sida loo isticmaalo haanta Hass gas(Hass gas usage)part 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 09. 2021
  • rakibaada Hass gasta sida ugu fudud ee loo isticmaalo

Komentáře • 17

  • @najmaabdirizak1105
    @najmaabdirizak1105 Před rokem +1

    Jasakallahu Kheyran waan ku faaiday clipkaan 👍

  • @sidiiqbashiir8403
    @sidiiqbashiir8403 Před 2 lety +1

    Shukran wll
    Anoo kaligay meherad kashaqaynaya
    Ayuu igafurtay clipkani in Aan guriga uraacaa Customer kii✋✅

  • @ahmaat19
    @ahmaat19 Před 2 lety +6

    Mobile ka silent iska saar mar hadaad video duubaysid.

  • @h.s.a3661
    @h.s.a3661 Před rokem

    Thanks videogiino woo icaawiyey

  • @abdimohamed4773
    @abdimohamed4773 Před 2 lety +2

    waar waxan video maahe video wacan usoo duuba dadka
    oo siwanaagsan ukala dhigdhiga
    waxan taleefanku ka dhex qaylinayo waxba kamaanu fahminee

  • @mamaadna8723
    @mamaadna8723 Před 2 lety

    inti gurilagaga tay cuntana kari aya laidahay wuna kalafurna carbo hiir wansakadafe wlih

  • @fartuunfartuun6088
    @fartuunfartuun6088 Před 2 lety +1

    Alcasa wa nagu qaraxde gaska😭😭😭

  • @asiyaqasim2342
    @asiyaqasim2342 Před rokem

    Way mahadzanid

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 Před 2 lety +2

    Mobile ka ayaa naga naga jiidhay

  • @user-uz5sx5fz6g
    @user-uz5sx5fz6g Před 6 měsíci

    😂😂😂😂

  • @ibraahimi
    @ibraahimi Před 2 lety

    Hadii daboolka laga furo afka soo gaaskii ma ka baxayo haanta ? Aamin ma yahay bilaa dabool in laga tago?

    • @wakhti81
      @wakhti81  Před 2 lety

      Dabool wa laga maarmi karaa lkn waa inad ilaaliso si aan daloolka wax loogu mudin hadii lagu mudo ama hoos loo riixo daloolka gaas aya kaso baxaysa marka kawar hayn ayey ubaahantahay

    • @wakhti81
      @wakhti81  Před 2 lety

      Lakin daboolku isagu gaasta kacelinaya maha dabool kale ayaa ka hooseeya kasaana celinaya gaasta

    • @ibraahimi
      @ibraahimi Před 2 lety

      @@wakhti81 @WAKHTI wll aad baad u mahadsantahay , Hass gass ta sida loo isticmaalo oo faahfaasan mar kale video ma nooga soo sameyn kartaa youtube ka waan la raadiyey waan ka raadiyey waan heli waayey cid si faahfaasan u sharxrysa