Daawo Warkii Udanbeeyey Dagaalkii Canfarta Oo Meelxun galay Tallaabada Maanta La Qaaday iyo Abii O A

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024

Komentáře • 33

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 3 dny +1

    Mashaa Allah guulesta guulesta inshaa Allah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad Před 2 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iska dhiciya Itoobiya injiray

  • @makoarreyeh6369
    @makoarreyeh6369 Před 3 dny +2

    Guul insha alah

  • @DekaroblehhassanHassan

    guluuu somaliyed inch Allah ❤❤❤❤

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 3 dny +1

    Guryihii way gubeen danaakiladu meelwalba wey gubeen odocalidu,

  • @user-xh8wj2ku7v
    @user-xh8wj2ku7v Před 3 dny +2

    ♥️🇩🇯♥️♥️👍💪💪

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 3 dny

    Inshaaallahu waad guuleysanaysaan .

  • @elmi-bt2jg
    @elmi-bt2jg Před 3 dny

    Guul iyo gobanimo but the big somali cities that Afar new police invaded are missing

  • @CabdiraxmaanBare-bd4nj
    @CabdiraxmaanBare-bd4nj Před 3 dny +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-xh8wj2ku7v
    @user-xh8wj2ku7v Před 3 dny +1

    🇩🇯♥️♥️

  • @farhiyaabdirahman5146

    Soomaali iyo Jabuuti waa iney iskaashadaan dadka lagag iyo hub iyo rasas ha la siiyo Itoopiyaanadii ayaa u soo hiilineyso

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před 3 dny +1

    Habeen wanagsan walken qayaha iyo qimaha leh

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Před 3 dny

    War wuxu inagumee sanaa muxuu ku hadlayaa waaba inlaga mamnuucaa baradha uraysa yaa usheega in gaas laga qaaday oo lanacay

  • @GouhadGouhad
    @GouhadGouhad Před 2 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 Před 3 dny

    Waa nin xanuunsan

  • @HusenMohamed-ue7xj
    @HusenMohamed-ue7xj Před 3 dny

    Guuulsomali❤❤❤

  • @SaynabIbrahim-fb8mr
    @SaynabIbrahim-fb8mr Před 3 dny

    Waa in laga baabiyo

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 Před 3 dny

    waad waalantahay Aby

  • @sharmarkeaadan7552
    @sharmarkeaadan7552 Před 3 dny

    Geesi inta aad wararka nosoo tabinayso halganka meelb Adagbad kaga jirta

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 3 dny

    Qaad mooyaane wax kale oo ka yamaada Itoobia MA jiro.

  • @XALIIMOFAARAX-u7u
    @XALIIMOFAARAX-u7u Před 3 dny

    Baabaiya buulashooda ha garan waayaane

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 3 dny

    Somaliland waxaan qaad iyo mukhaadiraat ahayn inoogama yimaadaan Itoobia. Madaxweyne Muse waxaanu ka codsanayaa in la joojiyo qaadka oo laga Beero Dhulkeena. Abiy baddeenii ayuu duulimaad ku yahay. Waa markii 4raad ee barlamenkiisa ka sheego. Wuu Hanjabayaa!!!

  • @IssackEdha
    @IssackEdha Před 3 dny

    ❤❤

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 Před 3 dny

    Malaha, maxaabiisti somaalida yeey dileen, kadibna waxey ka dhigayaan in meydadkaa yihiin cafar.

  • @HousseinAli-k6s
    @HousseinAli-k6s Před 2 dny

    Bad. Ma heeliysid. Somali ledahay inta of somali ku nolyahay adunka abyow

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad Před 2 dny

    Oo ma'aydhis baa ku dhacay caatabadanaa mase cuqdad soomaali baa dishay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wuu baroortay

  • @CabdiraxmaanBare-bd4nj
    @CabdiraxmaanBare-bd4nj Před 3 dny +1

    Guul guul 👍👍👍👍👍

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Před 3 dny

    Baabiya buulasha oo guba

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 Před 3 dny

    Abby axmad waxuu bilaabay qaabki uu badda ku gaari lahaa isaga oo somaalidi itoobiya ku bilaabay barakucin iyo in uu dhulkooda siiyo qowmiyad iyaga ookale ah waad lasocotaan waxa Abby axmad uu kawado gobolka sitti 'xerada barakacayaasha ee qoloji 'mooyaale iyo meelo kale oo dhulka somaalida itoobiya kamid ah
    Dadkaasi sababta aay ciqaabta intaa la'eg aay umarayaan waa qaabki aay itoobiya ku gaadhi lahayd biyaha somaaliya
    Isbihinbihinta iyo halada jilicsan waxbo hau dheg raaricinina waa af diblomaasiyadeed oo waxuu iska jeedinayaa indhaha caalamka
    Abby axmad kadib marki uu digdig iyo indho cadays somaalidu uu waxbo uga qaadi waayay hadana waxuu isku dayi doonaa in maslaxo uu ku dayo kadibna uu qorshahiisa sidaa ku dhamaysto Marka dowladda somaaliya aay bad ka kiraysana uu xoog isku dayo
    Itoobiya waa in hangool faraare leh laisaga qabtaa oo aan xitaa bad Laga kirayn

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Před 3 dny

    Sidee ayaad xormo ugu heysaan Midnimadda iyo madax banaanidda dalka Somalia, adinkoo qeyb kanid ah maamuladda dalka lagalaya heshiis qar iska tuurnima ah?. Sidee ayaad nooga dhaadhicineysaa inaadan dooneyn inaad kuxad gudubto madax banaanidda dalkeena?. Miyaadan ogeyn inaad gobal dalkeena kamid ah lagashey heshiis adigoo ula tacaamulaya sida dowlad madax banaan?..