Hassan Sunni
Hassan Sunni
  • 110
  • 902 076

Video

14 JIR GURIGIISA LAGU HOR TOOGTAY | Ayub Sahal Hashi #Seattle
zhlédnutí 430Před 21 dnem
14 JIR GURIGIISA LAGU HOR TOOGTAY | Ayub Sahal Hashi #Seattle
DOODDII XALAY DHEX MARTAY TRUMP & BIDEN | BIDEN OO DHULKA LAGU JIIDAY.
zhlédnutí 137Před 21 dnem
DOODDII XALAY DHEX MARTAY TRUMP & BIDEN | BIDEN OO DHULKA LAGU JIIDAY. BIDEN WAXAA KA MUUQDAY DA' IYO IN UU HADALKABA DHIBAAYAY, IN KASTA OO UU TRUMP DAMBIYA BADAN KU EEDAYSAN YAHAY OO AANU RAJA BADAN LAHAYN HADANA STAGE-KA ASAGA AYAA KU COD KARSANAA DOODDII XALAY. Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: czcams.com/users/h...
Soomaalida 100/75 Waa dhalinyaro | Hadana waxtar ma lahan !
zhlédnutí 352Před 21 dnem
Soomaalida 100/75 Waa dhalinyaro | Hadana waxtar ma lahan !
WADAMA BADAN AYAAN KA HADLI DOONAA | MUUQAAL HORU-DHAC AH @HassanSunni #qurbaha #Qoys #somali
zhlédnutí 2,2KPřed měsícem
WADAMA BADAN AYAAN KA HADLI DOONAA | MUUQAAL HORU-DHAC AH @HassanSunni #qurbaha #Qoys #somali Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: czcams.com/users/hassansunni Let's stay connected: ✅ Facebook: hassansunni.page/ ✅ Instagram: hassansunni ✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni ✅ Snapchat: www.s...
EDMONTON CANADA | MAGAALADA UGU WANAAGSAN MAGAALOOYINKA CANADA ? 🤔#edmonton #Hassansunni.
zhlédnutí 406Před měsícem
Waxaan booqanay Edmonton, alberta canada, magaaladan ma tahay magaalada ugu wanaagsan ee la dago dalka canada? Bal aynu eegno
SU'AALIHIINA | DALKA OMAN 🇴🇲 | Jawaabo Muhiim ah @HassanSunni #somali #hassansunni
zhlédnutí 5KPřed měsícem
Muuqalkan waxaan isku dayi doonaa in aan ka jawaabo su'aala ku saabsan dalka Oman, Su'aalahaas oo ka yimid muuqaalkii aan dhowaan idinla wadaagaay ee ku saabsanaa Dalkan Oman. Halkan hoose ka daawo hadaadan horay u daawanin muuqaaalkaasi Dalka Oman 🇴🇲 . czcams.com/video/_vhvHD14X10/video.html Sidoo kale halka hoose ka daawo dhamaan wadamadii aan ka hadlay, sida Masar, Kenya, Malaysia iyo Oman. ...
GABAY DAD BADAN SOO XASUUSIYAY YAMYAN AUN | Sahra Ali Warsame #somali #Qurbaha #canada
zhlédnutí 424Před měsícem
GABAY DAD BADAN SOO XASUUSIYAY YAMYAN AUN | Sahra Ali Warsame #somali #Qurbaha #canada
WARAYSI: Xildhibaan Ali Duale, Nova Scotia, Canada 🇨🇦 | 20 qoys oo somali ah ayaa deggan Gobalkaas
zhlédnutí 504Před měsícem
WARAYSI: Xildhibaan Ali Duale, Nova Scotia, Canada 🇨🇦 | 20 qoys oo somali ah ayaa deggan Gobalkaas Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: czcams.com/users/hassansunni Let's stay connected: ✅ Facebook: hassansunni.page/ ✅ Instagram: hassansunni ✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni ✅ Snapchat: ...
Sxb qaali ah ayuu ahaa “ AMIR “ 🥲
zhlédnutí 807Před 2 měsíci
Sxb qaali ah ayuu ahaa “ AMIR “ 🥲
04: Dalka Oman inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #oman 🇴🇲 #Somali #Hassansunni.
zhlédnutí 35KPřed 2 měsíci
04: Dalka Oman inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #oman 🇴🇲 #Somali #Hassansunni. Waa muuqaalo taxane ah oo aan soomaali meel kasta oo ay joogto kula wadaagayo wadamada iyo noloshooda dhinac walba sida, maciishadda, guryaha, amniga, transportation-ka iyo waxbarashada iyo caafimaadka. Fadlan la wadaag asxaabta muuqaaladan runtii waqti badan ayaan gelinay si aan dadkeenna ugu faa’iidayno adigana...
3 perfum oo qaali ah oo Mogadishu la iigu sameeyay | Bal aan tijaabino. #LuxuryPerfumesMogadishu
zhlédnutí 912Před 2 měsíci
3 perfum oo qaali ah oo Mogadishu la iigu sameeyay | Dalbo prtume naacaa doontid. #Creatyourownscent Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: czcams.com/users/hassansunni Let's stay connected: ✅ Facebook: hassansunni.page/ ✅ Instagram: hassansunni ✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni ✅ Snapchat...
81 jir caddaan ah oo dilay islaan Uber wada oo rabtay in ay alaab gurigiisa ka qaaddo 😭.
zhlédnutí 628Před 2 měsíci
Willam Brock oo 81 jir ah ayaa si bareer ah maalin cad u toogtay Loletha Hall oo ah islaan madow ah oo ku shaqaysata Uber-ka, Muuqaalkan ayaan faahfaahinta idin kula wadaagayaa. Sidoo kale waxaan isla muuqaalkan laba talo oo muhiim ah kula wadaagayaa dhalinyarada qurbaha ku nool ee ku shaqaysatay Uber/Lyft/Taxi. #SiiFaafi share Subscribe @HassanSunni 81 jir caddaan ah oo dilay islaan Uber wada ...
WAXAAN BOOQONAY OREGON ZOO | XOOLA BADAN AYAA HALKAN KU JIRA
zhlédnutí 288Před 3 měsíci
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: czcams.com/users/hassansunni Let's stay connected: ✅ Facebook: hassansunni.page/ ✅ Instagram: hassansunni ✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni ✅ Snapchat: www.snapchat.com/add/Hassan.Sunni Support My Work: by Subscribing my CZcams channel
Cuntooyin kala duwan oo halal ah ayaa hal meel ah la isugu keenay | Downtown Portland, Oregon.
zhlédnutí 344Před 3 měsíci
Cuntooyin kala duwan oo halal ah ayaa hal meel ah la isugu keenay | Downtown Portland, Oregon.
Vlog: Meeshan waa Goobta ugu wanaagsan ee la geeyo qoysaska xiliyada ciidda. #eidulfitr #CiidulFitr
zhlédnutí 522Před 3 měsíci
Vlog: Meeshan waa Goobta ugu wanaagsan ee la geeyo qoysaska xiliyada ciidda. #eidulfitr #CiidulFitr
Dabaal daggii Salaadii ciida maanta oo argagax isku badalay West Philadelphia | dhacda naxdin leh.
zhlédnutí 636Před 3 měsíci
Dabaal daggii Salaadii ciida maanta oo argagax isku badalay West Philadelphia | dhacda naxdin leh.
LABO TALO OO MUHIIM AH | Tarbiyada ubadka @HassanSunni #Talooyin #somali
zhlédnutí 329Před 3 měsíci
LABO TALO OO MUHIIM AH | Tarbiyada ubadka @HassanSunni #Talooyin #somali
AFUR KULMIYAY IMAMYADA, GANACSATADA & MADAXDA URURADA WASHINGTON STATE | HOSTED BY ALFURQAN ACADEMY
zhlédnutí 444Před 3 měsíci
AFUR KULMIYAY IMAMYADA, GANACSATADA & MADAXDA URURADA WASHINGTON STATE | HOSTED BY ALFURQAN ACADEMY
APPLE ID KAAMA LUMI DOONO HADDA KADDIB | IYO KITAB QUR’AN AAD KUU ANFICI DOONA.
zhlédnutí 478Před 3 měsíci
APPLE ID KAAMA LUMI DOONO HADDA KADDIB | IYO KITAB QUR’AN AAD KUU ANFICI DOONA.
AFUR WADAREED | SANADKII 10-AAD AYAA LA QABTAY SANADKAAN. #Afurwanaagsan #somali #ramadanmubarak
zhlédnutí 1,5KPřed 3 měsíci
AFUR WADAREED | SANADKII 10-AAD AYAA LA QABTAY SANADKAAN. #Afurwanaagsan #somali #ramadanmubarak
UGU DAMBAYN WAA LA XUKAMAY DILAAYAASHII DILAY SHEIKH MOHAMED HASSAN @HassanSunni #Sheikh #Mohamed
zhlédnutí 610Před 4 měsíci
UGU DAMBAYN WAA LA XUKAMAY DILAAYAASHII DILAY SHEIKH MOHAMED HASSAN @HassanSunni #Sheikh #Mohamed
KU RAAXAYSO CODKA MACAAN EE MACALIM JABIR OO TUJINAYA TARAAWIIXDA @HassanSunni #ramadanmubarak #soma
zhlédnutí 233Před 4 měsíci
KU RAAXAYSO CODKA MACAAN EE MACALIM JABIR OO TUJINAYA TARAAWIIXDA @HassanSunni #ramadanmubarak #soma
03: Dalka malaysia 🇲🇾 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #Malaysia #Somali #Hassansunni.
zhlédnutí 32KPřed 4 měsíci
03: Dalka malaysia 🇲🇾 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #Malaysia #Somali #Hassansunni.
SOMALIA BAAHI WAYN AYAY U QABTAA XIRFADAN | FURSADDAN KA FAA'IIDAYSO #AdencaddeinternationalAirport
zhlédnutí 1,9KPřed 4 měsíci
SOMALIA BAAHI WAYN AYAY U QABTAA XIRFADAN | FURSADDAN KA FAA'IIDAYSO #AdencaddeinternationalAirport
02: Dalka Kenya 🇰🇪 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #kenya #Somali #Hassansunni.
zhlédnutí 97KPřed 4 měsíci
02: Dalka Kenya 🇰🇪 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #kenya #Somali #Hassansunni.
MOHAMED AMIN | 17 JIR HADDA KASOO LAABTAY CUMRADA OO LAGU DILAY SEATTLE 😭#seattle #somalia #qurbaha
zhlédnutí 1,6KPřed 4 měsíci
MOHAMED AMIN | 17 JIR HADDA KASOO LAABTAY CUMRADA OO LAGU DILAY SEATTLE 😭#seattle #somalia #qurbaha
01: Dalka Masar 🇪🇬 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #Egypt #Somali #Hassansunni.
zhlédnutí 33KPřed 5 měsíci
01: Dalka Masar 🇪🇬 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #Egypt #Somali #Hassansunni.
RABIIC ABUL HASSAN | ARIN MUCJISA AH AYUU SAMEEYAY MAANTA 🤔.
zhlédnutí 303Před 5 měsíci
RABIIC ABUL HASSAN | ARIN MUCJISA AH AYUU SAMEEYAY MAANTA 🤔.
PART 3: SOMALIDA SEATTLE MARXALADIHII KALA DUWANAA EE LASOO MARAY 1991 - 2024. @HassanSunni
zhlédnutí 508Před 5 měsíci
PART 3: SOMALIDA SEATTLE MARXALADIHII KALA DUWANAA EE LASOO MARAY 1991 - 2024. @HassanSunni

Komentáře

  • @user-vi2vm1jk6o
    @user-vi2vm1jk6o Před 10 hodinami

    Basas wax lugu dhex gadaayo 😂

  • @AlWesalInternational
    @AlWesalInternational Před 18 hodinami

    HELLO ALL, for any kind of visa , job related queries especially in oman,muscat kindly contact us .. all kind of visa available tourist, employment (visa process will take 2 working days only. )

  • @SakariyeCabdi-e2f
    @SakariyeCabdi-e2f Před dnem

    Waxaa sheegee kuma arko SIKSHAN THREE AAN KADEGANAHAY

  • @saeedbarqash3295
    @saeedbarqash3295 Před dnem

    Sca wrb jzk qeyr. Walaal numberkii boo soo dir.

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i Před dnem

    Good job

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i Před dnem

    Masha allah

  • @Hodansiciid760
    @Hodansiciid760 Před 2 dny

    Wll WAAN RABA WADANKA XAGEE kala soo xidhiidha

  • @csalaancalicabdi5445

  • @user-jx1mt7mj8m
    @user-jx1mt7mj8m Před 6 dny

    M.a

  • @Luffy-k9l
    @Luffy-k9l Před 7 dny

    ‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walal waxan ku sodiray email ankag coodsanayo walal hamze nambur kiisa please hadad aragto iso jawab walal mahadsaniid

  • @shukrisaidahmed545
    @shukrisaidahmed545 Před 7 dny

    Somalia xaafada daarusalaam iyo xaafadaha sidaas o kale muuqaal ma nooga sameyn kartaa

  • @cabdalla6257
    @cabdalla6257 Před 11 dny

    wadamada kale ayaan jexelnahay

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 Před 11 dny

    Thank you so much walale let’s know wixii kale oo cusub please

  • @ciilawbare7183
    @ciilawbare7183 Před 12 dny

    sxb mcne af Shiir makeen taa

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 Před 12 dny

    Koley waa iPhone,da Casriga ah kaliyah Aniga 8plus Aan wataa mana lahan Qeybtaas

  • @user-wg4pq2zf9d
    @user-wg4pq2zf9d Před 14 dny

    Asc wlo xanuunk wa laygu shegay dhqatiir waan aday dawo ayay iqoran wax natiisho ah ma heli wax dareema xanuun dhanka bidixda naaska hostiisa ya layga qabta wan dibira dibirad wax idheer naqaska xagadabe malihi wa idhax warega calosha culays yan darema maseexdo hurdo aduunkib cidhiidhi ayu igu noqday wax isdhay dhaqtir itobiya fican uur aya leyahy wax laydhay qof uurle dawo maqadan karo wlo xasan video dawaday maxa igulatalinaysa wax rajenay inad argtid qolka

  • @user-wg4pq2zf9d
    @user-wg4pq2zf9d Před 14 dny

    Asc

  • @user-jw7fs3np8y
    @user-jw7fs3np8y Před 15 dny

    Wllo xamse lanbarkii soo sheeg

  • @ZeynuDahir
    @ZeynuDahir Před 16 dny

    Waad Mahadsantahay waxaad ii waranta dalka Turkida

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt Před 17 dny

    Aniiga meel uguuro waan ku waareray Aniiga yare Somalia’s ka soo taagay caruur yare inaay diinta ibaartan

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 Před 18 dny

    Wallow tel iyo qof laxatiro ayaan rabaa

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 Před 18 dny

    MashaAllah masar ayaa deganahay 100 100 waxaa kafican saan maqlaa oman

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 Před 18 dny

    MashaAllah walaalkiis mahadsanid

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 18 dny

    Walalkey suni cuman noga so hal markale, ijaarka somalida Quranka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mahad sanid Intesa ugu raqeesan cuman in lagu nolado

  • @bahdonmohamedali9738
    @bahdonmohamedali9738 Před 20 dny

    Wllo xamse number kiisa, Fadlan ila soo wadaag adigoo mahadsan. Aadna waad ugu mahadsantahay

  • @BlackSeedOil20
    @BlackSeedOil20 Před 20 dny

    Dibta reer somal waa dad is dabayaaca markaana sidii turkiga ayay meesha kharibi oo xeerarka jabin dabadeedna dadka dhan bay ka walaaqi.

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin Před 21 dnem

    Illaahay ha u naxariisto wiilkaas yar Ayuub.

  • @shay2022
    @shay2022 Před 21 dnem

    😂😂😂😂😂

  • @malakoslo
    @malakoslo Před 21 dnem

    Nomber ka wiilka aniga isii wll plz wan u socdaa oman

  • @malakoslo
    @malakoslo Před 21 dnem

    Nolosha oman single ka kaso hdl fmly bad ka hadashe 😂😂

  • @abdiwahabshelmi1990
    @abdiwahabshelmi1990 Před 21 dnem

    Magalada Paris

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Před 21 dnem

    Walaale ilaahay hakubarakeeyo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 21 dnem

    Subxaanallaah Subxaanallaah ilaaheey Hau Naxariisto

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 Před 22 dny

    Dooda labaad Goorme dhici doontaa ?

  • @nurocilmi9084
    @nurocilmi9084 Před 22 dny

    Walal ma nokaso waramika dhaa dalka Rwanda adoo madsan

  • @maxamedmuxumed3423
    @maxamedmuxumed3423 Před 24 dny

    asc zxp Qatar ka soohadal pilis

  • @Cr10206
    @Cr10206 Před 24 dny

    Kkkk anaga dhan waxan nahayi tahribayaal

    • @Luffy-k9l
      @Luffy-k9l Před 23 dny

      😂😂😂😂 walhi waarunta sasbiinu u raranahay

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 Před 24 dny

    Wadanka soomaaliya ka soo hal

  • @salmamohamuud8871
    @salmamohamuud8871 Před 25 dny

    Dacwada hadaa ka xareesto interview malagu Mari karaa hadaa approve ka helo mareykan Malaysia interview maku mari karaa sharci noocee ku joogi karaa

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 Před 25 dny

    Qatar iyo bahrain kuwait kasohadal

  • @Humblegirll
    @Humblegirll Před 27 dny

    Dubai rabaa wll

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Cumaan waxaan degana oo ganacsi ku lahaa 2000 ilaa 2004 waan ku guursadey waxaana igu dhashay labo caruura waxaana ku qaatey waqtigii ugu qiimaha io raaxada badaneyad nolasheuda waxaan dhehi kara cumaaniyiinta waa dad aad io aad u qiimo io sharaf badan.

  • @relaxingsoundcalm9213

    If Hamza is someone who lives Oman, can I get his phone number

  • @relaxingsoundcalm9213

    Haa walalo lambarkaaada noo soo qor fadlan

  • @AhmedMohamed-ii8yy
    @AhmedMohamed-ii8yy Před 29 dny

    Qofka guri ka iibsada ka waran resident siduu ku helayaa

  • @akhadara4995
    @akhadara4995 Před měsícem

    Asc brother waxaan raba aniga iyo family inaan ugoorno solaalah oman please hamza numberkisa mansiin kartaa

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    ❤❤❤

  • @relaxingsoundcalm9213
    @relaxingsoundcalm9213 Před měsícem

    Walaal sidee kunaxiriikara,

  • @DrehamHarlin
    @DrehamHarlin Před měsícem

    Asc wll lambaraka dadka degan ee dadka caawiya iisoo dir pls