FUGUXO ILA HARGEISA MAXAN KUSO ARKAY ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #somaliland #somalia #tour and #tourism #2024 .
    #hargeisa #muqdisho #djabouti #jigjiga #bosaso .
    #berbera #barbara #burco #2023 .
    #viral #viralvideo #viralshorts #viralshort #viralvideos #viralreels .
    #subscribe #share #like #explore .
    ‪@caalinAbyan‬

Komentáře • 63

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 Před 6 měsíci +4

    Mashallah bowe putland imow❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Insha allah markan so dhameeyo dhawaan somaliland ayaan imanaya yaan lagu waayin.

  • @aishanuur1683
    @aishanuur1683 Před 6 měsíci

    MashaALAAH alhamdulilaah, ILAHAY haxifdiyo Dadkeena Diinteena iyo Dalkeena. Brother dhaliyarada usheeg meelkasta oo aad tagtid inay kuxandiyaan Diinta iyo Dhulkaan quruxdabadan oo loo quriwaayay oo lagutashtay in 50sano kadib ay marti kanoqtaan sidii Falastiin ookale.

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 6 měsíci +1

    Fuguxo waad soo sahamisay waxay noqonaysaa saldhiga ciidanka badda somaliland mid ka mida iyo warshado insha Allah ❤❤❤❤

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco Před 6 měsíci +1

    Amazing view 👏👏

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Před 6 měsíci +1

    Hadaan nahay Abgaal dameerahas waan soo xareysan laheen jah dad asn dameer macnihiisa aqoon ayuu dhulkiisa iska joogaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Naga dhaaf foodada abowe Ab ma tihide

  • @user-zz6qq3pm9m
    @user-zz6qq3pm9m Před 6 měsíci

    Masha allh c/qani Dal mar

  • @ismacilhasanqalib4290
    @ismacilhasanqalib4290 Před 6 měsíci

    Thanks brother sida wanaagsan eednoogu soogudbisay flogaas

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 6 měsíci

    Mashaa Allah alxamdulilaah

  • @user-zq3kb1ix1g
    @user-zq3kb1ix1g Před 6 měsíci

    Haa ❤❤❤ number one vote

  • @AlBAZRiChannel
    @AlBAZRiChannel Před 6 měsíci

    Keep going pro

  • @Maanbile
    @Maanbile Před 6 měsíci +1

    MashaAllah

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 6 měsíci +1

    Haa codka waa ku siin lahaa Maayir hore u soco

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci +1

      Channel ka magaca ma inoga dhiga mayor ka soo socda ?

  • @engjeesto
    @engjeesto Před 6 měsíci

    Calin iyo diyass pro

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 Před 6 měsíci

    Hore usoco sxb

  • @channelkasuldaanka6312
    @channelkasuldaanka6312 Před 6 měsíci

    Foodiyo bagaaraha ugu fiican meel lafuulo baaruuta waawayn

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci +1

      Waa run lkn gawadhidan imu sameeyaan food iyo bagaare .

    • @channelkasuldaanka6312
      @channelkasuldaanka6312 Před 6 měsíci

      @@caalinAbyan haa sxb soo badi muuqalada xusuus waayo waayo ayaad nasoo xasuusinaysaaye waan daawadaa muuqaladaa melkasta aad tagto xataa marka hawdka dayr fadal dhafaruurta ka guranaysay 😂wlhi aad uga helay marka dhulkaa miyiga soo duubto

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      @@channelkasuldaanka6312 mahadsanid sxb shidaalka aan ku shaqayno waa dhiiri galintiina.
      Mahadsanid waan fulinaya insha allah codsigaga.

    • @channelkasuldaanka6312
      @channelkasuldaanka6312 Před 6 měsíci

      @@caalinAbyan aadun walaal

  • @Cayncayker
    @Cayncayker Před 6 měsíci

    Xaggaa iyo gobolka sanaag buuraleyda sanaag ilaa laas-goray

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Insha allah .
      Waxaan lahaa sanaag markayga labaad inaan imaado markay barwaaqo noqoto.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 6 měsíci +1

    Haa maayirku wuu shaqeenayaa Si fiican ALLE ha daayo,Waliba ninka Amarkiisi ama Fikirkiisi ahaa Caagaarinta iyo qurxinta ka midho dhaliyey ayaa an ahay 🤣🤣,in kastoo laga fiican yahay faanka hadana in wixii wanaagsan la sheego waa xaq.

  • @channelkasuldaanka6312
    @channelkasuldaanka6312 Před 6 měsíci

    Wlhi noloshii dhabta ahayd ayaad nasoo xasuusinaysaa Masha Allah hore usoco walal

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Dad badan ayaan u fahansanayn inay tahay Nolosha dhabta ah .
      Mahadsanid .

  • @faisamohamed4113
    @faisamohamed4113 Před 6 měsíci

    Camerada cadaan kyara dhig lkn HD

  • @foozia426
    @foozia426 Před 5 měsíci

    Inay dhaga aday maxaa

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 Před 6 měsíci

    Burco soo duub please

  • @aminaomar5550
    @aminaomar5550 Před 6 měsíci

    Lughaya next😊

  • @cumarxasan8358
    @cumarxasan8358 Před 6 měsíci

    Somali waa, is ku dhaqan Idaha Gobalka Galguduud sidoo kale marka lakaxeyn tago xay xay ayaa la dhahaa.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Maxad is lahayd ma ju aya la odhan hargeisa marka la jogo

  • @Cayncayker
    @Cayncayker Před 6 měsíci

    Calin abyan nin aan taaagero hore usoco wll❤

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 6 měsíci +1

    Isaaqoow amxaarka ka hara: aad sahanka u tihiin:

    • @Dhufsade11
      @Dhufsade11 Před 6 měsíci +1

      Waayahay markaad Amisom ka hadhaan

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 6 měsíci

    AALINOW,
    FUGUXO WAXA LA YIDHAHDA,
    DOOXA DHEER EE KASOO BILAABMA AREA DAA BOODAALE EE LASOO DHINAC RAACO EE ALMIS KAMARA DABADEDA BARI.
    MESHA BIRUHU YAALAAN DOXASAA LOGU MAGAC DARAY ADEER EE SIDAA U OGOOW.
    MAHAD SANID ADEER.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Haa waan ogay .
      Ada mudan waxan ku shegay muuqaalka labaad ee fuguxo kaga waramayay caaqilka fuguxo ku waraysty.

  • @mahamuudhersi
    @mahamuudhersi Před 6 měsíci

    Warshadda ha la kiciyo oo juhdi muwaadinimo iyo la dagaalanka faqriga iyo shaqo là aan ta u gunto. Sidii isbedel bulshaddu u hesho dawlad iyo shicib intaba wcs

  • @user-id8nc9mg5f
    @user-id8nc9mg5f Před 6 měsíci

    Gaadhigii bakhaarka bigile ka bxi jiray😂

  • @JalaqSane-db4wp
    @JalaqSane-db4wp Před 6 měsíci

    War ari nama tusin ee ido dheh maxaa ku Qaaday waxaa kale laxdu ma dhega la o ee iska sax soomaaliga walaalle

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Haye wan saxaya adna magaca iska sax

    • @JalaqSane-db4wp
      @JalaqSane-db4wp Před 6 měsíci

      Magaca ayeydey ayaa iibixisay waan u shegaya haddii ay iga bedeli balse maahan haddii afkasomaliga laga saxay in aad xanaQdid

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim Před 6 měsíci

    Ciyaalka wax siiya dadkan gajadi maxay aheeyn

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Ma inan kuso duubno ayad rabta laba xabo buskut ah on siinay!

    • @AminamahamedIbrahim
      @AminamahamedIbrahim Před 6 měsíci

      @@caalinAbyan may e rali noqdo haduu aad abu walidki siiseen man arkayne wan idinka ralin galinaya miyaga markan ubaxno carururta wax aya lo qaybin jiray waxan la akhyarta dhaqanki may javiyen halka wada wana samantihiin

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      @user-pb8ms9pk2v wax dhiba maad samayn kaftanku wu ino furanyay.
      Insha allah marka dambe waan idinso duubaya.

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 Před 6 měsíci +1

    Wan Sumal ah, Dhukan oo Xamel gashan ayaad ku sheegtay Wan dhega la'. Dhaqan celis ayaad u baahan tahay.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Hhhh horto maad fahmin waxaan sheegayay , miyaad ku noqon muuqaalka oo waad fahmi mise anaa kuu sharaxa waxaan u socday ?

  • @AlBAZRiChannel
    @AlBAZRiChannel Před 6 měsíci

    Keep going pro