WAXAAN WAA DHAQAN XUMO WAAYO XAASKAAGA WAA COWRADAADA ! 😭😭😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND CZcamsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

Komentáře • 256

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio  Před 2 lety +42

    tik tok reaction very funny ah soo daawo oo ku biir channelkeyga kale thanks
    czcams.com/video/cG9bBh-iXWQ/video.html

  • @hamdamed8280
    @hamdamed8280 Před 2 lety +5

    Subxnallah rabiyow qalbiyadeena ha leexin markad tosisay kadib salamaad ilahayow naastur 😭😭😭😢😢😢shukran wll qali

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 2 lety +20

    Xasan soya markan arko wxaa isleeyhy wili dadkii wanagsanaa wili dunida kama tagin🥺❤

  • @abdulkadirkhalif5192
    @abdulkadirkhalif5192 Před 2 lety +3

    Ninkan wa nin wangsan lkn waxa jecla laha in soo badiyo .

  • @adnoahmed2145
    @adnoahmed2145 Před 2 lety +5

    Raganimo wxn u aqaana midka xaskiisa u maseera xita nin inoo firiyo aaan ogaleen hore u soco wll 🙏❤

  • @ramlamohammed4176
    @ramlamohammed4176 Před 2 lety +3

    Keep going bro

  • @Dollarpoi
    @Dollarpoi Před 2 lety +6

    Wall soya wa ku wata lpx keep going👊👊

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 Před 2 lety

      Walal allaah dambigaaga
      Dhaafo aduun iyo aakhiro
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka
      nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
      czcams.com/channels/Ngn30Z4ecIj35mk5LQYpSA.html😭

  • @suhuurcraxman6582
    @suhuurcraxman6582 Před 2 lety +8

    Allow soo hanuuni umadeena rag iyo dumarba waabo lagu waashey wlhi social media teeda anigu ahaana wlhi mabo isticmaalo wax ladhaho socially alle imana kaso inaan Sidaan u barto geeri ayaabo ii dhaanto adiguna sooya allow ku xafid ❤❤❤

  • @zamzamqurux5501
    @zamzamqurux5501 Před 2 lety +3

    Waa kuwuu yidhi Rasuulku SCW waa dayuus walahi

  • @AyaanAhmedcabdi-qm1tw
    @AyaanAhmedcabdi-qm1tw Před 7 měsíci

    Alha akbar ilahay ha soohanuuniyo wll dadka xun mise dhaqamada xun heysta adiga ilhay ha ku barakeyo❤abowe xasan sooya ❤❤

  • @hooyokhadijo.5119
    @hooyokhadijo.5119 Před rokem

    Xasan sooya wllkeyga runta ayaad kahadashay alle haku dhowro arin taasina waa arin Aad uxun Xasbunallaah

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Před 11 měsíci

    Wax walbo diinda iyo ala kacabsika ayaa kacilin lakin hadad diin ala kacabsi aad lahen wax walbo waad kudhici Alxmdulilaha ilahay hanu siyadiyo diin dena🤲🤲

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 Před 2 lety +4

    Masha allaah xasan zoya habo mcn illaahey haku xifdiyo sharaf iyo ciso aya mudan thy wan ku qiiroday hadalkaga jzkmllaah qeyr

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Před 2 lety +1

    Walhi waa runtaa waye xassan oo ka yar ayaa ka maskax wanaagsan xassan dhamaan nimaanka social media keenan

  • @lareinedamitie4142
    @lareinedamitie4142 Před 2 lety +4

    hassan mon frr tu es un homme qui mérite le respect de tout le monde tu me plait

  • @imranfarah4351
    @imranfarah4351 Před 2 lety +7

    Kuwan waa dayusin allow naga qabo shartodha amiin yarabi.

  • @ifraxmohamed3678
    @ifraxmohamed3678 Před 2 lety +5

    Aniga waxan is weydiya dad sidas uhadlo sidee iskula nool yihin noloshodana ma thy mid ala rali ka yahay xasbunallh aloow noloshena ka rali noqo ilahoow no dabi dhaaf adun iyo aqiro 🥺🥺🥺

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 Před 2 lety

    Wael fariid ayaa tahaya waa run wllo dumarka waa sharfaada

  • @MahdiMediachannel
    @MahdiMediachannel Před 2 lety +3

    mashaa Allah sxb brother aboowe legend wax walbo keep doing

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 Před 2 lety +6

    The legend always to legend hassan soya Ivery support brother go foward everything ❤💯💗💞💟

  • @ibrahimsouguehmed2813
    @ibrahimsouguehmed2813 Před 2 lety

    Hassan soya salan sare from Balbala (Djibouti) ,respect

  • @nimcoabdalla1775
    @nimcoabdalla1775 Před 11 měsíci

    Walal walahi runta ayad kahadashey subxanalah ilahayow imankeyna nosug ,gafkeyna iyo gerideyna hakulmin ,walal xasan soya waxatahay qof anan runta kaganban waxan dhihilaha raga kale inay kugudeysadan intas iyo in kabadan iney kugu deysadan waxan Kalo dhihilaha labadodana ilahey haso hanuniyo ,walal wey kuqaldanyihin waxas ayku dhaqmayan ilahay qalad koda hatuso 😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 Před 2 lety +1

    ABSOLUTELY No No No Videoga Anoo Dawaan ...soya Thnx Wlaaal Qaali
    .Long life I.a

  • @ficanali4795
    @ficanali4795 Před 2 lety +7

    Maya soya legend keep going 💪 👏

  • @qaalijanoaffeal5979
    @qaalijanoaffeal5979 Před rokem

    Runti kuma xirna caqliga iyo iimaankaba dada ama cumriga ee waa hodaayo illah kugu galado marka xasaan imaankada iyo diintaada allaha kugu barakeeyo aadbad u dhaqan wanagsantahay allaha ku karaameeyo

  • @ayanabdi7875
    @ayanabdi7875 Před rokem

    Wllkey xasan soya iska daa hora lo yiri abur iyo wano ke horeyey ninka wano qadan mayey wa duli iyo duliyad alle xaqa ha wafajiyo

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před 2 lety +3

    Adaan kugu raac sanahay wllkey Xasan waxan waa xishood la aan nolosha kuma Qurux badno subxanalaah allow na astur

  • @deimanismail1914
    @deimanismail1914 Před 2 lety +5

    Deway u think 🤔 Is alway true 👍ur ma legend 👏keep going bro 💪👏soya

    • @mahatabdale5994
      @mahatabdale5994 Před 2 lety

      Ninka rerkisa io noloshiisa privet ka ah social media keney baa qaldan

  • @nacimomohamed2863
    @nacimomohamed2863 Před 2 lety +2

    Aniga fikir ahan teyda total waa ey ila qaldan yihin waxey ku dhaqmayan iyo waxey ku hadlayan tankale labadowodba isma dhamaan waa damer iyo labadisa dhagood niinka waa niin damir la aan iyo aqoon la aan isku darsadey oo reer magal limada qalad u fahamey ayadana ma dhanto marka waxaan dhihi lahaa labdan qof ilahey ha idin so hadeyo ilan hidayada allaa lehe

  • @hibaaqdeganhibaaqxx5707

    waa saxantahay xaaskaaga asturo sababto ah dad bey ka dhalatay adigana waa sharaftada ilmahaga hoyadood

  • @sadamhussein7013
    @sadamhussein7013 Před 2 lety +1

    Big. Lagend. Xassan. Soya. Keep. goin

  • @abdirahmanuled9680
    @abdirahmanuled9680 Před rokem

    Masha allah Hu Akbar Allah he will Somalia Asanda maku family mashallah keep

  • @medhayan7382
    @medhayan7382 Před 2 lety

    Hassan soya duca qabe siidas umada wax ugu sheg wa sidu nabegenu salalahu calayhi wasalam inafaray

  • @user-vp8bg4me5q
    @user-vp8bg4me5q Před 5 měsíci

    m.a wllky. ale ha ku sharfo soya❤❤

  • @maariyaxasan5609
    @maariyaxasan5609 Před 2 lety +2

    Hassan soyaa wll horumar wacan allaha ku xafido 🔥🔥

  • @user-gi5jx3mn6y
    @user-gi5jx3mn6y Před 11 měsíci

    100 k 100 walalkeni hasan soya❤❤

  • @Sharif_abuzaid
    @Sharif_abuzaid Před 2 lety +5

    Legend always legend Hassan soya keep up 🙏💯

  • @luulmaxamed6285
    @luulmaxamed6285 Před rokem

    Maya waa ceeba hadeeye hahana laheena ceeba hitaa kama katali laheena xajiga waa wasaqa nimo allha ha nuuniyow

  • @lilshenoyoo7188
    @lilshenoyoo7188 Před 2 lety +1

    Brother soya wacdi iyo waano waano somali sheiq baa horeee ugudaalay, Allah forgeve uss

  • @ismacilmousa9187
    @ismacilmousa9187 Před 2 lety

    M.a bro xasan cali shariif ilahey haku barakeyo tan kle mesha waxad kafanmi kartaa ineysan wax iman ah leheen labadodaba

  • @raxmoqurux3701
    @raxmoqurux3701 Před 2 lety +1

    Waxaan wax laga xishoodo waye sidee ayaan ugu hadlaa noloshayda qaaska ah aniga ayaabe qaas itahy illhey ha soo hadeeyo wax aan dhahno ma naqaane 🤲 wllkey ♥️🇸🇴

  • @ruweydocabdullahi6149
    @ruweydocabdullahi6149 Před 2 lety

    Xasan adig allah kusiyay aqali kan wa dulihi asig iyo nagsat allah nagaqabtoh

  • @cashacali517
    @cashacali517 Před rokem +1

    Maya ma keene😢😢😢

  • @cabdirahiimcabdihassan4424

    Horta dadkaan amey somali eheen oo afka somaliga aybarteen itopian iyo waxkale ay yihiin dadkan pro wallaahi somali ma ahan

  • @nacimomohamed2863
    @nacimomohamed2863 Před 2 lety

    Walaal xasan soya hadii raga oo dhan sidaad qoon aad u leyahay ama aad wax u fahansan tahay hadey wax u fahansan lahayen wey ficnan laheyd lakiin nasiin daro kulamid ma aha marka walaalkey macaan ilahey haku dayo fahankaga 🤲🤲🤲👌💗💓💖💖❤👍

  • @feysalyarechannel3908
    @feysalyarechannel3908 Před 2 lety +6

    Big legend Soya keep going 🙏🏽

  • @faadumofilsan2840
    @faadumofilsan2840 Před 2 lety

    fakar ahaanteeda waye qalad dan yihin mana soo dhig la heen public Hassan soya walalkey aaanka jclhy xisood alle was ku xiisay nin damiir leh tahay alle ku xafidiyo xassan soya ku horto wa qalad danyahay ninmanka somaliyed qaarkood waxa layabay wxa yabahay xun soo dhig ka yaan ninka iyo naagta qabo lag fiicanyahay wa u adkey waye anig damiir way sii wayday xassan soya alle ku xafidiyo walalkeyg qaliga nin xisood lag ba tahy nin damiir leh ba tahay il xun ka dhowr xassan soya meelka kasta joogtid alle ku xafidiyo shar iyo sheytaan alle ka xijaabiyo into ka xun kuma tus 😍😍😍😍😍😚😚😚😙😙

  • @aisham8460
    @aisham8460 Před 2 lety +4

    You are the man I love you brother🙏

  • @ayanabdi7875
    @ayanabdi7875 Před rokem

    Mid kale wllkey raga o dhan hadey adigo kale noqo lahayen wlhi raga dhan wey ficnan lahayen

  • @abdirahmanuled9680
    @abdirahmanuled9680 Před rokem

    Thank you husband you are right😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Před 2 lety

    Xaaskada waa dharkada in asturtid social media ha keenin hassan maya weligaa ka digtonow naag in aad keentid never

  • @qaaliibraahim4137
    @qaaliibraahim4137 Před rokem

    Kuwaan xishood mayaqaanan ee yey kudaalin yayna ku oomin wax waana yaqaana lawaaniya walaalkey waa nasib xumo in dad muslim ah sidaan udhaqmaan 🙊🙊🙊🙊🙊🙈🙈🙈🙈🙉🙉🙉🙉

  • @princesshukri8994
    @princesshukri8994 Před 2 lety +1

    Wlhi waa ceeb weynate waxa ey kuhadlen wax lagu hadlo maxan runti ilahay haso hanuniyo 😭😭😭😭😞😞

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 Před 2 lety

    Marka damiirku hadlaayo dibnuhu way aamusaan walaalkay xasan sooya hadal sax ah baa sheegtay umadeena alle hasoo hanuuniyo

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 Před 2 lety

    The one of legend aankaqoslo muuqaaladiisa commentiga wlhi waligey ma arag Hassan soya cml wlhi keep going legend

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 Před 2 lety

      Walal allaah dambigaaga
      Dhaafo aduun iyo aakhiro
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka
      nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
      czcams.com/channels/Ngn30Z4ecIj35mk5LQYpSA.html😭

  • @hayti8085
    @hayti8085 Před rokem +1

    Walhi anba Wan layaaba subxanallh ilhay hasoo deeyo 🤔😳

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Před 11 měsíci

    Bisika yasiinka Kuwan waa dayusin allow naga qabo shartodh aaamiiin yarabi🤲🤲🤲😭😭😭🇸🇴😭😭😭

  • @abdimahad8481
    @abdimahad8481 Před 2 lety +2

    Musicada Qiirada maxaa waaye 🤣😄😄

  • @farxiyofilsan777
    @farxiyofilsan777 Před 2 lety +2

    Soya legend 🙌

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 Před rokem

    Dhaqanka fican iyo diinta alle hakugu anfoco

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před 2 lety

    somaidii xumaantii ayey xarago moodeen laakiin dadkan caruurtooda bal aan aragno meeshay ku danbeeyaan xasan soya guulayso

  • @hanicali3714
    @hanicali3714 Před 2 lety +1

    Masha allaah xasan

  • @mahadjokar1738
    @mahadjokar1738 Před 2 lety

    Dhiri galiyaha weyn soya

  • @miskidiamondkayse917
    @miskidiamondkayse917 Před 2 lety

    Abti somalileeh dawatah dadkeedah waa lan ee ha ubixin oki

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Před 11 měsíci

    Walhi wiil wanagsan in atahay waan uga lakin hada ayaan kuqiray wll mcn wanago waa shey qaliya wll😢

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 Před 2 lety +1

    Runta waxey tahaay dadka in eeey iskuaqli ahayn balse halkan waxan ugubaryaa inuu ilahey hasohanuniyo illen kasoqatka waa danka Allah.Adigane hassan waxan kurajeynaya inuu ilahey wiligaa intee nolashaa kadiman ilahey hakudowra illen wat uqalantaa 😘😘😘😘😘😘

  • @mucjisoxaaji2146
    @mucjisoxaaji2146 Před 2 lety

    War kuwaan Waa Duli AAN xaya Laheen

  • @hibaaqahmed9331
    @hibaaqahmed9331 Před rokem

    Waa runta wllhi wll mcn

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 Před 2 lety

    Family oo dhan ma Soo galyaan social media ceeb ayay nagu tahay social media dhaan

  • @amira1438
    @amira1438 Před 2 lety

    War kuwani waa labo dayus umada halaga qabto san waa ceyb subxanalah dhaqan islan iyo mid somali ma ahan iney san lacag ku sameyan aye raban acudubillahi

  • @baabafanax2276
    @baabafanax2276 Před 2 lety +1

    Ninkeygi miinyara u noqo ka wadaa ycni xaas lapaad noqo cml aad iyo aad u dhaqan xun yhiin wlh waxa nagu soo batay dad bila dhaqan dadkii ka weecinaaya wadadii wanaagsaned saman xun lagu jiraa alloow qaatumada nagu toosi 🤲🤲

  • @wardamidhiq8238
    @wardamidhiq8238 Před 2 lety +1

    Ax Ax Ax😢😢😢😭

  • @cabdirahiimcabdihassan4424

    Maya soya wxaas illaaheey kugu ma kalifo waxaas prother waxaa nin diinta kudhashey alle hakuxafido soya pro

  • @xalimocoolos4316
    @xalimocoolos4316 Před 2 lety

    Maya waa dhaqan xumo dhaqan xumadaan oo kale Allha naga kuriyo intii muslim ah subxaanallh

  • @yaasmunmo4079
    @yaasmunmo4079 Před 2 lety

    Sharaf kunoolow aad ayaan ogahelay intaad uwaanisay qoyskaas 👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌

  • @munaali2388
    @munaali2388 Před 2 lety +1

    Subxanalaah Allah soo xanuuniyo waa aqro saman xasbunalaah

  • @halimakasim7305
    @halimakasim7305 Před 2 lety +1

    Somaliyey rerkan dgaqankena iyo dintena ayey kucayaren e an reboot dahno

  • @maryanabdiaziz983
    @maryanabdiaziz983 Před 6 měsíci

    Keep going abowe mcn ❤

  • @ibraahimcabdi5767
    @ibraahimcabdi5767 Před 2 lety

    Xasan soya walaahi walaalkey xaQiiQada aad kahadashay waana runtaada waano kufilan lamaanaha weytahay waaadaada kiibgoin baro horay usoco

  • @xaalim0xilkas595
    @xaalim0xilkas595 Před 2 lety

    Dunida wax yawo ad layabto iyo waxed kuqosho waluku arka lkn wxyawha qar wallga xishda wax leyahway ilah wadatosan hakuu sorido amin

  • @cabdirahiimcabdihassan4424

    Maya maya aniga xaas iyo carruur waa leeyahay illaaheey inta Muslim ah oo aduunka kunool haku toosiyo jidkatoosan waa aqruzamaan xishoodkii ayaa laga tagey

  • @ducaysanchannel1325
    @ducaysanchannel1325 Před 2 lety

    Bro haku daalin kuwan diinta islamka ma haystaan dhalinyarada fidmeyan nyrabaan mashruuc inagu soqateen

  • @apaanduuleqanciye3758
    @apaanduuleqanciye3758 Před 2 lety +7

    Iʟᴀʜʏ ʜᴀsᴏᴏ ʜᴀɴᴜᴜɴɪʏᴏ😭

  • @saidebari2195
    @saidebari2195 Před 2 lety

    Mashallah allaha kubarakeyo wll soya wanku jaclahey

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Před 2 lety

    Iidaa ku heystaa waa qalad waye labo nin ayey isku guursaney waa dhaqanka hadda ay keenen Somali

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 Před 2 lety +7

    Legend xasanad soya waxaad tahay nin dhaqanka iyo xishod illahey siiyey meeshan waa lagu waashay ee umada illahey ha soo hadeeyo amiin❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @lariishbeauty3808
    @lariishbeauty3808 Před rokem

    Kan wad iska dayn lahayd kuwan ilahay ba ka xisabine waxanay samaynaya

  • @user-jx2uy8eq4f
    @user-jx2uy8eq4f Před 10 měsíci

    Nin acqli Hasan walhi magaca xsan wa nin raged ninkeyga xsana ladhaha nin ii masero ijecel walhi nin xata maku dhoco inu ifiriyo ilah ha iidhafo

  • @asmaaibraahim5746
    @asmaaibraahim5746 Před 2 lety +1

    Abowe waxan kacodsaney yaaa kherka inaan kahadasho sidaa ookaleed thanks abowe qaali 💓 🥰 😍

  • @farxiyaxasan8352
    @farxiyaxasan8352 Před 6 měsíci

    Maya maaya maaya maaya

  • @abdirahmanuled9680
    @abdirahmanuled9680 Před rokem

    Mashallah brother Year 3000 with Somalia thorson thank you live after then I guess I eat it

  • @cisegaleey2545
    @cisegaleey2545 Před 2 lety

    macalin ilahey hakudayo hadalkaga waan dagestay

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Před 11 měsíci

    Maya wlhi ilahay subxano wadacala in laga cabsado ayaa ad ufican wll qaali islam ☪️ miya horto wll😢

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Před 2 lety

    Waa duliiwaye

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd Před 2 lety

    Suaal abowe hadi aad calaf uyelato kwrn gabar kujirto social media

  • @abdiazizmohamer9507
    @abdiazizmohamer9507 Před 2 lety

    Waa dayuusiin

  • @fartuunabuukar
    @fartuunabuukar Před 5 měsíci +1

    Maye Maye

  • @user-lu1qh1hp3d
    @user-lu1qh1hp3d Před 8 měsíci

    Waligay masoo ban dhigilaheen

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Před 2 lety

    Horta naagta mayna wiilal la dhalan kan waan u jeednaa wax rajo ah kama qabeee

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 Před 2 lety

    Mashslah ilaaha ha ku xafido adiga iyo guriga bro