South Sudan | Qabiil ku meyrta kaadida Lo’da | Dhaqan yaab leh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Qabiilka Mundari oo ka mid ah shacabka Suudaanta Koonfureed ayaan warbixintan uga sheekeyneennaa, waa qabiil ay Lo'du u tahay wax walba ... waxay leeyihiin dhaqan cajiib ah.

Komentáře • 107

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 Před 3 lety +3

    Aniga waan xiiseeyaa taariikhaha dalalka ama wadamada

  • @mohamedfarah7762
    @mohamedfarah7762 Před 2 lety +2

    maashaa Allaah, Allaha ku barakeeyo, dhageysiga barnaamijka ayaanba ku noqonay dalmar. south sudan oo lo' weyday waxay ka dhigan tahay somalia oo geel la'aan ah.

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 Před 3 lety +11

    Barnamij qurux badan hubal waqtiba galay diyarintiisa 💕💕

  • @ayubpro
    @ayubpro Před 3 lety +4

    keeep going Aweys haaji nour muuqaladan oo kle inoo soo badi

  • @mohammeddeeqiko9260
    @mohammeddeeqiko9260 Před 3 lety +4

    Bahr Al Ghazal, Wau
    South sudan 🇸🇸 aan kaa soo salaamaya

  • @xamdicaruus9344
    @xamdicaruus9344 Před 3 lety +10

    Jubo 2019 bishii 8 ayan kaso laabti alla kuleel iyo maleriya badanaa

  • @jccmahdaristudio4797
    @jccmahdaristudio4797 Před 3 lety +5

    Alle Hakuu barakeeyo maskaxda iyo maankaba

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 Před 3 lety +5

    alxamdu lilaah alaah ayaa mahad leh iga dhigay islaam

  • @ugaaska7107
    @ugaaska7107 Před 3 lety +1

    Mahadsanid Awees
    Waa Barnaamij Qiimo badan Oo Aan Wax Badan Ka Kororsaday

  • @saadiqabdi5429
    @saadiqabdi5429 Před 3 lety +5

    Aad baan u jeclahay barnaamijyadaada horay usoco wll

  • @mohameddahirshire6491
    @mohameddahirshire6491 Před 3 lety +2

    Wll waad mahadsanthy horey u soco waxaan kuu rajeynaa guul Aweys xaji nuur aweys AARka

  • @mascuudchannel8777
    @mascuudchannel8777 Před 3 lety +4

    waxaan umalaynayaa inaanay jirteenba south sudan hadii aanay lo du jireen

  • @qanciyemedia2915
    @qanciyemedia2915 Před 3 lety +4

    Kaadida ayey ku qabeystaan aa??😁😄
    Wabiga niilna wuu dhexmaraa dalkooda

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Před 2 lety +1

    waa baraamij aad u fiican hawsha wada

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 lety +1

    Thanks my brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo

  • @MOFARAHMF
    @MOFARAHMF Před 3 lety +5

    Thank's itaal media it is beautiful programs it is very job thank's uways ❣❣❣💞💞💞👍👍👍

  • @saciidloveloveofficial8721

    Hor Mr wcn insha allh

  • @mascuudchannel8777
    @mascuudchannel8777 Před 3 lety +4

    waxaan jeclaanlahaa inaad ducomentry nooga soo diyaariso taarijkhda qowmiyadaha dega waddaka MALI

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před 2 lety +3

    Barmamuj wanaagsan weeeye
    Waam xiiseeya inaan caalamka wax ka ogaado dhaqamada tariikhda aduunka.

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 Před 3 lety +4

    Mudhaari wan kadhex shaqeeyaa
    Dhaqankoodu wa sida aad usheegtay
    Magaaladoodu waxa layiraa tarkeeka

    • @yaxyecabdirisaaq5574
      @yaxyecabdirisaaq5574 Před 2 lety

      Sxp intee kaagala so xiriira ado mahdsan waxyaabo qaar inaan ka waresta rabay insha allah whats app number ama face book messenger mid ii reeb mahadsanid

  • @mascuudchannel8777
    @mascuudchannel8777 Před 3 lety +3

    zxp wan kutagera vidoe idhaafa ood so dhigtaana ma jiro

  • @abdikanialikulane3221
    @abdikanialikulane3221 Před 3 lety +2

    sxp waad ku mahadsantahay qaabka halaasigaa ee aad noogu laxameesay vidio ga

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Před 3 lety +2

    Aweiz zxb waakuwataaa ☺😍

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +3

    Mashallh 💗❣

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 Před 3 lety +5

    Subxaanallaah

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 Před 3 lety +4

    sudan waa wadan qabiilo badan saaxiib

  • @melmi3299
    @melmi3299 Před 11 měsíci

    Mash Allahu Aweys mahadsanid

  • @ugaaska7107
    @ugaaska7107 Před 5 měsíci +1

    aweys aarka mahadsanid.
    kama xiiso dhaco dhageysiga warbixintan xiisaha leh

  • @maxamedsalemaancabdiraxmaa3138

    Maasha Allah aad ayaa ukala baratti hadalkaagi dhan waa sax
    Waxaana kasoo salaamayya Casimadda Juba south Sudan

  • @abdullahiabdimualim1397
    @abdullahiabdimualim1397 Před 3 lety +4

    Walahi wxaa tahay qof dadaal badan

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 Před 3 lety +4

    Sxb suudanta waqooyi muuqal kasoosamee

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 Před 3 lety +2

    SIDA HADA AY YIHIIN WAA KA FIICNAAN LAHAYEEN

  • @ducoofficial
    @ducoofficial Před 2 lety +1

    Keep going bro

  • @sharmawade
    @sharmawade Před 3 lety +1

    Iyaa cadaha maa wax kaxeey siisaa

  • @maxamedjamac3547
    @maxamedjamac3547 Před 3 lety +2

    Sxb ado raliya haday surogaltahy mirirada no badi ilaiyo labatan daqiiqo gadhasii

  • @saciidloveloveofficial8721

    Pro waan jeclahy wllhi tawintaada

  • @abdirizkabdirizk5765
    @abdirizkabdirizk5765 Před 2 lety

    Mashaa Allah

  • @weup25
    @weup25 Před 3 lety +4

    Taadiikhda qabiilka Tigrey-ga kasoo hadal walaal waad mahadsantahay

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Před 3 lety +1

    Najaaso wayn

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 Před 3 lety +1

    Yaahuu hinduuska iyo ayaga waxba is madhamaan hinduuska hindiya xitaa waxey aamiin sanyihiin kaadida lo'da iney daawo tahay subixi Markey soo toosan ayey cabaan

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah Před 2 lety +1

    South sudan oo aysan lo' joogin
    Dantaa waxay Ku khasbi lahayd inay wax cusub LA yimaadaan si at noloshiodu u sii jirto

  • @mohamedahmednuurjalwo577

    Manduuri ma ahan ee waa Mundhari iska sax magaca dhimee

  • @mahadjimcale1439
    @mahadjimcale1439 Před 3 lety +2

    Waxeyna dagan tarkeeko

  • @muuminislaam1377
    @muuminislaam1377 Před 3 lety +3

    waa dhaqan yaable

  • @wadanidaacad782
    @wadanidaacad782 Před 3 lety +2

    Abti manduuri, lama dhaho. Ee waxaa la dhahaa mundhaari, mahadsanid, mana aha kaligooda,kuwa kaadida lo da isticmaalo, ee dhiinge nuweer. Iyo kuwa kale oo badan ayaa sidaa sameey, thanks

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 3 lety

    Waaba cawaan Taf naageed ayey ka qaaaliyeysiinayaan qudh baxday cajaaib shiikhooow

  • @herozacki1178
    @herozacki1178 Před 3 lety +2

    Shaqo wanaagsan sxb soobadi

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před 2 lety +1

    Kaadi lona way cabayaan
    Shiishadna way cabayaan.
    Wadanki dhamaa ee aqoonta sudaan ay ka mid ka ahayeen ma shiishad ayay ka barteen .hada miis cunada la sarto suul ma leh iyo hoose ama waabo kijo ma leh

  • @cumarabdigadir668
    @cumarabdigadir668 Před 2 lety +1

    Ayey naqan lahayen

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    masha allah thank you 🙏

  • @iidleiidle48
    @iidleiidle48 Před 3 lety +1

    Hhhhhh WA sax wlhi anaaa tagy wax bdn ku so dhaqmay aweys

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Před 3 lety

      thanks bro, hadda maka soo noqotay mase weli halkaas ayaad joogtaa

    • @yaxyecabdirisaaq5574
      @yaxyecabdirisaaq5574 Před 2 lety

      Madama uu waan kuso dhaqmay uu dhahay waxee u egtahay inoo kasoo tagay mxa yeelay qaab ka uu hadlay ayaa ah past ama wax uu soo sameeyay mar hore mahdsanid

  • @alasw65
    @alasw65 Před 3 lety +1

    lakin waxaadan sheegin in eey iska saaraan afarta ilkood ee hoose

  • @mahamedhasen4019
    @mahamedhasen4019 Před 3 lety +1

    Aslm ckm
    Wl video ga sidee xuquuqda laysku siiyaa iga so jawaab

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 Před 3 lety +3

    ♥️

  • @shaarubshoppin217
    @shaarubshoppin217 Před 3 lety +1

    Dad wax barta ayey ahaan lahayeen

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 2 lety +1

    Cowro maleh weeyaan 2009 Kii tagay yaab ayaa iga soo haray

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 Před 3 lety +1

    Waba dad wada tashanaya.

  • @shariifshaadan6941
    @shariifshaadan6941 Před 3 lety +1

    Cawaantii African

  • @Somaliyahanolato
    @Somaliyahanolato Před 3 lety +1

    ok

  • @ugaaska7107
    @ugaaska7107 Před 3 lety

    Awees, Waxaan Aad U xiiseeyaa Barnaamijyada Aad Adigu Soo Jeedisid.
    Si Deggan Ayad Usoo Tabisaa Oo Xirfad Ku Dhisan Oo Qofka Daawadaha Ama Dhageysta Ah Aad U Xiiso Geliya, Iyo Goobta Aad Codka Ku Duubto Oo Ah Meel Xiran Oo Dhageystaha Si Fasiix Ah Wax U Maqli Karo
    Mahadsanid Kun Jeer

  • @qalixasan7585
    @qalixasan7585 Před 2 lety

    Alla iga dhigay islam

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Před 2 lety +2

    Kkkkk arortii markey nadiifiyaan oo eey kadida ku soo mertaan kkkkkkkkk

  • @abdullahimohamed6040
    @abdullahimohamed6040 Před 2 lety

    Waad qaladay mundhaari

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 Před rokem +1

    sida aad u aqrinayso miyay ka dhab tahay yaab

  • @ameeradagan5534
    @ameeradagan5534 Před 3 lety +1

    DADKAAN MAXAA CADIBAY NIO

  • @4kshakra595
    @4kshakra595 Před 3 lety +1

    way baabiilahad sabto mayaqaaniin waxkale

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 Před 3 lety

    Soo badi

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Před 3 lety +2

    Makhluqad min makhluqati laa

  • @mahadgooni
    @mahadgooni Před 2 lety

    Maduri mahane waa mundhaari

  • @sumayoalii4857
    @sumayoalii4857 Před 2 lety

    Sout Sudan dalkaa uugu madow aduunkaa

  • @luulkhaliif2637
    @luulkhaliif2637 Před 3 lety +1

    Suudaanwaayaab

  • @mohameddaahirafrax1912
    @mohameddaahirafrax1912 Před 2 lety +1

    Sxb qali sothsudan wey babi lahyen barnamijkana waa noomuhiim ee noosoogudbi qabiilka QOOROMOOJO DHANKOODA

  • @mohasaid6159
    @mohasaid6159 Před 3 lety +1

    waxa kadhiman diinta islaamka in labaro

  • @yuusufmuuse1375
    @yuusufmuuse1375 Před 3 lety +1

    A

  • @abdisabriye
    @abdisabriye Před 10 měsíci

    Cawaan aan waluba noloal aduun heysan iga dheh

  • @mohafishaal4190
    @mohafishaal4190 Před 3 lety

    Kuwaas anigaa garanaayo waxaa ladhahaa mundari waa kuwa ugu xun dabeecad xun yihiin

  • @mizkimohamud2069
    @mizkimohamud2069 Před 3 lety +1

    🥰🥰

  • @maxamedcabdiraxman4564
    @maxamedcabdiraxman4564 Před 3 lety +1

    Sxp xita dinkaga wey kuqubeystan kadida l'oda an kadhax shaqeya runbek

  • @cabdiqadirnuurmaxamed2131

    anigaa joogo walee beentiis maaha

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 Před 3 lety

    Sxb ayan tan ma lagu arko

  • @abdisamadsheikh
    @abdisamadsheikh Před 3 lety

    Anigu Waban Kadhax Shaqeyaa
    Aragtidodaa Idhibayso Cawaanta

  • @cawilabdi7847
    @cawilabdi7847 Před 3 lety

    Lakin iska sax dinga boqolkiiba sideedan kama ahee

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 Před 3 lety

    Hadey wayaan loda waa sidii reer magaal waayey biyo iyo korontada

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 Před 2 lety

    kk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 cadi ma ahan dhaqan kan wlhi

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Před 2 lety +1

    Somali xarka lodha guryaha kudobata way jirta

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 Před 3 lety

    Meelan hilibka cuneyn mba joogi Kari aniga

    • @abdimacalin4197
      @abdimacalin4197 Před 3 lety

      Anaaa saas ah qaali hilib baan saaid ucunaa ala hadaan ku guursado adiga dhan hilib amaan kaa dhigaa kkkkkk

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 Před 3 lety

      @@abdimacalin4197 kkkkkkkkkkkkkkkkk arooska iska aroos ma ahee wxbaa kahoreeyee illahay hnoogargaaro

    • @abdimacalin4197
      @abdimacalin4197 Před 3 lety

      @@kaltunomar4417 aamin wl farxad ayaan ku rajayna markasto

    • @yaxyecabdirisaaq5574
      @yaxyecabdirisaaq5574 Před 2 lety

      Wllayaal hal talo hilipka cunistiisa badan xanuun ayaa laga qaadaa lama badsado si aad ah

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Před 2 lety +1

    shaqa fcn ayaad qabatay

  • @cumarabdigadir668
    @cumarabdigadir668 Před 2 lety

    Dur jogta ugarsata xay wanada kalle