      @dhamme0 Před měsícem +1

      Maskaxiisu adeegsadey si dagenna wuu u fikirey that's it.

    • @AbdirahmaanAwoowe
      @AbdirahmaanAwoowe Před měsícem

      Maskax buu isticmalay ❤

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Před měsícem

    QARAXA YA KA DEBEYEY 😢😢😢😢 FADLAN ISAQ HARGESA MUSE BIXI KA SHAKIIYEY BRO 😢😢😢😢😢 YARABBI

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před měsícem +2

      WAA KAA QISAL ILLAHEY U TOOBAD KEEN MIDA KALE HARGEISA IYO MUUSE XAMAR MANJOOGAAN HASSAN XABLE QOTE WAAYDII IYO NISA IYAGA OG

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up Před měsícem

      Reer xamar kuu iyaka is qarxiya

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x Před měsícem

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Před měsícem

    Wan Ka xumahay dhalinyaradi koonfureed way oo way

  • @fathiaosman2294
    @fathiaosman2294 Před měsícem

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 😢

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před měsícem

    Af somali cusub xeebka.kkk xeebta waaye

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před měsícem

    Walhi wilkas ilaldaa way dlii gareeen

  • @cabdiqadirshnuurshariif7609

    Allaha 😢😢

  • @FatoumaOmar-mb3mv
    @FatoumaOmar-mb3mv Před měsícem +1

    Scw scw ❤scw

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle Před měsícem

    Muxuu la qoslaa

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media Před měsícem

    ilaahow naga bad baadi

  • @HousseinGohar
    @HousseinGohar Před měsícem

    Scw Scw

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 Před měsícem

    ❤❤

  • @user-to3bl3zu5o
    @user-to3bl3zu5o Před měsícem

    Matalefbabad xasuusate🤔

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Před měsícem

    Hotelka uu wiilku joogay ma kan qaraxu ka dhacay baa magac kala lagu shegayaye

  • @SalmanYare-lv8rz
    @SalmanYare-lv8rz Před měsícem +4

    Dadkan beeen waaye waxan
    Waaa wax ay isla ogyihiiin
    Wlh blh tlh qaabka ay wax usheegayan ayaad ka garan kartaaa ............
    Nimankan waa dad dhoola cadeynayo teeda kale ninka la wareysanayo waa nin wax og oo wwlipo faruur yaha ka qoslayo idinka inaa wax fahantan isku daya plz
    Beeen views lagu raadinayo waaaye waxan

    • @mutafeapdi856
      @mutafeapdi856 Před měsícem +1

      Warunta zhp intanan akhrinba walahi qoralkaga gartay Ben waye shekadan dadki mesha jogay qofkasta o udhawba garafayar odhawacasogadhay inti udhawaydba benta nagadadhe hada buxu ubixiwayay sawki tikidhku ugona kkk

  • @SahroSharmake-uj3zf
    @SahroSharmake-uj3zf Před měsícem

    alxamdu lillah

  • @abdallesomali9576
    @abdallesomali9576 Před měsícem

    hhhh somali ugu imaaw dhibaato vios laga raadi naayo war jeclaa ddku oo waxa qabad yaraa majiro qof dha haayo arintaas dhacday maxaa xal u ah

  • @BishaaroAbdulahi-c7w
    @BishaaroAbdulahi-c7w Před měsícem

    Asc

  • @rahmafarah9237
    @rahmafarah9237 Před měsícem

    Wilka meshu usocde nomushegin lkn

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax Před měsícem +1

    KDS:means
    K.kacdoonka
    D.daarood
    S.salidooda

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před měsícem

    W.m.santihiin .

  • @user-nr9dk3bq9l
    @user-nr9dk3bq9l Před měsícem +1

    😢😢

  • @user-fm2bp1qr9c
    @user-fm2bp1qr9c Před měsícem +1

    Ina abtiyow maabeenta nagadaysid😅😅😅😅😅

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Před měsícem

    Hal sac Dadku mada yaqanan anigu ma garan sacadaa

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Před měsícem

    SANDUULELSHEE 1000 CIIDANKA NISA DHARCADKA QARANKA SO CEELI FADLAN CIIDANKA KA LA DIIRTEY FADLAN SO CEELI😢😢😢😢😢

  • @Suaad8
    @Suaad8 Před měsícem

    Ilaahey umada habadbadiyo

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL Před měsícem

    Waxa illahey ine ciqaabay fisqi ayaa ka so Day meshas wax kheyer qaba laguma Helen khatumo xumo ayaad ku dhimaten cara alle ayaa inuti ku dhacaday

  • @ClrisaaqMaxamud
    @ClrisaaqMaxamud Před měsícem

    Alx