Geedaha Calafka xoolaha ( Fodder trees)📞+254717446236

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 06. 2022
  • Waxaa jiro ila 5 nooc OO geed OO aad u Borotiin badan OO ka mid ah calafyada xoolaha lasiiyo ama loobeero sida Geedka :
    1.Leuceana ( Lusiyaana)
    2. Lucern tree ( Luusaan )
    3. Sesbania sesban.( Sesbaaniya)
    4.Caliadra ( Kaliyandhara)
    5. Glyricidia Sepium & Maculata.( Galaayrisidhiya )
    #GeedahaCalafka
    #foddertrees.

Komentáře • 23