Mohamed Omar 2023 | Sawirka aad Iska Haysato Ayaa Saamaynaya Sida.... ⁴ᴷ┇dhiirigalin 100% (Working)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 01. 2023
  • ✔Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka maaslim media idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    ✔Muqaal Cusub : Mohamed Omar 2023 | Sawirka aad Iska Haysato Ayaa Saamaynaya Sida.... ⁴ᴷ┇dhiirigalin 100% (Working)
    Link : • Mohamed Omar 2023 | Sa...
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub taabo bottom-ka ( notification )✔️
    #Dhiirigelin #shorts #MaaslimMedia
    Jazakumullahu kheyran
    ✔Subscribe Link: / maaslimmedia
    ✔ Nagal Xiriir:
    Twitter : / maaslimm
    CZcams: / @maaslimmedia
    ✔ Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka Maaslim media
    ✔ Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, CZcams, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the CZcams channel maaslim media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Maaslim Media.
    ✔ Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    ✔ / maaslimmedia
    • Contact Us: maaslimmooto@gmail.com
    • Copyright © Maaslim Media
    ▂ ▃ ▄ ▅ ▆ ▇ █ SUBSCRIBE █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▃ ▂
  • Zábava

Komentáře • 21

  • @crashiidduulaye5694
    @crashiidduulaye5694 Před rokem +10

    RuntiiY WaxaaD ahaataY dhiirigaliYeH soosaRa maR walpa qalbiYo daalaY Oo biLa dhirigalin aHaa Oo aN kamiD aHa. aLx

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem +5

    SHeekada Xiis aad u weyn ayeey leedahay... Qof walba haduu intan fahmo Farxad iyo Niyad wanag ayuu ku noolaan lahaa... Mahadsanid Muuqaalkan aad noso gudbisay

  • @XARIIRXADAARI
    @XARIIRXADAARI Před měsícem +1

    Nabiga igula salliya ((SCW❤))
    Allaah haku guuleeyo ustaad aduun io aakhiraba allaah dhamaan qofkasta muslimka ha u rumeeYo riyooyinkooda aduun io aakhiraba waxan ahay nin ku haminaya wadan uusan udhalan imikana jogin inan mar un madaxweyne ruuxiya ka noqdo si aan ugu hiliyo dawladaha islaamka ee reer galbeedka talada io amaamiirtooda ku shaqeeya ee aamin sanayn in allaah ka dhigay dad muslim ah oo xaqii io Hogaamintii wanagsanyd ee aduun io aakhiraba ku haboonayd inay wadan gaaallo ah sharciyadooda ku dhaqman iyado mararka qaar arkaysid wadan muslim ah oo odhanaya wadanka sharci io kala dambyn ba ka jirta sharcigu waa kan diinteenu ina fartay maha midkale

  • @khadiijamohamed3761
    @khadiijamohamed3761 Před rokem +2

    Hadalo aad u qiimo bdn masha allah alle hakaa abaal mariyo wx aan wx fcn modayey ayan ogaday ineysan ficnen alxm🤲🥰

  • @mohamedboos4694
    @mohamedboos4694 Před rokem +2

    Waa oraahdii igu saamenta badneed on maqlo Jana alaha kugu badalo m,cumar somali booswen bad ujoogtaa

  • @abdalla8869
    @abdalla8869 Před rokem +3

    masha allh alaha alaha ku sharfo ustaad mohamed.

  • @user-qd8qk6cf9o
    @user-qd8qk6cf9o Před rokem +2

    12/8/2023 25/1/1445 day 1 dib ha udhigan walal raaj hawlahaga wad gulaysanysa insha allah inbadan bad soo fashilantay lakiin markan 1sano oo kaliye joogtee bas hal sano adkayso wadada toosan haka leexan walahi wad guulaysan

  • @khalidali4825
    @khalidali4825 Před 3 měsíci

    🎉m.a runti wax bdnbaan kafaidey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Inaabshir
    @Inaabshir Před rokem +1

    Tnkiz walki🙏🥰

  • @idilkhadar4583
    @idilkhadar4583 Před 6 měsíci +2

    Mohamed❤🎉

  • @user-sm7hh3hh2r
    @user-sm7hh3hh2r Před rokem +1

    Horay usoco

  • @adanhussein4458
    @adanhussein4458 Před rokem +1

    Mahadsind🙏

  • @SuhuurMaxamed-jz4gr
    @SuhuurMaxamed-jz4gr Před 11 měsíci

    Masha Allah

  • @MukhtarCali-yk9vx
    @MukhtarCali-yk9vx Před 8 měsíci

    Masha alaah aadbayuxiisobadantahay

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem

    Mahadsan 🙏👍👍👍

  • @muuseoptionn
    @muuseoptionn Před rokem +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XusnoQurux-gm1il
    @XusnoQurux-gm1il Před rokem +1

    Masha Allah wallky

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 Před rokem +1

    Ad bay u xiiso bdanthy shekadan