SIIRO 18 | Hijradii koobaad ee Abisiiniya | Hijradii Ardul Xabash

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
    2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
    3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
    4: muuqaalo documentary ah
    5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
    6: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Komentáře • 34

  • @abdikadirmohamed5166
    @abdikadirmohamed5166 Před 3 lety +5

    Bro bal dib ugu noqo siirada qaasatan Abu salma kuma geeriyoon Abdul xabashi uxud ayuu ku geeriyoodey saxaabiga ku geeriyoodey ee ridoowey waa cubeydalah ibnu jaxshi

  • @cumarcumar5935
    @cumarcumar5935 Před rokem

    Msh Allh Msh Allh

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před rokem

    mansh lalah mahadsanid

  • @sahramuuse4678
    @sahramuuse4678 Před 2 měsíci

    Ilahay haka ajarkiso

  • @abdiomer4217
    @abdiomer4217 Před 3 lety +4

    Waa si fican wll waxan isku dayeynaa inaan kusoo xidhno asxaaptayada ilaa family kayaga inha allah wad mahadsan tahay wll

  • @sombet4849
    @sombet4849 Před 3 lety +1

    Tankle walal qisadi azxpta baranmijyo noga so same ilah haku barakeye

  • @abdirizaakabdikaadir5380
    @abdirizaakabdikaadir5380 Před 3 lety +1

    Insha allH wll mcn alle Hkaa Apal ma riyoH wxd nozoo gudbinayzah Ziiro Aan aad ola dhacy dhagayzigeeda wllhi Ee Umalihin dul Qaad an ku zugno qaypaha zoo zocda lkn inzha allH wn zugi doonah Ziiradaane zd u zoo gudbinyzy Aad bn OLa dhacy oo Meelkazte wd ka xuzty Aad bd ugu mahadzntahy wllky🥰🥰❤

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 Před 3 lety

    Wll ilahay haku xifdiyo run ahaantii ilahay hakaa raali noqdo,cilmigan ha joojin asigoon dhamaystirin waligii cid walba oo daawata ajarkeeda ayaad leedahay.
    Mhdsanid

  • @hussenhassan6748
    @hussenhassan6748 Před 2 lety

    sobadi👍

  • @KamarhajiMohamed
    @KamarhajiMohamed Před rokem

    Yaa hogaaminayey saxaabada markey uhijrooden ardul xabash

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 Před 3 lety +2

    Thank you zhp qli

  • @kamalgiftin1448
    @kamalgiftin1448 Před 3 lety +2

    Jazaakallah

  • @kamalgiftin1448
    @kamalgiftin1448 Před 3 lety +2

    Thnks Brother ❤💯👈

  • @caynixasan5187
    @caynixasan5187 Před 3 lety +1

    Insha allaah wall waa kusoxiri donaa

  • @abdihafidh.4079
    @abdihafidh.4079 Před 3 lety +1

    Manshallah sxb alle codka hakuu barakeeyo siirada oo markii hore lagu raaxaysanayay barashadeeda hadan codkaaga sii waanajinaya

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @kamalgiftin1448
    @kamalgiftin1448 Před 3 lety +1

    OK👍

  • @mahdicumaryusuf1295
    @mahdicumaryusuf1295 Před 3 lety +1

    kheyr allah haku siiyo wll .10kan danbe miyad ictikafeysaa.waxan ku leyahay camal kheyriya wad ku jirtaa .sh dr yasir iyo khadar johar.xisaab sada intad ALLAH swt N Muxamed scw Saxaabadi radiyallahu can humaa aad xustay wakhyigad galisey × ku dhufo inta daawatey ee aad ALLAH swt n.muxamed scw saxabadaba kula xustey .xisaabso 10ka malmood dhib male inaad nagala maqnaato lkn Week laba jeer bn so galinayaa kunoqo

  • @abdikadirmohamed5166
    @abdikadirmohamed5166 Před 3 lety

    Umu salma ma aheyn. Umu muminiinta lagu guursadey xabashida Ee waxey aheyd umu xabiiba bintu abuu sufyaan Oo ka dhintey cubeydallah ibnu jaxshi

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 Před 3 lety

    Barnaamijkan inoosooceli plz

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784

    Qaybihiikle mee sxb

  • @bishaarougbaad5505
    @bishaarougbaad5505 Před 3 lety

    Manzha Allah wllo waad mhadzantahy wn kusoo xidhay dadkii iigu dhawaaa I.a wna sii kordhinayayaa say 10kaa cisho uga faaidaystaan hdii Allah idmo WhatsApp ku share dhahayaa kolpa dadkaygii shaydaanka dhibayoo aan u ogalayn lkn wxaan laysku dayaa in laga guulaysto

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 Před 3 lety

    SHUKRAN SHUKRAN khadar, Waxaan kuu rajeynayaa kheyr. Waxaana rajeynayaa kuna Boorinayaa in asxaabta ku xidhan Channel-kan in ay saaxiibadood iyo Gurigoodaba ay kusoo xidhi Doonaan barnaamijkan, si ay u Fahmaan jidkii losoo marey iyo sida Ay u dhameys tirantey diinta Islaamku ku, loona raaco tarbiyadii iyo hogaamintii NEBI MOHAMED csw, laguna dabaqo hadba Marxalada lagu jiro, RISAALADA NEBIGANA csw waxa ku lamaan ku Dayasho xigmadeysan, fidinteeda , ka wax hogaaminaya iyo ka la Hogaaminayaba , bi'idniLLaah.

  • @sombet4849
    @sombet4849 Před 3 lety +1

    No badi walaal tankle 30 dakiko kadhig

  • @shaaaruuyare8545
    @shaaaruuyare8545 Před 3 lety

    Sxbyaaloow persia wadankee la dhahaa hadda ??

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 Před rokem

    Abu siniya ma itoobiya miyaa ka wadaa wll

    • @KamarhajiMohamed
      @KamarhajiMohamed Před rokem

      Haa magaci hore ethiopia weyan xabashida Aya utaqaana hadaba

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 Před rokem

    Markab la raaco miyaa jiray