Wararkii ugu Danbeeyey Xogta Qaabkii loo Dhaawacay Donald Trump oo la ogaaday sida loo dayacay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

Komentáře • 23

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před měsícem +1

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před měsícem +2

    💔😭 Xasan waa Xasan Waa Beenaale 👍 Wuxu rabaa in ku Xalaalesto Lacagtii masakiinta 😭💔kani umada somaliyed Ilahay ha ka Qabto 💔😭

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před měsícem

    Ilaahow xasan dalkena iyo dadkena ka qabto amiin 🤲dalkena waxa uu kuceliyay 91😢

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 Před měsícem

    XASAN SHIIKH ASIGAABA SHABAAB LA SHAQEEYA...WAR RUN AHNA MA YAQAANO....

  • @aaiishaMaxamed
    @aaiishaMaxamed Před měsícem

    ❤❤❤macalin xasan sheikh wuu soojiifaa wuuna sooriyoonaa kadibna futada ayuuka had laa dig digta iskadaa ee itoobiya ujawaab ee jawaab taan camal sii❤❤❤waa mahadsantahay macalin😂😂😂

  • @Subeyriga
    @Subeyriga Před měsícem

    ARAGTIDA HORFADHI MEDIA WAA QABAALAD AMA WAXAYNA AQOON ULAHAYN GABI AHAANBA WADANIYADA AMA DAWLADNIMADA IYO SHAQSIYADA MADAXWEYNA

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před měsícem +2

    Inkaan dhiiqo waa nin xanuunsan soomalia waa inay tashato Alaaha nasiyo maamul wanagsan oo daacad ah reerkisa aan xaran sinin Alaaha nasiyo amiin yaa Alaah

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před měsícem +1

    Hal xabad ayey sidaas u wada ganbaden balka waran dadka gaza oo diyaaradaha lagu burburinayo carurta iyo dumarka wayelka

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před měsícem

    khabiiliiste baatahey sxb beenloow baatahey rabbi ka bakh sxb

  • @hassansadaaq4988
    @hassansadaaq4988 Před měsícem +1

    Hasaan sheehk heestii axmed naaji gacantaa adigaa isku gowracey gud aweeso adiga gashayoo ku ogday Hasaan sheehk tariiqda meel xun ayaa ugu jirtay umada somaliyeed kaas ogoow hadiii nool shahay iyo hadiii dhimatay tariiq xun ayee ku raaceyso umada somaliyeed waa yaqaanaa Duke canbaro ayaa tahay

  • @mhamedshucayp2076
    @mhamedshucayp2076 Před měsícem

    7:51 sheeko kalle niyow wxbaa kuu laban

  • @maryanbile5662
    @maryanbile5662 Před měsícem

    Anigu waxaan qabaa dawladnimada somalimaliya waxay ubaahantay in la isqarantaago waayomadaxwayne kasta oo yimaada waan ka soo horjesanaynaa wana ku mucaradaynaa waayo dadka somalida dhibka dawlad xumada qayb ayaan kanahay waayo waxaan inoo muqda rerka talada Haya sidii marba reer loogu dhibilahaa taa un baan kashaqaynaaa iyoeed aan dhamaad ilahay waxaan ku talin lahaa marka hore ilahay kacabsano wixiu dalkena iyo dawladnimada xumaynayana iska dayno waliba solimalida qurbaha joogata wadanka faraha ha kalabaxaan waayo waxaan dhib ahayn kuma hayno waliba dadka saxafada dalkooda ha utudhaan waxaad shegaysaan ilahay uga baqa

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Před měsícem

    Ku wane wa Asasiiino Mafia

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 Před měsícem

    Xssan sheekh isagaaba la magaca. XSHM(XASAN SHEEK MAXAMUUD)= XSHM(XARAKATUL SHABAABUL MUJAAHIDIIN) Waana sababta uu u yidhi looguma yeedhi karo

  • @yusra2501
    @yusra2501 Před měsícem

    Isku xishood xasan ku walo

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Před měsícem

    Xassan dhiiqa wale nin qarway camal waye wax ushegaya. Ogobey, halka uhadalka kafirsan wax udhahaya!😀😀

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Před měsícem

    Sxb.adigu.waad waalan tahay camal war xasan sh isgaarsiinta ma gurigiisay ku.taal mise xasan sh miyaa.sharci daro iyo.awood burcad nimo ku dhaqma sidii.afwayne iyo.farmaajo oo reero qayaNo iyo reero fisqi ahaa oo ku dhaqmaayay qaybi oo.xukun tankale amaan fiican ayaa jira markii loo eego xiligii xaarmaajo oo maalin walba qarax kadhacaayay meel somaliya kamida

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 Před měsícem

    Weger. Sheekoy ku nacay!. Ma maraykan baa maxkamad fasax uga qaata kolka muslimiinta basaasayaan. Kuwaas oo ah mudiniin maraykan ah.