Alle haw naxariisto Sayid-Sheekh-Mujaahid-Maxamed Cabdille Xasan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 04. 2023
  • Alle haw naxariisto Sayid-Sheekh-Mujaahid-Maxamed Cabdille Xasan.
    Abwaan Cabdiwaaxid Cali gamadiid, waxa uu ku jiraa dadka ugu aqoonta badan taariikhda Sayidka, waxa uu ii sheegay inuu ka hayo 124 gabay iyo taariikhdii ay ku yimaaddeen. Sidoo kale wuxu awoodaa inuu ka sheekeeyo dhacdo kasta oo lagu haysto Sayidka iyo qaabka ay u dhacday.

Komentáře •